|

Xildhibaan Mahad Salaad oo Ciyaartii ku dhaliilay Madaxwayne Farmaajo

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan mahad salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa madaxwayne Farmaajo ku dhaliilay inaanu ka qayb gelin Ciyaartii maanta ee Galmudug iyo Banaadir.

Wuxuu sidoo kale soo qaatay Sawir hore oo ah Madaxwayne Xasan Sheikh.

Dal tartanka ciyaaraha garoomada lagu fiirsado, koobkana lagu gudoonsiiyo kooxdii guulaysata ayuu MW Farmaajo xukunkiisa qabtay, maantana cabsi uu qabo daraadeed ayuu qol dhexdiis afar saaxiibadiis ah kula fiirsanayaa ciyaarihii final ka ahaa ee Galmudug iyo Gobolka Banaadir!

Hon. Mahad Salad

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=37895

Posted by on Dec 31 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

24 Comments for “Xildhibaan Mahad Salaad oo Ciyaartii ku dhaliilay Madaxwayne Farmaajo”

  1. Bal xayawaankan ficilka inangumeedka leh ma hooyadii baa Ku walacday farmajo

  2. Somalia ha noolaato

    Mahadaw “horta ma is maqashaa” & “Dhidar xabaala qotaa qundhun buu ugu tagaa”, dawladii diiratada loo bixiyey ee wax walba boobtay(ugub), cadaaladana ka dhar la`ayd, Jigjiga waa xor la shir timi(ugub), Kenya oo reer Gedo dad iyo duunyo xasuuqday(guurguurte umuu tacsiyeen dadkuu madaxwynaha u ahaa); askartii Kenyan-ka ahayd ee reer Gedo gadoodka ku laayeen ugu tegey Nairobi oo u sujuuday baroordiiqdii meydkii gaaladii Somalidu dishay(ugub)

  3. Muhdi salaad Waa Tuug doqon ah
    Xaaraanti Adiga iyo Xasan Shiiq
    Wey gubeysaa oo aduunkaa lagu tusay
    Mahad salaad cawo Iyo maalin biyo
    Ayaa lagu bilbilaa
    Dhedid hur iyo DAB ayaa ka baxaayo
    Mana seexdo ilaah Caadil waaye

  4. Mahadow

    Farmaajo waa nin Inaan Layaal ah oo magaalada iyo Dadkeedaba ka cabsanhayo.

    Waqtiga yar ee u harey ha isaga hoos jiro Sariirta.

    Fuley hooyadiis ma gablanto.

  5. Dabshid Doqon
    Muuse shaani warkaada U sheeg
    Farmaajo a waa Madaxweyne Xamar ku dhshashey Anigaana Taageersan oo xoog
    Hadii qabiil soomaaliyeey leeyahay
    Ugu xoog iyo maal Badan
    Farmaajo Waa joogayaa 8 Sano er Soo socoto
    Ilaah aan Soo Qaqabano Haraadigii Iyo Mooryaantii SNM
    Dhaghaadana fur Baryo Iga War dhoor
    Snop Hargeeso ku Baashaalaayo

  6. Abdirehman Mahamed

    KKKKK Xaarshid as known as Dabshid waa qarxay waa iiddoor hawiye iska dhiga oo hooyadii wase ah kala yaqaanna reer xamar waa kuwii casa popolare deganaa.

    Shiikhaal ma ahan ee waa inan gumeed hooyadii Daarood waseen, horaan u sheegay.

    Hooyadaa iyo Iiddoorba wase golaha nooga bax, Soomaaligu ma qarin karo reerka uu yahay illeen waa daanyeer iiddora oo cuqdad googooysey kkkkkkkkkkkkkk

  7. Asxaabta aan dal wadaaga nahay ee qolkan ka dooda, General Somalilander, Major General Kaahin, Brigadier General Kader, waxaan dhamaantiin iga gudooma salaan sharaf iyo qadarin mudan. Sanad caafimaad iyo raxmad wata Ilaahay hay nooga dhigo 2021.

    I am proud to be a Somalilander.

  8. Caamir (camoole)

    Reerka xamar ugu xogagaal wadani yaa waaye aan ahayn kuwa ku ilaaliya xamar8 aanu fariisanahayaa kulaha kodka lagu cadaab yoow geedku been badnaa mida kale maxaa muuse iyo snm keenay waxaad cadaysay inaad tahay qolooyinkii dhulkooda idoor ka siistay nihin jaada iyo maalin bar qado ah mahan ha ku meeraysan booskii aad dawlada ku lahayd ee dhagadhageynta wuu dhamaadee imaan dabshid xaal qaado kani reer dhadhaab wuu ka sii hooseeyaaye

  9. Mahad Qoladaas Qadada iyo qaadka siistey
    Qabiilkooda ee SNM U beeceeyey Maahi
    Weligeyna dhulkaas ma tagin
    Ilaahna waxaan ka baryayaa In dhulmahante
    Aqligooda U Soo celiyo
    Balse Waxaan oghay Waaqiciga jira
    Hadii uu Sano Farmaajo Soo Noqdo Hubaal
    Muuse iyo Haraadigii SNM Tan ku dhaci doonto dhagey far Hadaad maqliweyso
    Weligaa waa dhigi doontaa Caamir
    Ee Baryo Iga wardhoer

  10. Caamir

    koobka ciyaaraha Somaliland 2020 ayuu dhacay waxaa ku guulaystay maansha alaah gobolka Daad madheed. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi isagoo shacabkiisa dhex mushaaxaya ayuu koobka siiyay ciyaartow-ga hantay biladahana ku taxay.

    Bal ii sheeg sababta Farmaajo u tegi kari waayay garoonka Xamar ee ciyaartu ka dhacanaysay?

    Waxaan kaloo ku weydiiyay; Madaxweyne Muuse Biixi Lawyacado ilaa Laasqoray inta u dhaxaysa ayuu gaadhi ama lug ku mari karaa. Maxaa Farmaajo u kari waayay inuu 100 mitir debada Villa Somaliya ku hor lugeeyo?

    Car su, aashaa ka jawaab?

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Suldaan laalays

    Aamiin baanu leenahay ducaadaa ..

    Waar laalays imaam dabshid agoontii kacaanka walaahay wuu kaga qaylosiiyey
    Imaam dabshid waxay kaga dhegtay waar isu kaayo sheeg ilaa ay yidhaahdeen. Waa somalilander .

    Aarmaajo garoon aad u fog oo 3 miles u Jira ayaad leedihiin muu tago

    Waar suuliga waxaa geeya Ugandan soldier

  12. Laalays salaam sare, bash bash iyo barwaaqo iyo caafimaad 2021 mujaahid. Mida kale mujaahid waxaan kaa codsanayaa inaad dabshid isugu dartid title ka mujaahid iyo dhalashada somaliland.

  13. horta sanad wanaagsan, anigu mar hore baan sheegay in dameerka dabshid sitaa yahay idoor waliba laalays ka sita inu labo magac kusoo galo qolooyinkaa koonfurna isku diro lakiin waa lagu ogaaday wax danbe oo lagaa qorayaana ma jirto,tan ciyaarta every body wuu ogyahay in muqdisho wali nabad buuxda ka jirin lana aamini karin mahadsalad oo kale baa baa isku kaa qarxin kara markaa madaxwaynuhu live buu u daawanayey wuuna u hanbalyey ciyaartoyga wanaagsan ee aduunkoo dhan laga sheegayey garoonka lagu ciyaarayo farmaajo baa u dhisay not xasan sheekh ok

  14. Caamir

    Kkkkkk was caqligii reer dhadhaab maxaa hada muuse kaa hortaagan ee 8sano soo socda ula sugaysaa ma awood la weyn awoodii afweyne mid ka weyn baad la iman adoo soo jeedaa d riyoonaysaa waxaa kuu muuqda darajadii iyo landcrusarkii iyo doolarkii la urursan moray 80 maadkii waxaaka danbeeyay xasuuso 91aad caruurta aydin ilka kuu qaadateen ee nonstop ilaa dhadhaab ma ihi runtii isaaq lakiin u qir libintooda xasuuso 80aadkii 90maadkiibaa la danbeeyay

  15. hodan

    Sanad wacan adna inaabti. Waad i caashaqday cagacaseey!kkk
    Naa ma ihi anugu Dabshide i amaan geli.

    Hadii kale nacamtu bilaahi labadaada naas midba gacan intaan ku qabsado ayaan tuurta ku saaran oo kula tegi ban cidla ah.kkk kkk kkk

  16. Hodan
    Dabshid waa beledka ninka isku haya laakiin doorashuu rabaa

  17. Dhadhaab beel
    Muuse waxaa hortaagan 30 Sano jidgooy leey dhigay iyo cadaw dibada ah iyo midt gudha ah oo magagac Soomaali ila wato
    Kuwaas kala bar Waan ka taqulusay
    Anigaana Aan isku kaa sheego Hawiye Ayaan ahay xaqiiqdii
    Hawiye Waa 2 Hawiye Tuugo iyo 1991
    Ku halqabsado iyo Hawiye Tuugo mooryaan 1991 U taqaan Sand Madoow
    Unikaana Xoog Badan Wadaniyiinta Aan noolaa dhahaa
    Sano Farmaajo a waxii Naga balan qaadey
    Imaan sidii Tigrega oo kale dhulka la gooyndoono Jamhada Haraadiga SNM
    Insha allaah
    Hawiye

  18. Guusha yaaleh sacad muuse guusha yaaleh ciidagale kkkkkkk yaa reer baadiye waaxid daawo gobolka banaadir no qabiil kkkkkkk

  19. Gedo Land

    Kkkk

    Waa sidaas Ugaas,
    Farmaajo iyo aniga waxaa isku keenhayo DOORASHADA BANAADIR STATE oo ku dhacdo siduu xilka kula wareegay.

    Waxaan Xassan Shiikh ka diidney ka yeelimeyno Farmaajo iyo Midka ka dambeeyo.

    Iney Doorasho dhacdo waxey u fiicantahey Farmaajo, sharaf ahaan iyo Taariikh ahaan.

  20. Ha sheegtaan alshabaab,modow Maxaakiimeed,warlords,Maxwayneyaal hore,hogaamikooxeed ka biqleeya Garoowe ama Somaliland – maaahee,haba sheegtaan zSiyaasi Mucaarid ah,maalmahoodu way isguryaan.Waxa wadanka u diidan dawladnimadu waa kooxahaasi ku takrifalaya awooaha dhaqaale ee laga sameeyay hantidii wadanka tii oo shisheeye la adeegsanayo.

    Dadkii Somaliyeed ayaa masgaxda lagz qabsaday.Kan xagjirka ah ee isqarxiya waxaa heerkaasi gaadhsiiyay dad Somaliyeed oo xagga Diinta ka soo galay.

    Kan kale ee xiiqsan,30ka sano calanka madhan sita iyo magaca madhan sita,waxa beerkaasi gaadhsiiyay Rag ku shaqaysta qabiil oo uu u afduuban yahay meel u joogaba.
    2da kooxood way isla yaabanyihii.
    Kan alshaabka ahi wuxuu la yaabanyahay kan sita calan qabiilka ee hebel land la ordaya.

    Kan la ordaya heblkaa land,wuxuu la yaabanyahay kan ka tirsan kooxda alshabaab oo isna calan kale la ordaya.
    Isku daroo labada Bulshaba ragbaa mu adeevta.

    Xoogaga wadanniyiinta Somaliyeed way dhwaaqayaan,xhukoodina way rabaan.

    Waa in la sifeeyaa wadanka.

    Dalmida

  21. Ilaa intaan maqanaa ayaa kilaabtii aan doonayey meeshii wax kusii qarqoreen waa makhaaniidii snm we kufaartu dhashay

  22. Ha iska qayliso Eydu, horaa loo soconayaa…

    -Waxaa laga masayray wacdarihii meesha ka dhacay, iyo sida nabad galyada ah ee ay u qabsoomeen ciyaarihii gobollada…

    Waxaa beenowday Xamar nabad ma aha iyo doorasho qof iyo cod ah laguma qaban karadii ay M.Salad iyo kuwa la midka ahi jilayeen in muddo ah si ay dadka u niyad jabiyaan…

    Laalays
    Madaxweynuhu hawl wadeennuu leeyahay, dadkan idin haysta ee ree miyiga ah oo kale ma aha oo haddii hudheel la furayo isku sawira… Maammulka Farmaajo reer galbeedkii baa xidtaa la yaabban iyo caalamkoo dhan…

    Waxaa la isla qiray hadduu Farmaajo 4 sano oo kale sii joogo in ay Soomaaliya sida Rwanda oo kale full recovery ku samayn doonto, waana arrinkaa waxa idinka qaylinsiinaya…

    -FG- Dabshid, ama waa Jeegaan ama jeebkooda ayuu ku jiraa, meeshan dan jeegaan buu u joogaa iyo inuu koofur isku diro…

    -Sannadka gaalada in la isku tahniyadeeyo culimadu waa xaaraan bay dhaheen…

  23. Caamir

    Kuu fiicnaan lahaydaa in aad hawiyo noqotid waayo laangaabkaa marba reer sheegta cAamir na lama baxno lagaa yiri hortaa ayaa qolooyin badan loo mareexaaneeyay adna ciyaar jecelkii labaad maa noqotay

  24. Caamir

    Muuse iyo idoor moqdisho ma joogaane libaaxyada jooga ee shigshigow farmaajo xiniinyaha haya ma aragtid anigu idoor ma ihi sidaadana adoo dhulbahante ah ma sheegto qabiil kale yaa sadex cayn nin mudulooda oo abgaala oo wacaysle ayaad iigu iman waa gartaa muuse iyo iidoor waa kaa cabaadsheen cid kaa kicin maysee jilbaha iyaga qabso dheh yaa sayidii awalba waad dhihi jirtee

Leave a Reply to Maykadhegto

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented