|

Xildhibaan Mahad Salaad oo Weerar Culus ku Qaaday Qoor-qoor, Soona Bandhigay Arimo la yaab leh

Muqdisho ( Kalshaale ) Degmada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug weerar shalay Alshabaab ku qaadeen waxay ku dileen shacab iyo ciidan kor u dhaafaya 40 meeyo. Gaadiid dagaalna (Tikniko) waa ku qabsadeen.

Wadada Guriceel iyo Dhuusamareeb isku xirta dhowr iyo toban sano kadib waa markii ugu horaysay oo dadka shacabka ah cabsi Alshabaab la’mari waayaan,  Mas’uul xil hayana warkiisaba daay.

 Taliyaha Xooga Gen Odowaa waa tii maalmo kahor miinada loo geliyay Ilaaheyna ka badbaadiyay.

Garoonka Dhuusamareeb Alshabaab dhowr mar ayay duqeeyeen, diyaaradii Madaxweyne Qoorqoor sidayna dhowr asbuuc kahor waa tii gantaalaha lidka diyaaradaha ku garaaceen mudo yar kadib markii ay ka duushay airport ka Dhuusamareeb.

Ugu yaraan siddeed (8) furimood oo Galmudug dhexdeeda ah waxa ka socda dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleedyo reer Galmudug ah oo ay ugu horeeyaan kuwa uu ka dhashay Madaxweyne Qoorqoor iyo kuwa ka soo jeeda caasimada Galmudug Dhuusamareeb.

Madaxweyne Qoorqoor mudo bil ah Xamar, Istanbul iyo Xaafiiska Fahad Yaasiin ayuu u kala gooshayaa, deegaankii loo doortayna waxaas oo dhibaato ah ayaa kajira, maantana magaalada dhexdeeda ayuu ku soo dhajistay boor ay ku qorantahay GALMUDUG WARANKII YAANBAY KA TUMATAY!

BAL ADIGU WAX DHEH!

W/Q: Hon. Mahad Salaad

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=36491

Posted by on Dec 1 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

17 Comments for “Xildhibaan Mahad Salaad oo Weerar Culus ku Qaaday Qoor-qoor, Soona Bandhigay Arimo la yaab leh”

  1. Qoor Qoor waa Dameer uu ku shaqaysto Farmaajo Qaainul wadan. Bal fiiri Dameerkaan Qoor Qoor muxuu ka qabanayaa Xamar?

    Doorashadii Xassan Shiekh 2016 waxaa sidoo kale Hassan Shiekh gacan yare u ahaa Dameer dhagajuun……. lol War waxaan maxay ahaayeen?

  2. Hobyo Godan

    KKK

    Xassan Shiikh waxaa Manager Campaigner u ahaa Governor Gaas ” siduu sheegi jirey FAROOLE”.

    Boowe ninkaan masuulka uga dhiganay Garowe, wakaas Villa Xamar waraaqaha u hayo Xassan Shiikh.

  3. Qoor Qoor Ceeb kuma noqoteen inuu ka adeege, Hargeysa

    lkn waxaa Ceeb ku ah inuu Ka adeego gurigiisa.

    * Tartan iyo Tanaasul ama Taqaantiqis waaye, Tubtay jeexday USC.

  4. mingistume soo Dag

    Qarnigii hore ee somaaliya , iyo qab qab, layaasha maanta jooga.
    —————————————–
    somaaliya waxey kusoo noqon karta oo kaliya aydoo dawlad cadalada kadhalato lagana qabto ragaan caqligii iyo aqoon tiiba kasuushay maanta.
    —————————————
    1)Hawiye VS Isaaq =100% -Qaran Diid?

    2)Daarood” Hawiye 100% powersharing

    3)Isaaq VS Daarood 100% Qadiyad Qaran.
    GOONI-USTAAG SOUTH/NORTH YES/NO-NO/NO?
    —————————————-
    DAAROOD, HAWIYE. ISAAQ- LOST GENERATION?
    (WAA JIIL- LUMAY) HAKA SUGIN QARAN SOOMAALIYEED, HANA KA SUGIN MIDNIMO
    SOOMAALIYEED (IYAGA NA HORTAAGAN MAANTA,

  5. Qoor Qoor kuma cebaysna inuu daacad u noqdo

    Farmajihii ku farisiyey kursiga galmudug waxaan

    Waa taariikh is qoraysa sory abdiqasim sow adeege

    Sare uma ahayn jaale siyaad

  6. Qaranku GUNO ku qaado maahan

    – Labo GAAWEETO maahan

    – Shisheeye soo Xambaar maahan

    – Haku darin ee KA DARSO maahan

    * JEEG WAREEGO MAAHAN.

