WAR DEG DEG AH: Magacaabista Golaha Wasiirada Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Muqdisho siwyan looga dareemayaa caawa magaabista Golaha Wasiiradda Cusub ee Xukuumadda uu Hogaamiyo Raysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble

Qaar kamid ah Warbaahinta ayaa hada ku sugan Gudaha madaxtooyadda, waxaana sidoo kale Telefishinka Dawladdu (SNTV) uu Baahiyey inay soo dhamaatay Latashiyadii uu waday Raysal wasaare Rooble, Islamarkaana uu Caawa ku dhowaaqayo Golaha wasiiradda.

Wasiiradda Cusub ayaa la filayaa inay kasoo dhexmuuqdaan Wejiyo Cusub, Waxaa sidoo kale la filayaa inay Qayb ka noqdaan Qaarkamid golihii Wasiiradda ee Xukuumadii Raysal wasaare Xasan Cali Khayre.

Waxaa Jira Warar kala duwan oo la Bulshadu isla dhexmarayso Kuwaasi oo ay ku sheegayaan in Qaar kamid ah Wasiiradii Xukuumadii Khayre aysan soo noqon doonin.

Isha ku hay Insha allahu, Warbaahinta Kalshaale.com iyo Liiska Wasiirada Cusub ee Soomaaliya.

Kalshaale.com

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Land of Punt says:

    Ina ilaahi wa inaa ilayhu rajicuun
    Geeri naxdin leh ayaa hadda la iisoo sheegay.
    Mamadii fanka iyo dadka Saynab Xaaji Cali Baxsan ayaa geeriyooyey..
    Ilaahow janadaadii ugu bisharee.
    Kulli nafsun dasiqstul mawd.

  2. Ahmed Somali says:

    ASC.
    INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUNA, ILAAHEEN SWT DAMBIGEEDA HA CAFIYO OO JANNATUL FARDAWSA HAKA WARAABIYO, WADDANIYAD XALAALA. WBT




Gollaha Musharixiinta oo la Saftay Kenya, Kana Horyimid Go’aankii Ay Dawladda Somalia Xidhiidhka ugu Jartay
- Dec 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Musharixiinta Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Bayaan ay soo saareen Caawa ...
Daawo: Faarax Macalin oo Waxshinimo ku tilmaamay Faragelinta Kenya ee Somalia, Kana hadlay Go’aankii DFS
- Dec 1, 2020
Nairobi (Kalshaale ) Faarax Macalin oo Waxshinimo ku tilmaamay Faragelinta Kenya ee Somalia, Kana ...
Muuqaal: IIRAAN oo laga diley Sarkaal kale oo tirsan Ciidanka Kacaanka iyo Xiisad Cusub
- Dec 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) IIRAAN oo laga diley Sarkaal kale oo tirsan Ciidanka Kacaanka ...
MUUQAAL: Shir Caalami ah oo Muqdisho ka Furmay iyo RW. Rooble oo Gudoomiyey
- Dec 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Shir Caalami ah oo Muqdisho ka Furmay iyo RW. Rooble ...
Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal oo War-murtiyeed uga hadlay Waxa u Qabsoomay
- Dec 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal ayaa maanta soo ...