Beesha Caalamka oo Markan u jeestay Sidii Heshiiska loogu Qancin lahaa Puntland iyo Jubbaland ?
Muqdisho ( Kalshaale ) Beesha Caalamka oo kasoo jeesatay isu keenidda Golaha Musharixiinta iyo Xukuumadda Soomaaliya ayaa haatan usoo jeesatay howsha labaad ee lagu hirgelinayo heshiiska Doorashooyinka ee dhacay 17-kii September 2020.
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa saacadihii lasoo dhaafay waday wadatashiyo iyo xiriiro kala duwan oo ay ku doonayaan sidii ay u qancin lahayaeen Madax Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland si ay ugu qayb noqdaan saxiixa heshiiska ay wada gaareen Xubnaha Guddi farsamo ee ka socday 15-kii & 16-kii Febaraayo 2021.
Beesha Caalamka ayaa wado sidii dabac siyaasadeed loo sameyn lahaa si meel dhexdhexaad ah la isugu keenno Madaxda Dowladda Federaalka ee Muddo xileedkoodu dhammaaday, hoggaamiyaha Dowlad Goboleedyada Puntland & Jubbaland.
Beesha Caalamka ayaa gacanta ku heysa shuruudo dhowr ah oo uga yimid Madax Goboleedyada iyo Go’aamada Madaxtooyada, qorshaha ay ka leedahay ayaa ah sidii meel dhexe la isugu keeni lahaa ka gudubka caqabadaha culus ee labada dhinac soo gudbiyeen.
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa Danjiraha Midowga Yurub oo ay wehliyaan Safiirada Talyaaniga iyo Sweden u gudbiyay siddeed qodob oo haddii la fuliyo uu uga qaybgeli karo shirka gogoshiisu Muqdisho taal.
Haddaba, Beesha Caalamka maku guuleysan doontaa isu keenidda Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland?
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=40398
Jabhad
KKK
Intaan jiifnay ayaad naga shopping gareysateen Xaley.
Rooble sidii loo lahaa maxaa kuu diidey sidii Nuur Cadde AUN, hadde waxaas noqdey NUUR YARE.
xaange
KKK
Arimaha Federalka ayaa naga dhaxeeyo Maamulada DARAFYADA,
Lkn howsha Xamar iyo Xamar daye waxba la idinka ogeysiin maah.
Dabshid
Wabaaaaaaaaaa
Ma markaad nagu dangaarteen baa taas keenteen
waa noo tahay
Anna maalin walba waxaan lahaa xasan iyo shariif shirarka ha laga soo qaybgaliyo adinkuna tanaad keenteen wabaaaaas
Xamar waa NABAD kii ay dhibayso isagay u taal.
Xalay nin Kismaayo jooga ayaan wareystay wuxuu ii xaqiijiyay in aan laga seexan.
QORUHU WUXUU AHAA DALJIRKA IN AY NOQOTO TAHRIIR SQUARE.
Daaqadaha looga daato Farmaajo AMISON madaafiic kolba dhinac u tuurto boqolaal dhintaan Xamar cadeey ay noqoto qabuuro. Siyaasiyiintii HAWIYE waa fahmeen cayaartaas
TACSI AYAY NOQOTAY IYO WADNE GOYN.
Waxaas siyaasad ma ahan.
Hadda heshiiyaddii Dhusomareb iyo Baydhabo ayaa harsan.
NINKASTAA NASIIBKIIS IYO CALAFKIISA DHAQAALIHIISA IYO SHAXAARIN8MADIISA BANAANKA HA KEENSADO.
HAWIYE WAA HISHIIYEY FARMAAJO INUU SII JOOGO 4SANO KALE AYEEY KU HUSHIIYEEN.
Garqaad war 8 sano uga dhiga magaciin jirye wuxu waa wiil hoog eh.
Ninyohow talo ahaan waxaa fiicnayd innla xadado inta qofku xilka hayn karo.
Khilaafka iyo baqdinta ayaa yaraan lahayd.
Sida maraykanka in la dhaho labo terim ka badan isma sharixi karo oo tiiba 4 sano ah 8 years ugu badnaan.
Waar mala dhihi karaa markii daanyeerta Darood meesha laga saaray beeshii Hawiye waxay ku heshiiyeen inayan xamar dumin iyo dhaantadii Farmaajo ii geeya. kkkk
Allah maxaa dadka been laga gaday oo qiiq laysku qariyay.
Garqaad
Ma waxaad leedahay warku wuxuu ku idlaaday Farmaajo ii geeya.
Adeer cid kasta oo mabda’ sax ah ku socon waxay ku dambayn sida kooxdan ka been sheegtay qarnnimada Soomaaliya.
Farmaajo wuxuu meel cidla ah ka helay koox aan mabda lahayn, murashax qudha lahayn, is daba gurahaya, munaafadda ka horreeysa, halcuunkana dheer yahay iwm
Maanan yaabin berigii hore ee ay lahaayeen Farmaajo ii geeya ee aan lahaa waar ka daaya.
Maanta waxay ka dhigeen Farmaajo hero oo waxaa ka dhigay caqliga qabyaaladaysan ee unukaa leh ka soo maaxday.
Wejiga labaad ee saancaddaha halkay ku dhammaan doonto qof walba wuu garan karaa ee maxaa dadka laysku dilahayaa.
Wallee Soomaali baanan qarannimo baran
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Dabshid
Farmaajo heshiis uu warqad ku qoray oo la fuliyey lama hayo tiisa ayaa meel u taal.
Ninka guushu raacday shirkii shalay anigu waxaan aaminsanahay inay isaga tahay.
Waayo wuxuu iska jeediyey indhihii caalamka oo imika kusoo jeedey wixii ka dambeeyey dhacadadii 19 bishan.
Wuxuu helay wakhti uu ciidamadiisa Eritrea ka jirey uu inta ka dhiman isugu soo urursaso oo wadanka gudihiisa kusoo geliyo.
Wuxuu baajiyey shacab kacsan oo mudaharaad u diyaara oo markan inta soo bixi lahayd ay ahaayeen kuwa aad uga cadhaysan bahdilaadii iyo ihaanadii loo gestey madaxda hiraab is leh ka dhiidhiya oo gunta dhiisha isaga dhgiga gunnimana ha qaadanina.Tookadan waxaa dadka soo kiciyey caadifad iyo ka xaraabaysigii baraha bulshada ka soctey ee dhacadii ka dib cbb ay nagu wareeriyeen.
Rag hawiyaa oo waxaan arkay baraha bulshada ka leh allow maxaa hawiye naga dheliyey kkkkkkkkkkkkkk.
Mucaaradkii aadka xagjirka u ahaa oo ragaas oo kale ay ka midka ahaayeen,ciil ayay maanta la duuduuban yihiin mar haddii mudaharaadkii si xeeladaysan lagu baajiyey.
Bal 10 cisho aynu sugno cidda guushu raacday heshiiskaas oo la fuliyey ayaynu ka ogaan doonaaye. Laakiin sidii aan Farmaajo ku aqiinay maaha nin heshiis warqad lagu qoray tixgeliya.
xaange
Anigaa kaaga marqaatiya, waligeed lama arag heshiis uu Farmaajo galey 4tii sano ee la soo dhaafey oo uu fuliyey
Xataa Heshiiskii uu la galey Abiye Ahmed ee uu 5ta dekedood ugu saxiixey.
Balan badan iyo been badan.
Hawiye waa heshiiyey waloow loo baahan yahay Rag ilaaliya wixii lagu heshiiyey. Heshiiskan oo ah Mid muuqda oo ka kooban 6 qodob iyo mid hoose Oo aan muuqan kaas oo ah mid hoos loo wada Hadlay.
Waxaa kaloo heshiiska daaha gadaashiisa kala Socday Beesha Lixaad oo ayadu gar wadeen ka Ahayd.
Ugu dambayn waxaa haray in Beesha Daarood ay Ayaguna dib u heshiisiin dhab ah galaan laakiin uu Farmaajo Qaswade banaanka ka taagan yahay !
Waloow ay adag tahay in Daarood heshiiyo.
Farmaajo heshiis uu galay oo uu ka dhabeeyey Majiro sababtoo ah waa Munaafaq.Calaamadihii Lagu yiqiin Munaafaqiintana waa ku dhan yihiin.
Heshiiskii shalay la gaaray Farmaajo shuqul kuma Laha banaanka ayuu ka taagnaa. Midowga Musharaxiintana horay u diideen in Farmaajo la hor Fadhiisto.Marka absolutely Farmaajo meel uu kasoo Galo malaha heshiiskan.
Puntland iyo Jubaland oo soo dhaweeyey heshiiskii Midowga Musharaxiinta iyo Raysal Wasaare Rooble.
War maan wadaynaa !!!
Hobyo Godan
Farmaajo calaacal una baahnee ha laga amar qaato.
Nin kasta hadda itaalkiisii arag bay ila dahay.
Farmaajo aan bilaa doorasho dirno waa caqligii muska lagula jiray shantii bilood ee u dambaysay.
Caqligaas runtii waxaa soo afjartay 19 february xalayna markhaatigii bay ahayd.
Axmed Najaad
Kkkkkkkk
Farmaajo saw kan waqtigiisii dhamaaday maaha ? Nin meel cidla’ah taagan gabalkiina u dhacay baad Na leedahay amar ka Qaata !! 😂 😂
Farmaajo is gone…… Who’s next?
Muddo aan Cayimnayd kkkkk
Waraahibii shaansiga tagay ee isagii la shookaansaday lol
Haday ee yar doorashada la qaban lahaa – habar iyo habeenkeed laakiin qorshihihii ahaa xoog in lagu saaro Madaxwaynuhu waabu baraykasan yahay.Waar bar qaylada sii kordhiya.
Wax wal oo xumaan la soo abaabulo,wanaag ayay isku badalayaan.
Waa yaab.
Hadalkii Indha Cade
Hadalkii Deni
Banaanbixii Mooryaanta
Qayladii badnayd;intiiba waxay isku badaleen positive.
Waar sii wada qaylada.
Dalmida