|

Muqdisho: Qoorqoor iyo Xasan Sheikh oo Shir Xasaasi ah ka yeeshay Arinta Doorashada

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamed ayaa kulan la Qaatay Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, waxaana kulankan looga hadlay Arinta Doorashada Xili Maalmihii lasoo dhaafay uu Muran ka taagnaa Gudiyadda Doorashada.

War-Qoraal ah oo kasoo baxay Madaxtooyadda Galmudug ayaa looga hadlay Kulanka.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay Madaxweynihii hore Ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Hoggaamiyha Xisbiga Nabadda iyo Horumarka Mudane Prof. Xasan Sheikh Maxamuud iyagoona ka wada-hadllay arrimo la xiriira geedi-socodka Doorahada 2020-2021.

Kulanka oo ka dhacay hoyga uu Muqdisho ka deganyahay HSM ayaa si gaar ah loogu llafaguray maareynta marxaladda kala- guurka ah si hannaanka doorashadu u noqdo wadar-ogol ah, loo dhanyahay isla markaana loo simanyahay.

Hoggaanka Galmudug ayaa gundhig u ah geedi-socodka doorashadan, oo dhanka ka qeybgalka dadweynaha iyo deegaan doorashadaba kaga ballaarran middii 2016.

-Dhammaad-

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=35943

Posted by on Nov 18 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

9 Comments for “Muqdisho: Qoorqoor iyo Xasan Sheikh oo Shir Xasaasi ah ka yeeshay Arinta Doorashada”

  1. – Nimaad Nin ku tahey, Nin la isagama dhigo.

    Xoolahaan/hantidaan, Dhulka iyo Ciidankaan 5ta Soomaaliyeed isku hayo, ama la isku heysto – WAA XOOLO IYO DHUL HIRAAB.

  2. Iska hadlaw ina igare.war naftiina ha hafrinina oo culeys aysan qaadi karin ga saarinina,boqokii geriiga ee cirka hayee iga dgeh

  3. ASC dhamaantiin.
    Mr. Qoorqoor waxaa laga rabaa caqligii reerka Saleebaan in lagaa arko. Waa in miiska aad la gadisaa daanyeer Farmaajo oo qatar ku ah xasiloonida iyo dowladnimadda Somaliya, waliba si gooni ah oo qatar saa’id ku ah bulshada Somaliyeed ee Koonfurta iyo bartamaha Somalia qaasatan Xamar. Waxaa kaloo muhiim ah in habeen iyo maalin la xasuusiya doqomadda sidda madaxweeyne Shiiq Shariiq iyo Ahmed Macallin Fiqi oo ah wasaqda dhahay ar farmaaja ii geeya. Waa in Farmaajo la raacdeeyaa maadaama uu wax ka barran dhibkii uu Afweeyne dadka Somaliyeed u keenay maadaama uu isaga oo eey Afrikaan ilaaliyaan uu rabbo in uu u dhaqmo sida kaligiis taliyanimadii adeerkiis Afweeyne.
    Dalmida
    God bless Somalia

  4. Suuqa kala iibsiga hubka oo aad u kordhay iyo qiimaha qoryaha AK47 iyo PKM oo qiimahoodu laba jibaarmay maadaama uu batay dalabka hubka iyo cabsida laga qabo in lagu heshiin waayo doorashada oo cirka isku shareertay.

    Muqdisho wey foolaneysaa allaha badbaadiye.

    • ASC.
      Macallim Garqaad, annagu WAX MAGARATAAN Nahaye ABOOWOWE noo sheeg Sida loo kala Saffan AAN intay goorigoor tahay Gabbaad raadsane AMA aan Waddanka ka haajirne!!!. WBT

  5. ASC.
    Macallim Garqaad, annagu WAX MAGARATAAN Nahaye ABOOWOWE noo sheeg Sida loo kala Saffan AAN intay goorigoor tahay Gabbaad raadsane AMA aan Waddanka ka haajirne!!!. WBT

  6. ASC.
    Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh M/muud haloo sheego, INUU dhammaaday Xilligi, TOLLÀAYAY!!! IYO GURBAANKI Damaq Qabiil iyo Dan gooniya LA MATTAANAYNAY. ≈©≈WAR Garqaad ma garatay?!!!, War ninyahaw INTAA waad dhaante SEY wax kaa yihiin???. WBT

  7. Ninka yiri Hawiye ayaa dagaalamaya been waayo way lacagaysteen markii siyaad bare nin qaawani biyo iskama dhowro ayey ahayd AK47 qiimihii ha koco laakiin GOOFAFKOODIi baa qiimo dhicii
    Ninkii daarta ugu dheer dhistay baa yiri qorigaygii cadaa baan la soo bixi yaa kaaga futo xun

Leave a Reply to Ahmed Somali

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented