War-Farxad leh : Garoonka Muqdisho Stadium oo FIFA u Aqoonsatay Garoon Caalami ah

Muqdisho ( Kalshaale ) Ururka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa Garoonka Kubadda cagta ee magaalada Muqdisho u aqoonsatay garoon Caalami ah.

Muqdisho Stadium waa War farxad leh in loo Aqoonsaday Garoon Caalami ah, Waxayna tani ka dhigan tahay inuu Martin doono kulmo Ciyaareed oo Caalami ah.

Xulka Ciyaartooyda Soomaaliya ayaa markii hore ku ciyaari jiray dalal shisheeye, Sidoo kalana ma aysan Jirin Ciyaaro Heer Caalami ah oo ka dhici jiray Gudaha dalka.

Dowladda Soomaaliya ee Madaxwayne Farmaajo uu Hogaamiyo ayaa dhawaan dib u furtay garoonkan oo ku burburay dagaaladii sokeeye ee Soomaaliya.

Waxaana  Garoonka Muqdisho Stadium uu kamid ahaa Goobo Taariikhi ah oo lagu dhisay Barnaamijka Isxilqaan.

Kalshaale.com

Warar Sugan iyo Suugaan

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Ismail askar says:

    Waa war wanaagsan iyo guul ay gaartay dowlada somaliya.

  2. Faarax cabdinasl says:

    Farmaajo maxaa lagu haystaa waxaas buu sameeyee




Madaxwayne Trump oo Qaatay Go’aan Farxad wayn Gelin doona Dalka Suudaan
- Oct 20, 2020
Nairobi ( Kalshaale ) Donald Trump Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay in Suudaan uu ka ...
Shiinaha iyo Taiwan oo Xiisada ka dhaxaysa ay Isku Bedeshay Gacan ka hadal
- Oct 20, 2020
Muqdisho  ( Kalshaale ) Xiisadaha mudada dheer ka dhex taagnaa Shiinaha iyo Taiwan ayaa ...
Doorashada Maraykanka oo Meel kulul Maraysa iyo Waxa kala haysta Trump iyo Biden
- Oct 20, 2020
Nairobi ( Kalshaale ) Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump iyo ninka kula loomamaya Aqalka Cad, ...
Madaxwayne Farmaajo oo ka hadlay Xukuumadda Cusub ee RW Rooble iyo Codsiga uu Baarlamaanka u diray
- Oct 20, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku ...
C. C.shakuur oo Weerar ku Qaaday Wasiirka Cusub ee Cadaaladda, Kana hadlay Xukuumadda Rooble
- Oct 19, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa soo dhoweeyay Golaha Wasiirada ee ...