|

Madaxwayne Farmaajo & Musharixiinta Mucaaridka ah oo kulan yeelanaya iyo Xogtii ugu dambaysay ! (Warbixin)

Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  Kulan ay Midowga musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa caawa ku yeesheen hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay uga arrinsanayeen doorashada dalka iyo fal-celintii ka dhalatay war-saxaafadeedkii ay soo saareen laba maalin ka hor.

Shirkan waxaa markii dambe kusoo biiray Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Wuxuuna ka dalbaday iney Musharaxiinta Aqbalaan Madaxwaynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaasoo ah in midowga Musharaxiintu ay kulan la yeeshaan.

Musharaxiinta Caawa la kulmay Qoorqoor ayaa aqbalay dalabka uga yimid dhanka Madaxtooyadda Somalia, dhawaan waxaa la filayaa in Musharaxiinta iyo Madaxwayne Farmaajo kulan yeeshaan.

Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu casuustaa kaalintii uu ku lahaa dib u bilaabashada wadahadallada doorashada ee dowladda dhexe iyo Maamulada xubnaha ka ah, isagoo Dhuusamareeb isugu geeyey iyagoo aan Kulmin muddo badan.

Haatan waxaa laga dhursugayaa sida uu  Madaxwayne Qoor Qoor u maareeyo marxaladan siyaasadeed ee uu dhexda u xidhay, si uu ugu kala dab-qaado xulufada Madaxweyne Farmaajo iyo musharaxiinta  is baheystay oo  Dhawaan war-saxaafadeed ay soo saareen, kadib shir u socday mudo lix maalmood ah ku go’aamiyey  inay qaban doonaan doorasho u gaar ah, hadii dowladda dhexe aysan joojin Faragelinta ay ku heyso doorashada iyo qodobo kale.

Kalshaale.com

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=36446

Posted by on Nov 30 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

11 Comments for “Madaxwayne Farmaajo & Musharixiinta Mucaaridka ah oo kulan yeelanaya iyo Xogtii ugu dambaysay ! (Warbixin)”

  1. Waxaa caawa la ii sheegay ( ONLY HALKA NIN EE MAREEXAN KU JIRO oo Farmaajo war ka maqlo isku Jufo hoosena yahiin ( Ninkaan oo ku nool Nairobi- Layer ah).

    Inuu Farmaajo u gudbiy THA LAST WARNING FROM Hiraab iyo Hiraab Yare. Siduu sheegay Guddoomiye Ahmed Daaci.

    Farmaajo waxaa lagu dhahey dhagooleynta iyo wuxuu kugu kaarikeeyey Your Mentor Abby Ahmed XAMAR ‘ Run ha moodin.

    Go before you are kicked out by owners.

  2. Gedo Land

    KKK

    Hiraab Yare waa Nickname
    ay idin ku Xantaan Kablalax.

  3. Ilaahayoow qabiil qalbigeena kasaar oo qoyska aadka u yar ee Soomliyeed, only 10 million o midaysan na tus.100 million oo kla diin, kala dhaqan,iyo kala luqad ah, ayaa waxy kumidoobeen wadan jacayl. Hadaba,inagoo hal qoys ahi goormaan kabaxaynaa qurunkan? We don’t care about stupid Daarood,Hawiye,Dir, Raxanwayn,and etc. We are just Somalian people.

  4. Galbeedi ilaa inta somali uu ku dhexjiro sidaa odaygaa buka ee dabshid sita in qabiil laga gudbo way adag tahay lakiin hadana waxa jira dhalinyaro badan oo qabiil ka gudbay waxan kuwa kula talin lahaa intay isku tsgan wixii oday somaliyeef 60 ka wayn in aanay waxba ka dhagaysan, xeryo waawayna ha sameeyan ha iskaga xidhaan odaysdaa buka ee dabshid u horeeyo hana la habaaro wixii qabiil somali ku kala qaybinaaua

  5. ASC dhamaantiin.
    Ninkaan Qoorqoor waaba daanyeer oo uma aanan boggin. Sababtoo ah waxaa reerka lagu yaqaan run sheegid, cadaalad iyo geesinimo. Intaba kama muuqato Qoorqoor maadaama uu isku dayayo in uu wadda qanciyo dad gar isku heeysta. Garri labba nin kama wada qosliso!

    Hadda kahor waxaan maqlay odayaal daanyeero ah oo Hawiye sheegta in eey ku dhaheen qabqable dagaal Caydiid iyo Cali Mahdi “Calina gar leh, Caydiidna gar leh” Taas oo aheeyd dayuusnimo iyo fulaynimo, keentayna in halaag laga dhaxlo gartii maalintaas eey gooyn waayeen odayaashii Hawiye ee nijaasta ahaa.

    Hadeer waxaan uga digayaa Qoorqoor in uu dhaho dadka is haya waad wadda gar leedahiin. Waa in uu sidda eey latahay wax u sheegaa, kabacdina dhinac raacaa. Adeer iska ilaali in aad dhaqan aanan reerka lagu aqoon aad la timaado.

    Anniga shaqsiyan waxaan kugula talin lahaa in aad miiska la gadiso daanyeer Farmaajo laakikn xor ayaad u tahay go’aankaada. Diyaarse u ahow in aad aqbasho natiijada consequences ka go’aankaas.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  6. Galbeedi,

    Waa run oo 10million oo 150 million oo cadaw inoo ahi ku xeeran yihiin baynu nahay, dhibka ina hayaana waa qabyaalad, laakiin marka cid waliba qabyaaladda joojisaa uun baa lawada joojinayaa. Ma jirto cid gaara oo mar dambe Somalinimo lagu dagayaa, oo weliba cadowgaa aad arkayso loo adeegsan doonaa.

  7. Kkkkkkk shirkii ilma hiraab ma wuxuu ku danbeyey

    Areey Qoor Qoorow farmajo noo balami intaan

    Xaalada faraha ka bixin oo beesadii aan tabcayney

    uusan omar finish naga xarashin xoolo waad boobi

    Kartaa daaro dheedheer waad dhisi karta lakiin

    Hadaad baal marto diwladnimadii lagu ilaalin lahaa

    Waa laguu yaaba horta taahirkii hawiye abuukar

    Omar cadaani xabsigee ku jiraa

  8. Jabhaow goormey reer Qurac ka ilbixi CADKA HAWIYE JECLI, dadka Hawiye necbi

    Nin iyo xoolihiis miyaa kala haro.

    Allow kuu raxariiso Cali Galeyr ayaa Tolkiis kuyiri, Dhuloosow yaan la idinka SAARIN Harka Caasimada Irir.

    – Labo Qaawan isma qaade ( yacni isma dhaxan tirto).

    * Naga Xishooda Waayeelkiina iyo Doorshaankina ayaan heynaa.

  9. Dabshidow

    Cad hawiye iyo neceb loo qabo ma jiro lakiin waxaa

    La diiday mucaarad lagu ababulo Qabiil waa kugu

    Ceeb inaad tirahdo xolahayga la cuna 1991-2004

    Maad xoolo iyo dowlad ka dhisato muqdisho yaa

    Kaa hor taagna war ka xishooda somalida usoo

    Gurmatay caasimada somaliya oo ka saartay

    Muqdigii war villa somalia dameeraha ku xaroon

    Jiray garoonka diyaradahana geela daaqi jiray ku

    Xamdi somalida usoo gurmatay inay sharaftii iyo

    Karamadii casimada somaliya soo celiyaan ma soo

    Daawatay garoonka kubada cagta ex xaruntii

    Eeyaha xamar ku xaroon jireen

  10. Qoor Qoor waa Mooryaan tuug ah kuwa kale ee uu ugu horeeyo Farmaajo ayaguna waa la mid.All they care is mighty Dollars…… In God ( Money)we trust !!

    They’re all corrupted Sons Of Bitches !

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented