MUUQAAL: DF-Somalia Xooga iyo Xoolaha aan Banaanbax gelinayno aan dadkeena ku daawayno” + Arinta Ciidanka
Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay mar walba diyaar u tahay in gobolka Banaadir lagu qabto banaanbax nabadeed oo dowladdu amnigiisa sugeyso.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale oo shir jar’aaid ku qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafunta ayaa Midowga musharixiinta uga mahadceliyay go’aanka ay ka qaateen ee ahaa in banaanbixi berri lagu waday lagu qabto Muqdisho ay baajiyaan.
Wasiirka Amniga ayaa xusay in dowladda ay tanaasul badan u sameysay mucaaradka oo ah in iyada oo lagu guda jiro xaalado amni iyo caafimaad ay ogolaatay in la qabto banaan baxa, isagoo xusay in qodobka kaliya ee la isku mari waayay ay ahayd inay ku adkesteen sugidda amniga goobaha banaan baxa, taasi oo aysan dowladdu ogolaan doonin markasta, maadama dowladdu ay mas’uul ka tahay xaqiijinta Nabadgelyada.
“Dowladda waxa ay murashixiinta u soo jeedisay in dibad baxa lagu qabto garoonka Eng, Yariisow oo ah goob amaankeeda la sugi karo, lana xakameyn karo dadka isu soo baxa ka qeyb galaya, waxaana jrtay in Mucaaradku ay ku adkeysteen fagaaraha daljirka Dahsoon, taasina dowladda waa u tanaasushay, laakiin waxaa la isla fahmi waayay sugidda amniga oo ay ku adkeysteen inay iyaga sugayaan ilaa iyo saddex boqol mitir oo isku wareeg ah, taasi dowladda waa ay ku adkaatay, waayo goob dad kala duwan la isugu keenayo amni sugiddeeda waxaa mas’uuliyad ka saaranyahay dowladda” ayuu yiri Wasiirka Amniga.
Mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa daboolka ka qaaday in dowladda ay ogoshahay qabashada banaanbax nabadeed oo ay ammaankiisa sugeyso, balse ma ogolaan doonto in dibad bax aan dowladda ammaankiisa sugeynin lagu qabto Muqdisho.
Wasiirka ayaa ku baaqay in si guud looga wada qeyb qaato u gurmashada dadka uu soo rito xanuunka COVID-19, oo uu sheegay inay baahi wey u qabaan helidda neegsiiye (oxygen)
Mudane Xasan Xundubey Jimcaale Wasiirka amiga gudaha mar uu ka jawaabayay su’aal ahayd ciidamada ku sugan taalada Daljirka ayuu Wasiirku ku sheegay inay sugayeen ammaanka goobta lagu balansanaa in lagu qabto banaan baxa, taasina ay tahay mas’uuliyad ka saaran dowladda.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=40739
Nacas aan kala aqoon Qiimaha Banaan BAXA iyo qiyaanada Dictatorship.
6 millions Canshuur ah ayaan dhiibnaa maalinkasto xagey ku baxdaa. 2 billions a month
Lafo Gareen 50 millions
ilmo Gedo 200 millions
ilmo Amiin Caamir iyo Eedo Facebook 500 millions
ilmo Sanab iyo Heeso Dictator amaan ah
300 million
Bayle Boorso iyo Fahad Qaatil 2 Billions
Hurdaaye iyo seediyaashiis 3 billions
Guulwade iyo calooshiis u shaqeyste 1 billion
Masaabiir iyo burburin 5 billions
Xamar iyo Bulaacadaheeda 0
Xamar iyo jidadkeeda 0
Dabshid
Ciidanka mushaarkay qaataan xagee raacisay haddii taada laguu raaco.
Xasan qoslahaye baa yaabay “ninkii boqol dollar raboow joog kii kaloow iska tag”
Hadde dadka ma anagaa abuurna Ilaah baa abuuray oo kala duway
i’m requesting for Admin Dabshid to kick him out of the place and also never come back again. the people here debate are intellectual in a way that relates to your ability think and understand things, especially complicated ideas
i’m requesting for Admin Dabshid to kick him out of the place and also never come back again. the people debate here are intellectual in a way that relates to your ability think and understand things, especially complicated ideas
Sheekadu waa hada iyo esquire 1 yacni hada iyo meeshii hore ee Jimcihii 26 February la taagnaa !
Rooble la heloow waa uu qiyaanay Midowga Musharaxiinta waa nin aan Qool Rageed lahayn oo Daanyeer ah. Geeloow rarasho Geedoow barasho.
Hada kadib laysku gaban maayo wada hadal dambana waa dhamaaday. Sidaa ula Socda ilmihii Kacaankoow.
Waa lays baran ! Mar hadii aad Nabadii diideen iyo wanaagii waxa kale aad Sugaysaan waad heli doontaan ee inaga war suga.Say tahay tegi war dambe waa Dhamaaday.
Horta labdii guruub ee hawiye yaa adkaaday, rooble group (habar gidir) v x Shiikh (Abgaal). Walle habar gidir Waa ogaadeen mashruucii abgaal iyo Majeerten mar hadii Rooble ku amar kutaaglaynayo xamar.
war hooy ka joog somaliya kama shaqaynayso caburin iyo caga juglayn gulwadsyn
2021 kuma qaldi karno 1969 golihii sare ee kacanka iyo koofiyad cas kuma xukumi
Kartid dalkan madaxda lacag iyo guryo way dhici karaan lakiin ma dhici karaan
Dimoqradiyada yar ee ay ku dhisan tahay dowladnimada ku dhisan qori isu dhiib
Dhamaan wadaniyiinta somaliyed waa inay u is tagan badbadada dalkena hooyo
Mooryaantii hadal iyo booto ayaa kasoo haray dawladnimada waxay kajecelyihiin fowdo iyo isbaaro