War deg deg: Rasaas laga Maqlay Muqdisho, Khayre, C.C.shakuur iyo Guuleed oo Cagaha wax ka deyey
Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho oo maanta la filayey inuu ka dhaco Banaan bax wayn ayaa Xaalkeedu isbadalay Xalay Saqdii dhexe kadib markii ay isku dhaceen Ciidamada Dawladda iyo Maleeshiyaad sheegay inay la wareegeen Taalada daljirka Dahsoon.
Waxay taasi sababtay in Qofkastaba uu Saaka ku Negaado Gurgiisa, Balse Goor dhowayd ayaa Qaar kamid ah Musharixiinta oo ay kamid yihiin Xasan Cali Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxay soo Abaabuleen dad kooban iyagoo socod kusoo maray Wadooyinka Muqdisho Qaar kamid ah.
Balse waxaa mar kale Xaaladu Saaka isbadashay markii ay Goordhowayd isku adhaceen Ciidamada Dawladda oo Xidhay Wadooyinka Qaar kamid ah iyo Ciidamo Daacad u ah Musharixiinta , iyadoona Rasaas xoogan laga maqlay agagaarka Isgoyska KM4.
Gawaadhida gaashaaman ee ay leeyihiin Ciidamada Gorgor ayaa lagu arkayaa Taalada Daljirka Dahsoon iyo waddooyin kale, Waxaana muuqata inay Ciidamada Dawladdu doonayaan inay ka hortagaan Banaanbaxa, kadib Iska hor imaadkii xalay ka dhacay Muqdisho.
Bannaan bax ay ka soo bilaabeen dhanka Hotelka Jazeera oo ay horkacayeen Musharaxiinta kala ah Cabdikariin Guuleed, Xasan Cali Kheyre, C/raxmaan Cabdishakuur iyo Xildhibaano ayaa kala Orod kusoo dhamaaday, Kadib markii ay Rasaas ku bilaabatay markii ay ku soo dhowaadeen agagaarka Isgoyska KM4.
“Kala carar ayaa durba goobta ka bilowday, Waxaa la Arkayey Musharixiinta oo Ordaya, iyadoo xaalad aan la qiyaasi karin ay kala kulmeen”
Xalay ayay aheyd markii Ciidamada dowladda iyo Ilaalada Musharaxiinta uu dagaal ku dhex maray agagaarka Hotelka ay degan yihiin Madaxweynayaashi hore oo ku dhow Taalada Daljirka Dahsoon.
Sawirka markii ay Banaanbaxa Lugta ah soo bilaabeen.
Hadaba Marka ay Rasaastu Bilaabatay , wuxuu Xaalku isku badalay sidan Hoose.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=40048
Aaway shacabkii nimankan jeclaa ee ay u gacan haatinayeenn, yaa meel ku sheega…
Waa lagu qoslay illeen nimankan inay UHURU u shaqaynayaan carruurtu xidtaa waa la socodtaaye…
Saaka magaaladu waa bandow, horaana ay dawladdu u sheegtay in COVID 19 awgii aan la isu iman karin…
AMAR DAWLO MUDDEEC< NINKII DIIDA DABBAAL…
Waxaan sugnaaba waa Shuute iyo Odowaa oo maxakamadda ciidanka saara qaswadayaasha, iyo beesha caalamka oo cunaha qabata sheegtana in ay nabadda iyo deggenaanshaha dalka liddi ku yihiin kooxdani…
Faataabbakhdii la iskala yimid, dan baa u run sheegtay. Qabiilkii lagu awrkacsanayay isna lagu garay…
Waa
INTEEN KA BAXAA MEEL ALLAH… kkkkkkkk
War dalka fawdada ka daaya, iyo maya Laandheere bannaan degay baan nahay UHURU-na waa adeerkayo, beesha caalamkana sxb baan nahay…
Waar ka jooga oo si nabad galya ah u kaanbayn gareeya oo joojiya dhaarta iyo kicinta shacabka iyo beenta. Mayee waxaa rag asmacaya ma nihin, meeshan annagaa ka diiq ah, kursiga bannee ama ogoow wixii dhaca…
Haye haddaba wixii idinku dhaca adinkaa isu gaystaye ogaada…
Hayaaaaaaaaaaaaaay, hayaaaaaaaay, mi mi mi mi, kala carar… Mar hadday Cashiir kugu furaan haram-cad ciishaysan, adiguba caqlaad carar maxaa dhaama…
Waxaa ugu nasiib xun KHAIRE meeshuu joogay iyo meeshuu is dhigay waxaan maqlijiray ninkaan koi furidoonin uusan kuu rarin som oil. Som oil. Hadaan waxaa kariday hunguri iyo meelo kore haabo.
Mid baa tuug inaadeerkii ah soo xidhay, markii jeelka la geeyey buu ku dacwooday “ninkaan laba il-maadeera baan nahay, labo tuugna waa wada ahayn, hadase waa ii dawladaynayaa”!!!
Nimankaan shacbiyad ma haystaan sida muuqata.
Soomaalidu waa ka gudubtay markii yaa reer hebal ah wax lagu kacsan jiray.
Farmaajo hadduu nin qabiil ahaan lahaa cadowgiisu saas uma carareen.
Wax daarood iyo hawiye la dhaho xamar kama jirto. Mucaaradka ugu daran waa daarood sida deni iyo madoobe oo ah maskaxda ka dambaysa qaskaan.
Ninkii khayre ee dadka u dawladayn jira miyaa loo dawladeeyay??
Kkkkkkkkkk, shalay baan iri hadii dawladu jaajuusiintan talaabo ka qaadi waydo sidii Janan iyo ina Nuur siyaad dib dambe uma taageeri doono, alxmdllh sidaan rabay iyo ka fiican bat wax u dhaceen .
Orodka ka dhacay ma arkayseen, Waa in nimankan lasoo xirxiraa AMA ay guriceel iyo ceelbuur u cararaan, sharcigu ha sareeyo somaliyey.
DEG-DEG
Kooxda BADAR IYO BEESO oo beesha LIxaad warqad cabasho u diray oo lagu qoslay…
Waxaa la su`aalay ” Ma cinqilaabkii baa idinka dhicisoobay”?… Dee ma hadal baaba u haray… Shib iyo isha mirig ka sii baa ka dhacday…. Allah kariim…
banaan bixii waa socdaa mana joogsan doono hadii alla yiraahdo.
kaligii talisku beryo yar waa sii nolaan karaa laakiin mawaari doono.
xurnimo ku noloow ama dhimo.
laysma gaarin weli madax dhimatay maanan arag.
maanta meel iiga qora kaarkii ugu danbeeyay ee hogaamiye farmaajo maanta ayuu gubtay.
xaq u dirirku ma niyad jabo.
warqaad
Maxaad tiri “xaq u dirir”. ? Adeer mooryaanta waa in jilbaha dhulka loogu dhuftaa! ha soo daayeen waxay hayaan. ninkii talin jiray soo laba kaclee!!
Xalka Somalia waa democracy in mardambe xukunka la isku qabsan oo sharci iyo dastuur ka yaalo sida loola kala wareegayo.
Kuwiina Farmaajo qabiil ahaan ama shaqsi ahaan u jecel ama fahmin faaidada free and democratic Somalia.
Ka fekera middaan: beri marka farmaajo tago, haddii mid iinaan rabin oo xitaa dalka u fiicnayn diido in doorasho qabto oo xukunka sku suuxiyo kawarama.
Dal wuxuu nabad iyo horumar ku gaari karaa dal dastuur la raaxo leh.
Haddii kale waxa laga helo yaan aniga wax la iga siin.
Madaafiicda hogaamiye Farmaajo, ridayo meelkasta ayey gaartay oo wataa Garoonkii Aadan Cadde, xirmay maanta. Waxa keliya oo dadka Soomaaliyeed looga fadhiyaa waa in aysan dulqaad dambe u muujin keligitaliye doonaya in dastuurka iyo dowladnimada la burburiyo!!
Waxaan hambalyo udirayaa shacabka muqdisho oo iska diiday kooxdaan lagu adeegto taagro mug iyo misaan lehna u muujiyay dawladooda waxaan kaloo hamalyo udirayaa dhamaan ciidanka qaranka soomaaliyeed qaybihiisa kaladuwan ee xaqiijiyay amniga caasimadda.
Jaale Siyaad wuxuu watay Jilicow oo cidda iswaasha xiniinyaha ka tuma.
Farmaajo Xundumey iyo Fahad Yasin sida ul ku mumin daanyeerkaan soo gaardin.
Deni iyo Madoobe wuu usoo socda.
Somalia marxalad horleh ayey gashay.
Allow sahal ammuuraha🤲
askarta ababulan hala begsado lakiin yaan laga
Nixin qurba joogta musharixinta ah
Waxan aragna in mudulood ay albabada hoosta ka
Soo xirteen… oo ay guryohooda jogan waxa saaka
Soo baxay qaar ka mida besha cayr iyo xogaa
Murursade ah yacni shacabkii degana muqdisho
Way diideen in noloshooda la burburiyo hoobiyaha
Ma ugus baa riday mise hogamiye koxedyada ?
Wallee farmaajo ciidan waa dhisay been ilaahay baa necebe bal ciidanka gorgor ila fiiriya waa militaryga turkiga oo kale iyo hubka ay lasoo baxeen war ciidanku farmaajo ayay jecelyihiin ileen isagaa nolol iyo karaamo usameeyee.mideeda kale cc shakuur iyo dadka ay wataan 30 madhama yaab badanaa waa toban habaraji cayr ah iyo 15 uurgaale murursade kkkkkkk shacabkii waa diideen inay soo baxaan anigu waxaan rabay in layska dhaafo laakiin waxay samaynayaan waad garankartaa waa gacmo shisheeye bal fiiriya airportkii ayay madaafiic kugaraaceen sababta yaa iisheegi kara aad baan uga carooday walaahi madaafiicda ay ku garaaceen airportka war ragaan waa in lasoo qab qabtaa waaba niman qaranimadii kusoo duulay
Afar (4) sano oo xiriir ah ayaan halkaan idinkugu sheegayey in Mohamed Abdullahi Farmaajo keligitaliye aan dowladnimo, ilaalin dastuur iyo doorasho rabin yahay. Hayeeshee maanta ayuu maaskaraatigii beenta ahaa iska siibay oo wejigiisa dhabta ahaa dadkii shalay sida dhiifoon oo dhiiran usoo dhaweeyey rasaas la dhacayaa. Waxa keliya oo dadka ka aragtida duwan ku dilayo waa ha isku soo bixinaya oo ceebahayga ha sheegina.
ina Farmaajo, xabadda uu maanta #Xamar, ka ridayo waa lagula xisaab tamayaa ee taas ha ogaadaan taageerayaasha beenta iyo turufada ku taageera!
Xamar waxay horrey isaga xorreysay Siyaad Barre, oo cudud iyo ciidankii geeska Afrika u badnaa haystay, qabqable dagaal oo dadkeeda kala dilay iyo Ciidamadii Ethiopia, oo maxastii iyo maalkii Xamar yaalay bannaystay dhiigooda iyo dhacooda.
xaq u dirirku ma niyad jabo.
Xabadu waa siday u bilaabatay. Kuwiina alalaasaya Hadhoow yaan garoonka laydin ka waayin.
Kolay waan ogahay waxaad ku hadaaqi doontaane Numbarkiina xajista marka Kaniiniga birta lays Laqsiiyo.
Kkkkkkk
Garqaad iyo hobyo
Walayal reeraha aad ka dhalaten ee da, uud iyo
Sacad …. wax soo baxay maleh omar filish iyo
Roble ayey la saften iyo iyago egaya hantidooda
Yaad gurbanka aan jirin u tumaysan kkkkk
Shacabka banaanbixi waa Hawiye
Askarta diidi waa Hawiye
Madaxda banaanbixi waa Hawiye
Madaxda diidi waa Hawiye
Wiilka dhiman waa Hawiye
Magaalada guban waa Hawiye
Hantida baabi’i waa Hawiye
Daaroodow ma halka nin oo waxaas oo dad ah ku dhex jiro ayaad moodey Rag inaad ku tahey.
