SAWIRRO: R/wasaare Rooble oo Muqdisho kula Kulmay Jen. Indho-cadde
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Hoteelka Jazeera ee magaalada Muqdisho waqti kula qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada oo uu ka dhageystay aragtiyo ku aaddan xaaladda Guud ee dalka Soomaaliya.
Dadka ay Halkaasi isku Arkeen Raysal wasaare Rooble waxaa kamid ah Jen. Indho-cadde oo dhowaan Muqdisho ka sheegay inaysan dalka ka jirin dawlad Balse, la waayey Meel uu Jaan iyo Cidhib dhigay Markii ay Ciidamada dawladdu Tallaabo ka Qaadeen oo ay la wareegeen Amniga daljirka Dahsoon.
Sidoo kale Raysal wasaare Rooble ayaa dhankiisa Xaqiisaday Habaynkii xalay inuu dalka ka Jiro Mucaarid Saamayn lahaa, kuwaasi oo ay Xukuumaddu heshiis kala gaadhay xaaladihii taagnaa.
Hotelka Jazeera ee uu Booqday Raysal wasaare Rooble ayaa Fadhiisin u ahaa Mudooyinkii ugu dambeeyay Siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee Soomaaliya, Waxayna Booqashada uu ku tagay ka dhigan tahay mid muhiim ah oo gudaha uu ugu galay Goobta lagu karkariyo Siyaasadda ka dhanka ah Xukuumadda ay hogaamiyo Madaxwayne Farmaajiyo iyo Raysal wasaare Rooble.





Short URL: https://kalshaale.ca/?p=40432
Maxay noo lahaayeen General Indhacade waa Baxsad waana lasoo qabanayaa 🤣🤣🤣! War Nimanku Been badanaa. Afar sano ayay been iyo Faataa Dhug nagu hogaaminayeen.
Waaba Qoslayaa …. Car waakee ninka agtiisa Qori Ka jibin kara ( Libaaxa Layrta Jiifa )
Cali Mahdi uu moota saaray Farmaajo muu u Daahaa .🤣🤣🤣.
Hello Dabshid may maqlaydaa? Kaftan
al jaziira
waa madaxtooyada mucaaridka
halkan waxaan ka raali galinayaa abtiyaashay boqorada dhabta ah ee daarood ismaaciil ee dhulbahante
abtiyaal marna hay dhagaysanina canaasiirtan ilma aarmaajo ee iga dhigaya inaan daarood necebahaykal gacalkaan abtiyaashay walaahay u hayo inaanan reerkaan ahay uhayn laakiin waxa layku hayaa aniga fahankayga yar waa siyaasad reer aan necebahay majiro maalin walba qaarbaa isaaq somaliland caaya kama cadhoodo laakiin waxaan aamin sanahay qolooyinkaa koonfur somali inaan kala noolaano ileen ijiid aan ku jiidee waa gacmo daalis
nin caayey isaaq ama somaliland shaqsi ahaan uma caayo
qofka qudhaan caayaa waa qofka abtiyaashay caaya
waxaa soo qoraala waxaan usoo qadarinta aan idiin hayo
siyaasadu waa meesheeda
MAY ALLAH UNITE ABTIYAASHAY,no doubt unity is something to be desired, to be striven for, but it cannot be willed my mere declarations, in the history of the somali people dhulbahnte has sacrificed more then any other tribe yet they don’t get the respect and appreciation they deserve
Kaahin
Raali gelinta waa ka qaadnay lakiin abtoow tooshka
Wuxuu kugu dhacay markaad tabagashay dabshid
war ninyow ninkaa hadaa daba gasho nacayb qabiil
Baa ku gelaya rajiim iyo shaqsi xun waala nicikaraa
Lakiin beelo dhan lama nici karo yacni Dabshid oo
Habeen iyo maalin caaya darawiish hada tirahdo
Hargaysan kugu soo dhowayn sow naxdin maaha
Indhacade wuxuu noqday tuug cagaweyne oo kale dhuumasho ayuu kabixi la.yahay KKKKKKK horta tuug cagaweyne yaa yaqaan. meesha waxaa iiga dhexmuuqda nin aan reer Birmingham isla nahay oo layiraahdo diini oo beesha cayr ah ileen dadkii soomaaliya ayay wada aadeen
Saamilayda ka mid maahan Indhacade??
weer kuba
haduu ari dibadey
daaqad kaga jeeda
oo uu duulki laha
iyo daaqsatadi
waayo
farxad buu la daandamaya
deeqa uu helaye
damadshadaka iyo
xiisahuu soo durduriyaye
iska dalamsigi iyo
nimcadu bartu doon is leeyahaye
hadii aan arigasi didin ee riro soo jeesto
oo uu dadnimo muujiye diido kala yaaca
dareen baa usoo hoyan lahaa daacuflaha weere
Dibna uguma soo dhiiraden
deyladii shalaye
daanyer farmaaja ka dhigan daacuflihi weere
dawac shaleyto meel bari ku cunay
galabta doon doonye
waa waxa damacigi
ku ridey
nimanka (D)
Heshiiskii Xalay ee ahaa “aan kala nabad galno” waxaa ka faa’iidey Somali oo dhan, balse qofkii ugu faa’iidada badnaa waa ninkaan Rooble ah oo markii ugu horeysay isku muujiyey inuu talada wax ku leeyahay iyo inaan gadaashiisa laga raadin wax aan isaga laga heli karin.
