DAAWO: Raysal wasaare Rooble oo Xilka la wareegay iyo Munaasibad loo qabtay iyo Qorshihiisa (Muuqaal)
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta si rasmi ah xilka ugula wareegay munaasabad ka qabsoontay Xafiiska Raysal wasaaraha Wasaaraha.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxaa Xilka ku wareejiyey Raysal wasaare Ku xigeenkii Hore ee Dalka Mahdi Maxamed Guuleed, oo Madaxwayne Farmaajo u magacaabay Ku Simaha Raysal wasaaraha, Markii u meesha ka baxay Raysal wasaare Xasan Cali Khayre.
Raysal wasaare Rooble oo Madaxwayne Farmaajo uu magacaabay 17-kii Bishan, Sidoo kalana ay i 23-kii bishan ay codka kalsoonida siiyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka, ayaa looga fadhiyaa inuu soo dhiso Xukuumad cusub oo dalka ka saarta xaalada Kala guurka ah iyo Doorashooyinka kusoo wajahan.
“Waxaan soo dhisi doonaa Xukuumad Tayyo leh, Balanteenu waa Soomaaliya oo nabad ah, oo Xasiloon Siyaasad ahaan, oo dariskeeda iyo Dunida Nabad ku kula nool”. Ayuu yidhi Rooble.
Baarlamaanka ayaa markale la horgayn doonaa Xukuumadda uu soo dhisi doono Raysal wasaare Rooble.
Munaasibadda Xil wareejinta waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Golleyaasha kala duwan ee Dawladda iyo Marti sharaf kale oo lagu casuumay.
Kalshaale.com
Warar Sugan iyo Suugaan
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=33512
Madaxweyne darood ah weligii xilka maku wareejiyay madaxweyne isaga ka danbeeyo?
Raisulwasare uu soo magacaabay. Madaxweyne darood weligii xil maku wareejiyay raisulwasare kale?
Waan baaray waana soo waayay.
Heestii Zulfa ayaan soo xasuustay !!
Wadankiis ninkii ka tagee wahelkiis ka dheeraadee wal wal ma huro walba haar madeeyo!!
Sayidkii wuxuu yiri markuu waayey wax u ciidamiya
Anaa didiyoo dalkii ka wadee
Xageen Daarood uga dugaalaa…..
Hada walaalkay Khayre bahdilaada intaa le eg asagaa isku keenay nin u dhashay Beesha uu kursiga ku matalayey oo u damqanayana inuu jiro u malayn maayo.
GARQAAD
Inkastoo dadkan hada SOOMAALI u gacan gashay wax loo hadlo iyo wax la difaaco ahayn ee ay ushaqeeyaan umado kale,
Su’aasha waa sidan wali maaragtay MADAXWEYNE aan daarood ahayn oo xilka isagoon dhamaysan lagu haysto ama lagu dilay ??
1 A/Rashid 2 sano dilkii baa xigay dhabayaycona dhamaystir waa looga dhaartay kadib askar baa cidla ka qaadatay
2 Ina yey wadaadkii abgaal baa ayaamo duurka Ka qayliyay kadibna ka eryaday isagaan waqtigiisa dhamaysan.
3 FARMAAJO maalintuu fuulay bay bilaamatay tolla’ay iyo siyaadbaa u adeera
Bal waxaad noo sheegtaa ilaa Adam cade MADAXWEYNE hawiye oo waqti lagu haysto? ama sadev MADAXWEYNE soo maray oo is dhinac taagan oo tolla’ay kakaca leh iyo qoribaa ii cabaysan? il cawaran arinta haku eegina hawiyoow, ku darso sadexdaba
(Culusow, shareef IYO cali Mahdi) waqti bay ku darsadeen..
Garqaad
Waxaad ka hadlaysaa meel gaaban iyo sheeko aan wax faaiido lahayn.
Maad aragtay wadan intaa leeg,60-kii Gunnimo qaatay,oo 30 sano kadib hal qabiil oo ugu awooda waynaa laayay dadkii wixii yaalanaya bililiqaystay?
Waa yaab e aan wali lays waydiinin dambiyadii ay galeen dadkii jabhada isku sheegayay.
Waxaad ka hadlaysaa xil laysku wareejiyo e wadan dhan ayaa la waayay meel u maray.
Hal qofna maxkabad lama keenin.Guryihiii Edddo Xaalina way layska haystaa.
Isku soo wada duub oo somaliya waxay eeday,Hawiye iyo Daarood.
Dalmida
Horta waxan badalay sheekadii ahayd Gobanimo ayaan qaadanay.
Waxaan ku badalay Gunnimo ayaan qaadanay.
Jabuuti nololi kama dambaynin ninkii cadaa ee Gobnimadii uu na baray nalaga noqday.
Somaliya waa sidaaas oo kale.
Gobnimada waxay u muuqtaa inay ahayd wax ninkii cadaa la socotay.
Deedna isagii ayay raacday.
Gunnino ayaa lagu noqday iyo dilkii.
Waagii aan Gunnimada qqadanay.
Dalmida
Geesta kale
Formaajo iyo khayre ma ilaa heerkaasi ayuu gaadhay nacaybka u dhexeeyaa?
Waa yaab e muxuu ahaa nacaybka intaa leeg ee dhex maray ragii lahaa”waa isjecelahay” kkkkkk .khayre way ku dhacday.
Horta khayre maaha nin aqli badan.Waa sida aan dareemay.
Tii hore ayay tanina u raacday.
Dalmida
Bahal
DALMIDA IYO DADMIDA
Mr BAHAL
Ninka somaliga ah hadaad wax idinka dhexeeya maalin kaliya udhiibto wuxuu ku leeyahay anigaa iska leh, wiilkiisuna wuxuu ku dari anagaa lahaan jirnay, bal u fiirso dadka somali ugu qaylo badan waa dadkii shaqsi ka mida wax loo dhiibtay ka dibna reerkooda yidhi anagaa jagadaas lahaan jirnay, bal kawaran kuwii udhiibay ee wali Qatan, formulada hada lagu doodayaa waa anagaa wax qaadanay hadana xaq uleh, dagaalka Somalia intaasuu ku salaysan yahay laguna dhimanayaa,
Mays waydiiyeen hadaad wax lahaan jirteen maad kaligiin madax isu noqotaan oo umada kale nabad gelisaan, they will not, waana arinta kaliftay in nin waliba tuuladooda MADAXWEYNE ku SHEEGTO oo halkaas baroor siyaasadeed kasoo diro..
Asc
Armaan markii horeba la isjecleyn ee ay ahayd munaafaqnimo iyo afgobaadsi
MADAXWEYNAHA soo socdaa inshaAllah waa inuu noqdaa NON-DAAROOD-Hawiye MADAXWEYNE
Hadii kale sheekadaasi madhamaanayso.
Waxan qabaa he’ll do a good job, waana run intaan SOOMAALI heshiin bay rabtaa inay DAWLAD dhisato, ninkii TIGRAI IYO AXMAARO kaa gaday baa ku leh isku qolaynu nahaye idooro oo iidhimo…
Jacayl iyo nacayb mesha ma yaalo waxa yala jlafo
Siyasaded
KhAYRE markii hore wuu diiday inuu xilka warejiyo
Isagoo leh xilkii aan warejin lahaa wala boobay oo
Si sharci ah xilka la.igama qadin
Hatan siyasad ayaa la . gashay inuu yirahdo xilka
Anaa xaq u leh inaan warejiyo Maxaa dhici lahaa
Haduu xil warejin samayn lahaa waxaa dhici lahaa
Intuu maqna sharciyadii la meel mariyey waxba
Kama jiraan ayey noqon lahayen hatan iyo dan
Khayre wuxuu noqonaya raisalwasarihii ugu hreyey
Ee aan xil wareejin oo aan waxba loo racan karin
Madama aan lala xisabtamin …. isku soo duub ee
Aan wada dawano hiraab vs hiraab iyo halkey ka
Degto
Somali Galbeed
Walee inaad Somalida si fiican u aristay.
Arinku wuxuu ka socdaa Geel qaadnimadii,iyo xaraantii lagu soo noolaa.
Yaabka ayaa ah in Geela marka lagaa dhaco aanad dib u arkidoonin,taasi badalkeedana aad ku qasbanayd inaad Geel kale soo dhaco.
