Maxaa Baajiyey Shalay ” Safarkii RW. Khayre ee Muqdisho ” Iyo Xog ku saabsan
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa shalay baaqday safar Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre dib ugu soo laaban lahaa magaalada Muqdisho, kaasi oo maalmihii la soo dhaafay qaban qaabadiisa ka socotay Muqdisho.
Waxaa la sheegay in Kheyre u baaqday kadib markii uu ogaaday in dalka ku soo socdeen isla shalay musharaxiin kale, taas oo u arkay in aysan ku habooneyn in isagana uu yimaado, si aanu u weecan dareenka iyo miisaanka safarkiisa.
Xubno ka tirsan guddiga olalaha Kheyre ayaa sheegay in Xasan Cali Kheyre imaan doono maalin aysan safar soo aheyn musharaxiinta kale islamarkaana uu rabo in maalintaas gaar u ahaato, waxaana la filayaa inuu maanta oo Jimce ah uu soo gaaro Muqdisho.
Shalay magaalada Muqdisho waxaa ku soo laabtay Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ah Musharax Madaxweyne, waxaana la filayaa in kuwa kale ay soo gaaraan Muqdisho maalmaha soo aadan.
Xasan Cali Kheyre waxa uu kamid yahay Musharaxiinta sanadkaan saameynta weyn ku leh doorashada Soomaaliya, waxaana Muqdisho ka socda qaban qaabada soo dhoweyntiisa.
Kheyre oo musharaxnimadiisa horay ugu dhowaaqay ayaa la filayaa inuu qabto munaasabad uu uga hadlayo qorshihiisa siyaasadeed.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=35980
Mucaaradkuna waa ku neceb yihiin N&N ayaguna waa kusoo naceen xildhibaanada murursade kaliya ayaa kuu codayn doona
Nabadoon xaad oo madaxweyne noqday war waa jiri doonaa
Waa loser caqli aan lahayn, yaa dooran waa CIMRAANKII HAWIYE ama LEELKASIHII DAAROOD.
Weligii noqon maayo madaxweyne iga qor warkaa, xataa Farmaajo waxaa lagula dagaalay maxaa uga dhigtay raiisal wasaare, dad badan waxay aaminsan yihiin inuu si hoose ula shaqaynayo Farmaajo. Waa film warkiisu.
Rasalwasaare Kheyre adigaa Koriyey Gulwade GAAWEETO watiyo iyo NAQRAAC REER WAQOOYI
Wali adigaan ku xushmeynayaa Mr Farmaajo maadaba uu qabo GABAR ah Curadkii Hawiye
– Kharash, Qabyo iyo Qabyaalad Qaawan ayey nagu soo kordhiyey Qurbo joogta Xanaaqsan
ASC.
Xasan Cali Khayre WAA hawlkar laakiin SIYAASI ma aha, MAR WAAYE, wuxuu isku taagay ninki soo Doortay, TAASOO Somalidu caado u leedahay, Dariiqa saxdaana Wuxuu ahaa, Haddaysan wada shaqaynkarin INUU istaqaaladisa u gudbio M/weynaha. ≈©≈Beeshuu iska dhexdegay oo uu lahaa Waxbey kaa dhigikartaa, AYYAABA loo adeegsaday Marki wiilkeeda Boskiisi loo magacaabay, Marka waxaa dhacday, Murusade UF, H/gidir MAC. ≈©≈Xasan Cali Khayre, ma garan inay Somalidu Qabiilka caabuddo, Haddana waxaan kula talina, Xasanow ku dadaal siday Waddanka 3xisbi kaliya uga jiri-lahaayeen. WBT
DABSHID
Adiga waxay dantu kuugu jirtaa Hawiye oo sidii 91kii qayd wada jeeniqaarta oo caasumadda ka dhiga qalfoof iyo lama dagaan si aad Ciraafka kaabiga saaran u hesho…
HAWIYE iyo Soomaalida kale oo dhan waxay danu ugu jirtaa in ay nabad iyo nolol xasilloon helaan iyo dawlad hana qaadda…
Naftii baa kaa baxday sidaa HAWIYOOWkacaayda u haysay reerku kicina waa… Alla maxaad Jeegaan waynaaday tahay!. Wallee aniga iima dhuumataan…
Daanyeer Kheeyre, anigoo og, anigoo og, nacas doqon ah ayaad tahay. Xataa Murusadaha xildhibaanadooda kuuma codeeynayaan iska daa qabiil kale. Daanyeer caqli laawe ah waaye Kheeyre. Isaga iyo ninkaan Mareexaan ilkayar ee Farmaajo, waxeey is dhaheen wadanka uGu ciyaara sidii waagii Mareexanka badowda ah iyo Murusadaha doqomadda ah iyo cawaantii kale ee Hawiya iyo isku keenkeenkii koox yarreeyd oo qabiil kasta leh eey wadanka boobi jirreen, while, uu Afweeyne wadanka kufsanayay.
Dalmida.
God bless Somalia.
ASC.
SEBIGI BARXADDA, WUXUU YIRI; “Daanyeer caqli laawe ah waaye Kheeyre. Isaga iyo ninkaan Mareexaan ilkayar ee Farmaajo, waxeey is dhaheen wadanka uGu ciyaara sidii waagii Mareexanka badowda ah iyo Murusadaha doqomadda ah iyo cawaantii kale ee Hawiya iyo isku keenkeenkii koox yarreeyd oo qabiil kasta leh eey wadanka boobi jirreen”. ≈©≈SEBIGA waxaan weydiin!, beelahaa doqomadaa uu soo tixay, REER XAJI SALEEBAAN maku jiraan?, HA BAQAN hadde!!!. WBT