Xildhibaan Mahad Salaad oo Ciyaartii ku dhaliilay Madaxwayne Farmaajo
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan mahad salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa madaxwayne Farmaajo ku dhaliilay inaanu ka qayb gelin Ciyaartii maanta ee Galmudug iyo Banaadir.
Wuxuu sidoo kale soo qaatay Sawir hore oo ah Madaxwayne Xasan Sheikh.
Dal tartanka ciyaaraha garoomada lagu fiirsado, koobkana lagu gudoonsiiyo kooxdii guulaysata ayuu MW Farmaajo xukunkiisa qabtay, maantana cabsi uu qabo daraadeed ayuu qol dhexdiis afar saaxiibadiis ah kula fiirsanayaa ciyaarihii final ka ahaa ee Galmudug iyo Gobolka Banaadir!
Hon. Mahad Salad

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=37895
Bal xayawaankan ficilka inangumeedka leh ma hooyadii baa Ku walacday farmajo
Mahadaw “horta ma is maqashaa” & “Dhidar xabaala qotaa qundhun buu ugu tagaa”, dawladii diiratada loo bixiyey ee wax walba boobtay(ugub), cadaaladana ka dhar la`ayd, Jigjiga waa xor la shir timi(ugub), Kenya oo reer Gedo dad iyo duunyo xasuuqday(guurguurte umuu tacsiyeen dadkuu madaxwynaha u ahaa); askartii Kenyan-ka ahayd ee reer Gedo gadoodka ku laayeen ugu tegey Nairobi oo u sujuuday baroordiiqdii meydkii gaaladii Somalidu dishay(ugub)
Muhdi salaad Waa Tuug doqon ah
Xaaraanti Adiga iyo Xasan Shiiq
Wey gubeysaa oo aduunkaa lagu tusay
Mahad salaad cawo Iyo maalin biyo
Ayaa lagu bilbilaa
Dhedid hur iyo DAB ayaa ka baxaayo
Mana seexdo ilaah Caadil waaye
Mahadow
Farmaajo waa nin Inaan Layaal ah oo magaalada iyo Dadkeedaba ka cabsanhayo.
Waqtiga yar ee u harey ha isaga hoos jiro Sariirta.
Fuley hooyadiis ma gablanto.
Dabshid Doqon
Muuse shaani warkaada U sheeg
Farmaajo a waa Madaxweyne Xamar ku dhshashey Anigaana Taageersan oo xoog
Hadii qabiil soomaaliyeey leeyahay
Ugu xoog iyo maal Badan
Farmaajo Waa joogayaa 8 Sano er Soo socoto
Ilaah aan Soo Qaqabano Haraadigii Iyo Mooryaantii SNM
Dhaghaadana fur Baryo Iga War dhoor
Snop Hargeeso ku Baashaalaayo
KKKKK Xaarshid as known as Dabshid waa qarxay waa iiddoor hawiye iska dhiga oo hooyadii wase ah kala yaqaanna reer xamar waa kuwii casa popolare deganaa.
Shiikhaal ma ahan ee waa inan gumeed hooyadii Daarood waseen, horaan u sheegay.
Hooyadaa iyo Iiddoorba wase golaha nooga bax, Soomaaligu ma qarin karo reerka uu yahay illeen waa daanyeer iiddora oo cuqdad googooysey kkkkkkkkkkkkkk
Asxaabta aan dal wadaaga nahay ee qolkan ka dooda, General Somalilander, Major General Kaahin, Brigadier General Kader, waxaan dhamaantiin iga gudooma salaan sharaf iyo qadarin mudan. Sanad caafimaad iyo raxmad wata Ilaahay hay nooga dhigo 2021.
I am proud to be a Somalilander.
Caamir (camoole)
Reerka xamar ugu xogagaal wadani yaa waaye aan ahayn kuwa ku ilaaliya xamar8 aanu fariisanahayaa kulaha kodka lagu cadaab yoow geedku been badnaa mida kale maxaa muuse iyo snm keenay waxaad cadaysay inaad tahay qolooyinkii dhulkooda idoor ka siistay nihin jaada iyo maalin bar qado ah mahan ha ku meeraysan booskii aad dawlada ku lahayd ee dhagadhageynta wuu dhamaadee imaan dabshid xaal qaado kani reer dhadhaab wuu ka sii hooseeyaaye
Mahad Qoladaas Qadada iyo qaadka siistey
Qabiilkooda ee SNM U beeceeyey Maahi
Weligeyna dhulkaas ma tagin
Ilaahna waxaan ka baryayaa In dhulmahante
Aqligooda U Soo celiyo
Balse Waxaan oghay Waaqiciga jira
Hadii uu Sano Farmaajo Soo Noqdo Hubaal
Muuse iyo Haraadigii SNM Tan ku dhaci doonto dhagey far Hadaad maqliweyso
Weligaa waa dhigi doontaa Caamir
Ee Baryo Iga wardhoer
Caamir
koobka ciyaaraha Somaliland 2020 ayuu dhacay waxaa ku guulaystay maansha alaah gobolka Daad madheed. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi isagoo shacabkiisa dhex mushaaxaya ayuu koobka siiyay ciyaartow-ga hantay biladahana ku taxay.
Bal ii sheeg sababta Farmaajo u tegi kari waayay garoonka Xamar ee ciyaartu ka dhacanaysay?
Waxaan kaloo ku weydiiyay; Madaxweyne Muuse Biixi Lawyacado ilaa Laasqoray inta u dhaxaysa ayuu gaadhi ama lug ku mari karaa. Maxaa Farmaajo u kari waayay inuu 100 mitir debada Villa Somaliya ku hor lugeeyo?
Car su, aashaa ka jawaab?
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Suldaan laalays
Aamiin baanu leenahay ducaadaa ..
Waar laalays imaam dabshid agoontii kacaanka walaahay wuu kaga qaylosiiyey
Imaam dabshid waxay kaga dhegtay waar isu kaayo sheeg ilaa ay yidhaahdeen. Waa somalilander .
Aarmaajo garoon aad u fog oo 3 miles u Jira ayaad leedihiin muu tago
Waar suuliga waxaa geeya Ugandan soldier
Laalays salaam sare, bash bash iyo barwaaqo iyo caafimaad 2021 mujaahid. Mida kale mujaahid waxaan kaa codsanayaa inaad dabshid isugu dartid title ka mujaahid iyo dhalashada somaliland.
horta sanad wanaagsan, anigu mar hore baan sheegay in dameerka dabshid sitaa yahay idoor waliba laalays ka sita inu labo magac kusoo galo qolooyinkaa koonfurna isku diro lakiin waa lagu ogaaday wax danbe oo lagaa qorayaana ma jirto,tan ciyaarta every body wuu ogyahay in muqdisho wali nabad buuxda ka jirin lana aamini karin mahadsalad oo kale baa baa isku kaa qarxin kara markaa madaxwaynuhu live buu u daawanayey wuuna u hanbalyey ciyaartoyga wanaagsan ee aduunkoo dhan laga sheegayey garoonka lagu ciyaarayo farmaajo baa u dhisay not xasan sheekh ok
Caamir
Kkkkkk was caqligii reer dhadhaab maxaa hada muuse kaa hortaagan ee 8sano soo socda ula sugaysaa ma awood la weyn awoodii afweyne mid ka weyn baad la iman adoo soo jeedaa d riyoonaysaa waxaa kuu muuqda darajadii iyo landcrusarkii iyo doolarkii la urursan moray 80 maadkii waxaaka danbeeyay xasuuso 91aad caruurta aydin ilka kuu qaadateen ee nonstop ilaa dhadhaab ma ihi runtii isaaq lakiin u qir libintooda xasuuso 80aadkii 90maadkiibaa la danbeeyay
hodan
Sanad wacan adna inaabti. Waad i caashaqday cagacaseey!kkk
Naa ma ihi anugu Dabshide i amaan geli.
Hadii kale nacamtu bilaahi labadaada naas midba gacan intaan ku qabsado ayaan tuurta ku saaran oo kula tegi ban cidla ah.kkk kkk kkk
Hodan
Dabshid waa beledka ninka isku haya laakiin doorashuu rabaa
Dhadhaab beel
Muuse waxaa hortaagan 30 Sano jidgooy leey dhigay iyo cadaw dibada ah iyo midt gudha ah oo magagac Soomaali ila wato
Kuwaas kala bar Waan ka taqulusay
Anigaana Aan isku kaa sheego Hawiye Ayaan ahay xaqiiqdii
Hawiye Waa 2 Hawiye Tuugo iyo 1991
Ku halqabsado iyo Hawiye Tuugo mooryaan 1991 U taqaan Sand Madoow
Unikaana Xoog Badan Wadaniyiinta Aan noolaa dhahaa
Sano Farmaajo a waxii Naga balan qaadey
Imaan sidii Tigrega oo kale dhulka la gooyndoono Jamhada Haraadiga SNM
Insha allaah
Hawiye
Guusha yaaleh sacad muuse guusha yaaleh ciidagale kkkkkkk yaa reer baadiye waaxid daawo gobolka banaadir no qabiil kkkkkkk
Gedo Land
Kkkk
Waa sidaas Ugaas,
Farmaajo iyo aniga waxaa isku keenhayo DOORASHADA BANAADIR STATE oo ku dhacdo siduu xilka kula wareegay.
