DAAWO Prof. Buubaa “Anigu Somali baan ahay, oo Soomaalidu ma kala Maaranto, Igu Nac ama igu Jecloow”
Hargeisa ( Kalshaale ) Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa oo Xilal kala duwan kasoo Qabtay Soomaaliya, Sidoo kalana hada kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed aysan kala tagi Karin.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ummadda Soomaaliyeed waa maqaar aan kala go’i karin oo isku baahan, inaynu been isku sheegno maaha, Runtu waxa weeye in Ummadda Soomaaliyeed meelkasta ha joogtee inay isku baahan tahay, Sida maamulada isku waafajinayo waa arin kale, Laakiin Qofkii igu nacaya ama igu jeclaanaya anigu Soomaali baan ahay.
“Maamulada Soomaalida midna meel gaadhi maayo hadii aysan isku iman, Anigu waxaan ka hadlayaa masiirka Soomaalida ku dhaqan geeska Afrika, waana shacab isku af iyo dhaqan ah oo isku baahan.” Ayuu yidhi Prof Buubaa.
“Siyaasadda yaan been laga sheegin ee waa in runta la sheego, aragtida aad aaminsan tahay iyo Waaciqa isku keen, Soomaaliya ma kala go’i karto, haddii aynnu doonayno nolol tan dhaanta, inaynu ku noolaano waa in la midoobo”” Ayuu yidhi Buubaa.
Dhinaca kale wuxuu soo dhoweeyay Heshiiska ay muqdisho ku gaadheen Xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Musharixiinta, wuxuuna ku bogaadiyey Raysal wasaare Rooble Tallaabada uu Qaaday.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=40471
Buu Baa waa waaya arag Oday Somaaliyeed aadna Uga war haya xaaladaha iyo is badalada dhamaan Mandaqada geeska Africa.
Waxa uu cabiray fikirkiisa iyo sida ay la tahay Arimaha hada taagan. Haday ahaan lahayd dhanka Siyaasada iyo mustaqbalka dadka Soomaalida ee Ku nool Barina Africa.
Ali zubeer aka Ali badaw
Ali badaw eraygaa badaw aad baad u isticmaashaa laakiin Dee adigu ogaadeen baad u tahay badawnimo.
Berigii aad qaaqaawanaydeen ee aanu idin asturay yacni maryaha idiin keenay waad haysaa..magacana idinkaa noo bixiyey idoor
Raashin iyo Timir ayaan et centers idiinka badalan jiray xoolaha
Timirtii horeba Dan loowaa waad haystaa say Ku baxday
Ali zubeer midgaha aad soo qaramayseen sida Kan gedo wata hayska soo hiraysiinana
Walee daaroodku dadka way Ka horeeyaan yacni sida dadka loo qarameeyo
Kalsame iyo jeegaan maxaa Kala haysta
Ali zubeer iyo badawnimo maxaa Kala haysta
Bahal iyo guulwadayn maxaa Kala haysta
Kaahin iyo ogoontii kacaanka maxaa Kala haysta
Imaam dabshid iyo daarood maxaa Kala haysta
Land of punt iyo federal maxaa Kala haysta hodan iyo guulwadayn maxaa Kala haysta
Whenever you commend, add your reasons for doing so; it is this which distinguishes the approbation of a man of sense from the flattery of sycophants and admiration of fools
Buubaa soomaali hadaad tahay taariikhna leedahay maadan ag fariisateen muuse geeljire adoo soo noqday reysalwasaare kuxigeen ahna wasiirkii arimaha dibada ee soomaaliya shame on you hanagu soo laaban kuwa hada nala jooga ayaan qaatir bilaahi lataaganyahay
Runta ha sheegin hadii kale cadow ayaad noqonaysaa.
Nin midnimo doon ah iyo bariis doon ah maxaa kala haysta.
Gedoland
Sidee wax ka noqdeen Buddy?
Buubaa maad ka xigtaaa Somalinimada?
Xaguu doono ha u cararo,Muuse ha,ag fadhiisto ama Deni ha agfadhiistee,cidna dambi kama galin.
Qaranimana muu diudin e wax yaabo kale ayuu diiday.
Waxaa la yidhaa Ummadu haday layso Libaaxyadeeda,waxaa cuna Eeyda Cadowgooda.
Somaliya waxaa cunaya Eeydii Emaaraatka iyo Kikuyada.Saa Somalidu waxay laayeen ama eryadeen Libaaxyadii ka dhashay.
Waar hooy ilaashada Libaaxyadiina,si aad uga badbaadaad Eeyda Cadowgiina.
.waa hadii aad Cadowga taqaanaan.
Dalmida
Mr bahal
Libaax wadani intaasba waa kuugu yeeraa
Waa kugu raacsanahay sida buubaa aad udifaacday laakiin anigu waxaan kawaday heerka uu gaaray iyo raguu ag fariistay waa kaaf iyo kala dheeri
Abwaanad hibo nuura waxay tiri wabiyahow magoolee kacabaaya maaxdee
Dr buubaa tuubadii muuse biixi wakasoo xirantay
Labiyahow magoolee kacabaaya maaxdee
Meeshaad kutaaliyo muuqeedu soo yahay maankaygu raacee
Yacni muuse biixi ayuu qabiil u aaday isagoo madaxweyne kanoqon kara soomaaliya dr buubaa waa kaxumahay
Hadalka Mr buubaa ma dhagaysan lakiin waxan
Ogahay inuu yahay halyeey somaliyed o halgama
Ah waxan ku xasuusta markii uu ahaa wasiirkii
Arimaha dibada ee loola yimi arimihii bada meshay
Ka is tageen isaga iyo marxuum cabdulahi yusuf
Kibaki waxay ku dheheen adeer badaha somaliya
Faraha kala bax dalkayagana heshiis ma geli karo
Inta somali cageheeda isku tagayso Mr buu waa
Gobta somaliyeed ee hala dhowro wuxuu tagan
Wixii somalinimo lagu waayo reernimo laguma helo
Gedoland
Ha boodin,hans degdegin.Agfadhiisigu ka ad mooday maaha.
Nabadii Muqdishi oo daahday,amaankeeda oo xumaaday,alshabaab oo laysku adeegsanayo iyo wax badan oo kale ayaa looga tagay Muqdisho.
Waa agfadhiisi ay dani keentay,laskiin wax kale na jiro.
Wax badan oo qarsoon ayaa jira.
Dalmida
Siyaasadda Xamar oo caga dhigataa waaxay keeni doontaa amni iyo kala danbayn ay koofurta Soomaaliya ku naallooto…
Waxaana dabadeed isa soo dhiibi doona Aaran-jaan, Raaskanbooni iyo kooxda Jeegaan ee SNM afgambiday, ee Gobollada waqooyi ku habsaday… Waana sababta ay uga dagaallamayaan in ay Xamar Xasisho…
BUUBAA Runtuu sheegay waxaana dhici karta waayadan milixdaa ku kacsan Jeegaane in ay odaygaa wayn sidii carruurtii calanka huwatay xabbadeeyaan… Bal ha is jiro…
Midnimada Soomaaliya waa muqaddas…
Ninkii diidaa waa cadawga Soomaaliyeed, kii taageerana waa dhiiggayaga iyo dhuuxa…
BUUBAA waa Soo dhawoow…
Xoogagga Waddaniyiinta Soomaaliyeed
Min Waqooyi ilaa Koofur…
Kalsame
Ciyaarta kalshaale Ka daa aarmaajaa soo celinaya xoogaga wadaniyiinta somaliyed
Qofku markuu wax khiyaaliya Ku celceliyo marka danbe wuu rumaystaa.
Buu,baa hadalkiisa iyo sac ciyay waa isku mid!kkk
Waar Ismaaciil Buubaa anigu aqoon shakhsi baan u leeyahay. Waa nin macaan jecel ah oo maalin walba meeshay ka shidan tahay rootiga kula dhuuqo.
Sida muuqata imminka ayuu soo miyirsaday kaddib markii Muuse Handaraad Habar Yoonis ciidda cunsiiyay, dhaqaala yareeyay, koonfur hillaac halcuun ka birqay…..kkkkk
Si kastaba soo haabo jaalle.
Buubaa 1991 ayuu wareysi siiyay jariidada al sharq al awsadh markii mooryaanta SNM cadh cadhtooda socotay. Weriyihii ayaa waydiiyay maxaad ka leedahay dagaalkii Somali Galbeed aka Ogaden war. Weliba waxaa direct loo waydiiyay in Ogaden region tahay gobol Soomaaliyeed oo maqan.
Wuxuu ku jawaabay isaga ka badowsan Masayda Kenya in taariikhda geli doonto jawaabta uu bixiyo.
Wuxuu yidhi Somalia dhul la yidhaa Ogaden region oo ka maqan ma jiro, dagaalka halkaa lagu qaadayna khalad buu ahaa. Wuxuu ku daray. waxaa jira dad reer guuraa ah oo daaq u raadsaday dhulkaasi Itoobiya. Yaab.
2007 baan Nairobi kula kulmay anigoo Mareykanka ka imid. Sheeko dheer kadib waxaa waydiiyay khiyaanada taariikhdeed ee uu ka galay dadka Soomaali Galbeed. Wuxuu isku dayay inuu amnesia samayeeyo oo uusan xusuusan. Markaan ku dhaaliyay ayuu yidhi waannu iska xamaasaysnaa waagaasi.
kkkkkkkkkkkk
Waxaa waddada ninkaasi qaaday Faroole oo markii lagu dhaleeceeyay dhiibiddii ONLF members yidhi dadkaasi Soomaali maahan ee Oromo af Soomaali bartay weeye….kkkkkk
Nin war hayaa ha kuu warramo
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Warka hada soo dhacaya ayaa sheegaya in xaar walwaal buubaa gurigiisii ciidanka policeka Somaliland ay ka wayeen ilaa hadana la raadinayo idoo loo malaynayo inuu xadka ka gudbay
Xasuuqa habaryoonis kusocda daawada walaahi aad baan umurugooday
Waa dhab in aan Soomalida dhul la yidhaa Ogaden region aanu ka maqnayn.
Somaalida waxaa ka maqan dhul ay degaan 80% qabiilda afsoomaaliga ku hadla afka qalaadna loogu yeedho; Reserve Area. Hadana la yidhaahdo; Degaanka Soomaalida Itoobiya. Xaqiiq!kkk kkk kkk
Qabiilka Mareexaan laba arimood halaga manuuco sida ugu dhakhsaa badan;
1. Inay madaxweyne dal noqdaan waayo 25 sano oo ay xukunkaa hayeen waxaa lagu xasuustaa; Xasuuq culimo, siyaasiyiin, saraakiil ciidan, shacab boqolaal kun oo ay xasuuqeen, bara kicin malaayiin Soomaali ah iyo Burbur dal dhan oo hada 40 sano socda. Disaster ama masiibo taariikheed ayay umad dhan geliyeen.
2. In odayaasha reerkaa ka dhashay sidoo kale laga mamnooco inay soo galaan maqaaxida kalshaale.ca. Waayo waxay soo galaan iyagoo miyir qaba, bilo ka dibna waa ku dheex waashaan. Tusaale waxaa u ah Kalsame & Gedo Land oo madashan kusoo biiray iyagoo si huffan u kaftama hadana maryaha dhigtay oo xitaa iyagii oo wada waashay hadana midba ka kale ku canbaaray-nayo inuu ka kale waalan yahay.kkk
Waxaa wadadaa isna ku soo jira Somalijecel!
kkkkk
kkkk
kkk
kk
k
Labadaa ciladood ka sokoy waa qabiil sida qabiilada Soomaalida kale la mida oo leh qof xun iyo mid wanaagsan. Aniga shakhsiyana akhyaar reerkaas ah asxaab nahay!kkk
Laalays
Ninyahow caruurtaan ayaan qaatir bilaahi kataaganahe waa kaahin iyo kader ee colaad kale reer shiiq isaxaaq nagama dhaxayso
Laalays
kkkkkkk
Waar waxaad tahay naf la caari aanan duulin karin hadalkiisa.
Haddii ay badownima kaa tahay ama ignorance kaa tahay waa yeelkaa.
Markaad difaaci waysay waxaan ka qoray Buubaa baad ku wareega caddaysay cad yar oo qabyaalad darteed aad la jirran tahay. Ogaden region buu saancaddaha u bixiyay sida Somaliland ugu bixiyay ama Talyaaniga u yidhi Italian Somaliland.
Ogaden iyo reserve area waa loo yaqaan
Sidaa oo kale Somali galbeed
Immankana waa DDS
Taariikhda iska hubi jaalle waayo adigoo kale waxba kuma aha gaalka madow inaad dhul Soomaaliyeed siiso.
BTW, goormaad xoreyn doontaa Gaashaamo, harta sheekh iyo daroor iwm…..kkkkkk
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Laalays
Armaad adigu waalantahay oo aadan is ogayn?…
Doodaha siyaasadda anigu ma qabyaaladeeyo, aduunbaa hadalla aadan jeclaysan oo waxa aad aamminsantahay liddi ku ah markaan iraahdo xaggaa iyo qabiilka ila aaddaa, oo runta uga baxsada…
Ta kale haddaad xukun wanaagga u taqaan xukun xumo waxba lagama qaban karo…
Xukunka Mrexaan wax dhaama horta keen markaa ka dib dhaliil, lkn adoo ka JEEGAAN iwm ammaanaya inaad sidaa tiraahdo waa munaafaqad…
Cali Zubeyr
Adiga qudhaadu iska hubi taarkiida.
Engriisku ma bixinin magaca Somaland.
Engriisku wuxuu dhulka yimid tii oo magaca Somaliland jiro 400 oo sano.
Ard-Asuumaal.Somaliland.
Barr-Asumal.Somaliland
Afkiisa ayay ku tahay Somaliland.
Ogadeena ma bixinjn Engriis e magaca ayuu geeyay aduunka oo uu ku qoray Mapka.
Oogo waa dhulka sare( Oogada)
Oogadegeen(Dhawaaqa isbdalay ayuu nogday ogaadeen
High-lander
Waa magac ay Somalidu ugu yeedhijirtay dadka degan dhulka sare ee oogada.
Engriisbaa noo bixiyay kkk
Engriisbaa na gumaystay
Dalmida
Gedo land
Kaahin iyo Kader waa rag sidaada oo kale madasha uga dooda waana khalad inaad caruur ku sheegto!
Labaad waxaad adoo ka cabanaya qortay;
“qaatir bilaahi kataaganahe” waxaan u fasiranayaa inaad u jeedo; Khadyaan baan ka taagan tahay!
Oday, Kaahin iyo Kader inta indhahaygu qabteen xadgudub shakhsi oo aanad dalban oo ay kugula kaceen ma arag.
Markaa labadaa nin hadii aad cabasho ka qabto anigaa kaa qabanaya ee adiga yaa qabanaya?
Sixid,
Markaa labadaa nin hadii aad cabasho ka qabto anigaa kaa qabanaya ee adiga yaa KU qabanaya?
Kalsame
Waxaan xasuustaa dhamaadkii 2019 adigoo si huffan uga kaftama golaha in aad gabadh isiisay! Xididtino anoo u diyaara oo xitaa geelii iga diyaryahay ayaad maryaha tuuratay!kkk Aad ayaan uga xumahay oday inaad mudo kooban u asaasaqdo ama hijiinku ku duqeeyo! kkk kk k
Ali Qoti
Cirkaa u bood ama ka soo dhac. Xaqiiqdu waxay tahay ina aanay jirin dhul lagu magacaabo Ogaden region. Waxaa jira dhul baaxad leh oo Somaaliyeed, Galbeed ilaa Koonfor oo Itoobiya ka haysato Somaalida qolo/qabiil kasta ha ahaadeene!
Hadii Ogaadenia aad aaminsanstahay dee orod intaad timo reggae dreadlock la baxdo xoree dhulkaad magaca qabiilkaaga ula baxday!kkk
Mida kale sow maad arag in jabhada qabiileedka aad u doodayso ee ONLF Axmed Abey sida booladaa u kala fur furay!
Khaatumaa Axmed Siilaanyo ka yaabtay!kkk kkk kkk
Isaaq iyo daarood wax dhiba kama dhexeeyo laalays sxb isaga dhexbaxa koonfur arimaheeda hadii kale dawlad baa nahay af ka halataagin
Laalays
Suldaan Ali zubeer
Waa absame waa xooga daarood tirada daarood dhaqanka daarood
Kala baro daarood gabar yoonis ogaadeen ayay hilibka uqashaa
Farmaajjo waa libaax waan ku ogaa raganimada waa kaas dhaqdhaqaajiyey ruug cadaagii.Ciidankii SL na kala dareer oo iminka waxaba la wadaa badidooda in lagu xoojiyo madaxweyne Farmaajo.Durba qaar badan ayaa la gudbiyey.
Haddalka Buubaa iyo dhaqdhaqaajinta ciidanka SL badidiisa in loo wareejiyo Muqdishona way wada socdaan.Mashruucii Suuf-Aloolka iyo Garxajis ayaa soo bidhaamaya.
Xaqoow Feedha ka dillaac… Arab Spring/gugii carabta ee Xamar lala rabay oo Garoowe iyo Hargaysa gilgilaya…
https://www.facebook.com/liban.tahliil/videos/3683292001798361
Buubaa waa oday-ruug-cadaa siyaasiya wax badan og. Muuse handaraab, waa ciyaalka xaafada marka Buubaa loo eego. Siyaasada handaraabka iyo sanduuqa uu ku jiro iyo maamulkiisa Hargeysa waxba kamuu sheegin, balse, meesha loo socdo iyo waxa Somali laga damacsan yahay buu far waaweyn shacabka ugu dhigay/sheegay. Wuxuu sheegay in Somali meel la isugu keeni doono. Somaliya noqonayso albaabka Africa laga galo yacni shirkadaha reer galbeedka iyo wershadaha reergalbeedka intaba waxa xarun looga dhigi doonaa Somaliya, ganacsatada Somaliyeed ee China iyo adduunka kale wax ka soo qaadi jirtay baa loo fududeen doonaa.