|

Daawo Muuqaal: Muuse Biixi oo Fariin yaab leh u diray MD. Farmaajo iyo Siyaasiyiinta Mucaaridka + Doorashada

Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi  oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa  farriin u diray Madaxwaynaha DF Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Midowga Musharrixiinta Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Midowga mucaaridka ah ee Muqdisho jooga iyo madaxweynahooda iyo gobolladooda mid baan u dirayaa, haddii aynnu soomaali nahay, derisna nahay, dadna aynu isugu xigno danteennaa is diiday oo laba dawladood inaga dhigtaye col ma nihine, mid baan meesha qabanin, markaad dhammaantiin isku raacsan tihiin Baarlamaanka Somaliland kasoo jeedaa Xamar laga dhex dooranayaa, markaad eregayaas leedihiin miisaanka uu leeyahay iyo meel-ka-dhaca uu leeyahay waad garanaysaane maxaad Somaliland ugu quudhaysaan,

Halkanba Jaaliyad reer Soomaaliya ahi way joogtaa, laakiin arrimaha siyaasadda Somaliland masoo galaan, sababta aad qaranka Somaliland oo aad ogtihiin inaynu soddon sano kala maqnayn, kuwa tegeyna ee shaqo-tegeyna waxa ay lamid yihiin jaaliyadda Kiiniya joogta, ta Addis Ababa joogta, ta Jabuuti joogta iyo ta London joogta, haddii ay ka shaqaysanayaanna dalkooda uun bay usoo shaqaysanayaan, kuwaada ugu waaweyn ee ugu shaqada badanina, iyaga oo halkaas (Muqdisho) jooga oo Baarlamaan iyo wasiir baannu nahay leh bay halkanna (Somaliland) daaraha kasoo dhistaan.,

Waxa idinka sii liita dadka waaweyn ee Somaliland ee halkaas dani ka gashay ee u shaqo tegay waxay doonaanba ha noqdaane ee wax ku doonaya Xamar hallanaga doorto Baarlamaan baannu noqonaynaaye, arrintaasna waxan leeyahay ma geynee xumaan iyo nac uun baad sii abuuraysaan,” ayuu yidhi Muuse Biixi.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=38379

Posted by on Jan 11 2021. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

41 Comments for “Daawo Muuqaal: Muuse Biixi oo Fariin yaab leh u diray MD. Farmaajo iyo Siyaasiyiinta Mucaaridka + Doorashada”

  1. Ma gabadhii uu adeerka u haa warqadii ay akhriyeysay ayuu isaguna akhriyayaa.muxuu ugu diidayaa qofkii shaqaysanaya isaguba dad masaakiina ayuu sodon sano ku kor shaqaysanayaa.

    Muuse wuu ogyahay wadada uu haysto inay ku dhamaan doonto buur dheer salkeed hayeeshee wuu ku sii il adag yahay sababo isaga iyo beeshiis khaas u ah.

  2. Kalahage

    Waan ku salaamay kadib
    Madaxwayne muuse biixi af iyo adinba waa taageersanay

  3. hello muuse handarab marka hore hadalkada aya dhagasanayo wa suaal muuse handarab ma ogtahay dad islamad inad jelka lascando ku fushey oo tariikhda ku galeyso muuse handarab ma ogtahay inad reer khaatumo dhaxdoda madax isku galisey oo ad dhahdey is laya muuse handarab waxa tahay dhig cabe muuse handarab shaley marka lascando tukaraq yubi ad so warareysey oo dad islamad gabdhahoda jelka lascando kufuleysy oo odayaashod ayeyinkoda aabyashoda hooyoyinkoda adishey wiilashoda qoryaha iskudhibdey ad dhahdey islaya muuse handarab wa la socona inad dhulbahande is laya ad dhahdey muuse handarab wa ognahy filinka wadi mar hire aya ogna muuse handarab hada waxa kushegayah 24 saca kudada hada ciidanka sadax qab jogo lascanto tukaraq yubi ad la bixi weydy muuse handarab walhi waxa qarxina hargeysa burco barara sas la socon intas aya kushgy bye

  4. Kalahage

    Axyaa qadiimi waxaannan ilaawi karin waxuu ahaa ragii u horeeyay e kalshaale igu soo dhaweeyay

  5. His excellency Muuse biixi is keeping an eye on our advisory,(somaliya)

    Somaliland will do whatever necessary to keep armlength to our enemy,
    our agents are hard at work in Mogadishu to remove aarmaajo.

    in order to improve good relations to our neighbour zomaliya we need to remove obstacles that’s hindering us to move forward

    ogoontii kaacaanka waa in lasoo afjaraa

  6. hello muuse handarab hadalkada aya dhagesanayo wa suaal muuse handarab ma ogtahay dad islamad inad gabdhahoda jelka lascando ku fushey oo tariikhda ku galeyso muuse handarab ma ogtahay inad reer khaatumo dhaxdoda madaxa isku galisey oo ad dhahdey islaya oogabdhahoda jelka lascando kufushey aabayashoda hooyoyinkoda awoyashodan ayeeyoyinkoda wiilashodana qorayah isku dhibdey islaya ad dhahdey muuse handarab wa lu ogyahay waxad samasey wa la soconah anigo magac reer khaatumo ku hadlayo reer khaatumo iyo warsangali iska qabda ninkan ni layey wa muuse handarab iyo waxuu wado reer khaatumo iyo reer warsangali waxa idin shagayha jabhada la shaqayah cadowga dhulkana hasda an iska sarno muuse handarab hada 24 saca kudahada ciidaankada lascando tukaraq yubi gala bixi weydy waxa qarxinaya hargeysa burco barara sas ula soco ok bye

  7. Rooble

    Waan ku salaamay sidoo kale

    War niyahow soo idinkii naga go’ay maxaad naga rabtaan aan waxanaga iska walaaqanee.

    Meeshii hargeysa hadhwaag ahayd ka warran.

    Muuse intaanaan soo qabanin soo dhiiba.

  8. Somalia ha noolaato

    Muuse, Orom buu u biyo shubtay/ udhurtay. Arar, 1991kii, markii uu AHUN C/raxmaan Tuur yidhi reerka ka daaya oo reer waqooyi oo isku dhan aynu wax ku dhisano, waxay ugu jawaabeen Faqash iyo waa inoo xabad ilaa dagaalkii suuf aloolkii qarxay Sacuudigu ku lacag bixiyey, kelmad baa laga qoray “Ictiraaf inta cirku idiin jiro buu idiin jiraa” Wuxuuna ku biiray dawladii salbalaadh ee Xamar. Muddadaa 29ka sanadood, waxay ku jireen wixii inaga hor yimaada hawaday ku baaba`ayaan. Waa uun dad waalan oo foosto hoosta ka daloosha dhaaminaya. Somaliya, waa hal dal iyo hal dad. Muuse dhakhtarka dadka waalan buu madax ka yahay; Sidoo kale, Deni dhakhtar dadka cadawgooda caashaqa una kala dheereeya u khidmayntaooda una wada galgasha ayuu hor joogge u yahay.

  9. Waar Muuse Handaraab, wuxuu arkay isagoo laga soo guuray oo weli fadhiya gurigii daanyeer Moorgan, dukhaan kiisa yaraana la’ wadda Hargaysa ku wado

    Taariikhda way qori doontaa in Abdi Xashi, Mahadi Guuleed iyo Dubbe sheekadii Iidoorka soo af xidheen at least in this political tribal mishap in Somalia at this stage.

    Marka war criminal Muuse waa inuu qaybtiisa siyaasadda Soomaaliya iyadoo calaacal iyo cataab ah miisa oo weliba wax ku darsadaa.

    Iidoor Wagaashle save inta wax garadka ah wacyigooda siyaasadeed haba beelsanatee siyaasaddii ay diidi jireen ma soo dhex dabbaasheen

    Dhedo roob noqon wayday

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  10. Ali Zubeer

    Kkkk

    Dubbe iyo Mahdi Guuleed oo Jiko Hiraab u soo shaqo tagey miyaad ka sugeysaa iney Soo celiyaan Laascaanood.

    Ka xishoo Dowladaha Afsoomaaliga ku hadlo

  11. Ali Zero/qoto iyo qaar lamida oo ah hadhaaga cayayaan-kii kacaankii bakhtiyay marka ay arkaan His excellency colonel general Muuse Biixi cabdi sida fiinta ayay u ciyaan. Ama hal baarqab aragtay ayay kaadidu fash fash guraan intay dabada taagaan!kkk kkk kkk

    His excellency colonel general Muuse Biixi cabdi dhulkiisii ayuu koone ilaa koone ku dhex mushaaxayaa, dadkiisuu u adeegayaa haku mashquulina.

    Hoostiina qarax, munaafaqnimo, dhul bad iibis, Amison isu dhiib ku urtay nadiiiya intaa Jamhuuriyada Barakaysan oo kaa tashatay ka daba ciic leedahay!

    I am Proud to be a Somalilander

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Ali Zero/qoto,

    Adiga waxaa laguu qaatay inaad dhuumato, kana maqnaato goobaha lagu doodo; waayo dhulkaad aad ku dhalatay ama dadkaagu ku dhaqanyaha oo aan gaal madow haysan ma jiro! Waa xaqiiq. KUWAA KA DHIIDHI NAA-NAABYAHOW INTAAD NAGU MASHQUULAYSO!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. Sheekha qabyaaladda iyo taariikhda beenta aka Dabshid

    kkkkkk

    Waar nin yahow caasimaddii ummadda hadda inta goofkii dhaafsiisay baad ka dhigtay jikadii Hiraab.

    Qabyaalad badhax la’ waan kugu ogahay laakiin waxaan moodayay in siyaasadda aad waxooga seeraalaha ingiriiska ku dhigatay.

    Adigoo London jooga oo aad og tahay madaxda dalka Ingiriiska kala yimaadeen from Wales to Scotland to Irish inaad Muqdisho beelayso waa kugu weji gabax.

    Haddaad tidhaa canshuur ma bixiyaan, ma Eedda batuula qudhaa bixisa.

    Horta ma ogtahay in canshuur celin ka jirin Muqdisho ee dekaddaa Soomaalida ka dhaxaysaa iyo wixii baryo lagu helo lagu cuno inta u dhaxaysa Hotel Aljazeera iyo inta Villa Soomaaliya lagu cuno. Mararna balaqa loo tuuraa Gobollada.

    Yes, waddanka hadduu nabad yahay ama la nabadeeyo khasnadda dowladda in wax lagu ridaa waa macquul waana qarannimo laakiin dal idil oo baryo ku nool baad iiga sheekaynaysaa cambuulada lagu kariyo villaaji Carab baa canshuur laga qaadaa.

    Ma ogatahay in USA state yada faqiirka ah laga biilo Fed and state kale sida California iyo NY. Islamarkaana Congresska u wada siman yihiin xagga codka iyo matalaadda.

    Waar badownimada iska dhaaf ee dowladnimada baro ha Eeddo batuulayne.

    Midda Tuka raq waad soo ambatay Jaalle. Nin ka hadlaya from Lawyacadde to Dhoobley maxaad daabiyad beelo isku haysto ugu soo celinaysaa. GAW

    Soomaali baa wax kala haysta ee dagaala kulahaa. Miskiin.

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  14. Laalays

    kkkkkk

    Adigoo gaashaama ku dhashay watana Basaboor Xabashi baad Suldaan Ali Zubeer oo ka yimid Jubbaland la tirsanayaa.

    Waxaad tahay badow ma gudbe ah oo aanan weligiis ka korayn beenta, cayda, marin habaabinta iyo qabyalaadda qudhuntay.

    Long time i rid off my list masaakiinta Iidoor aad ka mid tahay oo qabyaaladda gubta caydana ka soo horreeysa, hadal wanaagsanna hoorin karin.

    Dad taariikh madow leh baad tihiin ee ka carar golahan. Bal dhul la yidhaa Hawd oo deggan tihiin , Xabashidana iidiin ku taliso baad kala sarrifaysaa.

    Laba daraadle NFD oo Soomaali badan deggan yihiin Ogadeenkaba ha ugu tun waynaatee oo uu bixi maanta daanyeer Muuse Handaraab u daba fadhiyo xidhiidhka sanka dhuudhiga baad beelaynaysaa.

    Ogaadeenka Jubbaland iyaga malaha waa kaba gumeysi save Dhuxulayste inta daanyeer eee la socoto.

    Bal ii sheeg Muse biixi taariikhdiisa madow ee Xabashida ku soo badhi gantaashay halkuu isaga dhaqi doono.

    Doqonnimada iyo gaala jacaylka waan idinku ogaa. Taariikh marin habaabintana waad ku darsateen idiinkoo rakuubkii saancaddaha ahaa.

    Iidoor wagaashlahan baa Suldaan Ali Zubeer isku dhererin haya. GAW

    Adduunyo Xaalkaa ba

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  15. Ali Zero/Qoti,

    Reserve area Ethiopia ayaa koone ilaa koone haysata weligeedna haysatay. Maaha wax Somaliland u gaara. Waana dhul dhoocilada aad ka soo jeedaa, sida adeerkaa Afweyne isagoo is leh Ururka xornima-doonka SNM ku burburi, u saxeexay Mengistu Haile Mariam. Waa dhulka uu adeerkaa Afweyni yidhi waa xoraynayaa ee ciidankii qalabka siday ee Soomaaliya dagaalka ku geliyay hadana ciidankii dagaalkoo socda saraakiishoodii mid mid u toogtay. Halkaana ciidankaas ku jabay.

    Waxaa xigay adeerka Farmaajo 2019 wuxuu magaalada Addis Abeba booqday oo salaan sharaf siiyay ubaxna iyo dhir ku beeray xabaalaha ciidamada Ethiopia ee ku dhintay dagaalkii 1977.

    Halkaa hadaan ku dhaafo dhulka Reserve area oo ah dhul qabiil kasta oo afsoomaali ku hadlaa ku dhaqan yahay Ethiopia inaga wada haysato.

    Jubaland magaalada Kismaayo ayaa Gacanta idiinku jirta oo aad qaxii aad bililiqaysateen, magaaladaana hadaan Kenyaan san weyn ah kugu ilaalin hal maalin ma joogeteen.

    NFD hadalkeedaba daa.

    Cali qoti; Somaliland dhulkeeda ma joogo hal askari oo ajenebiya ama Amison ah. Alxamdulilaah.

    IS XOREE ADOONYAHOW!

  16. Kkkk John iyo Mike buu magacoodu maanta ahaan lahaa IIDOOR badan oo halkan nagula murmaya, hargeysan masaajidadu kaniisado ayey ahaan lahaayeen, haduusan ILLAAHAY usoo dirin awoowgay Sayid Maxammed Cabdulle Xassan ALLE haw naxariistee iyo Daraawiishtii oo aan gaaladii lala dagaalimi lahyn 21 sano, intaa uu dagaalku socday ee uu Sayidku iyo Daraawiishtu Ingiriis la dagaalamayeen IIDOORKUNA waxuu jaajuus u ahaa Ingiriiskii, taariikhda IIDOOR wataa.

    Cabdi Maxamuud Cumar, Madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka ayaa shaqada IIDOOR si fiican u yaqaanay, waxaa la ii sheegay in maalin cad askartii Cabdi Maxamuud Cumar ay waxay doonaan ka sameyn jireen badhtamaha hargeysa, Mustafe Cagjar baa shaqadiisa qabsan waayey, oo IIDOOR inay dadka la murnaan sababay.
    IIDOOROW naga xishooda.

  17. Arimaha aan ku taageersanaa Madaxweynihii hore ee Dawlad Degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayey kamid aheyd inuu edebta bari jiray dadka qaarkii.

    Mustafe cagjar baa shaqadiisii qabsan waayey, markaa waxaa dhacaysa in nin magaciisu ahaan lahaa John ama Mike haduusan ILAAHAY awoowgay Sayid Maxamed usoo dirin uu halkan dadka la murmo.

  18. Sargaalka

    Adna mays keentay!!! Jaajihil , jaahil sida awr isugu daba xidhiidhiyay ayaan kaa soo qaaday.kkk Hantaataca adiga iyo qoti toos ayaan teneg xashiish ugu tuuray.

    TAARIIKH DHACDAY/EXPIRE OO LAMIDA CAANABOODHIHII AAD XERADA QAXOONTIGA EE DHADHAAB KU DHAMI JIRTEEN AYAAD KU HADAA-QAYSAAN!kkk kkk kkk

    Waar maxaad tihiin hada?

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. Sargaalka

    Cabi Ilay wuxuu ku xidhan yahay jeelka Kaliti Prison Addis Ababa.

    Biyaha uu cabo waa kaadi guskooda ka timi oo ay afka ugaga shubaan wiilal Axmaaro iyo Oroma ah.

    MUXUU YAHAY HADA? MAXAADSE U QABAN?

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  20. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    War wax kale iskadaaye Idoorkii muuqaalada yar yar ee hargiesa ka duubijiray shilimaadka ku heli jiray baa soo Cararay .

    Xataa hadii Daaro laga dhisto soo Hargiesa Somaliya ma aha , ma Kolay bay Nairobi tahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  21. Laalays:

    In mudu ah baan daawanayey adiga iyo Ali Zupeer doodiina, mar walbana waxaan arkaa Ali Subeer oo si sharaf leh u doodaya iyo adigoo caytamaya, markaa waxaan is iri labadan qof isku level ma ahee bal kayara waabi Suldaanka qolyahan IIDOOR ee cayda uun ladaba galay Suldaanka, keligaana ma aha waxaan kaloon arkayey mid kaloo isna wata magaca Kaahin oo Suldaanka caaya haduu wax soo qoro ama fikradiisa dhiibto.

    Anigu IIDOORKA aqoon uma lihi oo waxaan ka imid Koonfurta Soomaaliya, waxaanse moodi jiray dad dhaqan leh sida Ogaadeenka oo gabayada iyo Af-Soomaaliga ku fiican.

    War ama dadka la dooda ama iska aamusa ha caytamina uune.

  22. Sargaalka

    Wixii ka dhacay Tuulooyinka Jaamac Dubad iyo Gaashaamo ee muwaadiniin isaaq ah lagu xasuuqay ma Taageerayo , waayo kuwaasi ilahay ka sakoow waxay hoos imanayeen maamulka Gobolka Ogaden ee Ethiopia inaka haysato.

  23. War sxb caydu waa dhaqanka idoorka lkn hadhow marka loo Gacanqaado bay ku odhanayaan abti waan kula Kaftamayey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Don’t be take as serious threats 🧐 .

  24. Dumarkii , caruurtii , Ganacsatadii Beesha isaaq baa maalinkasta Garoowe iyo Muqdisho ka qaata Passport ka dalkooda Somaliya .

    Snm mudo yar baa u hadhay ee ha iska sii shaqeysteen .

    Hargiesa wado ma leh Biyo ma leh , lkn Jaadka waa lagu qaadaya hadad reer Hebel soo Caydid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa dhaqanka Hargiesa leysku shaxaado

  25. Iidoor Liqe:

    Sxb kama hadlaayo deegaamadaa aad sheegtay ee Dawlad degaanka Soomaalida (Ogadenia) gudahiisa ku yaal dadkana lagu laayey, ee waxaan ka hadlayaa magaalada Hargeysa gudaheeda ayuu Cabdi Maxamuud Cumar maalinta cad waxuu doono ka sameyn jiray oo IIDOORKOO dhan ay ka baqi jireen.

  26. Sargaalka

    Halkaa ku joog, ha ila qasan miskiin-yahow!kkk

    kkk

  27. Laalays:

    Ha caytamin ee raga la dood hadii aadan doodi karina iska aamu ma ceebaa? Kkkk

  28. Idoor Yare

    Isdiiwaan gelintii Doorashada dawladaa hoose & Baarlamanka Somaliland Magaalada quruxda badan ee aad ku dhalatay ee Laascaanood ayuu ka socdaa, sida ugu dhakhsaa badan isaga Xaadiri Laaska.kkk

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  29. Kaadh-kana qaado.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  30. waar dadkani xagay kusoo koreen miyaanay is dhegaysanba

    waar yaa cawaan ilma qax idoor bay idinka qabsatay oo aad ku khafiifteen anagu ma nidhaahno daarood daarood waxaad moodaa sida bilaa kalsoonida ee aad u hadashaan in aad maxaabiis noo ahaydeen
    laakiin anagu kalsoonu ayaan isku qabnaa kuma hadaaqno cayda daaroodka

    you guys have a mental illness called idoor
    get over it

  31. suldaan laalays

    waar niyoow shakibaa ku jira in la dhalay cali badaw

    waxaan u malaynayaa dhakhtakii uu ku dhashay ayaa inan khalada eedadeen loo keenay calaashaan inanka kale ayey isdhaafsheen

  32. idoor liqe

    abti adiga suuqaagu waa xaamii telifoono badan ayaad hargeysa hadhwanaag kasoo qoratay
    lakiin abti waxaan ku waydiiyey hadaadan adigu soo qaadan yaa soo qaadan lahaa ee kale

    the only somali clan i have utmost respect is their Royal Highness DHULBAHANTE

  33. Horta waa In mid la ogaadana muuse isaga ayaa siiday inuu DOWLADDA FEDERALKA ka mid noqdee cidi uma soisin. Cidna ma laha isagu xataa hadday isku reer yihiin. Muuse wuxuu weli la joogaa geelii iyo tola, Ay yaa maali jirey waayo wuxuu moodaysaa In reerkaa oo dhan isku aragti yihiin taasna ma jirto. Reer isku aragti ah dhammaan ma jiro balse danlay isku feker ah ayaa jira oo raba inay dadka ku maalaan reernimo. Ilaa hadda sida la aqoonsan yahay somaliland waa gobol ka mid ah Somalia dadka metelayana muuse lagaa tashan maayo.. Muuse orod geelaaga raac

  34. Yusuf

    horta dhawr eray oo xigmad leh ayaad tidhi oo aan ka qaatay danley isku faker ah,
    bal si cilmiyaysan aan isu fahanee dawladan faderaalku.

    xageebay ka talisaa?
    maamulkeedu inteebuu gaadhsiisan yahay?

    maxaadse u taqaan waxa dawlad laagu yeedho

  35. Horta muuse ma wuxuu mooday inuu madaxweyne u yahay dowlad la aqoonsan yahay.. Muuse xataa reer madaxweyne uma aha ee wuxuu madax u yahay goonigoosato JAAHWAREEERSAN oo gelika horena been isu sheega ka danbena buubaa isku maaweeliya.. Ka hor soo dhacyeey. Muuse wuxuu cabdi ka qabaa cidii muqdisho ka timaada ama tagta waayo wuxuu ogyahay In dad badani isweydiinayo jinsigooda iyo dadnimadooda. Muuse waa nin ku nool qabiil iyo cuqdad oo xataa neceb kuwa la degaanka ah lana reerkaa ah iyo kuwa kale ee la degaanka ah balse aanay hayb isku raacin.. Markaa yuu wax u sheegayaa

  36. Ma waxaad u jeeda reer u talin mise dowlad la aqoonsan yahay.. Weligeed waa jirtay CAALAMKA dowlad la aqoonsan yahay oo haysata citiraaf caalami ah iyo jabhado hubaysan oo dhul dowladaa ka qabsada.. Marka gobollo ka talisaye ma haysata aqoonsi caalami ah mise waxaa tahay weli jabhad.. Sax dowladdu kama taliso Soomaaliya oo dhan balse iyadaa dowlad u ah muuse a wuxuu ka mid yahay kuway DOWLADDA u tahay

  37. yusuf

    walaahay waan ku qoslaa halka xaal marayo iyo sidaynaan isuba fahmi karin

    good luck

    sleep walking

  38. yusuf

    caalamkii ayaa idinku qoslay oo dawlad ku sheegiinala daba taagan oxgen si aanay u bakhtiyin

    anana caalamku waxay nagayaabeen diiwaan gelinta from borame ilamaa sanaag aan kawadno

    if the international community turns off the oxygen, you are as good as dead so i rather have my little peaceful, prosperous outward looking unrecognised sweet Somaliland

  39. Soo dhawoow

    Mahdi xuseen axmed faarax
    Axyaa orajinaal ceerigaabo

  40. Ceerigaabo originall

    Waan salaamaya akhyaarta golaha ku jirta
    Si gaarana waxaan u salaamayaa zxbkay rooble
    Kashaalena waxaan ka codsanayaa inay birta iga qaadan si aan goobta uga doodo

Leave a Reply to Sargaalka

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented