|

DHEGAYSO: Wararkii ugu dambeeyay Shirka Muqdisho iyo Waxa laga filan karo (Waraysi)

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxda DF Soomaaliya iyo Madaxda maamulada ayaa Shir uga socdaa magaalada Muqdisho , Iyadoona Shirkan looga Arinsanayo Arimaha Doorashada, Islamarkaana dood adag laga yeeshay Qodobo kala duwan oo Xasaasi ah, Iyadoo laga duulayo go’aanadii kasoo baxay Shirkii Dhuusamareeb3.

HALKAN KA DHEGAYSO

Shirkan Muqdisho ka socday ayaa la filayaa in madaxda DF Soomaaliya iyo Madaxdamaamulada ee  ka qeybgaleysa ay go’aan uga gaadhaan nooca doorsho ee dalku galayo.

Magaalada Muqdisho waxaa sidoo kale ka dhacay   Kulamo gaar gaar ah oo Madaxda ay yeelanayaan.

Shirkan hadii aan xal lagu gaadhin , ma Muuqato Fursad kale oo looga hadlo Arinta Doorashada, Maadaama uu Wakhti kooban uga hadshan yahay Madaxwayne Farmaajo.

Baarlamaanka ayaa sidoo kale wakhtigiisu ku egyahay 25-Bisha 12-aad ee Sanadkan, Halka madaxwaynaha uu Wakhtigiisu ku egyahay 8-da Bisha Labaad ee Sanadka 2021-ka.

Beesha Caalamka ayaa saamayn Xoogan ku leh Arimaha Soomaaliya, waxaana sidoo kale Muqdisho ka Qabsoomay kulamo uu Safiirka Maraykanku la yeeshay Madaxda ka qayb gelaya shirka Muqdisho, Waxaana la aaminsan yahay inay door ku leeyihiin Shirkii ka Qabsoomay Dhuusamareeb iyo Kan Muqdisho hada ka socda.

Xaaladihii ugu danbeeyey ee shirkaas iyo waxa laga filan karo inay ka soo baxaan ayaa Wariyaha VOA-Somali Falastiin Axmed Iimaan waxay ka wareysatey Mursal Saney oo ka tirsan mac-hadka Heritage ee magaalada Muqdisho.

HALKAN KA KA DHEGAYSO WARAYSIIGA IYO SHIRKA

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=32977

Posted by on Sep 16 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

18 Comments for “DHEGAYSO: Wararkii ugu dambeeyay Shirka Muqdisho iyo Waxa laga filan karo (Waraysi)”

  1. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Shirka Inan gumeedku ma dhamaado.

    30 sano oo wax isku mid ah lagu jiro.
    Daarood,Hawiye,shir,Beesh caaamka.shir,waa lagu kala kacay.

    Kufsi,waa la dilay.

    Hawiye,daarood,Vila somalo iyo qarax.

    Waa kuwii hore iyo sidii hore.Waa shirkii iyo labadii Duul ee wax kala iibsanayay.

    Wax ka duwan wixii lagu soo jiray,ma jiro.

    Dalmida

  2. Mr bahaloow.

    Dee hadaadan ku qanacsaneyn. Hawiye iyo darood in ay kuu dowladayeen.

    Markey donaana gabdhaha kufsadaan.
    Xoolaha umadda dhacaan.
    Shisheeye u sheqeyaan.

    Iska tageer Somaliland.

  3. garqaad

    Aduu ma ku qanacantahay?
    Laakiin somalilnand ma qaranbaa?
    Xalku waa qaran somaliyyd

    Dalmuda

  4. Somalida mucaaradna waa ku fashilantay dawladnimo warkeed daaba, ministates baryo ku nool ah iyo so-called FEDERAL aan waxba ka jirin yaan umada lagu wareerin, sheekada reer hebelbaa meel haystana ummad aan waxaba loo qaban baa la hafraa si tuugada magacooda loogu boobo, qabiil dawlad noqon waa..

  5. MR BHL

    Adigu somaliyeed baad raadinaysaa ragga siyaassda Somalia isku hayaana dawlad beeshooda kasoo jeeday raadinayaan (NO EXCEPTION) bal Adigu labadaa is waafaji!!

  6. DAWLAD SOOMAALIYEED vs DAWLAD BEELEED

  7. Somaliya, waa dal madax banaan, laakiin, ay waxma garato, indhawgarad, maxaan cunaa ku wada ciyaartay. Alxamdulillaah hadda dalku wuxuu leeyahay dawlad shaqaynaysa. Adduunku dawladaha ka jira siday u shaqeeyaan ayay dawlada Somalidu u shaqaynaysaa. Waxay leedahay baarlamaan sharci dejiye ah sida kuwa adduunka, waxay kaloo leedahay fulin iyo maxkamada (sare iyo hoose). Waxa cajiiba dawlad shaqadeedii wadata in dib loogu celiyo maamul goboleed loo af duubo oo (gentlemans agrrement) waa in la galaa oo la burburiyaa sharcigiinii aad samaysateen iyo gudigiinii sharciga ahaa ee doorashada, waa yaab iyo amakaag.
    15ka Milyan, haddii boqol kun keliya oo Somali ah ay wax doortaan si qof iyo cod ah, oo ay ku dhan yihiin madax ka kala timi 18kii gobol ee Somalida, waa ansax sharciga adduunka. Ma garanayo waxa Yamamoto iyo Swan ay u duminayaan dalka Somalida oo hadda ka soo kabtay burbur. Haddii ay lacag ka soo qaateen dawlado kale sida la malaynayo, waxay ku gefeen waxay u jooggeen dalkan, midna wuxuu metelayey UNta oo uu ka leexday waxay u soo dirsatay; midna dalkiisii, balse fulinaya dano aan ahayn dalkiisii. Dadkii Somaliyeed wey daawanayaan waxa socda, maxay u mudaharaadi waayeen, ileen waxa lagu soo xad gudbay qaranimadoodii. Waxaad moodaa Adhi roob hayo oo dardhanaya. Heshiiskii Samareeb waa fashil ka hor imanaya sharciga dalka, sidaa awgeed baarlamaanku waa inay dalka u hiiliyaan. WBT

  8. Mr bahal
    Neef baa tahay umada kadhexbax bayle unbaad taageeraysaa taariikhba malihihid nin ugaaskiisii loo diiday boorame yaahuuuuu

  9. Gedo Land
    kkkkkkk
    Inad adeer naga qabo mr Bahal. kkkkkkk
    Asaga iyo Dabshid qabiil ku waasheen hadana ayagii baa wadanimo ka hadlaya.
    Wadanimo iyo qabiil colasdin miyaa is gala???
    Anigu yaabay ee adiguna ma yaabtay..kkkkkk
    Darood aan siyaasad isku diidno laakiin nacayb beeleed oo dhexdeena Darood ah ama Somali kale u qabno ma jirto.
    Meesha siyaasad ayaa taal…run✌️🇸🇴

  10. Hadaad talo iga rabtaan raggiina Kalshaale ku dooda ku farxa in madax kala baqayn is horfadhiyaan oo gobolo matala…
    Waa wax fiican, waxaa xumaan lahayd nin cidna la doodi karin inta kale wax u yeeriyo= dictstorship, keligiis talis.
    Somalia waa in taas ka gudubno. car yaa juuq yiraada waan ka gudubnay….run
    in keligiis taliye go’aan keligiis yeelin karin.
    Waa dan guud, taas fahma.
    I have fate in new Somalia.✌️🇸🇴

  11. Land of punt
    Alaahoow unaxariisto ayayeeyday xaliima soofe waxay tiri majeerteenka iyo mareexaanka magaca weyn yaa nala tartami kara anagaa isku dhagane

  12. Lop

    kkkkk

    sxb maxaad igu haystaa,ma beenbaan sheegayaa?

    Raysal wasare Guuleed inu shirka soo galo ayay diideen Deni iyo axmed Madoobe,iyaga oo xasan sheekh iyo Madasha Daayeerada la soo tashaday.

    Midna ogoow,arintani ah in labadan Reer isku babadalaan xilalka sare ee somaliya,meelbaan saaraynaa.Waa laba Mooryaan oo somaliya hoog iyo halaag baday.
    Hadii Madaxwaynaha uu idkiin noqdo,Pmka waxaa qaadanaya Waqooyi.
    Jawaab uma haysid su’aashayda.

    Khuraafaad ay Ayeeydaa kuu sheegtayna,kaa saari maayo meelaha noocan oo kale ah.

    Eating a spoonful of sugar will cure your hiccups.Picking up a toad will give you warts

    These little dubious tips are comonly called”old wives tales”.

    Grandma myths.

    Dalmida

  13. KALSAME:

    NACALAD BAA KUGU TAAL ADIGA IYO MAREEXAANKA AAD DAAFACAYSO..

    MAREEXAAN, wligiis buu dugaag ah oo uusan lahayn dhaqan DAAROOD ISMAACIIIL…

    Yaa kufsaday, waddanka oo nabad ah…

    SHUGRI CARYS CIISEEEEE…..

    Ninkii kufsaday wuxuu ahaa XAAR FARMAAJO oo waliba ugu yeedhay 6 lix nin oo ku jiro LAANGARI MOXAMED CUSMAAN IYO EEYGII UU WADAN JIDHAY…

    Maantay.. XAMDI MOXAMED FARAX nimanka kufsaday waa MAREEXAAN…. Markhaanti ma doonto..

    HOTEELKA LAGU KUFSADAY OO LAGU DILAY XAMDI YAA ISKA LEH???

    DABAQA 5AAD MARKII LAGA SOO TUURAY, SOO TAN DHIIGEEDI YAAL, OO SHALAY NURAD LA MARI NAAYEY, OO BARAHA BULSHADA KU WARRAN..

    DUGAAG MAREEXAAN, WALIGEEN, BAA QAYLAYSATO AHAYDEEN.. MAGACII IYO SHARAFTII DAAROOD LEE KU XAARTEEEN..

    NACALLATULLAAHI CALEEKUM, NAGA QARIYA WAJAYADIINA FOOSHA XUN…

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  14. SALAAMU CALEEKUM

    Waxaan aad uga xumahay deg deg loo aasay XAMDI MOXAMED FAARAX..

    Waxeey ahayd in TALLAJADA la geliyo… oo baaris xoog leh lagu sameeyo..

    Waxeey ahayd in loo baaro sidee loo baaray CAASHO ILYAAS…

    Waxaan aad uga xumahay in ehelada masaakiinta lagu de-dejiyey in deg deg loo aaso.. se loo qariyo fal-denbiyeedki laga galay marxuumada..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  15. Mr bahal

    arinta ku sabsan mahdi guled ee ah in loo diiday

    shirka jangoynta dorashada degmoyinka baaritan

    Dheer oo aan sameyey waa sax inuu bananka ka

    Joogo maxaa yeelay degmo uu matalo o darasho ka

    Dhici karto ma jirto tan kale mr bahalow sow ma

    Ogid ninkan iyo xeer ilaliyihii hore inay ka mid yihiin

    Sirdondonkii meles…… ee lagu soo dhex tuuray

    Villa somalia

  16. ASC.
    MA JECLAYSAN, inuu mudane Jabhad arrintaan dhexgalo. WBT

  17. Maxaa tiri; haddaad qaado sonkor cunto riiraxyo u roontay, haddaad rah gacmaha ku qaado nabaro kasoo bixin, waxaas waa quraaf habro ku sheekeeyan.
    Sxb maahmaah xukumo kaa difaaci mayso in dano gaar ah u taageerto dictatornimo.
    Aniga mid kugu raacsanahay in beelaha kale oo Daarood iyo Hawie ahayn la siiyo Madaxweynaha iyo PM ka

  18. ASC.
    HORTA WAA XAARAAN inuu Xasan Sheekh M/muud, uu dhex boodo Siyaasadda Somali SABABTA oo ah, MABA aaminsana iNAY beelaha; Ciise, Gadabuursi, Isaaq, Warsangeli, Dhulbahante iyo beelaha laga badanyahay ee dega Waqooyiga Somalia, Ay yihiin Somali.≈©≈WAR Dadkaani MA dhoohanyihiin? Miyaysan u jeedin INUU ninkaani Somali kala qaybin! WAR anigu ma necbi Ninkaan oo Edaday Baa dhashay LAAKIIN markay noqoto Isaga iyo Somalia WAXAAN jira dhanka ummadda Somali. ≈©≈Xasan Wuxuu arkay inuu Damaqa Somalinimo ku yaryahay Duulka maanta Jooga MARKAASU iska dhaadhiciyay inuu ku danaysto, Somaliyey Waan idinkaga Digay Xasan Sheekh, MAALINTAAD aragtaan Isaga oo ka hadla Cirib tirka Shaydaan Shaabaab iyo midnimo Waqooyi iyo Koofur Somalia, WAAN ka gardaranahay. WBT

Leave a Reply to GEDO LAND

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented