Wasiirkii sida wayn ugu dhowaa Males Zanawi oo Ciidamada Itoobiya ay dileen
Hargeisa ( Kalshaale ) Ciidamada Ethiopia ayaa goor dhow shaaca ka qaaday in Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda dalkaas Seyoum Mesfin lagu dilay dagaal ka dhacay gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaas.
General Tesfaye Ayalew, oo ah madaxa qeybta daad-gureynta ciidamada Ethiopia ayaa sheegay in Mesfin lala dilay madaxii hore ee abaabulka baarlamanka Ethiopia Asmelash Woldeselassie, iyo wasiirkii hore ee arrimaha federaalka Abay Tsehaye.
Ayalew ayaa sidoo kale sheegay in shan sarkaal oo kale oo rayid ah iyo saraakiil ciidan lagu qabtay howlgal ay ciidamada militariga fuliyeen, sida ay kasoo xigatay wakaaladda wararka Ethiopia.
Mesfin ayaa ahaa wasiirka arrimaha dibedda intii lagu guda jiray howlgalii ay ciidamada Ethiopia kusoo galeen Soomaaliya 2006, xilligaasi oo ay kula dagaalameen maxkamadaha Islaamiga ah iyo shacabkii muqaawamada. Waxaa uu xilkan hayey 1991-kii illaa 2010-kii
Waxa uu mid ka mid ah xubnaha ugu dhow ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaas Meles Zenawi, ayada oo lagu sheegi jiray inuu ahaa maskaxda hagta. Labadaba waxay kasoo jeedeen qowmiyadda Tigray-ga.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=38472
Ninkàan waa ninkii madaxweyne cabdulaahi yuusuf kudharbaaxay villa soomaaliya
Thank you abey axmed I need gen.gabre
Wuxuu ka mid ahaa Ragii Somaliya mehersaday ee aadka u bahdilay Somalida.
Waa kooxdii kibirtay ee diiday wax kasta oo Ab oo wanaag ah oo loo soo jeediyay.
Waleee Tegreegii qaladka wayn ee ay galeen way ku jabeen..
Ciidanka Ethopiya ayay aad u dhiseen Si an caadi ahayn ayay u dhiseen,misana xoogbay u shergteen Dawladdii ay iyagu dhiseen.
Wixii ay dhiseen ayaa lagu kiciyay.
Cir iyo dhul kkkm
Maxay taladu hoos martay.
Damida
Gedo Land
KKK
Habaarkii Hawiye wuu ku soo deg degay TIGRIYA
Waxaan ka baqi, in Xisaabtankii Hawiye ku soo deg dego Mareexan.
* Libaax og nin GAMEY iyo nin galadey.
Aad baan usoo dhawaynayaa dhimashadiisa Daanyeer kan cadaabtii Allaha ku fogeeyo asaga iyo Wixii uu watay ba.
Dabshid
Kkkkkkk war walaahi waa idin siinaynaa ee doorashada nooga adkaada waa laheshiiyay hada
TIGREEGU MAALINTUU JABAY WAA 1998 MARKUU ERETERIA WEERARAY, WAA RESULTIGII KASOO BAXAY HADAAD SIYAASADA FAHANTAAN
Aad baan ugu faraxsanahay Tigree waxay dadkeena u gaysteen in laga matajiyo.
Abtigay rasmi ah,2 abtigay dhalay oo waliba mid hooyaday soo korsatay illaa AU hooyaday ay God gashay ay ka samri weyday isagoo bakhaarkiisa bakaaro jooga 5 xabadood ay ku dhufteen Gen Darwiish rag uu u soo diray midna si xun u dhaawaceen,mayd oo uga tageen naafana noqday.Tigree iyo wixii jecel CADAABTA ALLAHA GEEYO.
ILMO TIGREE TACSI MACAAN BAA IDIIN TAAL
Agoontii Gabre caawa way geeriyasanyihiin.
Aduunyo xaalkaa ba’.
2000 oo Lorri ah ayay Djibuuti kaga shaqaysan jireen Tegreegu,waa loo diiday Reer zDjibuuti
Sorry
Waa loo diiday Rer Djiibuuti shaqadaasi.
Ismaaciil Jawaan zina Geele,Tegreega aad buu uga baqijiray.
Wallashi Jibuuti xaaraan ayay ku haystee.
Dikada Djibuuti toos u galijireen
Dalmida
Kkkk
Waa Isla Asagii
Muuse Biixi ayaa dhibkaas waalidaa keenay.
Walee warbaa jooga.Cyber atack.
Waa markii labaad ee lay bililiqaysto.
Fucking Gabooye soo qaado ama Jin soo qaado you fucking Munaafaq.
Iga daa dagaal
Walee waa iga baryootan. Please and please.
Dalmida
ASC
Waxa la sheegaa inuu ahaa ninka labaad ee talada Ethiopia Ka go’do bacda Melez. Allaa Mahad leh, ummada masaakiinta gaboodfalki uu u gaystay baa laga gooyey, inkasta oo aan jeclaa dagaal Tigreegu inuusan Deg Deg Ku dhamaan, oo tigreega iyo amxaaradu ay Isla godgalaan.
WAXAAN JECLAAY INEY ISKU DHAMMAADAAN AMXAAR IYO TIGREY WAA ISKU MID LABA CADOW.