Tacsi Tiiraanyo Leh oo ku socota Qoyska Reer Yuusuf Gurey
Laascaanood ( Kalshaale ) Anigoo ah Rashiid Diiriye Faarax waxaan tacsi u dirayaa dhamaan reer yuusuf Gurey Geerida naxdinta laheyd ee ku timid alla ha naxariistee Hooyo (Bilaad MIXILE) oo 29/09/2020 oo ku geeriyootey wadanka Canada gaar ahaan magaalada Toronto.
Waxaan tacsi gaara u dirayaa Cabdiraxmaan yuusuf gurey (Qurushoof) oo hooyo u aheyd marxuumad Bilaad mixile.
Waxaana leenahey Samir iyo iimaan marxuumad hooyo Bilaad mixile Naxariistii Jano eebe ha ka waraabiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun.
Rashiid Diiriye / Imaaraadka Carabta
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=33658