|

C. C.shakuur oo Weerar ku Qaaday Wasiirka Cusub ee Cadaaladda, Kana hadlay Xukuumadda Rooble

Muqdisho ( Kalshaale ) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa soo dhoweeyay Golaha Wasiirada ee Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu magacaabay, Balse wuxuu eedaymo kulul u jeediyey Wasiirka Cusub ee Cadaaladda Cabdiqaadir Maxamed Nuur, Wuxuun Raysal wasaare Rooble ugu baaqay inuu iska fogeeyo Wasiirkaasi oo Xukuumadda ka saaro.

“Waxaan bogaadinayaa xubnaha loo magacaabay Golaha Wasiirada. Waxaana ILAAHEEY uga baryayaa in uu hawshooda u fududeeyo.

 Waxaase arrin laga naxo ah in Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo horay u ahaa Ku-simaha Taliyaha Nabadsugidda Qaranka, hormuudna u ahaa kooxdii 17-kii Diseembar 2017-kii weerarka ku soo qaaday xarunta Xisbiga Wadajir loo magacaabo Wasiirka Caddaaladda.

Tani waxay tusaale u tahay sida ay kooxda Madaxweyne Farmaajo uga go’an tahay dhiiragelinta gacan ku dhiiglayaasha, ku tumashada caddaaladda iyo damqinta boogaha.

Waxaan ugu baaqaynaa Ra’iisul Wasaare Rooble in uu go’aan degdeg ah arrinkaas ka qaato, iska fogeeyo shakhsiyaadka diiwankoodana madowyahay, kuna caan baxay xadgudubka sharciga iyo ku tumashada xuquuqul insaanka.”

Wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa horay xilal kala duwan usoo Qabtay, Waxayna isku dhow yihiin oo La Taliye uu u ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka  Maxamed Mursal.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=34598

Posted by on Oct 19 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

20 Comments for “C. C.shakuur oo Weerar ku Qaaday Wasiirka Cusub ee Cadaaladda, Kana hadlay Xukuumadda Rooble”

  1. Iska hadlow ina igare.qufku haduusan ogeyn waxa uu yahay iyo waxa bulshadu ka aaminsan tahay waa kanoo kale taroorogle,waxmatare,ma xishoode,jaajuus,bad-gad,dulaal ,maxaan cunaa ,nacas,iwm indho adakaa ma dh………….laaaaaa .

  2. Farmaajo waxaa u harey 3 bilood, Kadib haka qaato Boorsooyinkiisa Xamar.

    Waxaan aheyn Kharash iyo Qabyo naguma soo kordhin haddaan nahey reer Muqdisho.

  3. HADAL IYO CALAACAL MA WAXBUU TARI.

  4. ASC dhamaantiin.
    Horta wasiiradaan ma shaqeeystayaasha ah ee daanyeerkaan ra’iisalwasaaraha lagu sheego loo yeeriyay iyadda oo 4 bil u hartay xukuumadda dhexe oo dhan waa iska caqli daanyeernimo.

    Laakiin, waxaa iigu muhiimsan oo aan tabaa in aan ka hadla waa doqonimada iyo daanyeernimada Cabdirahmaan Cabdishakuur, ina soo hoyda. Bal u fiirsadda hal paragraph na waxuu ku amaanay soo dhaweeyay wasiira ku shewg lamagacaabay, paragraph ka ku xigayna waxuu ku caaynayaa mid kamid ah wasiiradda uu soo dhaweeyay. Doqon doqon dhalay waaye walaahi Cabdirahmaan Cabdishakuur waxaase kasoi doqonson kuwa isku qabiilka sheegtaan daanyeerkaan ee taageeraya iyaga oo ujeeda jahawareerkiisa iyo nacasnimadiisa. Waan garan land of punt iyo dadka lamidka ahse waxa eey doqonkaan u taageeraan.
    Dalmida.
    God bless Somalia

  5. ASC.
    Dabshid, aanba kala aragti duwanaane, WAXAAN kuu haystay XAMARAAWIYEIII, Waxaaba laygu yiri; WAA TUUG dhacay xoolo Dadweyne oo Xamar kuma soo noqo karo ee MAXAA ka runa?. WBT

  6. Mucjisooyinka isdaba socdee
    2021
    Madaxwaynaha Absame
    Reysalwaasaraha habargidir

  7. Reerkii hawiye aha xilal aan xamar mooyee meel kale ka shaqaynin baa lagu taxay kkkk halka daarood caalamka loo kala diray
    Cawadow orod dayn inoo raadi
    Jamalow adna deeq keen
    Bidhaanow adna kaluunka iibgee
    Oomaaroow canshuurta garoobka soo uruuri
    Duraanoow dhalinyarada tababaro dibada aha udir qaarna shaqalaysii

  8. Hawiye
    Duqa muqdisho-arrimaha gudaha
    Taliyaha boliska muqdisho-amniga
    Maareeyaha shirkada hormud-boostada
    Arrimaha xujayda iyo fadwada-diinta iyo awqaafta

  9. Ahmed Hangash

    Adigu jawaab malihid oo waxaad tahey Bar go’a XHKS

    No more JAQ OO JIIF

    Maxaad ku darsateen Maamulka Xamar iyo Xamar daye

  10. Cadaado you are filthy-mouthed, clueless and evil loser with a very low IQ that requires resort to 3yo insults. How sad your life can be.

  11. Ali,
    Only God knows the difference between my life and your life. You wish u be where I am at in my life in terms of everything.
    Why u crying when I speak the truth? Daanyeer monkey ah ayaad tahay. Probably, meel ku xabuuntay ayaan kaa taabtay oo run ah. Daanyeer.
    Dalmida.
    God bless Somalia

  12. Doorashada halagu dadaalo sidii ay xiligeedii ku dhici lahayd kolay waqtiga Dawladaan u haray waa gabaabsi sidaa calaa adligeed waxaa loo ooman yahay isbadal !

    Change is on the way from top to the bottom!

  13. bedela anigu marabee,maxaad tahay horta yaabka yaabkiisa

  14. cadaado salan sare sxb
    ma ii sheegi karta waxa uu odhan doono oo uu ku qudbeyn doono qaainul wadan farmaajo maalinka qudbada laga dhegeysanayo musharaxinta ee doorashada soo socata

    tolow muxu hadana odhan doona qaainul wadan farmaajo
    qofki qarax soo sheega
    100.000 oo dollar
    ayaan siinaya
    hadii aan amniga xamar soo celi waayo baaburti waa weyneyd ayaan dabada kagelaya jid danbe oo la xiraya ma jiri doono
    safarada wan yareynaya oo sidii xasan shiikh

    qofki qabyaalad igu taagera oo Facebook been ku soo qora Qatar baan guri uga dhisaya
    ciidanka shisheeye wadanka wan ka saaraya qaasatan kuwa Ethiopia
    aniga Uganda ima ilaalin doonto madaxtoyada ciidan shisheeye ma ilaalin doono reer kii qof ka dhinto magtisa ayaan siinaya ma been taas ku celin doona mase wuu ogahay inusan waxba ka qaban daanyer farmaajo

  15. farmaajo maalinka qudbada musharaxinta

    waanigi adis ababa geedaha ku beeray ee igu doorta

    waanigi bil walba tegi jirey adis ababa iyo asmara ee igu doorta
    waanigi dekedaha oo dhan u sixiixay oromka ee igu doorta

    waanigi afar jeer dib udhigay dacwadi badda ee igu doorta

    waanigi afar jibaarey safaradi aan ku dhalili jirey xasan shiikh ee igu doorta

    waanigi jid walba sii xiray xasan shiikh kadib ee igu doorta

    waanigi GEDO maliishiyada geeyey ee igu doorta

    waanigi kismaayo diyaaradaha ka celiyey laba bilood ee igu doorta

    waanigi dhaqalaha ugu badan ku bixiyey Facebook
    oo ciyaal kii xeryaha qaxootiga kaakuma iyo dhadhaab shaqada u yeelay ee igu doorta

  16. Jeegaanta citiraafku ku bargo`ay, waar naga xishooda BILLAAH CALAYKUM… Oo magacyadiinna ku soo gala mareegta…

    Riyada ah in ay koofur isku hoogto idinna aad hana qaaddaan ka kora waayo dhici mayso… Ama waa la wada hoogi ama waa la wada noolaan iga walloo… Waxna yaanay Faysal Dhurwaa oo Kacaankii Basaas u ahaa iyo snm been idinku dhuri…

    Faham dulucda, Farmaajo iyo kii yimaadaba oo ka danbeeyaba wax farqi ah uma dhaxayn doonaan, sidan baad waligiin u qaylyi doontaan…

  17. Daanyer
    KASAME
    ma sidii baad weli
    Ugu jirta qarowgi
    Jeeganta
    Kugumala yaabayo caqliga liita ee quuluhu kaso urayo oo waxan arkay kuwii aad iska soo xusheen adinko door bidaya
    Marka lama yaabayo adigo bare hiirale maqli jirey ee hada farmaajo maqlay uun
    Mida kale hadi aan ku weydiyo horta sow kama baqdan magaca xeraale marki aad maqashan sidi berigi
    Mase wado kale oo aad dadka kula doodo baad weysey oo aan aheyn jeegan wax kale oo aad soo qorto oo kuu furan miyad weysey

  18. Kalsame
    Waa gar in reer quule
    Oo dhan marki ey maqlan xeraale ooda jebiyan oo jeegan iyo hawiye ku raftan ee inta iska deyso geeda isku aadiska noo sheek muxu odhan doona adeer kaa daanyer farmaajo

  19. wiil xero marqaan

    Waar ninyow isla yaab, oo magacaaga habraha iyo gabilay iska soo qaado… Indha adkaa…

    Adigu waxaabad tahay xoolo, ismana qarin kadhid afna isku darimaysid…

    Xaraale iyo Quulle toona adiga wax laga waydiin mayo adiga iyo kooxdaada halkan ka baroorta… Xeraale dad xariir ah baa dega… Rag waa is dilaa waana heshiiyaa…

    Sidiinnoo kale xabaalaha ma qufno oo lafaha kuma baryo tagno boqollaal sano ka hor dhintay… Gunsanaa wuxu…

Leave a Reply to wiil xeraale

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented