MUUQAAL: Axmed Siciid Cige oo ka hadlay Taariikhda Cumar Carte iyo Wixii kala Qabsaday Siyaad Barre

Hargeisa ( Kalshaale ) Alle ha naxariistee waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeisa Cumar Carte Qaalib Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cumar Carte wuxuu sidoo kale Xilal wasiiro oo kala duwan kasoo Qabtay Jamhuuriyaddii Diimuqraadiga ahayd ee Soomaaliya.

Axmed Siciid Cige oo ah Saxafi Ruug cadaa ah Islamarkaana Lasoo shaqeeyay Dawladdii Kacaanka iyo Cumar Carte ayaa ka hadlay Taariikhdiisa.

Wuxuu sidoo kale Axmed soo bandhigay Dhacdooyin dhexmaray Cumar Carte iyo Xukuumadii Kacaanka ee Madaxwayne Maxamed Siyaad Barre.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Gollaha Musharixiinta oo la Saftay Kenya, Kana Horyimid Go’aankii Ay Dawladda Somalia Xidhiidhka ugu Jartay
- Dec 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Musharixiinta Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Bayaan ay soo saareen Caawa ...
Daawo: Faarax Macalin oo Waxshinimo ku tilmaamay Faragelinta Kenya ee Somalia, Kana hadlay Go’aankii DFS
- Dec 1, 2020
Nairobi (Kalshaale ) Faarax Macalin oo Waxshinimo ku tilmaamay Faragelinta Kenya ee Somalia, Kana ...
Muuqaal: IIRAAN oo laga diley Sarkaal kale oo tirsan Ciidanka Kacaanka iyo Xiisad Cusub
- Dec 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) IIRAAN oo laga diley Sarkaal kale oo tirsan Ciidanka Kacaanka ...
MUUQAAL: Shir Caalami ah oo Muqdisho ka Furmay iyo RW. Rooble oo Gudoomiyey
- Dec 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Shir Caalami ah oo Muqdisho ka Furmay iyo RW. Rooble ...
Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal oo War-murtiyeed uga hadlay Waxa u Qabsoomay
- Dec 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal ayaa maanta soo ...