Goodax Barre oo Markii Xilka laga Qaaday Weerar Joogto ah ku bilaabay Madaxwayne Farmaajo
Laascaanood ( Kalshaale ) Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay wararka sheegaya in ciidamo tababar loogu qaaday Eritrea lagu laayay dagaalkii ka dhacay Gobolka Tigreega.
Goodax Barre oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka ee wakhtigooda dhamaaday ayaa sheegay iney mas’uuliyad darro tahay waxa dhacay, islamarkaana ay arrinta walwal iyo walaac hor leh kusii abuureyso waalidiin badan.
Goodax oo adeegsaday muuqaalka waalidiin ilmeynaya, kaasi oo uu soo raaciyay qoraal uu madaxweyne Farmaajo iyo taliyaha nabad sugidda Fahad Yaasiin ku eedeynayo iney geysteen qiyaano qaran, isla markaana lagula xisaabtami.
“Waa arrin aad u fool xun, murugo iyo masuuliyad darro aan qiil lahayn. Waxay walwal iyo walaac badan arrintan kusii abuureysaa waalidiinta Soomaaliyeed ee ubadkooda u hibeeyay in ay difaacaan dalka iyo dadkooda. Waxay caqabad ku noqon doontaa in la helo dhallinyaro mustaqbalka ku soo biirta ciidamada qalabka sida,”
“Ma jirto khiyaano Qaran oo ka weyn, waana arrin aan looga hari doonin Fahad iyo Farmaajo dambigan ay ummadda Soomaaliyeed ka galeen” ayuu yidhi Goodax Barre.
Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay beeniyay iney jiraan ciidan tababar loogu diray Eritrea oo lagu laayay dagaalkii Tigraay, wuxuuna ka digay in ciidanka la siyaasadeeyo.
Balse Goodax Barre ayaa tan iyo Markii ay dhacday Xukuumadii uu ka tirsanaa ee Xasan Cali Khayre, Wuxuu ku biiray Siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee Xukuumadda Eedaynta Joogtada ah usoo jeediya.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=38698
Dee goodax Barre haku biiro kooxda ka calaacala Jasiira.
Hadaladii isku midka ahaa ha diyasrsado.
Wadanku meelbuu xun ayuu ku socdaa.
Doorasho wada ogol ah.
Unukasle
Thuma Wallahi
Wadanku badbaado ayuu rabaa.
Wadanka meel fogbaa laga keenay.
Kkkkkkk
Intaa haduu yidhaaa wuxu u sharaxnaandoonaa madaxwsyne kkkk
Sanbalooshaaa yaabay.
Dalmida
Goodax barre.faroole.galaal.cali waraabe.oday xaad waa musiibo ummada kudhexjirta
Niman shalay shaqada uga eryey Wasiirkeennii Arrimaha Dibadda Danjire Ahmed Isse Awad oo leh, ‘‘ma jirto sabab aan mashaqada Ethiopia, dhextaal ugu dhex milanno’’ oo bannaanka la soo istaagay, ‘‘Abiy Ahmed, waa walaal garab iyo gaashaan naga mudan oo TPLF ugaarsigooda qeyb baan ka nahay’’ ayaa raba in ay naga dhaadhiciyaan, ‘‘ma jirto askar Soomaaliyeed oo Eritrea lagu tabobarayey oo Gobolka Tigray, ka dagaalamay.’’
Inta aan dhimashada iyo dhaawaca wiilasheenna la gaarin waxaa caddaan ah in Farmaajo, naftiisa u hurayo Abiy Ahmed iyo Afwerki haddii aysan xataa weydiisan.
Qalbi dhagax ayaan wada ogeyn halkii lagu dhiibay.
Hadana wiilasheenii miyaa ku xigsaday.
19 ayaa ka hartay kursiga villa somaliya.
Waxaan rejeynayaa in maxkamad lasoo taago.
Moogayaal ayaa yaabay
War illeen belo, war bal waallidan oo kale yaa u soo joogay. Waayahaye bal noo sheega sida ay Ciidankeennu dagaalka ku galeen, ma la raafay?… Ma Ethiopia iyo Eritrea ayaa ciidan la’aanu ku dhacday?… Ma tababarkay ku jortay inay dagaal galaan?…
Teeda kale wixiinnan mucaarad badawdaahi, immisa been baad sheegteen oo la ogaaday?… miyaydnaan qajilin maad sida mucaaradyada dunida mar qurana ha noqotee i dhaqantaan?…
ASC dhamaantiin.
Dhibaatada Somaliya waxyaaba keenay amaba dheereeyay waxaa kamid ah daanyeerkaan Goodax oo kale, oo shalay u niikinayay Farmaajo, oo hadeerna farqaha ku dhagan markii dantiisa shaqsi iyo wasaqnimada nooceey doonta ha’ahaatee ka keenayay shalay in uu afhayeen u noqda ninka uu maantay farqaha heeysto. Waa daanyeer Goodax Barre iyo odayga xunka ah ee madaxa cad ee jaad cunka badan ee isku sheega ugaaska Xawaadle. Waa laba daanyeer.
Now, waxa uu nikaan nacaska ah ee Goodax Barre iyo daanyeer kasta oo Somali ah ka il helleen waa iyada oo aanan lagula xisaabtameeynin waxii eey shalay dhaheen, amaba sameeyeen, amaba danbi oo eey galeen. Si sahlan ayeey kuwii uu shalay caaynayay amaba dillayay u soo dhaweeyn, su’aal la’aan, waana mid tilmaameeysa in daanyeernimada Somaliya eey aad uGu baahsantahay xataa kuwa siyaasiyiinta, madaxda sheeganaya, iyo shacabkaba.
Tusaale, waxaa isku group amaba xisbi noqon daanyeer Shiiq Shariif, iyo Ahmed Macalin Fiqi, oo shalay dhahayay “areey, aryaa Farmaaja ii geeya” iyo ninkii eey uga hiiliyeen ee madaxweeyne Hassan Shiiq. So, xataa daanyeernimada iyo aqoon la’aanta weey heeysataa Xassan Shiiq, iyo mid kasta oo siyaasi fataal ah isku sheega.
Hadii la’is xisaabin, hadii la’is weeydiin, hadii “record” la fiirin, hadii qabqable, daanyeer, wadaad diinta been ka sheega, iyo qof walba waxa uu sameeyo lagu sameeyo, waxa uu dhaho la dhaho, marka uu caruur dillo, caruurtiisa la dillo. Marka uu dad qarxiyo, gurigiisa iyo ehelkiisa la qarxiyo. Ma’idinla tahay in Somaliya rafaadka eey soo martay eey mari laheeyd?
Dalmida.
God bless Somalia.
Walle haraadigii tigreega cabaadkoodaa baxaya horaa loo yiri habar dhali weyday aleelo ku waalatay hadda madaxweyne gidaarka la dhacayaan mar ay yiraahdaan gudigii doorashadu waa nabadsugid,mar ay yihaahdaan ciidamo soomali ah baa ka dagaalanaya liibiya,mar ay iyiraahdaan ciidamo soomaali ah baa turkigu geeyey armeniya iyo asarfajaan xaaladoodu waxay ku soo ururtay jahwareer,been abuur,rafasho iyo niyad jab marka waa in ay iska qeyliyaan waxay rabtaa a sheegaan illeyn xal kale ma hayaane wey quusteen qaswadayaashii hedhe hedhe talo baa ka jahwareersan.hedhe hedhe
Madaxey gidaarka la dhacayaan
LADIES AND GENTLEMENT
WELLCOME
TO THE TWILIGHT ZONE
Magaaladii muqdisho laydh macaan ayaa laga dareemaya
agoonta kacaanku waa labo mid qabiil ku noqday iyo mid aabihii u ahaa subservient kacaankii dhicisoobay
I’m continually amused by the ogoontii kacaanka that the aarmaajo so called administration will be re-elected,
to describe these idiots this phrase comes to mind..
DEAF…DUMB….AND BLIND
taariikhda qofku haduu wax ka baran waayo dhib kama dhamaado niikadanna iyo aarmaajo iigeeya ayaamaa ka hadhay
USC FORCES WILL TAKE CONTROLL COME WHAT February
Wax la tiriyo taag ma leh.
Jaale Farmaajo waxaa u haray 17 Casho in uu ku Sii nagaado kursiga Villa Somalia iyo Qasnada eedo
Batuulo.
February 08/2021 Farmaajo wuxuu noqonayaa qof Shibil ah. Hadii uu taa aqbali waayo hade wixii dhib Ah ee ku yimaada waxaa ka masuul ah Lataliyayaashiisa oo ay wali ku qufulan tahay Kacaankii 21 October ! Kuwaas oo wali u haysta in Lagu jiro xiligii Kacaanka 1969 kii. Maba la socdaan Qarnigan aan joogno inuu yahay Millennium kii oo 21 jirsaday.