|

Raysal wasaare Rooble iyo Ergayga QM ee Soomaaliya oo Kulan yeeshay

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal Wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Iyo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, James Swan ayaa maanta ku kulmay magaalada Muqdisho.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay arrimaha mudnaanta guud leh ee dowladnimada iyo xuquuqda aadanaha, amniga, nabad-dhisidda iyo Doorashada dalka Soomaaliya ka dhaceysa ee dhammaadka sanadkaan 2020/2021.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble iyo James Swan ayaa isla soo hadal qaaday Arrimo ku aadan horumarka bulshada iyo dhaqaalaha dalka, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Waa kulankii ugu horreeyay oo si ka  fool-foolka ah u yeeshaan Maxamed Xuseen Rooble iyo James Swan tan iyo markii Rooble loo magacaabay raysal wasaaraha Soomaaliya.

Raysal wasaare Rooble ayaan weli soo dhisin Xukuumad Cusub, waxaana sidoo kale Weli aan Tallaabo muuqata loo qaadin Doorashada iyo Dhaqan gelinta Heshiiskii lagu gaadhay Muqdisho, Kaasi oo u Muuqda in laga dhursugayo Maamulada oo aan soo magacaabin Gudiyadii laga rabey.

Kalshaale.com

Warar Sugan iyo Suugaan

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=34517

Posted by on Oct 18 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841