Ciidamada Kenya oo lala eegtay Qarax iyo Wararkii ugu dambeeyay

Kismaayo ( Kalshaale ) Wararka ka imanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qarax lala eegtay gaari ay la socdeen ciidamo Kenyaan ah oo marayay deegaanka lagu magacaabo Husungoow.

Dad ku sugan deegaanka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maqleen dhawaqa Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah oo lagu bartilmaameedsaday gaari ay saarnaayeen ciidamo Kenyaan ah.

Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qaraxan oo dhacay maalintii shalay waxey sheegeen in ay ku dileen ilaa 7 askari oo ka tirsan ciidanka Kenya.

Hasse ahaatee dhinaca saraakiisha ciidanka Kenya wax war ah kama aysan soo saarin qaraxan lagu weeraray ciidankooda.

Ciidamada Kenya ee qaraxu qabsaday ayaa la sheegay in ay furreen rasaas aad culus lamana sheegin dad shacab ah oo wax ku noqday.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Machadka Heritage oo War cusub kasoo Saaray Xiisada Doorashada iyo Arinta Gedo Iyo Hiiraan
- Jan 19, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Warbixin uu soo saaray machadka daraasaadka ee Heritage ayaa waxaa ...
Masuuliyiin Caan ah oo lagu diley Qarax ka dhacay Duleedka Muqdisho
- Jan 19, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin katirsan Maamulka Deegaanka Garaslaabey ee Duleedka ...
Duqaymihii ugu saamaynta Badnaa ee Maraykanku ka Fuliyey Gudaha Soomaaliya
- Jan 19, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamada Mareykanka ayaa sanadihii lasoo dhaafay si dadban iyo mid ...
MUUQAAL: Xukuumadda Somalia “Ma jiro Ciidan Soomaaliyeed oo ka dagaalamay Gobolka Tigreega”
- Jan 19, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Xukuumadda ayaa si adag u beenisay warar been abuur ah ...
Daawo : Shaqo-gelinta Xarunta Nukliyeerka ee dalka Turkiga iyo Qorshaha Cusub
- Jan 19, 2021
London ( Kalshaale ) Shaqo-gelinta Xarunta Nukliyeerka ee dalka Turkiga iyo Qorshaha Cusub