C. C.shakuur oo Weerar ku Qaaday Wasiirka Cusub ee Cadaaladda, Kana hadlay Xukuumadda Rooble
Muqdisho ( Kalshaale ) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa soo dhoweeyay Golaha Wasiirada ee Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu magacaabay, Balse wuxuu eedaymo kulul u jeediyey Wasiirka Cusub ee Cadaaladda Cabdiqaadir Maxamed Nuur, Wuxuun Raysal wasaare Rooble ugu baaqay inuu iska fogeeyo Wasiirkaasi oo Xukuumadda ka saaro.
“Waxaan bogaadinayaa xubnaha loo magacaabay Golaha Wasiirada. Waxaana ILAAHEEY uga baryayaa in uu hawshooda u fududeeyo.
Waxaase arrin laga naxo ah in Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo horay u ahaa Ku-simaha Taliyaha Nabadsugidda Qaranka, hormuudna u ahaa kooxdii 17-kii Diseembar 2017-kii weerarka ku soo qaaday xarunta Xisbiga Wadajir loo magacaabo Wasiirka Caddaaladda.
Tani waxay tusaale u tahay sida ay kooxda Madaxweyne Farmaajo uga go’an tahay dhiiragelinta gacan ku dhiiglayaasha, ku tumashada caddaaladda iyo damqinta boogaha.
Waxaan ugu baaqaynaa Ra’iisul Wasaare Rooble in uu go’aan degdeg ah arrinkaas ka qaato, iska fogeeyo shakhsiyaadka diiwankoodana madowyahay, kuna caan baxay xadgudubka sharciga iyo ku tumashada xuquuqul insaanka.”
Wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa horay xilal kala duwan usoo Qabtay, Waxayna isku dhow yihiin oo La Taliye uu u ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=34598
Iska hadlow ina igare.qufku haduusan ogeyn waxa uu yahay iyo waxa bulshadu ka aaminsan tahay waa kanoo kale taroorogle,waxmatare,ma xishoode,jaajuus,bad-gad,dulaal ,maxaan cunaa ,nacas,iwm indho adakaa ma dh………….laaaaaa .
ASC.
ARAGTIDA Baarqab 100% waan la wadaaga. WBT
Farmaajo waxaa u harey 3 bilood, Kadib haka qaato Boorsooyinkiisa Xamar.
Waxaan aheyn Kharash iyo Qabyo naguma soo kordhin haddaan nahey reer Muqdisho.
HADAL IYO CALAACAL MA WAXBUU TARI.
ASC dhamaantiin.
Horta wasiiradaan ma shaqeeystayaasha ah ee daanyeerkaan ra’iisalwasaaraha lagu sheego loo yeeriyay iyadda oo 4 bil u hartay xukuumadda dhexe oo dhan waa iska caqli daanyeernimo.
Laakiin, waxaa iigu muhiimsan oo aan tabaa in aan ka hadla waa doqonimada iyo daanyeernimada Cabdirahmaan Cabdishakuur, ina soo hoyda. Bal u fiirsadda hal paragraph na waxuu ku amaanay soo dhaweeyay wasiira ku shewg lamagacaabay, paragraph ka ku xigayna waxuu ku caaynayaa mid kamid ah wasiiradda uu soo dhaweeyay. Doqon doqon dhalay waaye walaahi Cabdirahmaan Cabdishakuur waxaase kasoi doqonson kuwa isku qabiilka sheegtaan daanyeerkaan ee taageeraya iyaga oo ujeeda jahawareerkiisa iyo nacasnimadiisa. Waan garan land of punt iyo dadka lamidka ahse waxa eey doqonkaan u taageeraan.
Dalmida.
God bless Somalia
ASC.
Dabshid, aanba kala aragti duwanaane, WAXAAN kuu haystay XAMARAAWIYEIII, Waxaaba laygu yiri; WAA TUUG dhacay xoolo Dadweyne oo Xamar kuma soo noqo karo ee MAXAA ka runa?. WBT
Mucjisooyinka isdaba socdee
2021
Madaxwaynaha Absame
Reysalwaasaraha habargidir
Reerkii hawiye aha xilal aan xamar mooyee meel kale ka shaqaynin baa lagu taxay kkkk halka daarood caalamka loo kala diray
Cawadow orod dayn inoo raadi
Jamalow adna deeq keen
Bidhaanow adna kaluunka iibgee
Oomaaroow canshuurta garoobka soo uruuri
Duraanoow dhalinyarada tababaro dibada aha udir qaarna shaqalaysii
Hawiye
Duqa muqdisho-arrimaha gudaha
Taliyaha boliska muqdisho-amniga
Maareeyaha shirkada hormud-boostada
Arrimaha xujayda iyo fadwada-diinta iyo awqaafta
Ahmed Hangash
Adigu jawaab malihid oo waxaad tahey Bar go’a XHKS
No more JAQ OO JIIF
Maxaad ku darsateen Maamulka Xamar iyo Xamar daye
Cadaado you are filthy-mouthed, clueless and evil loser with a very low IQ that requires resort to 3yo insults. How sad your life can be.
Ali,
Only God knows the difference between my life and your life. You wish u be where I am at in my life in terms of everything.
Why u crying when I speak the truth? Daanyeer monkey ah ayaad tahay. Probably, meel ku xabuuntay ayaan kaa taabtay oo run ah. Daanyeer.
Dalmida.
God bless Somalia
Doorashada halagu dadaalo sidii ay xiligeedii ku dhici lahayd kolay waqtiga Dawladaan u haray waa gabaabsi sidaa calaa adligeed waxaa loo ooman yahay isbadal !
Change is on the way from top to the bottom!
bedela anigu marabee,maxaad tahay horta yaabka yaabkiisa
cadaado salan sare sxb
ma ii sheegi karta waxa uu odhan doono oo uu ku qudbeyn doono qaainul wadan farmaajo maalinka qudbada laga dhegeysanayo musharaxinta ee doorashada soo socata
tolow muxu hadana odhan doona qaainul wadan farmaajo
qofki qarax soo sheega
100.000 oo dollar
ayaan siinaya
hadii aan amniga xamar soo celi waayo baaburti waa weyneyd ayaan dabada kagelaya jid danbe oo la xiraya ma jiri doono
safarada wan yareynaya oo sidii xasan shiikh
qofki qabyaalad igu taagera oo Facebook been ku soo qora Qatar baan guri uga dhisaya
ciidanka shisheeye wadanka wan ka saaraya qaasatan kuwa Ethiopia
aniga Uganda ima ilaalin doonto madaxtoyada ciidan shisheeye ma ilaalin doono reer kii qof ka dhinto magtisa ayaan siinaya ma been taas ku celin doona mase wuu ogahay inusan waxba ka qaban daanyer farmaajo
farmaajo maalinka qudbada musharaxinta
waanigi adis ababa geedaha ku beeray ee igu doorta
waanigi bil walba tegi jirey adis ababa iyo asmara ee igu doorta
waanigi dekedaha oo dhan u sixiixay oromka ee igu doorta
waanigi afar jeer dib udhigay dacwadi badda ee igu doorta
waanigi afar jibaarey safaradi aan ku dhalili jirey xasan shiikh ee igu doorta
waanigi jid walba sii xiray xasan shiikh kadib ee igu doorta
waanigi GEDO maliishiyada geeyey ee igu doorta
waanigi kismaayo diyaaradaha ka celiyey laba bilood ee igu doorta
waanigi dhaqalaha ugu badan ku bixiyey Facebook
oo ciyaal kii xeryaha qaxootiga kaakuma iyo dhadhaab shaqada u yeelay ee igu doorta
Jeegaanta citiraafku ku bargo`ay, waar naga xishooda BILLAAH CALAYKUM… Oo magacyadiinna ku soo gala mareegta…
Riyada ah in ay koofur isku hoogto idinna aad hana qaaddaan ka kora waayo dhici mayso… Ama waa la wada hoogi ama waa la wada noolaan iga walloo… Waxna yaanay Faysal Dhurwaa oo Kacaankii Basaas u ahaa iyo snm been idinku dhuri…
Faham dulucda, Farmaajo iyo kii yimaadaba oo ka danbeeyaba wax farqi ah uma dhaxayn doonaan, sidan baad waligiin u qaylyi doontaan…
Daanyer
KASAME
ma sidii baad weli
Ugu jirta qarowgi
Jeeganta
Kugumala yaabayo caqliga liita ee quuluhu kaso urayo oo waxan arkay kuwii aad iska soo xusheen adinko door bidaya
Marka lama yaabayo adigo bare hiirale maqli jirey ee hada farmaajo maqlay uun
Mida kale hadi aan ku weydiyo horta sow kama baqdan magaca xeraale marki aad maqashan sidi berigi
Mase wado kale oo aad dadka kula doodo baad weysey oo aan aheyn jeegan wax kale oo aad soo qorto oo kuu furan miyad weysey
Kalsame
Waa gar in reer quule
Oo dhan marki ey maqlan xeraale ooda jebiyan oo jeegan iyo hawiye ku raftan ee inta iska deyso geeda isku aadiska noo sheek muxu odhan doona adeer kaa daanyer farmaajo
wiil xero marqaan
Waar ninyow isla yaab, oo magacaaga habraha iyo gabilay iska soo qaado… Indha adkaa…
Adigu waxaabad tahay xoolo, ismana qarin kadhid afna isku darimaysid…
Xaraale iyo Quulle toona adiga wax laga waydiin mayo adiga iyo kooxdaada halkan ka baroorta… Xeraale dad xariir ah baa dega… Rag waa is dilaa waana heshiiyaa…
Sidiinnoo kale xabaalaha ma qufno oo lafaha kuma baryo tagno boqollaal sano ka hor dhintay… Gunsanaa wuxu…