|

MUUQAAL: Xildhibaan Arin Naxdib badan ka gaystay Hargeisa iyo Waxa dhacay

Hargeisa ( Kalshaale ) Xidlhibaan C.raxmaan maxamed Jaamac (Xoog) oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in Xildhibaan ka tirsan golahaasi uu ku kacay Fal Naxdin badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan xoog ayaa sheegay in Xildhibaan Axmed Kijaandhe uu Wiil dhalinyaro ah oo Banjarle ah (Goomayste) uu dilay markii uu waydiistay Lacagtii uu gaadhiga ugu Banjariyey, Hadana uu Wiilkaasi ku jiro Koomo oo Cisbitaalka yaalo.

“Wiilkii yaraa hada Koomo ayuu ku jiraa, Xagee lagu arkay Xildhibaan Wiilyar ku dilaya Saddex kun oo shilin, waa arin Naxdin leh inuu Xildhibaan sidaas ku kaco, Xildhibaanka waa in lala xisaabtamo, Sharciga kama sareeyo”. ayuu yidhi Xildhibaan xoog.

Wuxuu sheegay in xildhibaanka sharciga la mariyo oo Xasaanada marka hore laga qaado, hadii uu Qof shacab ah dhibaato u gaysto.

Kalshaale.com

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=33679

Posted by on Sep 30 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “MUUQAAL: Xildhibaan Arin Naxdib badan ka gaystay Hargeisa iyo Waxa dhacay”

  1. Maxaa la sugayay,ma in qabiil walaalo noqdo ama uu dawlad noqdo?

    in lays cuno uunba ahadhay.

    Wax kale oo hadhay oo aanu ku chicin somali ma jiro.

    Dalmida

  2. Kkkkkkkkkk

  3. Xildhibaanimoy xaaal qaaado kkkkk

  4. Kkk mohamed laga hadlay haysasho seed u aragtaa x/dhibanka dembi magalay mise waa bilaa dembi in wiil yar oo noloshiisa u soo kacay xaqdaro koomo la gesho lanka iyo dal markas ka hadla hada xaquuqda balashlaha hala raadiyo

Leave a Reply to Taleex boy

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented