|

Daawo Muuqaal: Shirkii Musharixiinta Madaxwayne ee Muraacidka ah iyo Dhaliilaha loo jeediyey Madaxda DFS

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shir wadatashi ah oo ay leeyihiin xubnaha Murashixiinta u taagan doorashada Madaxweyne ee lagu wado in ay Soomaliya ka dhacdo 2021-ka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirkan oo muddo saddex maalmood ah socon doona ayaa ku soo beegmaya xilli dhowaan ay siyaasiyiinta mucaaradku ka soo horjeesteen guddiyada doorashada ee dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada qaar ay soo magacaabeen, kuwaasi oo ay ku tilmaameen in ay xubno ka yihiin askar iyo shaqaale dowladeed.

Markii la soo gabagabeeyay maalintoo koowaad ee shirka musharraxiinta ayaa waxaa saxaafadda la hadlay Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle. Geelle ayaa sheegay in ay musharraxiinta u muuqato waxyaabo badan oo sida uu yidhi dhaawici kara dimuqraadiyadda iyo hannaanka dowladeed ee dalka.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=36071

Posted by on Nov 21 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

22 Comments for “Daawo Muuqaal: Shirkii Musharixiinta Madaxwayne ee Muraacidka ah iyo Dhaliilaha loo jeediyey Madaxda DFS”

  1. Adeer Xaarmaajo hadal wanaag iyo codsi ma fahmee intaa Villada uu dhex jiifo debada ugu tuurtaan samaysta idinku gudi doorasho.

  2. ASC.
    MAHMAAH, Dimmi con chi vai e ti dirò chi sei, II SHEG CIDDAAD IS RAACDAAN, WAXAAN KUU SHEEGI NOOCAAD TAHAYE (ku dhawaad), Haddaba Daahir Maxamuud Geellow lagu baray noocaad tahay MARBA Haddaad Xasan Sheekh M/muud iyo C/Raxmaan Cabdi Shakuur la xiratay. ≈©≈Kaaga darane Daahir, wuxuu ka mid yahay kuwaan islahayn WAA NADIIF!!! ALLOW ADAA WEYN. WBT

  3. Waxaan caawa halkaad mahad celin hawada u marinayaa ciidamada Puntland oo shalay gacan ku dhiigle qof shacaba Hargaysa ku dilay una baxsaday Garoowe gacanta usoo geliyay ciidanka Somaliland ee magaalada Tukaraq. Jiiraan wadaagu waa sidaa.

    https://www.youtube.com/watch?v=8x0v1aZ71ds&feature=emb_logo

  4. Haye dabadhilifyadu ha dhaceen

  5. Laalays
    Kkkkk puntland ma markii ugu horeysay ooy gacan kudhiigle soo qabataa war nimanku caadi maaha kkkkk

  6. Gedo land

    Haa, gacan ku dhiigle Somaliland raadinayso. Waar nimanku waa gob.kkk

  7. Gedo land

    Maalin dhaweyd qoraal aad halkaan soo dhigtay kal & Laaba ayaan ugu qoslay. Waxaad qortay intaan ka xasuusto;

    “Guryaha Xamar ee lakala boobo Daarood & Hawiye ayuun baa isku haysta, Isaaq-iina waxay leeyihiin waar guryahaga qaato oo amaan nasiiya” kkk

    Adeerkay & aabahay guri laba dabaq ah ayay 1976 ka dhisteen hudheelka dabka dhabarkiisa. Gurigaa adiga & Qarqaad baan idin siinayaa Jamhuuriyada Barakaysan amaan ma idinka helaysaa? kkk kkk kkk

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Waar mucaaradku cabaadkii baa ka dhammaaday. Adeer ugu dhaca Farmaajo Villa Soomaaliya aan aragnee waxaad ka heshaane ama idinka iyo Farmaajo ogaada inaad isku doon saaran tihiin ee yaan Qarankan magaca u yaalka ah yaan la galaal xoodhin.

    Daahir Geelle waa X itixaad u xuub siibtay qabyaaladda. Daanyeernimadiisa eega ragga uu wax ku darsaday. Yaab

    Wallee Soomaali baan qarannimo iyo dowladnimo baran.

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  9. Laalays
    Kkkkk aniga iyo garqaad kuma heshiin karno gurigaas mideeda kale anigiiba kaygii laygu haystaa war ninyahow labadaan reer sidaad uga dhexbaxdeen waad liibaanteen

  10. Nimaan Tol iyo Tuulo laheyn waa Ceeb in la isugu daro Xoriyo iyo Xilo.

    Midgo iyo Minority ayuu soo aruursadey

  11. Hodan says:
    November 22, 2020 at 2:46 am
    Anigu waxan is waydiiya aaway somalidii kale wadankan somaliyeed ma hawiyeh iyo darood Kaliya baa leh siday u dhici karta in 50 nin oo hawiyeh ah isa soo sharxaan rabaana inay somaliya u taliyaan Waryaa isnot fare hadii aan loo ogolayn in meeshan somaliya laga ogoleen in cid aan labadaa reer aheen ka madax noqoto somaliya ha dunto oo kukuyo ha qaadato jaahil kasta intu suudh soo xidho buu leeyahay madaxbaan noqonaya boqolaal somaliya oo wax bartay oo wadankan samato bixin lahaana waxa la leeyahay xukunka ma gaydiin waa very sad somaliya sidaa ah In la wada lahaado maaha xataa ma xishoonayan somalida aan aheen darood iyo hawiyeh ha tashadaan wadanka dhinac ha goostaan baan odhan lahaa ninkaan rabin sinaantina adna diid sareentisa

  12. ASC.
    Dabshid, DHAQAN GUN-LE, Kuwaad takoortay ee aad ku sheegtay; “Midgo iyo Minority”, WAXAAN ku dhaaran INAY dhan KASTABA kaaga Gobsanyihiine, MAANTANA YAAD sheegan? SUMMAD LAAWE!!!. WBT

  13. ASC.
    Hodan adeer, Beesha Somali ugu badan WAA DIR ee Adigu Dir midaysan Ma aragtay?. WBT

  14. Asc ahmed waxan ku waydiiyey dir maloo ogolyahay horta inay madaxnimo isu sa sharaxaan? Waa shame in ina cabdi shakuur oo badii somaliyeed gatay uu rabo inuu madax noqdo calamkaa kale isagoo kale jail buu ku uri lahaa isna inu inta hadhay dhulka somaliyeed wareejiyo buu diyaar u yahay very sad lakiin isaga iyo dhowr wax ma tare oo is ag cararraya ilahay baa naga qaban

  15. ASC.
    Hodan adeer, cidna Magac WAX kugu siimayso ee WAA inay Beesha DIR israadsato oo is-abaabusho oo MUGGEEDA banaanka soo dhigto, Shaqsiga keliya ee Damaqaa Beeleed leh WAA Faysal Cali Waraabe. WBT

    • ASC

      Axmadoow waa sax oo Faysal waa qabiili jecel inuu mideeyo Dir, laakiin hadii Dir Faysal la soo shirtagaan beelaha kalena sow kuwa asaga la mida iska soo hormarin mayaan; arrinkuna ma noqon doono reer ba’oow yaa Ku leh.
      Soomaalida qabyaalada qofba in buu Ka wataa (dose), in yar oo Alle u naxariistay mooyee, laakiin qolooyinka ay Ku xidideysatey ee xiirxiiraha ah (chronic) waa in bulshada laga fogeeyaa.

      • ASC.
        Inacoloow adeer waan ku salaamay, LILLAAHI qosol baad iga keentay; “laakiin hadii Dir Faysal la soo shirtagaan beelaha kalena sow kuwa asaga la mida iska soo hormarin mayaan arrinkuna ma noqon doono reer ba’oow yaa Ku leh”. ≈©≈SAX, waa islaanti Ratiga Buubaalka la saaray EE marku dhowr jeer la BIQLEEYAY tiri; HAAA,HAAA WAA SIDAAN RABAY!!!. ≈©≈Adeer duulkaan Somalida XAG ALLE SWT ayyuu ka jiraa (Tuhunkayga) OO markasta oon liidano MA WEYNO cid noo gargaarta. ≈©≈Saaxiib Bal fiiri kuwa is-uruursaday ee isugu yeeray Madax Xisbi, GEDIGOOD “agtayda” WAA wada Tuug iyo tuug kalkaal LAAKIIN mid mid ILAAH SWT yaqaan oo Daacad ahine Wuu ku jira. ≈©≈Saaxiib, Faysal Cali Waraabe, isaga Waa naqaane, SAHANKI IYO MIINA BAARKI DIREED haloo caleemo saaro. WBT

  16. Kkķkkkk kkkkk kkkk kk

  17. ASC.
    Inacoloow, Adeer ii dulqaado AAN sùaal IGA Xushmad yariya ku weydiiye, Ma rabo magaceede; MA HAL BEEL BAA ISKA KAA DHASHAY?, Aniga Xawaadle iyo Mareexaan Baa iska kay dhalay. WBT

    • ASC

      Kkkkk Ahmed Somali

      Adeer macno ma samaynayso munaafaqnimada Soomaalida ee qofku inuu qabiilka afka Ka dhowro uurkana Ka cintiqaadsho. Qabiilkana hadaan si xun loo isticmaalin dhib ma leh oo aayad Quraan ah baa xustay.
      So’ aasha aad I weydiisay waa kuu dhamaystirayaaye
      Waxaa iska Kay dhalay Dir iyo Majeerteen.

  18. ASC

    Axmedoow bal waxaad odorostaa natiijada Ka soo bixi lahayd shirka dib-u-heshiisinta beelaha Soomaaliyeed oo ay ergada Kala hogaaminayaan
    1. Reer Maygaag Faysal
    2. Reer Qurac Faroole
    3. Reer Qansax Dabshid
    4. Reer Garas…..

Leave a Reply to Laalays

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented