|

MUUQAAL: Wasiir Dubbe oo ka hadlay Go’aanka Xukuumadda ee Doorashada iyo Halka uu dalku u socdo

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo Go’aankii Xukuumadda Soomaaliya ay ku dhowaaqday ee ku aadanaa arinta Doorashada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiir Dubbe Wuxuu sheegay in  Tanaasul badan samaysan Dawladda , Gaar ahaan Madaxwayne Farmaajo.

Wuxuu sheegay in   Xukuumadda ay waajib ku tahay inay dalka ka Qabato Doorasho, Hadii aysan arintaasi Qabana in la odhan doono Xukuumadda waxay gudan wayday Xilkeeda, Wuxuuna shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay ka Qayb noqdaan inay dalka ka dhacdo Doorasho Amni ah oo lagu wada Qanacsan yahay.

Soomaaliya ayuu rajeeyey Wasiir dubbe inay Horumar balaadhan gaadho Sanadaha soo aadan, oo  Cagta la saaro Jidkii horumarka,  “2025 waa inaynu noqono dal horumar leh, oo shidaalkiisa lasoo baxa, waxa lagu gaadhi karana waa inagoo mid ah.” Ayuu yidhi Dubbe.

Dhinaca kale Wasiir Dubbe wuxuu ka hadlay Shirkii Garoowe iyo Arimo Cajiib ah oo uu kusoo Arkay.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=38390

Posted by on Jan 12 2021. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

9 Comments for “MUUQAAL: Wasiir Dubbe oo ka hadlay Go’aanka Xukuumadda ee Doorashada iyo Halka uu dalku u socdo”

  1. meeshan xamar cadeey cidwalba waa ka dhaansaysaa

    abooto batuulo waa deeqsiyad

    kana bil baa uhadhay shaqadaanu usoo dirsanay its almost done

    nin aan tuuladiisii tegi karin shaqo xamar ka doonay

  2. Hadalka wasiirka iyo kii Mahdi Guuleed waa iska mid waana doorashada Wareega koowaad baa lagu kala baxaya .

    Markale Farmaajo 2021 .

  3. Odaygii Jeneral Xuud ee Baladweyne ka qaylinayey markii wiilashii Haramacad dul dageen juuq waa laga waayey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Kuwa mooriyaan ah baa Shalay 3 Cabdi Bille soo Bandhigay hada waxaa loo
    Diray wiilashii Haramacad kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kabahooda lagu aasi doona kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Dalkan barakeysan ka Yeelimayno mooriyaan danbe inuu naga burburiyo , Kuwa iskudaaya Naftooda bay waayayaan , Kabahaana lagu aasaya. !!!

  4. idoor liqe

    abti adiga suuqaagu waa xaamii telifoono badan ayaad hargeysa hadhwanaag kasoo qoratay
    lakiin abti waxaan ku waydiiyey hadaadan adigu soo qaadan yaa soo qaadan lahaa ee kale

    the only somali clan i have utmost respect is their Royal Highness DHULBAHANTE

  5. IDOOR LIQE

    Abti markaad na liqaysid ma na calaalisaa mise waad iskaaya dhaafisaa?

    kaftan bilaa turxaana.com

  6. Kaahin

    Sxb xariif Magaalo baad tahay . Waad i fahantay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Sxb Hargiesa – wanaaag waa magaaladeydii , reerkeygu waa Reer Hargiesa iyo Burco . Lkn siyaasada waa lagu kala duwanaankara .

    Reer Waqooyigu waa Xidid iyo xigaal waana isku dhaqan .

    Lkn kama Helo riwaayada snm ee somaliya diidnimada .

  7. Historycali Muqdidho 91kii oo kaliya lams bililiqaysan..
    Muddo dheer ka hor dhalashadii Nabi Ciise(Caleyhi Salaam) waa la boobay Magaalada Muqdidho.Waxaa boobbay dad madmadoow oo la dheegay Yuhuuda madoow.
    Marka la tilmaamay dadkaasi qalabkooda dagaalka iyo muuqooda waa Somali.

    Waxay ahayd Magaalo Camiran oo aduunka ku xidhan.Shangaani ayaa ahayd Rugta Ganacsiga ee Africada Bari ugu wayn.

    Waxaa ku soo duulay dadka Miyiga degan ee dhulka sheegta.Dadkii ddegaa waxay noqdeen wax dhintay iyo wax baxsaday.

    14 Centurigii,Imaam Hiraab kadib,marbaaa la bililiqaystay.
    Waxa isku qabsaday warlords.Muddo ka dib,4 ka mid ah warlordskii iyo Ciidankoodii waa la soo baacsaday ilaa Gobolada dhexe.

    Dalmida

    • Waa sheekadii Dabshid Xamar ka xamaalo iyo dadkeeda caburin isma qabato.
      Ninkaas dan shaqsi wataa Somalia iyo meesha u socoto waxkamagelin.
      Hadduu doono qaskeeda loosoo diray.
      Ragbaa meeshii Somalia laga keenay ilaaway iyo inta yar maantaa la haysto.
      War hooy ka jooga Maryooley, nin la yiri,
      “Noojiriihii aan jeclaynow” sow laguma hoogin….!
      Adduunkaan dal nidaam degsan lahayn Dhaashooda hooyadood wasin ama dilin.
      Trump hadduu helayo dagaal xukunka ku haysan lahaa.
      Allow dadkaaga aqli sii.😥

  8. Warka mr Bahal u waday.

Leave a Reply to Land of Punt

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented