Ciidamo ka tirsan Somaliland oo Gadood sameeyay, kana baxay Fadhiisimo
Hargeisa ( Kalshaale ) Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa kasoo baxay fadhiisinnadii ay ku sugnaayeen, iyagoo dul degay magaalada Ceel-Afweyn.
Ciidankan oo gadoodsan ayaa degay labada Kontarool ee magaalada Ceel-Afweyn.
Taliska Milatariga Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa isku dayay inay ciidanka ku qanciyaan inay ku noqdaan fadhiisinkoodii hore, balse way diideen.
Sababta ciidanku u gadoodeen ayaa la sheegay in ay tahay xuquuqo ka maqan oo ay tirsanayaan.
Maalmihii lasoo dhaafey waxaa isa soo taraayay wararka sheegaya in ciidanka Millatariga Somaliland ay gadoodsan yihiin, gaar ahaan kuwa ku sugan deegaanno ka mid tahay Tukaraq oo ka tirsan gobolka Sool.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=40425
kkkkk
Waar Soomaaligu haddii uu mooryaan yahay, askari yahay, beel yahay iwm waa badow garab rarato ah oo dowladnimada weli ka daadegin. Imminka waxay copy gareeynayaan askarta konfuureed waxay sameeyaan.
Waxaan rajaynayaa inayan xabbad isku ridin oo dhiig daadin deetana dadka barakicin..
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Warkaan Cali/Qoti aka munaafiqa ugu weyn ee kalshaale soo gala ayaa maskaxdiisa qudhuntay ka soo saaray malaha!kkk kkk
naclatalaa calaa wajhak yaa munaafaq!
Dhuusa weyne-yaal jamhuuriyda barakaysan ee somaliland ciyaala suuq farmaajo ku biiliyo baraa bulshada bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac ay soo malmaluuqeen maxay ka qaadi1
Laalays
kkkkkkk
Suldaan Ali Zubeer inaad ku tidhaa
“naclatalaa calaa wajhak yaa munaafaq!”
Waxay tusinaysaa diin xumo iyo jaahilnimo gaamudhtay.
Listen yaa jaahil xitaa gaalka laguma odhan karo hadalkaasi. miskiin.
Dhaxaan arkay Iidoor xadka dhaafa markii Suldaan Ali Zubeer si objective ah u hadlo…..
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Ali subeer xaal qaado nin waalan tolkiibaa u miyirqabaa la yidhi