|

DAAWO Prof. Buubaa “Anigu Somali baan ahay, oo Soomaalidu ma kala Maaranto, Igu Nac ama igu Jecloow”

Hargeisa ( Kalshaale ) Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa  oo Xilal kala duwan kasoo Qabtay  Soomaaliya, Sidoo kalana hada kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed aysan kala tagi Karin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ummadda Soomaaliyeed waa maqaar aan kala go’i karin oo isku baahan, inaynu been isku sheegno maaha, Runtu waxa weeye in Ummadda Soomaaliyeed meelkasta ha joogtee inay isku baahan tahay, Sida maamulada isku waafajinayo waa arin kale, Laakiin Qofkii igu nacaya ama igu jeclaanaya anigu Soomaali baan ahay.

“Maamulada Soomaalida midna meel gaadhi maayo hadii aysan isku iman, Anigu waxaan ka hadlayaa masiirka Soomaalida ku dhaqan geeska Afrika, waana shacab isku af iyo dhaqan ah oo isku baahan.” Ayuu yidhi Prof Buubaa.

“Siyaasadda yaan been laga sheegin ee waa in runta la sheego, aragtida aad aaminsan tahay iyo Waaciqa isku keen, Soomaaliya ma kala go’i karto, haddii aynnu doonayno nolol tan dhaanta, inaynu ku noolaano waa in la midoobo”” Ayuu yidhi Buubaa.

Dhinaca kale wuxuu soo dhoweeyay Heshiiska ay muqdisho ku gaadheen Xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Musharixiinta, wuxuuna ku bogaadiyey Raysal wasaare Rooble Tallaabada uu Qaaday.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=40471

Posted by on Feb 27 2021. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

33 Comments for “DAAWO Prof. Buubaa “Anigu Somali baan ahay, oo Soomaalidu ma kala Maaranto, Igu Nac ama igu Jecloow””

  1. Buu Baa waa waaya arag Oday Somaaliyeed aadna Uga war haya xaaladaha iyo is badalada dhamaan Mandaqada geeska Africa.

    Waxa uu cabiray fikirkiisa iyo sida ay la tahay Arimaha hada taagan. Haday ahaan lahayd dhanka Siyaasada iyo mustaqbalka dadka Soomaalida ee Ku nool Barina Africa.

    • Ali zubeer aka Ali badaw

      Ali badaw eraygaa badaw aad baad u isticmaashaa laakiin Dee adigu ogaadeen baad u tahay badawnimo.
      Berigii aad qaaqaawanaydeen ee aanu idin asturay yacni maryaha idiin keenay waad haysaa..magacana idinkaa noo bixiyey idoor

      Raashin iyo Timir ayaan et centers idiinka badalan jiray xoolaha
      Timirtii horeba Dan loowaa waad haystaa say Ku baxday

      Ali zubeer midgaha aad soo qaramayseen sida Kan gedo wata hayska soo hiraysiinana
      Walee daaroodku dadka way Ka horeeyaan yacni sida dadka loo qarameeyo

      Kalsame iyo jeegaan maxaa Kala haysta
      Ali zubeer iyo badawnimo maxaa Kala haysta
      Bahal iyo guulwadayn maxaa Kala haysta
      Kaahin iyo ogoontii kacaanka maxaa Kala haysta
      Imaam dabshid iyo daarood maxaa Kala haysta
      Land of punt iyo federal maxaa Kala haysta hodan iyo guulwadayn maxaa Kala haysta

      Whenever you commend, add your reasons for doing so; it is this which distinguishes the approbation of a man of sense from the flattery of sycophants and admiration of fools

  2. Buubaa soomaali hadaad tahay taariikhna leedahay maadan ag fariisateen muuse geeljire adoo soo noqday reysalwasaare kuxigeen ahna wasiirkii arimaha dibada ee soomaaliya shame on you hanagu soo laaban kuwa hada nala jooga ayaan qaatir bilaahi lataaganyahay

  3. Runta ha sheegin hadii kale cadow ayaad noqonaysaa.

    Nin midnimo doon ah iyo bariis doon ah maxaa kala haysta.

  4. Gedoland

    Sidee wax ka noqdeen Buddy?

    Buubaa maad ka xigtaaa Somalinimada?

    Xaguu doono ha u cararo,Muuse ha,ag fadhiisto ama Deni ha agfadhiistee,cidna dambi kama galin.
    Qaranimana muu diudin e wax yaabo kale ayuu diiday.

    Waxaa la yidhaa Ummadu haday layso Libaaxyadeeda,waxaa cuna Eeyda Cadowgooda.

    Somaliya waxaa cunaya Eeydii Emaaraatka iyo Kikuyada.Saa Somalidu waxay laayeen ama eryadeen Libaaxyadii ka dhashay.

