Golaha Wasiirada Cusub ee DF Soomaaliya iyo Beelaha ay kasoo jeedaan (Akhriso)
Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal wasaaraha Cusub ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay Wasiirada , Waxaanu halkan idiinku soo gudbin doonaa Beelaha ay kasoo kala jeedaan.
Beesha Digil iyo Mirifle
1. Wasiirka Gaashandhiga Xasan Xuseen Xaaji – Garre
2. Wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Maxamed Nuur – Jilible
3. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xuseen Maxamuud Sh Xuseen (Badni) – Dabarre
4. Wasiirka Tamarta Xasan Cabdinuur – Geelidle
5. Wasiirka Haweenka Xanifa Maxamed Ibrahim – Leesaan.
Beesha Hawiye
1. Wasiirka Arimaha Gudaha General Mukhtar Xusen Afrax – Xawaadle
2. Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcale – Abgaal
3. Wasiirka Diinta Cumar Cali Roble – Abgaal
4. Wasiirka Boostada Cabdi Sheikh Axmed Roble – Murursade
5. Wasiirka Caafimadka Fowsiya Abiikar Nuur – Gaaljecel
6. Wasiirka Ganacsiga Khalif Cabdi Cumar – Gugundhabe
Beesha Daarood
1. Wasiirka Arimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad – Majerteen
2. Wasiirka Qorsheeynta Jamal Maxamed Xasan – Warsangeli
3. Wasiirka Kaluumeysiga Cabdullahi Bidhaan – Dhulbahante
4. Wasiirka Gaadidka Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar – Ogaaden
5. Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Duraan Axmed Farax – Leelkase
Wasiirada Beesha Shanaad
1. Wasiirka Gargaarka Khadiija Maxamed Diiiriye – Yaxar
2. Wasiirka Beeraha Siciid Xuseen Ciid – Carab Saalax
3. Wasiirka Dekedaha Maryan Aweys Jaamac – Jareerweyne
4. Wasiirka Dhalinyarada Xamsa Saciid Xamsa – Barawaani
5. Wasiirka Batroolka Cabdirashid Maxamed Axmed – Banaadiri
Wasiirada Beesha Direed
1. Raisul Wasaare Ku Xigeenka Mahdi Maxamed Guuled – Ciidagale
2. Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jamac – Habar Yoonis
3. Wasiirka Maaliyada Cabdiraxman Ducaale Beyle – Samaroon
4. Wasiirka Warfaafinta Cisman Abukar Dubbe – Habar Jeclo
5. Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Adan Macalim – Biyamaal
6. Wasiirka Waxbarashada Cabdullahi Abuukar Xaaji – Surre
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=34595
War meeshan yaa kanool asxaabtii hore
Xubnihi hawiye in dhamaan cirka loo fiiriyo kuwii daaroodna soo laabtaan maxay ka dhigantahay tolow?
Ma in kuwa daarood talada wax kuleyihin oy xubno adagyihin kuwa kalana lagu shaqaystay kadibna laga maarmay mise in kuwa hawiye saamayn lahayen oo nacamlayn laga waayay halisna laga baqay kuwa daaroodna amarrada toos uqaataan?
Beesha darood waxba iskama badalin lakiin afar wasiir waa kablakax aawey awrtable ciise iwm
Awalba awrtable masoo gali jirin.
Duraan Faarax waxaa meesha geeyey Abtigiis XAAF
Waan soo dhaweeyey,
War beesha hawiye sidee loo galay!
1.mayorka muqdisho ( arrimaha gudaha)
2.taliyaha booliska muqdisho ( amniga)
3.madaxa shirkada hormuud ( boostada)
4. Madaxa xujayda iyo fatwada ( arrimaha diinta)
5.gudomiyaha ganacsatada
6.maareeyaha isbitaalka digteer mise martiini mooji
ASC dhamaantiin.
Horta wasiiradaan ma shaqeeystayaasha ah ee daanyeerkaan ra’iisalwasaaraha lagu sheego loo yeeriyay iyadda oo 4 bil u hartay xukuumadda dhexe oo dhan waa iska caqli daanyeernimo.
Laakiin, waxaa iigu muhiimsan oo aan tabaa in aan ka hadla waa doqonimada iyo daanyeernimada Cabdirahmaan Cabdishakuur, ina soo hoyda. Bal u fiirsadda hal paragraph na waxuu ku amaanay soo dhaweeyay wasiira ku shewg lamagacaabay, paragraph ka ku xigayna waxuu ku caaynayaa mid kamid ah wasiiradda uu soo dhaweeyay. Doqon doqon dhalay waaye walaahi Cabdirahmaan Cabdishakuur waxaase kasoi doqonson kuwa isku qabiilka sheegtaan daanyeerkaan ee taageeraya iyaga oo ujeeda jahawareerkiisa iyo nacasnimadiisa. Waan garan land of punt iyo dadka lamidka ahse waxa eey doqonkaan u taageeraan.
Dalmida.
God bless Somalia
Anagna mareeyaha garoonka adan cade xajisanay kkkk
ASC.
Oomaar, waa ka baxay xisbigi OG/N (ogaadeen) wuxuu biiray SYL. WBT
War cadaado ma sidii ankugu ogaa 5 sano kahor umbad daanyeer usheegtaa kkk
Lols @ Absame boy.
Dalmida.
God bless Somalia 🇸🇴
kuli umadda ayay ushaqaynayaan wasiirku wasaarad qaranku leeyhy ayuu maamulaa qabiil maleh belo idinku dhacday qabiil baa madax maray
Tom and jery
ASC
Faarax baa la badalay, Tooxoowna waa la soo celiyey macno samayn maysee, nidaamki dawladnimo ee qaribnaa ee lagu soo dhaqmayey ilaa Dawladi Carta wax ma iska badalayaan Mise Maya weeye muhiimadu.
DHinaca kale hadii wasiirka wasaarada loo magacaabo jifadiisu leedahay maxay tahay dawladnimada laga hadlayo.
Kuwan ka socda beesha daarood in la so celiyo
Mahayn waa wax matarayal shaqo tagay maxay
Qabteen? Yaab kuwii hawiye ma waxay racen khyre
ceeb ?
Qabiileysi iyo qaran isqaadanmaayaan . Kuwanina waa tuug sharciyeysan .
Alshabaab baa yaabay !