Waxaan Xassan Shiikh ka diidney ka yeelimeyno Farmaajo iyo Midka ka dambeeyo.
Iney Doorasho dhacdo waxey u fiicantahey Farmaajo, sharaf ahaan iyo Taariikh ahaan.
Ha sheegtaan alshabaab,modow Maxaakiimeed,warlords,Maxwayneyaal hore,hogaamikooxeed ka biqleeya Garoowe ama Somaliland – maaahee,haba sheegtaan zSiyaasi Mucaarid ah,maalmahoodu way isguryaan.Waxa wadanka u diidan dawladnimadu waa kooxahaasi ku takrifalaya awooaha dhaqaale ee laga sameeyay hantidii wadanka tii oo shisheeye la adeegsanayo.
Dadkii Somaliyeed ayaa masgaxda lagz qabsaday.Kan xagjirka ah ee isqarxiya waxaa heerkaasi gaadhsiiyay dad Somaliyeed oo xagga Diinta ka soo galay.
Kan kale ee xiiqsan,30ka sano calanka madhan sita iyo magaca madhan sita,waxa beerkaasi gaadhsiiyay Rag ku shaqaysta qabiil oo uu u afduuban yahay meel u joogaba.
2da kooxood way isla yaabanyihii.
Kan alshaabka ahi wuxuu la yaabanyahay kan sita calan qabiilka ee hebel land la ordaya.
Kan la ordaya heblkaa land,wuxuu la yaabanyahay kan ka tirsan kooxda alshabaab oo isna calan kale la ordaya.
Isku daroo labada Bulshaba ragbaa mu adeevta.
Xoogaga wadanniyiinta Somaliyeed way dhwaaqayaan,xhukoodina way rabaan.
Waa in la sifeeyaa wadanka.
Dalmida
Ilaa intaan maqanaa ayaa kilaabtii aan doonayey meeshii wax kusii qarqoreen waa makhaaniidii snm we kufaartu dhashay
Ha iska qayliso Eydu, horaa loo soconayaa…
-Waxaa laga masayray wacdarihii meesha ka dhacay, iyo sida nabad galyada ah ee ay u qabsoomeen ciyaarihii gobollada…
Waxaa beenowday Xamar nabad ma aha iyo doorasho qof iyo cod ah laguma qaban karadii ay M.Salad iyo kuwa la midka ahi jilayeen in muddo ah si ay dadka u niyad jabiyaan…
Laalays
Madaxweynuhu hawl wadeennuu leeyahay, dadkan idin haysta ee ree miyiga ah oo kale ma aha oo haddii hudheel la furayo isku sawira… Maammulka Farmaajo reer galbeedkii baa xidtaa la yaabban iyo caalamkoo dhan…
Waxaa la isla qiray hadduu Farmaajo 4 sano oo kale sii joogo in ay Soomaaliya sida Rwanda oo kale full recovery ku samayn doonto, waana arrinkaa waxa idinka qaylinsiinaya…
-FG- Dabshid, ama waa Jeegaan ama jeebkooda ayuu ku jiraa, meeshan dan jeegaan buu u joogaa iyo inuu koofur isku diro…
-Sannadka gaalada in la isku tahniyadeeyo culimadu waa xaaraan bay dhaheen…
Caamir
Kuu fiicnaan lahaydaa in aad hawiyo noqotid waayo laangaabkaa marba reer sheegta cAamir na lama baxno lagaa yiri hortaa ayaa qolooyin badan loo mareexaaneeyay adna ciyaar jecelkii labaad maa noqotay
Caamir
Muuse iyo idoor moqdisho ma joogaane libaaxyada jooga ee shigshigow farmaajo xiniinyaha haya ma aragtid anigu idoor ma ihi sidaadana adoo dhulbahante ah ma sheegto qabiil kale yaa sadex cayn nin mudulooda oo abgaala oo wacaysle ayaad iigu iman waa gartaa muuse iyo iidoor waa kaa cabaadsheen cid kaa kicin maysee jilbaha iyaga qabso dheh yaa sayidii awalba waad dhihi jirtee