Wasiir Cawad oo Xilkii Laga Qaaday, Kuna Gacan saydhay inuu Xil Cusub Qabto

Muqdisho ( Kalshaale ) Wareegto ka soo baxay Ra’iisul Wasaharaha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka looga qaaday wasiirkii arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad.

Wasiirka cusub ee arrimaha dibedda ayaa waxaa loo magacaabay Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar,

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa wareegtada ka akhriyay Telefishinka Qaranka, ayada oo uusan sheegin sababta xilka looga qaaday Cawad.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Wareegto ka soo baxday Xafiiska madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo loogu magacaabay Axmed Ciise Cawad inuu noqdo safiir, balse lama sheegin dalka.

Xil ka qaadista Cawad ayaa timid 24 saac kadib markii wasaaradda arrimaha dibedda ay boggeeda twitter ka saartay qoraal looga hadlayey xaaladda dagaalka Ethiopia, qoraalkaas oo Cawad uu sheegay inuu ahaa mid aan sax ahayn.

Dhinaca kale  Wasiirkii Hore Arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawed ayaa ku gacan saydhay xilkii safiirnimo ee Madaxweyne Farmaajo u magacaabay. Wuxuuna  ka mahadceliyay mudadii uu dawlada lasoo shaqeeyay balse wuxu sheegay inaanu diyaar u ahay xilka loo magacaabay .

“Waxaan halkaan ku caddaynayaa inaanan hadda diyaar u ahayn xil aan qabto mid Safiirnimo iyo mid kale toonna.” Ayuu yidhi Wasiir Cawed oo caawa laga qaaday xilkii Wasiirka Arrimaha dibadda isla markaana Farmaajo u magacaabay safiir aan la shaacin dal uu fadhiisan doonno.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 24)

  1. Garqaad says:

    Sheekadu waxeey maree car yaa hadal xanaf leh oo uu ka xanaaqo dhihi kara Abiye axmed Shaarbo weyne warkiis waa cad yahay.

    Sorry and byeee Wasiir Cawad🖐🖐😀😀.

  2. Xaange says:

    Ninkan wuxuu eersaday warqad uu shalay qoray wiil Fahad Yaasiin uu adeer yahay oo kusoo feegaaray bogga Wasaaradda uu Ninkaani ku magacawnaa.Kaa oo falaadka kolka uu samaynayey aanu Mr Cawad la ogeyn.
    Qoraalka oo TPLF lagu dhaleeceeyey Abiy lagu taageeray ayaa Cawad diidey bogga wasaarad

    • Xaange says:

      Bogga wasaaraddiisa ayuu ka saaray.Taasi waxay dhalisay in Fahad Ka cadhoodo oo Cawad xilka ka qaado.
      Waan soo dhawaynayaa in la bah dilo daayeer walba oo aan nala fikir ahayn
      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Land of Punt says:

    Farmaajo iyo Cawad labadaba waa ruqso.
    Farmaajo sidii Trump ayuu bisha u hartay hadba dhinac haraati u gamayaa,
    Daanyeer Cawad suuqa ha galo oo habartiisii Carabta ahayd Washinton degenayd fuudka hala cabo..
    N&N oo is cunsaysa iga dheh.
    Their days is numbured kulli macal daanyeer Farmaajo.🎃

  4. Cadaado says:

    ASC Dhamaantiin.
    Garqaad iyo Xaange waan idin salaamay.
    Tanni waxeey cadeeyn daanyeernimada Farmaajo iyo sidda uu dib ugu celinayo waxa yar ee dowladnimadda ee Somaliya loo dhisay oo walina Afrikaanku ilaaliyaan.

    Ma cusba in wasiiro iyo taliyayaal iyo xataa madaxweeynayaal si ila meereeyse loo magacaaba haddana loo badalla sababtoo ah “selection and hiring” xulashada iyo qaadashada shaqaalaha ayeeyba aqoon waxa wax dooranaya ok waa wada daanyeero.

    Waxaanse la yaabanahay Isaaqu iyo Majeerteenka ma arkeeydid iyaga oo ka cabaadaya midgaann iyo yaxar 4 tii sanno oo kasta. Sababtoo ah yaryarkaan waxa eey u qalmaan ayeey siiyaan hadii eey is waalaana madaxa ayeey ka garaacaan Laakiin Hawiye doqommo daanyeero in eey yahiin waxaad lu garran maantay Fahad Yaasiin iyo Khadiija Diiriye oo midgaan ah ayeey ka qeeylin. Shalay Faarax Cabduqaadir ayeey ka qeeylinayeen. Barrito madhibaan kale ayeey ka qeeylin. Sababtoo ah waxaa ka buuxa oo waliba hotbooda kuwoodii caqlidga daanyeerka leh.
    Dalmida
    God bless Somalia.

    • Ahmed Somali says:

      ASC.
      ALLAAH!!!, Lidate meeshay maanta Somalia marayso, BAL daya Wuxuu qoray kan AY Qabyaaladu oofsatay!!!. ≈©≈Kalshaale.ca, Waxaan kula talina inaysan, SEBIGAAN iyo noociisu Waxay qoraan, SOO ban dhigin Markay Bulsho ka hadlaan. WBT.

  5. Land of Punt says:

    Waad arki doontaan wuxuu magacaabin mid Majeerteen ah oo dhalay tuugtii Golaha sare Kacaanka oo dalkii anagoo hurudna qori nagu qabsaday 9 saac habeenimo aka Kacaankii 21 Oktoober 1969… 👎
    Daanyeer buugii Kacaanka sita iga dheh.
    Somalia is dead haddii Farmaajo soo noqdo= anti federalist agenda iyo dictatornimo wata.
    Cut the snake from the head and don’t worry about the waving tail, its harmless=
    Farmaajo hala buriyo daanyeer Fahad Yasin and company are harmless.😜

  6. Mohamuud says:

    qarankaa kaweyn shaqsi,muxuu uga hadlayaa ethiopia soow in aaan lais faragashan laguma heshiin

  7. Xaange says:

    Cadaado salaamullaahi bro.
    Waa sida aad sheegtay meeshan ila meerayso ayaa ka socota.Wiilka warqada kusoo falaaday malaha si ninkan looga xanaajo ayaa lagu soo amray inuu bogga wasaaradda ku falaado.Laakiin waxay u badantahay in ay mar hore sii qorsheeyeen inay eryaan.Ninkan Cawad ah wuxuu hayaa siro badan oo ay qoladaani ka qarshaan shacabka soomaaliyeed.

  8. Xaange says:

    Land of Punt
    Waaa hore ayay soo magacaabeen mid qowsaar ah oo CM ah.Ninkaa waxay ka urinayaan inuu abbihii ahaa kabaqaadyadii rajiimkii Siyaad Barre.Laakiin waa nin kusoo fashilmay meelo badan för att han festar för mycket och han är alltid hög.Om hans far var rövslickare,så är han förmodligen det samma.

    • Ahmed Somali says:

      ASC.
      Xaange;
      “för att han festar för mycket och han är alltid hög.Om hans far var rövslickare,så är han förmodligen det samma” adeer ULA tag Qolyahaa Aad naga dooratay. WBT

  9. Cadaado says:

    Xaange,
    Wza runtaa ninkaan Cawad oo eey eryeen daanyeer Farmaajo iyo kooxdiisa u nacamleeysa, waxuu hayaa sir badan. Ileeyn waa min miisaanka qabiilkiisa tashaday lagu siiyay jagaddaas culus iyo kahor safiirka Somaliya ee Mareeykanka.

    Hadeer ninkaan Cawad safiir ma rabbo oo waxuu rabaa ilaa iyo February 2021 in uu Xamar iyo geeska Afrika joogo si uu uga qeeyb qaato washamsiga kusoo socda daanyeer Farmaajo.

    Farmaajo waa nin nostalgia iyo waayo waayo eey heeyso oo rabba in uu noqda Afweeybe 2.0.

    Waxaan qirri in uu ahaa Xaange dadkii ugu horeeyay ee sheegay in uu daanyeer Farmaajo watto oo uu ku socda buugii Afweeyne. Anniga waligeey waan kasoo horjeeday daanyeer Farmaajo, oo cillada kale iyo qaab darro kale ayaa iiga muuqatay. Laakiin kuka fakirrin in uuba rabba in uu u dhaqmo sidii Afweeyne oo ah aabaha iyo hooyada jabka ku dhacay dadka Somaliyeed.

    Waxaase wasaq daanyeerro ah Shiiq Shariif iyo Ahmed Macallin Fiqi iyo cawaanta Hawiyaha ee dhahay “aryaa Farmaajo ii geeya” daanyeero.
    Dalmida
    God bless Somalia

  10. Kalsame says:

    Kacaanka Febaraayo ninkii ka dheereeya waxaa lagu qaadayaa heestii SAMADIIDE…

    M. C/rasaaq M. Abubakar waa sargaal sare oo UN in badan u shaqaynayay, wax bartay. Waa nin International Level ah. Dhasha Jabhadaha waa ninkii meel saari lahaa iyo dhammaan Maafiyadooda…

  11. Inacolow says:

    ASC

    Saacadaan iyo Samadiidoow dabin baa….
    Saacadaan iyo dagaal sokeeye
    Saacadaan iyo dhadhaab iska xaadiri
    Saacadaan iyo Hala guulwadeeyo
    Saacadaan iyo NIN walba tuuladiisi

    Alleylehe tani ciin bay daaqday

  12. Mr BaHaL says:

    Somali Nation.

    Qaran aan dawlad lahayn.
    Dad nasiib badan oo Nacasyo ah.

    Haduu fiicanyahay lama eryeen.

    Mr.7 mnt-baa yaabay

    Dalmida

  13. Baarqab says:

    War bal arka waxa cabaad ka baxaya mahbarkii war isbadelku waa sunaha dawkadnimada kana Siib kana saar no calaacal

  14. Qaamuus says:

    Kkkkkkkk. Imisaan ka daa niri, Imisaase loo digay,Imisey Nadagayeen

  15. Laalays says:

    Kkk

    Wasaarada mudawakhiin-ta & is dhexyaaca 😀
    Warqad kasta oo wasaaradaa ka soo baxda mid kale oo ta hore burinaysaay ka daba diraan. Shir kasta oo ay cod bixin gacan ka taagaan maalmo ka dib codbixintaa waxba kama jiraan ayay ku sheegaan. Markaa shaqaalaa wasaaradan ma kaadi geel ayay wada cabaan?🤓

  16. Laalays says:

    Cawad sakhraan qol ayaa uga banaan jeelka Madheera, maalinta aan gacanta ku dhignano
    Liinta ku cabi 💪🐅

  17. Dabshid says:

    Cawad wuxuu ku jiraa rag warbixin siiyey European oo ka hadley

    inuu Fahad Yasiin Bin Ethiopia CURYAAMIYEY Geedi socodkii Soomaalida Cusub.

    Inuu Mr Farmaajo yahey FADHIID Qiimaha Siyaasadda iyo wax qabadku u yahey
    HEESO IYO FACEBOOK

    – Taas ayaa keentay iney European XAMAR u soo diraan COLONY ITALY SECURITY OFFICER.

    Fahad Yasiin ayaa DIGNIIN lagu siiyey

    – Xamar Waa laga wada shaqeystaa, ee lama wada laha.

  18. Dabshid says:

    Ahmed Hangash

    Kk

    Kalsame Forum, ma waxaad moodey XHKS ee ka xamaaqi jirey IDAACADDA BBC

    Cadaado Hala xiro kuye, Duf ku bax DULQAAD WEEDH IYO AQLI SIYAASAD YARAA.

    Waa 80 Jir GUULWADE AH.

  19. Dabshid says:

    = Kalshaale forum ( meant)

  20. Ahmed Somali says:

    ASC.
    SUMMAD LAAWE DABSHID, LUUQADAAD WAX KU QORTO MA AFSOMALI BAAD KA WADDAA, ANIGU MA GARTEE???. WBT




Gollaha Musharixiinta oo la Saftay Kenya, Kana Horyimid Go’aankii Ay Dawladda Somalia Xidhiidhka ugu Jartay
- Dec 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Musharixiinta Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Bayaan ay soo saareen Caawa ...
Daawo: Faarax Macalin oo Waxshinimo ku tilmaamay Faragelinta Kenya ee Somalia, Kana hadlay Go’aankii DFS
- Dec 1, 2020
Nairobi (Kalshaale ) Faarax Macalin oo Waxshinimo ku tilmaamay Faragelinta Kenya ee Somalia, Kana ...
Muuqaal: IIRAAN oo laga diley Sarkaal kale oo tirsan Ciidanka Kacaanka iyo Xiisad Cusub
- Dec 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) IIRAAN oo laga diley Sarkaal kale oo tirsan Ciidanka Kacaanka ...
MUUQAAL: Shir Caalami ah oo Muqdisho ka Furmay iyo RW. Rooble oo Gudoomiyey
- Dec 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Shir Caalami ah oo Muqdisho ka Furmay iyo RW. Rooble ...
Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal oo War-murtiyeed uga hadlay Waxa u Qabsoomay
- Dec 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal ayaa maanta soo ...