Ta ka sii daran ayaa ah in aanu jiri-jirin in ninkaa Geelaagii dhacay ee haysta cid kaaga qaadaa oo runta u sheegtaa ay meesha ka maqnayd.
Haatan,dawladnimadii oo ahayd wax la wadaleeyahay Ayuu dhacayaa Reer Hebel.Kii kale ee somaliyeedna Reer kale ayuu wax ka dhacayaa intuu calan yar meel ka taago.
Way isku wareegaysaa.
Waxba ma wada yeelankarto somalidu.
Dalmida
Jabhad
sxb wixii aanu maqlijiray ayuunbaan sheegaynaa.Waxaa ugu daran wax aan lagu waydiinin oo aad dadka u sheegto.
Wa is-jecelahay iyo waligayo isma diididoono iyaga ayaa dood ka dhagan jiray.Misana tan oo kale ayaa dhacday.
Meesha aargoosi aan caadi ahayn ayaa ka muuqda.
Sida xilka looga qaaday,7 daqiiqo – waa sida aan maqlay iyo sida markiiba loo magacaabay mid ku meelgaadh ah.
caadi ahaan iskaga ayaa sii hayn lahaa xilka ilaa inta mid cusub la soo magacaabayo,laakiin mid ku meelgaadh ah ayaa markiiba la magacaabay.
Rag kala aargoosanaya ayaa meesha ka muuqda.
wada shaqayn ayaa quusatay.
Dalmida
WIIL YAR oo MARAYKAN laga soo dhaqan celiyay xabsina ku jiri jiray baa la waydiiyay markuu Somalia yimid maxaa kuu yaab badnaa wuxuu ku jawaabay “aad baan u walwalsanaa oo waxaan islahaa dadku waxay ku waydiinayaan dambiyadaan maraykan ku galay laakiin arinka sidaa manoqon mudo kadibna waxan ogaaday in kuwa khatarta ah ee dambiyada gala aad loo ixtiraamo qaarkoodna hogaamiyayal yihiin, marka wax walwala maqabo hada ” no body is bad credit, wuxuu ku daray drugska(qaadka) marka la qadeeyo baa caruurta iyo dumarka lagu hor cunaa taa dambe aad bay ii dhibtay” buu ku gunaanaday
Reer ba’oow yaa ku leh..
Mr rooble waxaan kaa rabaa inaad noqoto filanwaa maalinta doorashada adaa kusita daarood reysalwasaare ayay wada sugayaan waligeey ha isalaamina haduusan rooble madaxweyne noqon xitaa farmaajo waa ku heshiiyeen silooga hortago asxaabta imaaraatka iyo kenya waa xaqiiq hadalkaas
Caalamku waxey ku weydiin Maxaad isku heysataan Soomaaliyeed,
Bal hadda ninka leh
Xoolaha Iyo Dhulka Hawiye waa inaan loo dooran Nin Hawiye ah ( oo waa in lala mid dhigo SOCOTO DAAROOD)
Soo maahan wixii la isku diley wixii Qaxa iyo Qaxootiga keenay.
Horta aan dadkaliyo OTHERS u dhiibnee MAXAAD KU DARSATEEN OO DHUL IYO XOOLO AH.
* Walee haddaan Cayaarta laga deyn Eedo Batuulo, in markale Jidka Dheer la isku hubsan.
Waxaa meeshaas ka cad in Xoolo badan laga musuq maasuqey Qasnadda Eedo Batuulo intuu Kheyre maqnaa sidaas daraadeed
Loo diidanyahey Xisaabi Xigtii Xamar.
* Xamar waa nin ka xamaasho iyo nin u xamaalo
Dabshid
Kkkkk maxaa tiri socoto daarood war reer GEDO ilaa gaarisa ayay kusocdaan 500 oo daauud ah ii soo dir nimankii itoopia kaaraha ugu dhexgalay kkkkk xaaji muuse waa duqoobay hada
Somali galbeed.
Kkkķkkk.
Ma waxaad leedahay mexey xil wareejiyaan. Waqtigaba ma dhamaystaane.
Sxb sheekada ah waa loo qabiileyay. Mr farmaajo hadalkaas ku laabo.
Waayoo hawiye waxaa kaga mucaaradnimo badnaa daroodka darafyada. Ee kuwaasu ayaguna ma reernimo ayey ku diideen.
@ mr bahaloow.
Waa sidaad sheegtay. Dalkaan hawiye iyo darood ayaa duleeyay. Dadkii kalana ayagoo hawiye iyo darood ku 3 jibaarmo ayey indhaha ka daawanayaan.
Arinta xilwareejinta.
Waxaa halkaa ka cad Mr farmaajo in uu yahay qof doqon ah oo liito oon weji laheyn.
Waxaan sidaas u leeyahay. Mr kheyre waa iska tegay isagoo sharci darro xilka looga qaaday. Dood iyo muran ma gelin dalka.
Wexey ahayd in lagu sharfo xilwareejinta 3 sano iyo barkii uu dalka u soo shegaayay sida muran la.aanta oo iskaga.
Tani wexey Cadeyn u tahay Mr farmaajo in uusan weji iyo saaxibtinimo midna laheyn.
Kheyroow iska sabar adigaa tolkaa duurka kala geliyay intaad meesha joogtay tani tusaale hakuu ahaato.
Raisulwasare rooble.
Nasiib wanaagsan ayaan u rejeynayaa.
Waa qof 4 saacadood haysto oo looga fadhiyo shaqo 4 sano loogu tala galay.
Waxaan eegi donaa wasiirada uu soo doorto.
Ninka wali u haysta inay Soomaali qabiil ama qabyaalad isku haysato hurdada dheer ee uu ku jiro ha ka tooso…
Horay iyo haddaba qabiil ma aha waxa ay isku haysatay…
Dagaalkii jabhaduha waxaa hoggaaminayay Jananno xil u xanaaqsanaa oo reer ku awrkacsanayay. Halgankoodiina waa ka galaaftay dawladnimadii dalka iyo dadkiiba…
30kii sano oo dawlad la`aanta waxaa abuurmay koox ELITE ah oo sida maafiyada u qaabaysan, iskuna xiran…
Kooxdaasu heerar kala duwan bay soo mareen, marba xaaladda jirta wixii la jaanqaadi kara ayay isticmaalayeen, sida, qabiil, diinta, shisheeye ku daabnaanta iyo Mucaaradnimada oo hadda ay isticmaalayaan…
Dalka ilaa maafiyadaa laga xoreeyo u malayn mayo in uu hagaagayo…
Aad baan uga xumahay ex great pm khayre in loo adeegsado yaxar khadiijo nacalatulaah farmaajo noloshaada dan be kafakar xitaa walaalkii lasoo shaqeeyay alla coil badanaa
Rag ciil cadaab kadooray armuu madaxweyne noqdaa ilaahoow ha idilin habeenka doorashada kahor
ASC.
GEDO LAND adeer, caadada Somali AA ah, ilaa 1957 IN hadba Reer Mudnaanta la siiyo oo laga dhigto Reer REERAHA kale kamudan ILAA ay Gabdhahoodu Ragga KABEEYAAN, marka maanta WAA maalinti Madarkise HALLA yaabin. WBT
ASC.
GEDO LAND Adeer, waxaan kaa halmaamay INAYSAN cuqdadaasi ka marnayn Farmaajo. WBT
Akhyaarta
Asa
Anigu weli kama hadlin miskiinkan laga dhigay RW ku sheegga laakiin warkan ma saxbaa.
Warkan wuxuu is soo gaadhay maalintii ninkan la magacaabay oo ninkii gugundhaba Nairobi ka iman lahaa la baajiyay..
Roble wuxuu fraud welfare ka sameeyay Sweden like Goodax which is felon deetana wuxuu u baxsaday London.
Deetana London buu Taxile ka noqday until ILO qaadatay oo la geeyay Nairobi.
Fadhi ku dirirka Nairobi ayuu ka miisi jiray xaafadda la yidha Parkland isagoo maqaaxiida sahra xuseen ee Dhabayaco actor ka ahaa.
Hooyadiisa waa maama sheekhaaleed, xaaskiisana waa dalal diini ama Farmaajo ina adeertii
Markii Khayre la caydhiyay kooxdii Sheekhaaleed ee Islaax sida Fahad Yasin, Dr Ali Dheere, Cadre of Mogadishu University iyo Mursal plus Mudey oo intaba Ururka Ikhwaanka islaaxda sheekhaadeed ah waxay arkeen fursad ay ku hantiye karaan xafiiska PM. Means another Damun jadiid in a new shirts/slogans as result of concerted and coordinated strategy to win PM office.
Cali Geedi, nin gugundhaba ah intaba waa diideen inuu beddelo Khaire, deetana Fahad Yaasiin baa secret mission ku tagay halkaa iyo Nairobi waxa ay la kulmeen Roble oo hore ugu jiray baycada Ururka Islaaxda sheekhaaleed. Halkaana ka caleema saaray,
While I was collecting more Info about this man, waxaan la xidhiidhay Nairobi iyo Jubbaland waxun yaqaan fikirkiisa qarannimo iyo dowladnimo bal inaan helo.
Waxaan ku qoslay markuu igu yidhi nin aan ka wacay Nairobi, inuu ahaa hassler guryaha u dillaala tycoon real Estate gaaljecel oo la yidhaa Cali Ganey.
Kismaayana waxay igu tidhi waxaa mar UNDP ku dartay golaha deegaamayn Jubbada hoose.
Marka fact la helo ayaa rayi sax ah kuu soo baxaya.
Inta aad qabyaaladda ka gudubtaan, Roble waa muslim brotherhood ideologue gacanta ay ku hayaan Fahad Yasin iyo beesha sheekhaaleed like Dabshid aka Uganda lover
Wareejinta imminka si kasta oo ay u qaab daran tahay u tahayna badownimada qarannimo xumida Soomalida waxay i tusinaysaa inay jiraan dad ku deg degahay inuu marun ninkan meesha fadhiiso. Waa Yes man wixii loo yeedhiya un fulin doona.
Dabshid aka Uganda lover, waxaan filaya inaad warbixintasi ku qaboobi doonto maadaama aad sheekhaalka islaaxeed tahay.
Nin war hayaa hakuu warramo
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Ali zubeer
Ma dabshid baad weerartay kulahaa Uganda lover war dabshid dadkaad kadhalatay ayuu har iyo habeen udoodaa ilaa shiikh baaruud iyo kuwa kaloo badan oo villooyin ladajiyay xamar sxb abaal laawe ha noqon awalba caqli yar baad lahayde
Gedoland
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Maxaa kaa khaldan. Ma suldaanka leedahay caqli yar baad lahayde?
Ma naqdintayda dabshid baan ku caqli yaraade? Halkuu ku difaacay Ogadeen> Mase u malaynaysaa inaan Ogadeen iyo daarood oo dhan dan ka leeyahay haddii xaqa khilaafaan.
Shalay baad timid golahane warkaan qoray dhuux ee ka jawaab haddii uu sax yahay ama wax ka khaldan yihiin ama uu san jirin.
Dabshid sanado ayuu halkan been iyo qabyaalad qorayay. Muddo hadda laga joogo dhowr bilood wuxuu af muggiisa ku sheegay in loo daayo wiilasha Ugaandha isagoo yidhi innagaa rabnaa inay xamar noo joogaan.
Marka sidaa baan u siiyay inuu yahay Ugandha lover hater Kenya, halka innaga oo dhan diidan nahay sanka dhuudhiga oo dhan
Midda kale yaa xamar la dejiyay, ma hawiyaad leh baad leedahay. Waar kugu talax tegi maayeee hadallada iska sax.
Hoteella laydin dejiyay kulahaa. Miskiin
kkkkkkkkkkkkkkk
Adduunyo
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Ali zubeer
Kkkkk suldaan wax hawiye ah oo imaam dabshid maleh golahaan ee ninka laheshii oo reysalwasaare wasaare kasii shaxaad in taan majeerteen kaaga horu Marin
Ali Zubeer
Kkkk
Sheekooyinkii Marfishka Nairobi ayaad noo keentay.
War Horta Shiikhaal ma waxaad ku heysataa Gibolkey kugu soo dhaweeyeen Jubbooyinka.
Culumada iyo Thaniga Mr Dabshid waa riyo
Somali Hawiye ayaa ugu Badan, iyagaana ugu Liita.
Maah-maah Somaliyeed ayaa odhanaysa, Waraabe lafihiisana uma roona, Laf Duleed taalana uma roona. Hawiyaa ka dhigan Waraabahaas
Kkkkk