  7. Qoor qoor daanyeer booyaaso farmaajo buu noqday

  8. Jabhad

    60 sano in Hiraab iyo reer Diini ku kaltamaan Marna isugu shubaan,
    Waa Xadgudub
    loo geystey OTHER SOMALI.

    Hiraab 35 sano

    Reer Diini 24 sano

    Other Somali 1 sano

    – Please vote
    FREE POWER-SHARING KABLALAX

    * 2021 waa inuu Kablalax
    Ka tilaabo XADKA 30 COD
    ( oo Wareega labaad ISXAMBAAR agu geeyo

  9. Mahad salaad kkkkkkkkk
    Dadkaasi ayaaa wax la wsydiiyaa
    Suudi yalaxaw,mahad salaad iyo cali mahdikk

    Waar waxaasi galaha ha keenina
    Dalmida

  10. Qoor qoor wuxuu tusay hawiye in farmaajo uusanqabiiliiste ahayn maadaama maamuladii daarood kasoo horjeesteen maamuladii hawiyena ay taageereen taasi waa gobanimo galmudug iyo hirshabeele iyo gobolka banaadir oo taageeray dawlada jubaland iyo puntland oo taageeray mucaaradka qabiil majiro marka yaan lays wareerin

  11. Dabshid
    Kkkkkkk kablalax 30cod way dhaafi doonaan sanadkaan maadaama ay hiraab xulofo yihiin

  12. mingistume soo Dag

    Naba diid waxaa uu Gaari karaa heer ay ku
    Milmaan heerarka ugu sareeya mujtamaca oo
    Dhan kana Mid noqdaan, Golayaasha, aqoon,
    Culmada diinta, siyaasiinta, xitaa
    Hogaamiyaasha bulshada
    Guud AHAAN DALKA.?

  13. Mingistume soo deg.
    Sxb nin aqli badan ayaa tahay, dad aniga ku jiro ayaa ku fahmin.
    Walaahi waa sida hadalka u dhigtay, marka Mafia meel ku xididaysato waxay xoog, xeelad, laakuush ku qabsan dal dhan ninka ka horyimaada aakhiro u dirin.
    Wadamo xoog badan ayey Mafia maamuli jirtay sida Talyani Mafia, Russia Mafia, New York Mafia etc.
    Tuugta Alshabaab oo ugxanta ku beertay Xamar iyo gobolada:: yaa ka adkaan doono.. 100 sano u qabo..
    Talyaniga world war II Mafia bilaabatay sida Prigato-Rosa, fashiste Mosolini..
    Kulli danta dalka wadnaa oran..
    Laakiin cadaab ku wadaan dalka.
    Maryooley miskiin aqli xun.

  14. Qoorqoor waa Daanyeer Galmudug baa gubanaysa markaas ayuu Xamar ku mashquulsan yahay, waa dad goboladdii ka samray.. yaab
    Dadka gobolada Galmudug degen ilaah baa u maqan laakiin weligood ma helin madax xooga saarta noloshooda.
    Midba midka ka dambeeya waa ka daran yahay.
    Kuye Galmudug Yaambo..Daanyeer aqli xun oo Farmasjo nolol mooda.
    🤬

  15. Bal waxa uu qorayso arka somaaliyeey dameertaanmagaca @ Dabshid sidata. Dadkii la isticmaali jiray ayay leedahay 35 sano ayay madax ahaayeen. Hade ogoow dadka ay ka hadlayso waa dadkii xabada dhuusada u yaqaanay.

  16. Waar qoor qoor aniga weli ixtiraam kooban baan u hayay taarikhdiisa horana ma haayo.

    Mooryaanka Mahad salaad waa shabaab ama kuwa kabaha u qaada. Warkiisa wax macna leh maahan Wuuxu ka baqahayaa inuu qoorqoor soo baxo.

    Abdikadir

    Dabshid aka Uganda lover waa nin beenta qabyaaladeeda ka miisa golahan bilaa xishood iyo taariikh.

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  17. Gedo Land

    KKK

    In Dambiil lagu saaro Villa Xamar maahane, Hiraab iyo Hiraab Yare intaan aheyn waa ka xaaraan Qasnadda Eedo Batuulo.

    – Please Vote
    Free Power-sharing Kablalax

    Caawi walaalka

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented