Deg deg: Weerar ku bilowday Qarax oo Muqdisho ka dhacay iyo Wararkii ugu dambeeyay
Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya Qarax xooggan oo goor-dhowayd oo galabta ah ka dhacay waddada aadda garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, Waxaana Jugta Qaraxa aga maqlay qeyb badan oo Muqdisho kamid ah.
Waxaa lagu soo waramayaa inuu Qaraxa ka dhacay meel u dhow hotelka Afrik, oo ay ku taallo bar laga kantoroolo baabnuurta aadeysa dhanka garoonka diyaaradaha.
Sida aan wararka ku helnay qaraxa kadib ayaa dagaalyahano hubeesan oo katirsan Alshabaab waxa ay Weerar ku Qaadeen hotelka halkaas ay ka dagaalamayaan.
Goobjooge ku sugan agagaarka Hotelka la weeraray ayaa sheegay in ay maqlayaan Rasaas iyo bambaanooyin ka dhacaya gudaha Hotelka Afrik , kadib markii Qaraxu dhacay.
Ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya ayaa kusii qul qulaya hotelka la weeraray, waxa ayna ciidamada xidheen wadooyinka soo gala Hotelka iyo kuwa ka baxa.
Waxaa jira khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay weerarkan ismiidaaminta ah, waxaana socda gurmad loo fidinayo dadka waxyeelada gaadhay Qaraxa.
Xaalada ayaa ah mid kacsan, Lama oga Khasaaraha dhabta ah ee Weerarka ka dhashay, Waxaa Sidoo kale lagu soo waramayaa inay halkaasi ku sugnaayeen Sarkaal iyo Ciidamo uu wato kuwaasi oo Ka hortagay Maleeshiyada Weerarka ismiidaaminta ah soo qaaday.
Kalshaale.com
Kala soco Wararkii ugu dambeeyay.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=39189
Baha Tigree iyo Shabaab iyo Baha Uhuru waa isbahaysi la yaab leh… Wada shaqayn aan caadi ahayn baa ka dhaxaysa…
Hadda waxaa boorka laga soo jafay qaraxyadii iyo weeraradii Shabaab, hello Cali dheere ma maqlaysaa?… Hoobaa, waa waqtigaagiiye hawshaada gudo, Ciidanka Ethiopia weerar, Xamar qaraxyo u miis…
Odayadii Koofiyad baclayaasha soo kici, rafashadii u danbaysay ee agoonta Tigreega…
Dadkani waxay Caabudaaan kacagta.Hadasd ogayd hooyo isbaaro loo dhiganayo iyo qof bax sita oo lagu nasìibsanayo maanta qarax ayaa lagu badlay isbaaradii.
Ogoow,hadii nin Hawiye ahi isbaaro dariiqa dhigto,dadka dhib ku hayo ma jiro cid odhanasaysa waar ka daa,waar qaad isbaarada.
Hada waxb yaan alshabaab laguu sheegin,waa isla kuwii isbaarada dhigan jiray iyo kuwii la noolaa.
Dalmida
Argagixisadii Gun-balaadh mataasay keeneen ee Imaaraatka,Kenya,Deniyo,Timirtii horebe dab loo waa(Axmed-Sawaaxili)kuwii kale ee Thuma Walaahi,Lax-Dhukan,Xasan Duufle imw.
Daaquudada gabalkoodii ayaa dhacay.
Villa Shabaab ayaa laga soo agaasimay ee talow hotelka ma qolyihii musharixiinta ahaa ayaa deganaa,Indhacade ayaa laga soo badbaadiyey isagoo bed qaba waan marlay.
Marka haddiiba indhacadde meeshaa joogey filo in qolyo kale oo mucaarada meeshaas joogeen.
Laba shabaab inay wada shaqeeyaan ciddii aan ogeyn maalmaaha iyo bilaha soo socda ayey ogaadoonaan kolka la beegsado mucaaradka.
Sidaan ogahay Hotelkan dhawr mar ayaa mucaaradku shirar ku qabsadeen. Waana intaa waxa shabaab la isga soo dhigay
Fahad Yasiin iyo Xassan Daahir UGUS ayaa soo maleegay.
Waa Hotel lagu qaban jiray shirarka Badbaado Qaran,
Waa Mashruucii Ethiopia iyo Eritrea ee ahaa
– in burburiyo Maamulka Banaadir State of USC
– In la laayo shacabka Reer Muqdisho
– In la wiiqo Dhaqaalaha Reer USC
– Horey waxaa loo wiiqay qiimihii dhulka Xamar
– Horey waxaa loo weeciyey Maalgashigii Qurbo joogta
* WALI WAXAA NAGA HORMUUQDO QUMBULADDII ZOOPE IYO QASAASKII QALBI-DHAG
Sikastoo ay isugu dayaan Ethiopia iyo UGUS Eritrea iney naga weeciyaan Doorashada iyo Democracy
Lagama yaabo iney noo sii joogan
– WIIL AXMAARO FAHAD YASIIN
Hadde awalba Hurdaaye Suuulka saar ayuu ahaa
Marki Xaaladda jiq noqoto oo qeyladu badato waxaa lagu aamusiyaa dilal ama qaraxyo, waa tan maanta qaraxyadu iska daba dhacayaan🤔
hoteelka waxaa ku shiraayay odayaashii beelaha hawiye. shirka dowladaa looga soo hor jeeday. villa somaliya ayaana ka danbeysa qaraxaaas.
allow alle.
reer aan ogahay ayaan fahmin.
Xiligan oo kale 4, sanadood kahor Xukuumadii talada dalka haysay, waxaad moodaysay in lagu yidhi “Illaahay risiqiini waa joojiyey, ee wixii aad iminka qaadan kartaan kala qaata!”
Mushaharaadka khasnada lagala baxay, Xuquuqda ciidamadee la xaday, bakhaarada caawimooyinka ee la kala qaatay, dhulka la kala tuurayo, booska banaan ee wif laga siinayo, Baabuurka rinjiga laga bedelayo! Waa layaabay.
Maanta wakhtigu waa isla wakhtigii!
Mudo xileedka 9, maalmood baa ka hadhay, majirto hal askari iyo hal qof oo shaqaale ah oo Afartaa sanadood maalin kaliya mushahar waayey, iskadaa sanadaha iyo bilaha kale, maanta oo 9, maalmood hadhay ayaa mushahaarooyinkoodi, shaqaale weynaha iyo ciidamada loogu shubay akoonadoodi.
Majirto dhul maguurto ah oo la kala boobayaa, waxaase jirta dhul maguurto ah iyo dhulkii danta guud oo dib loo dhisay, majirto khasanado madhan, majirto dayn dawladdu ka qaadatay ganacsatada.
Gadhwadeenada, Maalmihii madoobaa, dib usoo noqon maayaan.
A.Terra…
Been ma sheegin… Xaashee nin libin kaa xistiyay xumihi waa yaab…
Alla maxaa meesha Doqon iyo Mooryaan jooga.
Muqdisho waxay qarax iyo hoog ku jirtay Formaajo iyo Fahad ka hor.
Mooryaanta iyo Dabadhilofku munaafaqad ayay naf moodeen.
Qalbi dhagax ayas Ethopiya loo dhiibay,waa nin Somaliyeed kkkk
Qaraxa soo kordhiya,soo badiya,Formaajo ayaad wax ku yeelatsaaan oo Fahad Yaasiin ayaad wax ku yeelaysaan
Mooryaan miyaa aniga wax ii sheega.
Kuye,Fahad yaasiin kkkkk
.isbasro iyo ku nasiibso ayaa ku nool Muqdisho.
Dalmida