Kulanka dhemxari doona Madaxwayne Farmaajo iyo Axmed Madoobe ee Arinta Gobolka Gedo
Muqdisho ( Kalshaale ) Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in todobaadkaan uu si rasmi ah u billaaban doono wada-hadalka maamulka Jubaland iyo Madaxtooyada Soomaaliya ee ku aadan arrimaha gobalka Gedo.
Ilo wareedyo muhiim ah oo ka tirsan maamulka Jubaland ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay toos u billaabi doonaan doodda Jubaland ee ku aadan ciidamada dowladda ee ku sugan gobalka Gedo.
“Muqdisho waxaan u joognaa in la xaliyo cabashadeyna arrimaha ciidanka gobalka Gedo, 48-da saac ee soo aadan ayey qabsoomi doonaan kulamada arrintaas ku saabsan, hore waxaa u jiray is afgarad,” ayuu yiri qof ka mid ah wafdiga Madaxweynaha Jubaland ee ku sugan Muqdisho.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa horey u aqbashay in ciidamada dowladda laga soo saaro Gedo, taasi oo horseeday wada-hadalladii lagu gaaray heshiiska doorashada, oo maalmo arrintaas darteed u xayirmay.
Arintaan ayaa ku soo aadeysa iyadoo magaalada Muqdisho saacadihii la soo dhaafay ay kulamo ku yeesheen madaxweynayaasha maamul gobaleedyada, guddoomiyaha gobalka Banaadir iyo madaxda dowladda Soomaaliya, kulumadaas oo ku saabsan sidii loo dhaqan gelin lahaa heshiiskii ay dhawaan ku gareen Muqdisho islamarkaana ku saabsanaa arimaha doorashada Soomaaliya.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=33639
Odaygaan gedo ayuu ku waashay war nacasyahow reer gedo kuma rabaan ee xamar yaan waqti kaaga lumin Kismayo iyo afmadoow diyaarad ukala raac
Gedoland
Wadadkubkuma waalan gedo ee adaa kola leh jubbaland ayan ahay marna maihi .kan reer xasan nafaqo dardu hayso kaalaya naga kaxeya
Gaafow
Oo adigu ma waxaad iska dhaadhicisay inaad Kismayo oo kuukuuyo ku keentay inaad leedahay ogaadeen soomaaliya dhulba kuma laha ogoow qof kii ugu horeeyay oo hadalkaa yiraahda aniga maaha rag caan ah ayaa horey usheegay
Qalbi dhagax ayuu cadow u dhiibay!!
Abgaalka ordaya,Ogaadeekan qaylinaya iyo Habargidirta oo wadani matalaysa.Intaa ayaa iska kaashaday sheekadii qalbi dhagax oo buuq nagu furay.
Dadkii somaliyeed ee qalbi dhagax ka sheekaynay,Siyaasi isku sheegi lahaa”qalbi dhagax ayaa cadow loo dhiibay”,iyaanay arkayn Ciidanka Kenya ee maalin kasta xasuuqaya dadka somaliyeed.
Nacab Munaafaqadu heerka ay gaadhay ayay ku tusaysaa waxa somaliya ka dhacayaa.
Axmed Madoobe waa iska Dameer kkkk
Waa ninka ciidanka Kenya soo xambaaray ee ku dejiyay Kenya,laakiin aaway ragii Daacadda ahaa ee Qalbi dhagax ku shaqysanayay 2 sanadood.
Qalbi dhagax ayaa Cadow loo dhiibay kk
Dadku fiican Munaafaqada.
Dalmida
Waar Farmaajo yuusan nagu shaciyayn dhuxulayste illayn caqli aan kuukuyu ahayn malahee.
Gedo hore ayay u diiday maamulkiisa, marka muxuu u daba niic keeyahay….Gaw.
Gedoland
Kkkkk
maxaad tidhi, Ogadeen ma dego Somaliyaa….aaaa.
Caqliga ilka yarta wa kaa.
Ka warran haddii ay ku yidhaahdaan ilka yar ma degto Gedo oo waa deegaan Cawlahan. kkkk
Daanyeernimada qaar waa lagu dulloobaa.
Suldaan qabyaaladdu ma oggola laakiin markaan arko beenta ilka yar intaan yar muusooda idhaahdaa waar kan yar ma kharbbaashstaa eetana waan ka weeciyaa waayo karbaashka taariikhiga ee Suldaanka Soomaalida wada laangadhaha ka ah xikmadda , taariikhda iyo caqliga kama kacdo.. GAW
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors