XOG : Somaliland oo Qaaday tallaabo ka dhan ah Koonfurta Soomaaliya
Laascaanood ( Kalshaale ) Xukuumadda Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa dhaqan gelisay tallaabo ka dhan ah dadka Koonfurta Soomaaliya kasoo safra ee yimaada deegaanada Somaliland.
Waxaa gebi ahaanba la joojiyey in dad ka yimaada Koonfurta Soomaaliya ama ka socda ay ka qeyb galaan siminaarada iyo kulamada muhiimka ah ee ka dhaca magaalada Hargeysa iyo guud ahaanba Somaliland.
Xukuumada Muuse Biixi ayaa sidaasi ku sheegtay waraaq qoraal ah oo ay u kala dirtay Hay’adaha kala duwan ee ka howl-gala Somaliland, midaasi oo gebi ahaanba laga qariyay warbaahinta.
Sidoo kale waxa waraaqdaasi la gaarsiiyey ururrada bulshada rayidka ah ee laga leeyahay Somaliland, taasi oo looga mamnuucay in shirarka iyo siminaaradooda aysan soo xaadiri karin dad ka socda Soomaaliya.
Xukuumada ayaa waraaqdaasi gaadhsiisay hay’adaha muddo ku siman labo bil ka hor, taasi oo ay hadda u muuqata mid si dhab ah uga dhaqan-gashay gudaha Somalialnd.
Somaliland ayaa tallaabo sharci ah ka qaadi doonta hadda kadib, hay’addaha qabanaya siminaarada ay ka qeybta yihiin dadka ka yimid Koonfurta Soomaaliya, iyada oo aan si dhab ah loo ogeyn sababta ka dambeysa arrinkaasi.
Xukuumada Somaliland ayaa iyadu inta badan qaada tallaabooyin kala duwan , maadama ay ku doodeyso inay tahay dal ka madax banaan jamhuuriyada Soomaaliya, inkasta oo aysan weli helin aqoonsi caalami ah.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=34619
kkk Somalia somali baa leh waa hal wadan sidaa wax kuma qabsoomaan wakhti hayska luminana labada kornal iyo caruurtooda hargeisa qaati ka taagan dadku nolol iyo is dhexgal ayaa loo baahanyahy
Maxad somaliland uga baahantihiin ordaya jabouti is dhex gala oo ha noo imanina gafuur culus ibna xaaraan
Qof aan waxa jooga garan ma garto waxa soo socda
Waar meeshan Somaliland rag baa dhaliyey curado badana u huray
Ragbaa ilaashada
Hanagu dawakhinee dantiina raacda
Anaga waa halkii madaxwayne 12 indhood ayaad nagu eegtaa
Anana waa og nahay cadawgayaga koobaad
Somalilan will never ever be part of that failed state
Get a grip and move on
Laakiin tan somaliland ayaa layidhaahdaa lana odhan jirey intaanaan khaldamin lixdankii.Markaasidaa u ogow. I totally with my brother Kahin- the number enemy for somaliland and its people is SOMAALIYAA
kkkkk
Waar badownimada Iidoorka qaarkii oo maalinba midab cusub soo xidhanaya….
kkkk
Daanyeerka Muusa handaraab waa neef gowracan geed kama waabto, waana naf la caari iska biqleeynaya.
Waxaan sugnaa isaga oo isku qarxiyaa Hargaysa.
Koonfurta Soomaaliya ma imaan karaan kulaha sida isaga oo Soomaaliya kala qaybin kara.
Khallii al masiiratu tastamir wal kilaabu tanbaxu.
Miskiin
Ictiraafkii riyada Iidoor baa dhuustay….kkkkk
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali Traitors