Wiilal soo dira ama naga daaya alalaaska aad ka dhex wadaan Wiil iyo adeerkiis
Jabhad
Adeerkaa C/llaahi meeshuu soo watey Axmaaro iyo Daarood, waxey aheyd inuu soo wato Wiil Hawiye
Waqtigiisu wuu dhameysan lahaa
Inkastoo aysan dhalin gabar Hawiye ama uusan qabin Naag Hawiye
Meeye qaswadayaashii jooga laga waayey , meeye mooryaantii laga joogi waayey soomaalidu kal xishooto ma leh,ee kal cabsatay leedahay. Wallee carar baa ka dhacay tan iyo caanoole. Caruurta jiir baa ka dhacay,ciroolana ha joojin. Ceebta culusaw baa ka badan ciida oo idil. Caatadii kheyre hawey Caro u siideysay. Ku darso
Jabhad
Meesha waxaa kamuuqato in ccshakuur iyo khayre ay kali ku ahaayeen.nin walba ninkiisa ayuu lasaftay rooble qaarbaa lasaftay xundubeey jufadiisa cumar filish jufadiisa gen.odawaa jufadiisa saadiq john jufadiisa farxaan qaroole jufadiisa Cali yare wardheere jufadiisa intaan oo dhan yaa iska celin kara rag rag dhalay wadanka adinkaa leh oo ukacay cayriya kabaqaadyada. murursade hilib qalato suuq waraabe banaankaa ladhigay kkkkkkk
Kkkkkkk
Gedo war xataa murursade xalada xogiisa mamo
Seynab ayey xalay la jogeen meshii waxa looga
Siibtay khayre iyo shakuur ,,,,, Waxan ka naxay
Markey xabada ku bilabatay sidey dhulka isugu
Tuureen ilayn waa qurba jooga war nimanka yaan
Mardanbe laga nixin
Dhaman wan idin salamy akhyarta sharafta leh.Daarood hadeynu nahey somali Dawladnimo iyo Maamul wanag wanka badinaa. Balse waxeynu belo kudhignay kursi jaceyl iyo madax adeyg, kaso sababa Dagaal sida hada dhacday.Md hore Farmaajo waxey aheyd sidii Gobanimada iyo sharfta laheyd e loogu warejiyey inu xilaka uwarejiyo balse madhicin!Anigoo og mucaradku iney hawshoda hooska tuurka watan hadana waxii dhaca masuliyada group farmajo ayala saraya hada xilkii afduubku haysta.Beesha Hawiye isma qabato been ayey noqotay e Besha Daarood ayaan isqaban ninkas Dalka halaga qabto iyo shacabka masakinta ah urabo inlagu kor dagaalamo.Iftinka yar hala ilaaliyo macaradkuna maleshiyadka hanaga dhafan hala wada hadlo somaliyey!!
War shacabka iyo masaakiinta yaan lagu dhex dagaalamine inta kala reebta la tago qolo lax bakhtiday ha jiidato
Mustafa daacad
Eragaas waa run; Hawiye nidaam ma dhisi karaan, Daroodna belo waxay ku dhigeen, kursi sharaf ku wareeji waa laga habaaray.
Hawiye waa rag isqabta, Daarood isma qabto.
Ilaahow Darood iyo Hawiye ummadda Somaliyeed ka qabo.
War talada u dhiiba Isaaq, Samaroon, Digil-Mirifle ama 0.5 aka minority (Jareer, Cadcad ama gabooye etc.)
Adduunkii waa ka quustay Somalia.
Shacabka Somali adduunka dacaladiisa qabow iyo dhib ku jira ayaa iigu daran.🤦♀️
Land of Punt
C/llaahi Ciise ma Daaroodbuu ahaa
Aadan Cadde ma daaroodbuu ahaa
Shiikh Shariif ma daaroodbuu ahaa
Xassan Shiikh ma daaroodbuu ahaa
ONLY 4TA NIN EE DOORASHO IYO NIDAAM DOWLADNIMO WAREEJIYEY
War ma waxaad ku balamisey golaha Caruurtaada.
CARUURTAADA.
– Daarood wuxuu Faan kaaga gooyo, Xabad kaagama gooyo.
Kkkkkkk
Amiin caamir wuxuu soo sawiray khayre
Oo sidii usain bolt u ordaya 100ka mitir kkkkkkk social media khayre ayaa qabsaday 7 daqiiqona waa lagu riday maantana 100 mitir ayuu orday kkkkkkk
Dabshid
Waa runtaa kulli xilka wareejiyeen laakiin Darood xukunka dhiiba diide laakiin nidaam dowladnimo dhisaan.
Farmaajo xitaa ciidan iyo nidaam dhisay ayaa caawa u dagaalaya system dhisay oo Hawiye u adeegsanayo.
Aniga dictatornimo la ima tuso waayo aakhirka waa la isku dilin oo dalka ku burburin.
Farmaajo haddii talada loo daayo wuxuu dhisin powerful Somalia laakiin hadana 20 sano ka dib dalka waa la gubin marka mucaarad ku daalay hubka gurtaan.
Democracy 4 sano nin doorano wax dhaama ma jirto..in my books
Xaange
Labada qodob qortay waan ka helay, maskax adag ayaad ka keentay..run
By Xaange
Dabshid
“Waxaa iska daaye 2 mid un baan qoraynaa daqiiqado kabacdi.
1- Madaxweynayaal tol waayey”
2- Madaxweyne talo waayey
😁
@All horta joojiya cayda illahay na ka baqa.
@Garqaad sx meesha lacagtii Sh Shariif keenay ayaa la qaybsanayaa iyadoo boorsoon ku jirta safarkiisii u danbeeyay iyadoo laga reebi karay ayaa loo daayay maanta lacagtaas dalka yaan lagu gubin.
Sx waxaa is qabadsiisaa tikniko iyo mudaharaad nabadeed?Tiknoko dagaal aa loogu talo galay taas xal u keen.
Maanta haddii dadkaas mucaaradka 2kun qof isu keeni waayay aanay hub lasoo shir tagi lahayn waan taageeri lahaa.
Nin ayaan u diray thuma walaahi Cayr ah sidaan ayuu ii sheegay.
Waxaan dabo socday Mahad M Salaad wuxuu kor ka arkay ciidanka DF,isla markuu arkay isagoo qaylinaaya ayuu dhexda galay waa la isoo shiishaayaa hadan uu ugu dabo maray,wuuna dhuuntay Khayre xabaddii koowaadba wuu cararay walaahi Social media oon soo galin CCW inuu kufay ankee cabsi darteed uu ordi waayay ninka soo tuuray waaye.
Waxaa ayaan daro ah wax 2 week lagu xalin karo in intaas loo maro oo markastaa telephone inta loosoo diro la leeyahay diida si waqtiga uga dhamaado firaaqo sharciyada DF etc waa lagala taliyay beesha 6aad si toos ah ayaa loogu sheegay.
Hadda waxaa soo socda.
1-In 2016 habkeedii la raaco.
2-In 17 September la raaco.
3-In guddigii Xaliimo yarey lasoo celiyo 2 sanno loogu dhufto.Midba kan kale ka daran waana garanee gacmo kale in ay ku jiraan arritaan.
SOMALIYA DICTATORSHIP KAMA JIRO EE RIYADA AH XAMAR AAN WAX KU VAADNO HALAGA GUDBO.
Cadde gaabow oo AJUURAAN ah ayaa dhahaaya abkoowgay aa inta ku guudan.Aniga awoowgay Xamar ayuu ku duugan yahay aabahayna Baydhabo marka ma dadkaan ka xigaa?
Hooy Mooryaaneed oo 30 jir dagaal iyo qarax lagu gaadhay.
Dagaal oogayaashii Jiilka 3xaad waa in meel la saaro.
Alshabaabta la sheego waxaa ka xun kooxdan Mafiada ah..
Lacag ayaa ku socota Muqdusho Hub badana wuu soo galay,badhna euu socda.
Dalmuda
Dalka Dawald baa ka jirta, ha loo sheego UHURU iyo Daanyeerrada uu noo soo dirsaday…
Lacagta Kenya iyo Uae waa qaadasho, dalna waa difaac…
-Waxaa la gaadhay waqtigii dagaal oogayaasha hubka laga dhigi lahaa, lana bari lahaa nidamaaka iyo kala danbaynta…
-Kooxdan waxaa waalay AARAN-JAAN iyo JEEGAAN midina RAISUL WASAARE u buko midina QARAAB TAG IYO CITIRAAF… Waxaana sii waalay UHURU oo isna qar ka sii tuuray…
4ta guri ee Kenya ay ka gadteen iyo waxoogaaga ay dhaceen oo bangiyada Kenya u yaal baa lagu black mail gareeyay… Taas ogaada Shacaboow…
Cid ay ka naxayaan iyo dal ay ka naxayaan ma leh, waa mooryaan la wada kiraystay…
Ma faanbaa mucaaradkii Ayaan bursaday.
Sow ma ogid nin aano kuu qaba in asagana kugu som maqanyahay oo maray ahaataba waran/toorey kaa taagin.
Aniga cidda kasoo jeedo waxay ku maahmaahaan; nin aarsan karin uurka hooyadiis weli ku jiraa..
War hooy Maryooley marlabaad maatada ha iska kufsanina.