Ina Xuseen Rooblow xalay waa shaqeysatay😁
hallo nexst nuur cadde.
Kkkkkkkkkk
horaa la idinka wayey ku daba fayla gacyaraha
Farmaajo rooble waa nin daacad ah oo raba tolkii i
Iyo somali inay wadadii cadayd cagta saaran
Mucaarid lama odhan karo waa reer da too da lagu maslaxayo waayo lama arag dad sheeganaya xisbiyo oo isku wada reer ah iyo magaalo caasimad ah oo la leeyahay madaxweynaha nooga Bax inta Tasi jirto dhismi mayso somaliya waxan cudurka somali xudun 3 jaahilnimo qabyaalad gaajo
jabhad..
kkkkkkk.
adu kablalax ama hawiye mid dooro.
ciyaarta naga daaye.
HAG maxay rabaan, may Farmaajo daystaan oo magaaladii dhaceen hadana deeqihii adduunka ugu daray..kkkkkkk
Darood inkasta oo dhulweyn degaan maanta Hawiye ayaa ka sad roon…
Doctator Darood iyo qas kala doorta..kkkkkkkk😫
Armaa la hanti beelaa oo la qaxaa sidii Uunlaaye, Jirde Xuseen, Oomaar, Cabdi Xoosh iyo Qiilma mawaaye..etc.
Dagaal iyo Aabow Farmaajo kala doorta idinkaa lacag haystee..kkkkkk
Mooryaan Indhacadde ma ogolaan doonaa in mardambe dacas go’an kabkabto asagoo millions dolar haysta maanta….kibirow idaa!
Hantida la dhacay sidii lagu haysan lahaa, waa xujo.
Jabhad
You made my day kkkk
Waxaan maqlijay xoolo xeradii diiday.Waar dadku wadada cad inay cagta saaraan maxaa u diiday?
Ha xaraabusee,may cagtz saaraan.
Waar dadku wado diidssnaa.
Garqaad
Tabliqii maad ka baaqatay?
Dalmida
jabhad
abti mahadsanid raali gelintii inaad ila fahantay
abti xaqiiqadu waxay tahay waxa laysku hayaa waa siyaasad nin nacas ah uun baa aamina hebel baa reer neceb marmar waynala yara gashaa inaad ku dheeraatid reer laakiin walaahay inaanan mareexaan nebcayn laakiin inaanay wax xukumi aqoon ayaan arkay xasaasiyadii aanu ka qabnay siyaad barena anagoo iloownay ayuun bay ku odhanayaan dawladi kama danbayn siyaad bare kan aarmaajana ileen isagaa soo doontay siyaasadee hadaad ka soo horjeedo xaraf laguu qaad
tan imaam dabshid abti waynu ku kala fekrad duwanahay waxaan qabaa in imaam dabshid aanuu reer gooni nebcayn laakiin sida aniga guulwadaynta uu diiday
would you believe imaam dabshid wuxuu doonayaa siday somali isugu iman lahayd,somaliland inay go’dana ma rabo laakiin wuxuu fahansanyahay sida qudha ee loo dawayn karo dadkan kala bahaloobay.
scientifically tribalism is ingrained the somali men’s DNA and until we come up with a blueprit to resolved this age-old problem we will not move forward
Rooble waa runtiis inuu u tago Indha cadde, marba haddey reer Qurac wataan FAROOLE.
Yaa war ka hayo URURKII Isbaheysiga Kablalax,
waxaan dhihilahaa hala aruuriyo intii lagaa ka xeysanlahaa.
Caalamku uma istaago 18% lkn Somali waxaa ka jiro NIN AAN CEEL QODANKARIN haddana leh GOW IYO GASH MALEH.
Dabshid
Labada geed ee kala ah qurac iyo qansax kee magac dheer qabiil kama hadlin labada geed kee magac dheer
Gedo Land
Kkkk
Sxb GEEDKA HOOLAHA IYO DADKU KU SOO HIRTAAN oo waliba ku ag yaalo Ceel Biyo badan oo Biyo macaan
Iyo geedka MEYGAAGA we DHAGAXDA kormeerda ku yaalo ” KEEBA MAGAC DHEER”.
Miyaad hilmaantey Sawirkii buugtadii dugsiga Hoose.
– Geedkii hooluhu hoos joogeen ” Bardaale”
– Wiilkii TIMAHA weynaa ” Gaaljecel Garre”
– Gabadhii Mooska Gacantaa Waddey ” Seynab Xaaji Baraako SYL”.
Iyo Max’ed Cali Kalaay.
Waxay Xamar kuma arkin VILLA GAROWE ama Villa Gedo
– Villa Xamar
– Villa Hargeysa
– Villa Baydhabo
Qabyaalad iga dheh
= waligey
Ninkii Dadaalo Xaaji Baraako waa dhaafaa.
Aan maqli jiray….!!
Ar Xamar macaanaa….
Xamar inay ku noolaadaan waa rabaan oo maka Maarmaan hadana Qori dableh ay wataan !!
Dadkaan mar dambe yaan gacanta loo galin Hogaanka Wadanka hadii kale ar kadhig lee ku Jiraynaa.
Dabshid
Kkkkkkk garbahaareey iyo garoowe guryaba kuma oolin 1991 kahor adna villa kahadlaysaa
Heshiiskaan midawga musharixiinta iyo dawlada federaalka maxay ku qoonsadeen mr dani +faroore +juxaa wallee waa yaaba ogola nabada xamar afkey qeylo ku shuubteen cajiib
Labada maammul ee ay Baha Tigree afduubka ku haystaan, waa Aaran-jaan iyo Jeegaane, siday u qarracmeen dorraad waxaan xidtaa la yaabay beesha caalamka…
4 sano ayay hayaay Hawiyoow kacaay, dagaallamaay, waa la idn gumaystaayeey, diktatoor baa Villada idiin fadhiyaay, S.Barre aun ayaa soo noolaadayeey, heeryada iska qaadaay, Xamar ha oloshooy, wixii dhiig lahoow kacaay, qoryihii cad-caddaa la soo baxaay, Muuse Suudi ku mee?, Qaybdiidoow ku mee, hebeloow ku mee, heeryada iska rogaay, iyo belo afuufayeen, ka dib maxaa dhacay?…
-Lama filaan… Waxay Illoobeen Hawiye inuu ka fahansanyahay ruwaayaddii kacaankii lagu riday oo uuba wax ka riday…
-Waxay Illoobeen Hawiye in ay fahansanyihiin ujeeddada gurracan ee ay ka leeyihiin kacdoon tabareedka iyo tannaagada dabinka ah…
-Waxay Illoobeen in ay Xamar taal naf iyo maal waxay Hawiye lahaayeen oo daaraha dhaadheer iyo dabaqyada wada dhalada ah ay iyagu intooda badan leeyihiin…
-Waxay Illoobeen in ay Hawiye Soomaali iyagu u yeereen oo in ay isku soo noqoto ay rabaan, Xamarna tahay halka gogoshu taal…
-Labadaa maammul iyo taageerayaashooda maanta tacsi baa u taal…
-Waxaan aad ugu faraxsanahay in ay farriimahaygii gaareen wax garad badan oo beeshaa sharafta leh ah…
-Waxaan meelo badan dhigay intii karaankayga ah farriima badan oon daaha kaga rogayay dadkana u iftiiminayay ruufyaannimada iyo isku dirka ay 30ka sano iyo ka horba ku soo ceesheen 2daa kooxood ee u darban xiqdiga iyo cirwaynida, una guntaday in ayna Xamar oo ah caasumaddii 5ta Soomaaliya hal daqiiqo ka nasan qas iyo qalalaase, qarax iyo xabbad, muran xasarad siyaasadeed…
-Ma qarsadaan xinka iyo xaasidnimada iyo duullaanka ay Xamar iyo qarannimada Soomaaliya ku hayaan masuuliyiintoodu, kama xishoodaan in ay si joogto ah ugu bareeraan bahalnimada iyo barqa-weerarka ay la beegsadaan Xamar iyo dadkeeda oo ka kooban Soomaaliweyn…
-Haddii la gartay qadaacada iyo dad-qalnimada 2daa maammul ee cadawgana ku daaban iyaguna caddaystay cadaawadda ay u qabaan Xamar iyo qarannimada Soomaaliya, waxaa haray in lala xisaabtamo… Waxaa haray in la yidhaahdo… AL-CAYNU BILCAYNI, WANNAFSU BINNAFSI, WAL-UDUNU BIL-UDUNI…
Waa in laga jaraa jariimooyinkaa ay ku guda jiraan iyo kuwii ay horay u soo galeenba…
Wlahi xamar waxay noqotay nin bukaa boqol u
Talisay kowiii hore oo koytada ahaa anago la yaban
ayaa hadana waxaa yimi kuwo dheg la qabto lahayn
war hadaa nolol rabtan amnigiina ilaliya qabyalada
Waa la idiin dhamaaye
8 – 10 Sano ka hor halkii la joogay ayaa la joogaa.10 sano ka hor waxaa la rabay in laysku keeno shariif Axmed oo wata Mooryaantii Muqdisho Wadaado isku badalay iyo zcabdullaahj yusuf.
Maanta 8 – 10 sano ka dib waxaa la dhexdhexaadnayaa Mooryaantii Muqdisho oo Siyaasiyiin sheeganaya,misana uu Shariif Axmed Hogaaminayo iyo Formaajo òo taagan halkii Cabdullaahi Yusuf,Au.
Walee bartiibaa la joogaa.
Dalmida