Wejiga Labaad ee Heshiiskii Doorashada oo ka Furmaya magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa lagu wadaa in uu bilowda wejiga labaad ee dhamaystirka heshiiska Doorashooyinka, kadib markii baarlamaanku ansixiyeen heshiiska oo ka dhigeen sharci kumeel-gaar ah.

Waxaa lagu wadaa in maanta uu Muqdisho yimaado Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo isagu ka maqnaa maalmahan, sidoo kale waxaa Muqdisho weli ku sugan Madaxweynayaasha kale ee maamul goboleedyada.

Shirka Dhamaystirka heshiiska doorashooyinka ayaa diirada lagu saari doonaa.

Dhismaha guddiga doorashooyinka

Qeexidda qaybo kamid ah 15 qodob ee heshiiska

Sida laga yeelayo muranada iyo khilaafaadka kuraasta.

Wararku waxay sheegayaan in Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu dhawaan gaari doono magaalada Nairobi safarkaas oo qaadan doono wakhti kooban, lama oga in shirka dhamaystirku bilaaban doono ka hor safarkiisa iyo in diib loo dhigi doono.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 25)

  1. Mr BaHaL says:

    Riyadayadii qaranimo oo soo gudhay,kadib markii aan ku hongoownay hogaaminta jaale Formaajo.

    Mooryaan soo hilaabtay harag aanu jeclayn.

    Dalmida

  2. Dabshid says:

    Kkkk

    Oo wali ma joogaan, haddaan gartey wuxuu Saaxiibkey ula jeeday

    Shirkii Dhuusamareeb 3 waxaan ku diidney inaan nalaga hor istaagiin ZEKO iyo Sheeko Xamar.

    Xeeladda waxaa ku Baro hadba Environment aad ku soo barbaartey.

    * Cad rag isku raaco Ragbaa Xeelado u maro

  3. Wiil Hiraab says:

    nin baa laga hayaa
    Yaad ku dheertahey
    O ku dheeshadey
    O ku dheel barey
    O ku dhebi jirey
    Tawrada horteed

    • Ahmed Somali says:

      ASC.
      Wiil Hiraab, hiraabki uu u qorijira “hiraab” INUU ka noqday oo uu u qoro Hiraab, waan ku faraxsanahay, XAASE KU DHEGA ADAYGA!!!. WBT

  4. Maxamud says:

    Hakacdo hakufto mar uunbeey toosi idam alle

  5. Mr BaHaL says:

    Durdurada yaryari waxay ku soo wada weecdaan durdurka wayn.Mooryaantii Goboladu waxay ku wada xeroodeen Muqdisho.Halkaa waxaa jooga Mooryaantii waa waynayd.

    Wax kala iibsigii Labada Duul ee Daarood iyo Hawiye oo isku duba dhacay.iyo Daayeertii yaryarayd oo suuqa isku ciidhiidhyay.

    Somaliya kkkk

    Meel ay ku noolyihiin dad ka xoroobay Damiirka,iska dhaafay dadnimada iyo ninka Dabadhikifka ah oo ah ka lagu daydo.

    Dalmida

  6. Mr BaHaL says:

    Ninkani,waa ayyo?

    Ma Reer Hebelbaa?

    Bal si fiican u daawada,ninkaasi meelna kuma abtirsado.

    kkk

    nidaamkan ayaa loo socdaa,Schoolada waxaa lagu tagay Jet-kan oo kale.

    4.5 baa quusatay.

    https://youtu.be/-7N24DsQMkU

    Dalmida

  7. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Dhaliilaha uu Mudane BaHaL u soo jeediyo 2badaa Beelood 83% Waan ayyidaa. WBT

  8. Laalays says:

    Meesha caawa ma bahal & coomaade A. Suuraaf/saaqid aka asaasaq salaad seeg ayaa ka barooranaya!kkk

    Waar rag baa ilaahay idinka dhigee xijista oo ku adkaysta mabda,iina. 4 sano oo waxyar lla, ayaad Farmaajo taageerayseen hada oo 4 bilood u hadhay waxaa la gola timaadeen waanu RIYOONAYNAY!kkk kkk kkk

    Labac labac nin raga looga roonee 4 bilood ee Farmaajo u hadhayna iska sii hurda/riyooda oo oohinta jooja!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Land of Punt says:

    Dalkaan muddo dheer ayaa Mooryaan, dictator, argagixiso iyo daanyeer oo dhan qasayeen, Deni meel uma socdo ilaa laga gaarayo Somalia oo talada wada leh, governer kasta gobolkiisa shacabka amni u sameeyo oo nolol u raadiyo.
    Qabyaalad daanyeer sida Dabshid ayuu qabiil ku haray.
    Deni kumasoo noqon karo Puntland asaga oo meel ku ogaan daanyeerta Xamar sidii looga dhaadhicin lahaa dalka waa laga baxay colaad iyo xukunka xoog lagu kala qaadan.
    Democracy iyo metelaad shacabbayaad ku joogo kartaa…run
    Dal wada nool. Ha noolaadaan shacabka Somaliyeed🧐
    Federal deal or no deal.

  10. Kaahin says:

    Iimaan dabshid iyo garqaad salaam iga gudooma

    Taariikhda dib u baadha waxa maanta somali Kala dilay khayrkood Ka reebay waa mareexaan iyo majeerteen walaahay virus Ka since 1969 halkaa dhigay waa iyaga daaroodna maaha daaroodka sunta sheegatay ee magaca Ka xumaysay weeye

  11. Gaafaw says:

    Mr bahal
    Wadiiqaha yar yar ceelweynbey kugeeyaan.we are seeking Somali republic dadkina waxay taganyihiin horta yuu kasiyahay qolodaa wale waa yaab wartan xagee loowataa

  12. Land of Punt says:

    Laakiin daanyeer aqli xun.
    Ma kula tahay in maanta sanadka 2020 dadka ka dhaacin karto in qabiil gooni ah daanyeer yihiin.kkkkkk
    Fucking idiot.
    Intee ku aragtay qabiil isku wada aqli xun ah.
    Daanyeer aqli xun..kkkk
    Fucking Iidoor waalan👎

  13. Raamaleey says:

    Qolyaha Kabaqaya Inqaranimada soomaliya Muqadas tahay NOOCAY doonaan BA HANOQDEEN e waxaa iimuuqda RAG kabaqaya indawladnimo SOOMALIYEED OO DHAMAYS AH dalka kahanaqaado KUWAAS waxaan LEEYAHAY Waa khaasab IN DAWLAD DHAB AH Dadka IYO DALKA Ushaqaysa No moor shuqul N G O NOO MOOR shuqul jabhadeed NO MOOR shuqul UFATAALID CADOWGA DALKA IYO DADKA SOOMALIYEED VIVA ALL SOMALI GOVERMANTY ALA MAXAY NAF LACAARI YIHIIN QOLYAAHAAS IYAGU WAA IS YAQAANIIN ANAGUNA WAA NAQAAN ABAA

  14. GEDO LAND says:

    Maxay tahay sababta maamul goboleedyada loogu yeerayo waa laba arin
    1: reysalwasaare rooble uu wax ka ogaado heshiiska
    2: gudiga doorashada federal iyo goboleed la is la garto waa in taa midkale soomaali oo dhan waxay isku raacday diidmo
    1:no xasan shiikh
    2:no shiikh shariif
    3:no nin aan waxar lug ka jaban lagu aamini karin waa ina mako
    4: rooble waa macwuul waa cusub yahay

  15. GEDO LAND says:

    Ilaahoow xasan garguurte hanagu soo celin rabiyoow aamiin

  16. Kaahin says:

    Land of cowards

    Walaahay waxaan la yaabaa sida bustahan aad saarteen dadka koonfurta somaliya dega
    The only dark times and the causes of all the evilness that fellow behind was 1969 and 2007 yaa igu diidi Kara hadii aanay umadi taariikhda cashar Ka baran weligood meel ma gaadhaan history will repeat itself walaahay haday dhulbahante ogaadeen warsangeli iyo reeraha kalee daarood maamulka sare qaban lahaayeen somaliyi inaanay Kala fogaateeen

  17. Land of Punt says:

    Kaahin
    Daanyeer aqli xun oo weliba doofaar ah ayaa tahay..run
    Waxaad isku dayeysaa in Harti kala qaybiso adiga oo Iidoor oo Daarood ka facweyn aad walaalo ka dhigaya..kkkk, weliba in Somalia iyo Harti labo dal ka dhigtaan isku dayaya……..kkkkkk
    Waad ogyahay waxa ku hortaagan in Puntland tahay..cabaadkaaga waan ku raaxaystaa…
    Daanyeer aqli xun.
    Walaahi in Somalia Iidoor kala gown karin..xitaa Hadaad daanyeer Harti ah kiraysataan.
    cidda siri karto sir..if I care..
    Fucking idiot..yaad ka aqli badan tahay…🤤

    • Land of Punt says:

      Kaahin
      Iimaam Dabshid kuye..kkkkkkkkk
      Ragga ku hortaagan ma taqaan?
      Daanayeer aqli xun..🤠
      Meelna uma socotaan, Iidoor dowlad ah ayaa yaabay..kkkkkkkk
      Walaahi in cidna idin aqoonsan karin adoo dhul Harti sheeganaya, haddii kale Hargeysa iyo Burco la gubin……kkkkkkk
      Somalinimo wax ku raadso ama istaaga ayaa la isku wasin..fucking idiot aan waxba ogeyn.😧

  18. Land of Punt says:

    Kaahin
    Land of cowards maxaad ka wadaa.?.
    Bal intus in lagu aqoonsado..!
    Maalintaas haddii Burco nabad lagu hurdo, I am a coward..kkkkk
    Inta ka horaysa anigaba dagaal ma rabo..
    You are going no were as independent Iidoor country..true.
    kkkkkkk🤭

  19. Land of Punt says:

    No were= No where

  20. Dabshid says:

    Land of Punt

    Kkkk

    Ma waxaad leedahey CAR SOMALILAND XAMAR NOOGU IMAADA,

    Markii iigu dambeysay Tuuladii Harti Daarood ee Tukoraq waxaa xoolo loo qalo Askarta Somaliland geeyay Prof Samatar

    Gaasna wuxuu dhahey Car Garowe iigu imow,
    Samatar wuxuu dhahey DEE GAROWE MAAHAN WAQOOYI SOMALILAND.

  21. Kaahin says:

    Land of cowards

    Faanka majeerteen Zanzibari ah ayaad tahay dhiig daarood ama harti midna kuguma jiro saa weligaa dhib aad u gaysato mooyee taariikh aad tol wax Ku tartay sheeg najis yahay sidii aad beenta uga sheegaysay say Ku baxday timirtii horeba dab loowaa ayaa tusaale u ah kadaab nimada majeerteen Zanzibari .
    Taariikhdaadu waxay bilaabantay 1960

  22. Land of Punt says:

    Kaahin
    Ma tihid Isaaq, raggii Isaaq oo kaftami jirnay oo ii jawaabin waa raali gelin.
    Kaadi geel iyo jaahwareer ayaa kasoo uraya.
    Daanyeer aqri xun.
    Vivo Somaliland, I mean it.

  23. Land of Punt says:

    Någon
    By the way, anagga dhulkeeni ayaan joognaa cidna dhul kuma haysano mana u martino.
    Anaga ayaa naloo martiyaa oo Somalida kale caawina.
    Boqortooyada Majeerteen ma in shalay shalay ayaad mooday…
    Cidna buste ma sasarin ee aqli baa nahaga




MUUQAAL: Gaadiidka, Hubka iyo Rasaata ay dagaalka ku Qabsatay Azerbajain
- Oct 20, 2020
Istanbul ( Kalshaale ) Gaadiidka, Hubka iyo Rasaata ay dagaalka ku Qabsatay Azerbajain
Madaxwayne Trump oo Qaatay Go’aan Farxad wayn Gelin doona Dalka Suudaan
- Oct 20, 2020
Nairobi ( Kalshaale ) Donald Trump Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay in Suudaan uu ka ...
Shiinaha iyo Taiwan oo Xiisada ka dhaxaysa ay Isku Bedeshay Gacan ka hadal
- Oct 20, 2020
Muqdisho  ( Kalshaale ) Xiisadaha mudada dheer ka dhex taagnaa Shiinaha iyo Taiwan ayaa ...
Doorashada Maraykanka oo Meel kulul Maraysa iyo Waxa kala haysta Trump iyo Biden
- Oct 20, 2020
Nairobi ( Kalshaale ) Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump iyo ninka kula loomamaya Aqalka Cad, ...
Madaxwayne Farmaajo oo ka hadlay Xukuumadda Cusub ee RW Rooble iyo Codsiga uu Baarlamaanka u diray
- Oct 20, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku ...