|

R/wasaare Rooble oo oo Wasiir u Xil saaray Dar-dargelinta Arinta Doorashada Somalia

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Cabdixakiim Xasan Ashkir u xil saaray dardar gelinta howlaha doorashooyinka dalka.

Cabxakiin Ashkir ayaa waxaa uu mas’uul ka noqon doonaan howlaha isku xirka iyo wada shaqeynta Xukuumadda, dowlad Goboleedyada iyo Hey’adaha Caalamiga howlaha la xiriira habsami u socodka doorashooyinka.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa maalmo ka hor ku dhawaaqay in la guda galayo howlaha doorashooyinka, si loo hirgeliyo doorashooyinka.

Is mari waa xooggan ayaa ka taagan doorashada Soomaaliya, iyadoo weli lagu muransan yahay guddiyada doorashada iyo qaabka loo wajahayo, waxaana si weyn uga soo horjeeda dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland iyo Musharaxiinta Madaxweynaha ee fadhigooda yahay Muqdisho.

Halkan hoose ka akhriso:-

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=38457

Posted by on Jan 13 2021. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

18 Comments for “R/wasaare Rooble oo oo Wasiir u Xil saaray Dar-dargelinta Arinta Doorashada Somalia”

  1. Rooble Rasalwasaarenimo waxaa kaaga horeeyay Kheyre iyo Nuur Cadde,

    Ama sidoodii u shaqee oo iska dhig masuul sare

    ama hooyooyinka shiri si laguu amaano.

  2. Dameerkan Rooble si kasta loola hadal wali waa Soo indha adag yahay!!!

    Yaahuu——— Hawiye Action Group shaqadiina Qabsada.

  3. Kkkkkkk rooble wax uun buu magacaabaa meel ay kashaqeeyaana ma arag wali

  4. Hobyo Godan

    ASA

    Anigoo qabyaaladda neceb bal aan ku waydiiyo

    Maxaad tidhi HAG shaqooda ha qabsadeed? Maxay qaban karaan illayn meeshu waa qaran qabiilaysan dhammaantiise?

    Si kastaba, ninkan uu magacaabay waa nin aabihii iyo caruurta la dhalatay garanhayo. Waa Makaahiil Ogadeen, ka ah Ibrahim.

    Waxaan filahaya inuu rabo inuu boqnaha ku gooyo Dhuxulayste…..kkkkkk

    Wallee Soomaali Maryooleey baanan garan macnaha qarannimo iyo dowladnimo dhab ah.

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  5. Gedo Land

    Kkkk

    Magacaabidda iyo waraaqaha waa is muujin oo shacabka iyo Soomaalidu wali waxey ku hayaan RASALWASAARE KHEYRE

    Farmaajo ayaa lagu dhahey maxaad DAAROODKA u haruufta, kuye markaan Doorashada ku jirey waxey i dhihijireen ( War nina ku dooran mahaye ee yaanay kumiyaashu kaa dhamaan).

    Hadda Rooble wuxuu weerar ku hayaa HAG GROUP, asagoo leh IMA SHEEG SHEEGAN.

    War Hawiyow Rooble sheeg sheega sidii Adeer Nuur Cadde MELES LEGDE.

  6. Ali Zubeer

    Kkkk

    Anigoo Qabyaaladda neceb, yaad iska iibinaysaa ” Muuse Biixi ”

    Horta maxaad u qalqashaan markaad maqashaan HAG GROUP?

  7. Ali Zubeer

    Waa nalagu soo duulay waxaana uu Farmaajo iyo Gacan yarahiisa Kabo qaad Rooble ay iclaamiyeen Dagaal ka dhaco Xamar. Marka maantay iyo wixii ka Dambeeyaa waxa la dhowraaba waa nasiib daro Xabad Xamar ka bilaabata.

    Farmaajo iyo Rooble waa lasyka qaban waana laga Guulaysan midna waa cadahay ( We didn’t start the Fire 🔥)

    Dadka Reer Muqdisho waa in ay hubkooda lasoo Baxaan xabadna ay kaga saaraan Magaalada Farmaajo iyo xertiisa ee uu ugu horeeyo Rooble, Qoor Qoor,Cumar Finish,and so on.

  8. Hobyo

    kkkk

    Haddaad waydaan ka warrama cid xabbadda kula rida?

    Mase waxaad leedahay kacdoonka Hawiye waa diyaar.

    Wallee Soomaali baanan qaran iyo dowladnimo garan.

    Sheekha qabyaaladda iyo taariikhda beenta aka Dabshid

    Kaala doodi maayo qabyaaladda waayo isku mowjad kama hadlo cuz me aint your measure up or caliber bal ii sheeg HAG waxay qabteen.

    Aniga runtii waxaan u arkaa HAG is bunch of tribal loose whinners with big mouth who has no agenda for this nation.

    Midda Muuse biixi maadama aad aaminsan tahay dowlahada Soomaaliyeed iyo dalka in laga kala qaybiyo ku waydiin maayo. My rejection of Iidoor dream is rooted in Somali psyche ……..unlike you.

    Adduunyo

    viva Soomaliwayn
    Down all Somali traitors

  9. Ali Zubeer

    Why are you so blind to see the chaos that Farmaajo thug is creating? Can’t you see his desperation attempts to rig the election?

    Magaca Hawiye marka aad aragto Jiniyo baa kugu Soo daga ! Yab..!

    Farmaajo waxaa u haray 23 cisho mana muuqato in Uu xilka wareejin doono si nabad ah, arinkaa adiga kuuma muuqdo miyaa dhibka ka imaan kara?

    Waxaan ka digayno waa in wadanku ka dhaco Qalalaase siyaasadeed oo horseeda gacan ka hadal Ka dhaco Xamar.

    Waxaan dhaar ku marayaa in sidii Siyaad Bare Afgambigii uu wadanka ku qabsaday aysan Marnaba u suurtoobaynin Farmaajo. It will never happen again…over my dead body !!

  10. Hobyo Godan

    kkkk

    Ha is xiijin Jaalle. Haddaad xabbad ridayso anigu kugu taageeri maayo waayo waxaan arkaa qaran dhan oo aad adhax jabiseen adiga iyo daanyeerta kale ee qarannimada diidana for the last 30 years.

    Midda kale Farmaajo adigaa shalay lahaa farmaaja ii geeya. Maanta adigaa leh Farmaajo xabbad baan kula dhacayaa haddii tegi waydid regardless. Bal adba. Suudaantu ma anigaa keenay baa qolo laga sheegay.

    Ka warran haddii doorashadan been beenta ah dib loo doorto, Xabbadda ma ku qiijinaysaa mase waad u dhaantaynaysaa.

    Ka warran haddii HAG group u kala dhuuntaan oo oogu shubaan?

    Dhaxaan arkay dad ay qarannimadu dhab ka ahayn oo faatabakhleeya.

    Midda Hawiye jinniyaa kugu dhaca….

    kkkkkk

    Miskiin wallaah. Suldaanka Iidoorka, Daaroodka, Hawiyaha save inta wax garadka ah wuxuu u arkaa daanyeerro ka tarjumi karin himilada qarankan adhaxda u jabay.

    Bal adigu adoon guban goo isku qarxi Farmaajaha aad shalay ku keentay tunka……bal inuu cirka u ooyo.

    BTW, waxaa kuu habboon inaad HAG group isku dubba riddo si looga adkaado Farmaajo doorasha beenaadkan. Ilaa hadda malahan hal musharrax u ah daanyeertan is barbar yaacahaya

    Haddii kale ku adkayso Xamar unukaa leh oo been ah bal inay kuu hirgasho.

    Wallee Soomaali baanan qarannimo iyo dowladnimo garan.

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  11. Ali Zubeer

    Oo goormaa Suldaan laguu doortay? Kkkkk

    War Aliyoow miyaadan arag Alle qaad kan Farmaajo Ummada dhibka uu ku hayo? Ma waxaad na Leedahay Farmaajo waa ku sax san yahay Qaska Iyo fowdada iyo godka uu kusii ridayo rajada yar ee Wadanku lahaa si uu uga soo kabsado ceel kii Shalay adeerkii ku riday?

    Horaa loo yiri nimay meeli u cadahay meeli ka Madoow..!!!

  12. Waxba lagama qaban karo xoogagga waddaniyiinta… Waa hawl Rabbi wato…

    Rooble horay u soco taariikhdaa boggaaga ka gal dahabigaa, tuugadu ha qayliso, wixii hawl iyo wax qabad ahna waa xaggiinna…

    4 sano oo bilaa musuq ah oon senti la xadin, mushaar go`in, caddaalad darro ayna dhicin, hadday dhacadayna laga dab tagay, ciidan hufan, siyaasad hufan, magaaladii Xamar quruxdeedii soo noqotay, shacabku ay yaabbanyihiin, yacni dawlad wanaagga ay kala kulmeen N&N…

    Intaa waxaa xagal daacinayay oo qas iyo qalalaaso ka dhinac waday hawshaa ay DF haysay kooxo is bahaystay oo kurtood u wada shaqeeya shisheeye…

    Waxna way ka jari waayeen ama fashilin waayeen… Miyayna 4 sano oo kale u qalmin N&N?…

  13. yes kalsame,4sano ilaa 8 sano inu sii hayo ayuu istaahilaa waxterka dowldan nabad iyo nolol lama qiyaasi karo tuugtan u shaqeeya wadama shishiiye waxba kama qaadi karaan dowladan allaah watoo wehel uma baahna,xoogaga wadaniyiin ayaa hareera ka jooga dowlada wayna soconaysa kuwan dibu socdka ah ee wanaagu dhimaayo ee lacagtii ay boobi jieen kaliya u muuqato halkuu Donald trump maray bay mari donan insha allah ninka farmaajo ee dadkan iyo dalkan wax u qabanaya ayaa villa Somalia sii joogaya sanadkan 21 dadka xun ee wax qasaaya waa laga adkanaya insha allah

  14. Ilaahayow sahal amuuraha waxa kasoo socda qarax iyo qax kale farmaajo haduu dib uga joogsan waayo waxa uu wado waxa dhici doonta waxaan laga soo kaban doonin farmajo mantay talo la gudboon tahaye halala taliyo

  15. Mohamed

    Qof qaxaa ma jiro, 8th of February kadib Farmaajo ama ha aado Baladiyadii Buffalo ama Deyniile ha iska dhiibo,

    Waa la kororsan karaa Canshuurta Eedo Batuulo, lama kororsankaro Maamulka Banaadir state of USC.

    Iga qof
    TUKE KAA CAD JECEL, kaana fuleysan

  16. 8 baaad sheegaysaane 1 sano korodhsi ah ayaa soo socda,shaqo ayaa la wadaa.
    29 Mooryaan oo isdaba ordaya sidii yeyda shaqo ayaa laga qaban doonaa.

    Waxaa ka iga hor yimid dad sita sariirihii dhqtarka kkk

    Waaba dad u oomam bililiqo iyo Eddo Batuulo oo suuqa isbaaro loo dhugto.

    Dalmida

  17. Dabshid muqdisho uma baahna maanta nin keligii taliye soo ababiyey xamar iyo dadkeeda haloo duceeyo inuu ilahay ka qabto dagaal ooge yaasha farmaajo ugu horeeyo

  18. Gabooye
    kkkkkk
    Agoontiina Kacaanka qayr idiin rajayn. kkkkkk
    Walaahi haddii danta ummadda Somaliyeed iyo caruurta awoowga u tahay dantooda fiirinayso in eraygaas qorteen ” 29 Mooryaan oo isdaba ordaya sidii yeyda shaqo ayaa laga qaban doonaa”
    Wadanigii ogolaa in si la isku dilin nidaam doorasho oo cad oo dastuur noogu qoran oo nina ku xadgudbi karin ayaa Ummadda Somaliyeed lagu badbaadin karaa iyo in qaran jira oo sharaf adduunka sharaf ku leh noqono.
    Meesha joogno dictator ayaa na dhigay oo nidaam doorasho la ogolayn.
    Wadanigii oo qaain wadan lagu sheegayo kuwii dalka dumiyey hadana dumin raba oo wadanimo ayaga sheegtay…..!!!!!
    Sheeko igu cusub maaha: Dabadhilif, Shisheeye kalkaal, qaainu wadan etc.
    Hadda waxaa lagu soo daray Mooryaan. haddaad Hawiye tahay oo rabto doorasho xalaal ah.
    Haddaad Daarood tahay; waxaa tahay basaas Dubai iyo Kenya u kiraysan…yaab
    Walle wadadii qodxaha badnayd ayaa lagu socdaa.
    What a bity.
    Nin la jeclaado macne kuma fadhiyo dalkaaga iyo mustaqbalka ummadaada ayaa ka weyn.
    ✌️🇸🇴

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented