C. C.shakuur Iyo Mahad Salaad oo sheegay in Ciidamo Soomaali ah ku dhinteen dagaalkii Gobolka Tigreega !
Muqdisho ( Kalshaale ) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah Mucaaridka Dawladda Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah u baahiyey in Ciidamo Soomaaliyeed ay ka Qayb galeen dagaalkii ka dhacay dalka Itoobiya gaar ahaan Gobolka Tigreega.
“Tiradeenu waxay ahayd 3,000 hadana wax nool waxaan ka arkay 180 dhaawac oo anigu aan ku jiro!
Waxa ila soo xariiray dad badan oo isugu jira ehel iyo asxaab, sanad ka horna caruurtooda dalka Eratareeya loo qaaday nolol iyo geerina aan meel lagu sheegin.
Mid ka mid ah caruurtaas oo maalmo kahor la soo xiriiray eheladiisa wuxuu sheegay in la geeyay magaalada Mekele ee Gobolka Tigreega ayna ka qayb galeen dagaalkii halkaas ka socday, wuxuuna sheegay in tiradoodu ahayd 3,000 hadana wax nool uu ka arkay 180 dhaawac ah oo isagu ku jiro.
Waa arin aad u foolxun, murugo iyo uurkutaalana ku beertay ehelada caruurtooda lagu xasuuqay dagaalka Itoobiya ka holcaya. Waxaan ugu baaqayaa Musharaxiinta, Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka iyo Siyaasiinta in gacan la siiyo waalidiinta caruurtaas dhalay oo lala baadi-goobo caruurtooda nolol iyo geeri mid uun! “ Ayuu yidhi Mahad Salaad.
Hadaba Sawirka uu adeegsaday Mahad Salaad ee Ciidamada Soomaalida uu ku sheegay waa Wasir ku jira Barta Youtube-ka oo 7-Sanno ka hor halkaasi la geliyey, kaasi oo ah dagaalkii Eleteriya iyo Itoobiya.
Sidoo kale Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhankiisa Arinta ka hadlay ayaa yidhi “Waxaa soo xoogeysanaya walwalka iyo walaaca laga qabo, gaar ahaan waalidka masiirka dhallinyaradii Soomaaliyeed ee dalka Eritrea loo qaaday. Waxaa soo baxaya xog ah in qaarkood loo adeegsaday dagaalka ka socda Gobolka Tigreega. Waalidiinta wiilashooda maqanyihiin waa in ay is urursadaan oo ay si wadajir Dowladda uga dalbadaan in ay ubadkoodii u soo celiso.
Guddoonka iyo Guddiyada difaaca labada aqal ee Baarlamaanka waa in ay hawshan u istaagaan, baaritaanna ku sameeyaan, lana kulmaan waalidiinta wiilashoodu maqan yihiin.
Xisbiyada siyaasadda, murashaxiinta, warbaahinta, bulshada rayidka ah iyo odayaashii damiinka ka ahaa wiilasha waa in ay dowladda ku cadaadiyaan in ay dalka dib ugu soo celiso dhallinyaradaas inta nool, qancisana waalidiinta ubadkoodu maqanyahay.
Ma jirto khiyaanno qaran oo ka weyn, haddii ay dhab noqoto in wiilal Soomaaliyeed sidii xaabo loogu shido dagaal ahli ah oo dowlado shisheeye ka dhex socda, waana in lagula xisaabtamo madaxweynaha iyo masuuliyiinta kale ee hawshaas ku lug yeelata.”.
Dawladda Soomaaliya weli kama aysan hadlin Arintan ay Mucaaridku maanta sida wayn u Qaadaa dhigayaan, Balse waxaa jira Weerar ka dhan ah Ciidanka Soomaaliya oo siwayn u dhismaya, iyadoona la adeegsanayo Saxafiyiin, Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin kale oo Soomaali ah.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=38640
Mooryaanbaa ka sheekaynaysa Somalinimo iyo dad dhintay.kkkkk
In ka badan 500 0000 oo Somaliyeed ayay Dileen.Ilaa haatan ayay dhiig gacmaha kula jiraan.
Waar dadu Daayeersanaa.
Ma dadbaa wax ka dhegaysta noocaan oo kale,xageese la joogaa?
1970skii miyaa la joogaa kkkk
Hada ka kor ayaan maqlyay sheeko odhanaysa:’Waxaa Muqdusho la keenay maydadka Ciidan la geeayay Qatar oo Beerka laga baxay Maydakii oo Beerka laga baxay ayaa la keenay Muqdisho.
Mooryaanku waxan ayuu ku ceeshaa.
Ragaasi waxay ka baqayaan dawladnimo iyo in maalin lala xisaabtamo.
Mahad Salaad waa alshabaab,walaalkiina waa xubin sare oo alshabaab ah. Waana Mooryaan iyo Xildhibaan usbarkan.
Dalmida
Mentor Abby Ahmed waa ninka lugooyey Mr Farmaajo oo ku dhahey anigaa kuu kordhin 4 sano oo kale OO QABYAA.
Hadda waaba ka siidarey Mr Farmaajo siduu Kheyre Kororsi diide meesha uga tagey
10 QUFUL IYO 20 HANDARAAB ayuu isku xiray.
– Jaq oo Jiif
Inta danbi ee ay galeen labadan mooryaan 2dii bilood ee u danbaysay…
1. Layntii saraakiisha ee Balanballe
2. Generaal Xuud oo ay dhaqaalaha siiyeen
3. Kicintii iyo abaabulkii Mooryaantii mudhahaaradasay ee dabajeexa wadtay
4.Mooryaanta Jaziira ciidanka ku laayay oo ay iyana abaabuleen.
5. Ciidan ku sheeggii macaswileyda ee lagu sheegayay mid doorashada ilaalinaya.
6. Go`doominta Bakool oo ay Cali-dheere la kaashadeen iyagoo dhaqaale badan u diray.
7. Dacaayaddan aan salka iyo raadka lahayn ee ay ka faafinayaan CXDS si uu u burburo halkaana ay qarannimada iyo dawladnimaduba meesha uga baxdo…
Intaan iyo qoraallada been abuurka ah ee ku salaysan kicinta iyo nacaybka ee ay joogtada u dhigaan Social Media-ha waa jariimooyin cad oo la isku maxkamadayn karo…
Dawladdan xun ee hurudda ayaa ka masuul ah dalkan ay mooryaantu ku hirgisayso, iyo inay waxaan ku aqdaantaan qoladan aanu sharciba qaban, DF fulaynimada waxay kaga dareen dhoohanaan, waar dalka adinkaa ka masuula ee daanyeerta shacabka iyo dalka ka qabta…
Mr Bahal
Waxaan rabay inaan inta tidhi dhaho adaaba iga horeeyey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
War sxb Mooriyaantii Hawiye intay iska dileen baa ka badan afar Wiil oo Tigrey loo diray kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Muqdisho markay aheyd xaafad xaafad ee isbaaradu Taalay miyey ilaaween !! Hebel Finish, muuse Suudi, Danyare , Caydiid all mooriyaan you name them
Mr BaHaL
N&N waa soo nacayaa Wallaahi, wuxu fulaynimo ayay belo ku dhigeen. Sideed dal u hagi krta addon gacan bir ah ku qaban kuwa sharciga iyo kala danbayta la dagaallamaya?…
Dawladnimo baryo laguma helo iyo xorriyadba, meeshan waxaa iiga muuqda madax salaax iyo habacsanaan saa`ida ah oo ay DF dhaqan ka dhigatay…
Waxaan waa in ay joogsadaan, dadka ay iska horkeenayaan waxaaba ka darn oon aan la qaadan karin niyad jabka ay ku beerayaa malaayiinta Soomaalida ah ee rajada dawlanimada ka leh 2dan mooryaan…
Anigu odayaasha waxaan qabaa in ay qald ka fahmeen mucaaradnimada.
Agoontii Tigree ayay iigu muuqdaan.
@Dabshid maxaa dhib ah oo ku jaban in Tigree dadkeena xasuuqay in la xasuuqo?26kun ayay dileen Tigree iyo dawaladdii AU Col Abdullahi Yuusuf.
Waxaan qabaa haddiiba ay jirto arrintaa absolutely in ay shahid yihiin.
Qiyaas from 1997 Gedo illaa Xamar imisaa ku maqan Sayum Misfin?
Nin kastaa oo sympathy u haya waa daanyeer nijaas ah.
CAYAANKII TIGREE XISHOODA.
Habeen hore waxaa si dhuumaleysiya ku yimid Villa Xamar- GENERAALO ETHIOPIA ah kuwaas oo labo arimood midkood u sheegay Mr Farmaajo
1. Anagaa hadda mashquul ku ah Tigriya kumana siin karno awood Ciidan oo Kursiga Kuu kordhiyo ‘ EE RUN AWAY BEFORE YOU ARE CHARGED FOR TREASON.
2. Inay dhaheen KAALEY BAYDHABO OO HALKAAS AYAAN KUGU WAARDIYEYNAYAA ilaa HAL SANO ( Sidii C/llaahi Yuusuf ).
What ever they told their puppet Farmaajo, after 8th of February will be held new elections.
* Cirbad dambe ayaan ceel lagu sahmin
Somalijecel
Halkaas miyaad siyaasad ka joogtaa.
Yes Tigriya with Axmaaro waa laayeen reer Muqdisho ayagoo rabo iney Xamar hoos geeyaan Addiss Ababa
Yes Oroma with Axmaaro hadda waxey ku jiraan gacan ku qabashada Tigriya
Lkn SOMALIJECEL maxaa anaga na dhexgaliyey
Dhurwaa iyo Libaax isku heysto ANIGAA HOGAAMIN ETHIOPIAN EMPIRE ( Anagoo ah Somalia ARIGA IYO IDAHA AY U ATOOREYN ) Tigriya iyo Oroma-Ahmaro
– Abti Ninkey isku heystaan Ethiopia EMPIRE waa Somali.
* xornimada Somaligalbeed ayaa ku jirto inuu dabo dheeraado oo ay isku dad iyo Sahey beelaan ETHIOPIAN EMPIRE BROTHERS.
QURAANJO U HIILIN LIBAAX IGA DHEH
Afgooye ayaa nooga baahan Ciidan iyo difaac
Not MEKELE IYO MENTOR ABBY AHMED
waxa ku cadaynaya inu mahadsalad iyo ina cabdishakuur alshabab yihiin why baa xudur godoon loo galiyey now iyagana jahwareerin bay wadaan inay dadka qaldaan oo waxan jirin u sheegan hoostana abaabul wayn baa ka socda oo alshabab baa dib boodhaka looga jafayaa hadii dowlad jirto hadii ciidankan badan ee la soo tababaray run yihiin labada nin cudud ciidan hala dul duldhigo wadanka halaga qabto waa hadii dowlad jirto waxan ay wadaan waa waxa badhka la isku taago, labad nin wadanka halaga qabto
nimankan suudhka wada xishan ee imika iskaga keen dhigaaya rag wanagsan waa wada killers waakuwii muqdisho umada ku xasuuqay xoolihii shacabkana qaatay aan laba cali is waydiin, dhiciiba caadi la noqday hada waxay raban inay dhacaan ama xoog ku qaaadan kursifa villa Somalia yaala nin dooli diloow dad ma u daaha waa wada taakeeye oo intuu boqolaal rag somaliyed dilay hadana suudh intu so xidhay calanka somaliyed inu afkisa xun wax ka sheegay ,ragan wixii danbi galay waa in la badho oo shaarciga la hor geeyo ,,markii dagaalka sokeye ka dhacay ruwanda dagaal ki dib waxay ku heshiiyey in cidkasta oo dagaalka ka qayb qaadatay sharciga la hor keeno xataa hadii qof dhagax tuuray lagu helo sharciga la mariyo, inaga kuwii wadanko dhan dumiyey ee umadi ka dhigay wax la dilo iyo wax qaxa ayaa hada suudh soo xidhay oo raba inay umad xukumaan subaxanalah intaan sidaa nahay somali ilahay bay leedahay bal muuse shaani oo halku 700 oo shacaba ku dilay magalada boorama aya hada madaxwayne isku sheega inu jail ku jiray aheed manta kuwana killerskan wadanka halaga qabto ..only in Somalia will thieves be regrouping to loot again and the youths whose future is being stolen will be celebratingit,,,
Xoolihii faqashtu kasoo boobtay hargeisa, burco, berbera iyo ceerigaabo ayuun baa xamar lagaga furtay. Maxay xoolahoodii uga carareen hadii aanay soo boobin may ku jihaadaan oo difaacdaan.sida hargeisa iyo burco looga eryaday ayay xamarna uga yaaceen. Waxan imika yuusayaanaa waa carurtoodii xaaraanta lagu koriyey. Waa kuwaase bal car ii sheega nin kaliya oo taajir ah oo ay leeyihiin. Maanta isaaq kumaakun taajiriin ah ayuu leeyahay oo xoolahoodu si xalaala u samaystay laakiin iyagu maba yaqaanaan risiq xalaala.narkaa reer muqdishow iska saara waxan oo yaanay di dambe idinku soo noqonin.
Ayeeyo qiiro
Ilahay rag dhulkaagii kuu xoreeyo ha kuu sahlo wadiganoo qiiro japan ka dhamaan le e ragani waa mucaarad lakiin garab ari ma siisan goofkooda ayeeyo canaano calibeesteynka faanku dishooday iyagoo iskaalshadoodu urayso
Somalijecel & Kalsame
Farmaajo waa nin raga sow maaha mar haddii uu ciyaalkii hawiye Zako u siiyey walaalkii Abiy.
Waa gartiin oo kuwii reerka waa hore ayaa Gedo laga dajiyey si ay Kismaayo ugu jabhadeeyaan.
Hooyooyinka caawa meel walba ka ooyaya oo walwalka iyo walbahaarku haysto idinka waxba uma aragtaan.Waayo waxaa idinka macno idiin samaynaya caadifada yar ee aad Farmaajo ku difaacaysaan.
“Macno malaha Madaxtinimadan aad maanta sidataaye
Waxaad tahay maqaarsaar la yidhi hay muftaaxyadane
Madoobiye iyo Deni baa kaa martabad roone
Masuuliyaddiii aad lahayd mulkiilaha Fahad baa kaa maroorsadaye
Mushaar ku bixi mediaha oo mayla socotaan dheh”
Somalijecel & Kalsame
Farmaajo waa nin raga sow maaha mar haddii uu ciyaalkii hawiye Zako u siiyey walaalkii Abiy.
Waa gartiin oo kuwii reerka waa hore ayaa Gedo laga dajiyey si ay Kismaayo ugu jabhadeeyaan.
Hooyooyinka caawa meel walba ka ooyaya oo walwalka iyo walbahaarku haysto idinka waxba uma aragtaan.Waayo waxaa idinka macno idiin samaynaya caadifada yar ee aad Farmaajo ku difaacaysaan.
“Macno malaha Madaxtinimadan aad maanta sidataaye
Waxaad tahay maqaarsaar la yidhi hay muftaaxyadane
Madoobiye iyo Deni baa kaa martabad roone
Masuuliyaddiii aad lahayd mulkiilaha Fahad baa kaa maroorsadaye
Mushaar ku bixi mediaha oo mayla socotaan dheh”
Ethopia waxay leedahay warshadda hub samayo sida tankiyo & kuwo culus, sidoo kale ciidan nadaamsan..
Maxay ku falaysa wiil qori Ak ah kaliya wata, muxuuse kuu xuraym
War ilaah maad ka cabsataan, kuwa kursiga ku waashay oo 1990 soo galay magaalo, hadalkooda haba soo qaadin..