    Waar hooy ilaashada Libaaxyadiina,si aad uga badbaadaad Eeyda Cadowgiina.
    .waa hadii aad Cadowga taqaanaan.

    Dalmida

  5. Mr bahal
    Libaax wadani intaasba waa kuugu yeeraa
    Waa kugu raacsanahay sida buubaa aad udifaacday laakiin anigu waxaan kawaday heerka uu gaaray iyo raguu ag fariistay waa kaaf iyo kala dheeri
    Abwaanad hibo nuura waxay tiri wabiyahow magoolee kacabaaya maaxdee
    Dr buubaa tuubadii muuse biixi wakasoo xirantay

  6. Labiyahow magoolee kacabaaya maaxdee
    Meeshaad kutaaliyo muuqeedu soo yahay maankaygu raacee
    Yacni muuse biixi ayuu qabiil u aaday isagoo madaxweyne kanoqon kara soomaaliya dr buubaa waa kaxumahay

  7. Hadalka Mr buubaa ma dhagaysan lakiin waxan

    Ogahay inuu yahay halyeey somaliyed o halgama

    Ah waxan ku xasuusta markii uu ahaa wasiirkii

    Arimaha dibada ee loola yimi arimihii bada meshay

    Ka is tageen isaga iyo marxuum cabdulahi yusuf

    Kibaki waxay ku dheheen adeer badaha somaliya

    Faraha kala bax dalkayagana heshiis ma geli karo

    Inta somali cageheeda isku tagayso Mr buu waa

    Gobta somaliyeed ee hala dhowro wuxuu tagan

    Wixii somalinimo lagu waayo reernimo laguma helo

  8. Gedoland

    Ha boodin,hans degdegin.Agfadhiisigu ka ad mooday maaha.

    Nabadii Muqdishi oo daahday,amaankeeda oo xumaaday,alshabaab oo laysku adeegsanayo iyo wax badan oo kale ayaa looga tagay Muqdisho.

    Waa agfadhiisi ay dani keentay,laskiin wax kale na jiro.

    Wax badan oo qarsoon ayaa jira.

    Dalmida

  9. Siyaasadda Xamar oo caga dhigataa waaxay keeni doontaa amni iyo kala danbayn ay koofurta Soomaaliya ku naallooto…

    Waxaana dabadeed isa soo dhiibi doona Aaran-jaan, Raaskanbooni iyo kooxda Jeegaan ee SNM afgambiday, ee Gobollada waqooyi ku habsaday… Waana sababta ay uga dagaallamayaan in ay Xamar Xasisho…

    BUUBAA Runtuu sheegay waxaana dhici karta waayadan milixdaa ku kacsan Jeegaane in ay odaygaa wayn sidii carruurtii calanka huwatay xabbadeeyaan… Bal ha is jiro…

  10. Midnimada Soomaaliya waa muqaddas…

    Ninkii diidaa waa cadawga Soomaaliyeed, kii taageerana waa dhiiggayaga iyo dhuuxa…

    BUUBAA waa Soo dhawoow…

    Xoogagga Waddaniyiinta Soomaaliyeed
    Min Waqooyi ilaa Koofur…

  11. Kalsame

    Ciyaarta kalshaale Ka daa aarmaajaa soo celinaya xoogaga wadaniyiinta somaliyed

    Qofku markuu wax khiyaaliya Ku celceliyo marka danbe wuu rumaystaa.

  12. Buu,baa hadalkiisa iyo sac ciyay waa isku mid!kkk

  13. Waar Ismaaciil Buubaa anigu aqoon shakhsi baan u leeyahay. Waa nin macaan jecel ah oo maalin walba meeshay ka shidan tahay rootiga kula dhuuqo.

    Sida muuqata imminka ayuu soo miyirsaday kaddib markii Muuse Handaraad Habar Yoonis ciidda cunsiiyay, dhaqaala yareeyay, koonfur hillaac halcuun ka birqay…..kkkkk

    Si kastaba soo haabo jaalle.

    Buubaa 1991 ayuu wareysi siiyay jariidada al sharq al awsadh markii mooryaanta SNM cadh cadhtooda socotay. Weriyihii ayaa waydiiyay maxaad ka leedahay dagaalkii Somali Galbeed aka Ogaden war. Weliba waxaa direct loo waydiiyay in Ogaden region tahay gobol Soomaaliyeed oo maqan.

    Wuxuu ku jawaabay isaga ka badowsan Masayda Kenya in taariikhda geli doonto jawaabta uu bixiyo.

    Wuxuu yidhi Somalia dhul la yidhaa Ogaden region oo ka maqan ma jiro, dagaalka halkaa lagu qaadayna khalad buu ahaa. Wuxuu ku daray. waxaa jira dad reer guuraa ah oo daaq u raadsaday dhulkaasi Itoobiya. Yaab.

    2007 baan Nairobi kula kulmay anigoo Mareykanka ka imid. Sheeko dheer kadib waxaa waydiiyay khiyaanada taariikhdeed ee uu ka galay dadka Soomaali Galbeed. Wuxuu isku dayay inuu amnesia samayeeyo oo uusan xusuusan. Markaan ku dhaaliyay ayuu yidhi waannu iska xamaasaysnaa waagaasi.

    kkkkkkkkkkkk

    Waxaa waddada ninkaasi qaaday Faroole oo markii lagu dhaleeceeyay dhiibiddii ONLF members yidhi dadkaasi Soomaali maahan ee Oromo af Soomaali bartay weeye….kkkkkk

    Nin war hayaa ha kuu warramo

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

    • Warka hada soo dhacaya ayaa sheegaya in xaar walwaal buubaa gurigiisii ciidanka policeka Somaliland ay ka wayeen ilaa hadana la raadinayo idoo loo malaynayo inuu xadka ka gudbay

  14. Xasuuqa habaryoonis kusocda daawada walaahi aad baan umurugooday

  15. Waa dhab in aan Soomalida dhul la yidhaa Ogaden region aanu ka maqnayn.

    Somaalida waxaa ka maqan dhul ay degaan 80% qabiilda afsoomaaliga ku hadla afka qalaadna loogu yeedho; Reserve Area. Hadana la yidhaahdo; Degaanka Soomaalida Itoobiya. Xaqiiq!kkk kkk kkk

  16. Qabiilka Mareexaan laba arimood halaga manuuco sida ugu dhakhsaa badan;

    1. Inay madaxweyne dal noqdaan waayo 25 sano oo ay xukunkaa hayeen waxaa lagu xasuustaa; Xasuuq culimo, siyaasiyiin, saraakiil ciidan, shacab boqolaal kun oo ay xasuuqeen, bara kicin malaayiin Soomaali ah iyo Burbur dal dhan oo hada 40 sano socda. Disaster ama masiibo taariikheed ayay umad dhan geliyeen.

    2. In odayaasha reerkaa ka dhashay sidoo kale laga mamnooco inay soo galaan maqaaxida kalshaale.ca. Waayo waxay soo galaan iyagoo miyir qaba, bilo ka dibna waa ku dheex waashaan. Tusaale waxaa u ah Kalsame & Gedo Land oo madashan kusoo biiray iyagoo si huffan u kaftama hadana maryaha dhigtay oo xitaa iyagii oo wada waashay hadana midba ka kale ku canbaaray-nayo inuu ka kale waalan yahay.kkk

    Waxaa wadadaa isna ku soo jira Somalijecel!

    kkkkk
    kkkk
    kkk
    kk
    k

  17. Labadaa ciladood ka sokoy waa qabiil sida qabiilada Soomaalida kale la mida oo leh qof xun iyo mid wanaagsan. Aniga shakhsiyana akhyaar reerkaas ah asxaab nahay!kkk

    • Laalays
      Ninyahow caruurtaan ayaan qaatir bilaahi kataaganahe waa kaahin iyo kader ee colaad kale reer shiiq isaxaaq nagama dhaxayso

  18. Laalays

    kkkkkkk

    Waar waxaad tahay naf la caari aanan duulin karin hadalkiisa.

    Haddii ay badownima kaa tahay ama ignorance kaa tahay waa yeelkaa.

    Markaad difaaci waysay waxaan ka qoray Buubaa baad ku wareega caddaysay cad yar oo qabyaalad darteed aad la jirran tahay. Ogaden region buu saancaddaha u bixiyay sida Somaliland ugu bixiyay ama Talyaaniga u yidhi Italian Somaliland.

    Ogaden iyo reserve area waa loo yaqaan

    Sidaa oo kale Somali galbeed

    Immankana waa DDS

    Taariikhda iska hubi jaalle waayo adigoo kale waxba kuma aha gaalka madow inaad dhul Soomaaliyeed siiso.

    BTW, goormaad xoreyn doontaa Gaashaamo, harta sheekh iyo daroor iwm…..kkkkkk

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  19. Laalays

    Armaad adigu waalantahay oo aadan is ogayn?…

    Doodaha siyaasadda anigu ma qabyaaladeeyo, aduunbaa hadalla aadan jeclaysan oo waxa aad aamminsantahay liddi ku ah markaan iraahdo xaggaa iyo qabiilka ila aaddaa, oo runta uga baxsada…

    Ta kale haddaad xukun wanaagga u taqaan xukun xumo waxba lagama qaban karo…

    Xukunka Mrexaan wax dhaama horta keen markaa ka dib dhaliil, lkn adoo ka JEEGAAN iwm ammaanaya inaad sidaa tiraahdo waa munaafaqad…

  20. Cali Zubeyr

    Adiga qudhaadu iska hubi taarkiida.
    Engriisku ma bixinin magaca Somaland.
    Engriisku wuxuu dhulka yimid tii oo magaca Somaliland jiro 400 oo sano.

    Ard-Asuumaal.Somaliland.
    Barr-Asumal.Somaliland

    Afkiisa ayay ku tahay Somaliland.
    Ogadeena ma bixinjn Engriis e magaca ayuu geeyay aduunka oo uu ku qoray Mapka.

    Oogo waa dhulka sare( Oogada)
    Oogadegeen(Dhawaaqa isbdalay ayuu nogday ogaadeen

    High-lander

    Waa magac ay Somalidu ugu yeedhijirtay dadka degan dhulka sare ee oogada.

    Engriisbaa noo bixiyay kkk

    Engriisbaa na gumaystay

    Dalmida

  21. Gedo land

    Kaahin iyo Kader waa rag sidaada oo kale madasha uga dooda waana khalad inaad caruur ku sheegto!

    Labaad waxaad adoo ka cabanaya qortay;

    “qaatir bilaahi kataaganahe” waxaan u fasiranayaa inaad u jeedo; Khadyaan baan ka taagan tahay!

    Oday, Kaahin iyo Kader inta indhahaygu qabteen xadgudub shakhsi oo aanad dalban oo ay kugula kaceen ma arag.

    Markaa labadaa nin hadii aad cabasho ka qabto anigaa kaa qabanaya ee adiga yaa qabanaya?

  22. Kalsame

    Waxaan xasuustaa dhamaadkii 2019 adigoo si huffan uga kaftama golaha in aad gabadh isiisay! Xididtino anoo u diyaara oo xitaa geelii iga diyaryahay ayaad maryaha tuuratay!kkk Aad ayaan uga xumahay oday inaad mudo kooban u asaasaqdo ama hijiinku ku duqeeyo! kkk kk k

  23. Ali Qoti

    Cirkaa u bood ama ka soo dhac. Xaqiiqdu waxay tahay ina aanay jirin dhul lagu magacaabo Ogaden region. Waxaa jira dhul baaxad leh oo Somaaliyeed, Galbeed ilaa Koonfor oo Itoobiya ka haysato Somaalida qolo/qabiil kasta ha ahaadeene!

    Hadii Ogaadenia aad aaminsanstahay dee orod intaad timo reggae dreadlock la baxdo xoree dhulkaad magaca qabiilkaaga ula baxday!kkk

  24. Mida kale sow maad arag in jabhada qabiileedka aad u doodayso ee ONLF Axmed Abey sida booladaa u kala fur furay!

    Khaatumaa Axmed Siilaanyo ka yaabtay!kkk kkk kkk

  25. Isaaq iyo daarood wax dhiba kama dhexeeyo laalays sxb isaga dhexbaxa koonfur arimaheeda hadii kale dawlad baa nahay af ka halataagin

  26. Laalays
    Suldaan Ali zubeer
    Waa absame waa xooga daarood tirada daarood dhaqanka daarood
    Kala baro daarood gabar yoonis ogaadeen ayay hilibka uqashaa

  27. Farmaajjo waa libaax waan ku ogaa raganimada waa kaas dhaqdhaqaajiyey ruug cadaagii.Ciidankii SL na kala dareer oo iminka waxaba la wadaa badidooda in lagu xoojiyo madaxweyne Farmaajo.Durba qaar badan ayaa la gudbiyey.

    Haddalka Buubaa iyo dhaqdhaqaajinta ciidanka SL badidiisa in loo wareejiyo Muqdishona way wada socdaan.Mashruucii Suuf-Aloolka iyo Garxajis ayaa soo bidhaamaya.

  28. Xaqoow Feedha ka dillaac… Arab Spring/gugii carabta ee Xamar lala rabay oo Garoowe iyo Hargaysa gilgilaya…

    https://www.facebook.com/liban.tahliil/videos/3683292001798361

  29. Somalia ha noolaato

    Buubaa waa oday-ruug-cadaa siyaasiya wax badan og. Muuse handaraab, waa ciyaalka xaafada marka Buubaa loo eego. Siyaasada handaraabka iyo sanduuqa uu ku jiro iyo maamulkiisa Hargeysa waxba kamuu sheegin, balse, meesha loo socdo iyo waxa Somali laga damacsan yahay buu far waaweyn shacabka ugu dhigay/sheegay. Wuxuu sheegay in Somali meel la isugu keeni doono. Somaliya noqonayso albaabka Africa laga galo yacni shirkadaha reer galbeedka iyo wershadaha reergalbeedka intaba waxa xarun looga dhigi doonaa Somaliya, ganacsatada Somaliyeed ee China iyo adduunka kale wax ka soo qaadi jirtay baa loo fududeen doonaa.

Leave a Reply to Somalia ha noolaato

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented