Madaxwaynaha Koonfur Galbeed oo Weerar ku Qaaday Musharixiinta Ku shirsan Muqdisho
Baydhabo ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo khudbad ka jeedinayey munaasabad ka dhacday magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda dalka iyo doorashooyinka.
Ugu horreyn Lafta Gareen ayaa weerar afka ah ku qaaday musharraxiinta ku shirsan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, wuxuuna sheegay in aan loo baahneyn inay wax weliba ka eegaan dhanka xumaanta.
Sidoo kale wuxuu ka dalbaday inay dib u eegaan wixii ay horey u soo sameeyeen, si ay u ogaadaan xaqiiqada jirta, sida uu hadalka u dhigay.
Madaweynaha Koonfur Galbeed oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaca ka qaaday in ka maamul ahaan ay ku qanacsan yihiin guddiyada doorashooyinka ee la magacaabay.
“Dadka ka cabanaya Guddiyada ee u badan madaxdii hore waxaan ka codsanayaa inta ay kaligood meel fadhiistaan hasoo xusuustaan wixii ay soo sameeyeen, waxa aan hubaa in guddigaan lagu qanacsan yahay marka la eego reer Koonfur Galbeed,” ayuu yidhi Lafta Gareen.
Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay inay madaxdA maamul goboleedyadu ay doorashada ka yihiin dhex-dhexaad, islamarkaana ay ka shaqeyn doonaan horumarka iyo danaha dalka.
Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo weli dood adag ay ka taagan tahay dhismaha guddiyada doorashooyinka oo ay cabasho ka keeneen midowga musharraxiinta dalka.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=36221
Afkiisa day aad moodid habar
Toobin dhuuqeysa
Waasidaan filayey deni ayaa kuyidhi cambaaree anakuna wanku dabataganahee ,@mr bahal reer kan dhabayaco yaa nagaqabta
Wiil hiraab
Kkkkk habar toobin dhuuqaysa aa sidaad ugu fiirsataan layaabay
Soomaali iyo dawladnimo waxbaa kala haysta qof walba microphone ayuu Ku dhegan yahay
Koonfur galbeed waxay noqotay head quarter ka ama xarunta NABAD & NOLOL gob gobu dhashay dawladnimo ayaa dadka deeqda wallee adinkiyo unakaa leh inaadnaan isku dhaweyn
Gedo Land
Horaan kuugu sheegay ineysan jirin meel kale oo la tago oo Shaah iyo sheeko leh
Oon ka aheyn ( Baydhabo, Hargeysa iyo Xamar)
1. Villa Baydhabo
2. Villa Hargeysa
3. Villa Xamar
Waa siduu ahaa qorshihii ( Soobe, Cigaal iyo Aadan Cadde) shisheeye ayaa na QOOTO QOOTEEYEY.
Dabshid
Reer qudhac aan kacuudiyo.darood sagaal gobol irir sagaal gobol .
Gaafaw
Kkk
Kufsiga ka daa MAGACA GOBOL
Ceel Xooluhu ka cabo ayuu Siyaad ka dhigey Gobol,
Waa kuwaas noqdey LABO QAAWAN ISMA QAADO ( yacni isma dhaxan tirto).
Waa aydii farmaajo rabaystay isaga iyo ka xabashiga ah ee mahdi guuleed qaar kalena waa maqli doonaa cidooda hala ogaado
Gobannimadu waa u dhalasho…
Raxanweyn u tartama MADAXWEYNE maanta cid idinka linka lihi ma jirto… Adinkaa carrada ugu laandheeraysan…
Waar ilmo Gareen maxaa loo caynayaa haddii ra’yigooda cabbireen. Diida dooddiisa qudha.
Horta raxanwaynta ha ka soo reebo shabaabka.
Waar ninkii Dhuxulayste meel ku sheega
kkkk
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Lafta gareen
Wuu isku dhex yaacay
Marna wuxuu ka dhawaajiyay
Inuu dhex dhexaad yahay marna
Wuxuu leeyahay ninkii meesha
Baydhabo dadka ugu xasuuqay
Darteey ayaan taageersanaha
2diinaba markey noqoto waa
Maxkamad