|

Nin ku eedaysan Kufsigii iyo dilkii Xamdi Maxamed oo lagu Qabtay Cadaado

Muqdisho ( Kalshaale ) Taliye ku xigeenka ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, Sakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay eedeysane lagu tuhmayo inuu lug lahaa kufsigii iyo dilkii loo geystay Xamdi Maxamed Faarax.

Gen. Zakiyo ayaa shaacisay in eedeysanaha oo baxsad ah xalay goor saq-dhexe ah lagu qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, Waxayna magaciisa ku sheegtay Maxamed Ibrahim Cismaan oo 24 sano jir ah, kuna dhashay magaalada Muqdisho.

“Ciidanka Boliiska Galmudug ayaa xalay xili dambe howlgal ay ka fuliyeen magaalada Cadaado ku soo qabtay eedeeysane Maxamed Ibrahim Cismaan, 24 jir ah, ku dhashay Muqdisho laguna tuhmaayo inuu ku lug lahaa kiiska marxuumad Xamdi Maxamed Faarax kana baxsaday Xamar falka ka dib.” ayey tidhi Zakiyo Xuseen Axmed.

Sidoo kale waxa ay u mahadcelisay ciidamada Booliiska Galmudug ee howlgalka samaayey iyo shacabkii la shaqeeyey ee suura-geliyey in la soo qabto eedeysanaha.

“Waxaa u mahad celineenaa shacabka Galmudug oo ciidanka boliiska ku gacan siiyay soo qabashada eedeeysane Maxamed Ibrahim Cismaan oo baxsad ahaa.” ayey markale tiri General Sakiya.

Waa eedeysanihii 12-aad ee loo xidho dilkii iyo kufsigii loo geystay marxuumad Xamdi oo Jimcihii lagu dhaafay laga soo tuuray dabaq ku yaalla degmada Waabari ee Gobolka Banaadir.

Kalshaale.com 

Warar Sugan iyo Suugaan

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=32969

Posted by on Sep 16 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

47 Comments for “Nin ku eedaysan Kufsigii iyo dilkii Xamdi Maxamed oo lagu Qabtay Cadaado”

  1. In ninkaan Xabad lagu dhufto maaha XAQ, horeyna waan u sheegay waqtigii dhibkii CAASHO SOOMAALI loo geystey.

    Waa in la mariyo arin aan horey uga dhicin Soomaaliya

    Waa in lagu xiro TIIR laga Taagey meesha ugu kulul Soomaali,

    Kadibna uu si tartiib tartiib ah oo silac iyo saxariir ah uu u dhinto

    Waa inuu Tuke madaxa ka cuno
    Waa iney Qoraxdu dubato
    Waa in Quraanjo iyo Haddu daaqdo.

    – Taas waaye wuxuu Drug kasto oo dhibaateeyo gabdhaha xasuusan

    – Taas waaye Caddaaladda XURMOOYINKA SOOMAALIYEED.

    * Allow Naarta Hoy uga dhig kuwa Dumarka xoogo

  2. 12 waa in la daldalo, hadduu Maamulka Banaadir state arintaas fulin waayo

    Waa iney fuliyaan ehelada Xamdi oo ay ugaarsadaan XAARAANTII FALKAAN KA DAMBEYSAY.

  3. SALAAMU CALEEEKUM

    HAAWEYDA HAWIYE, waxaa ku dhahaa… MOORIYAANEEY is-dejiya…

    XAAR FARMAAJO, waddanka waa laga qabanayaa… xeelad ama dagaal ha looga qaadee..

    XAAR FARMAAJO, kuwa wadanka ka xoreenayaa waa KABLALAX DAAROOD…

    Nafta horiyaasha SOOMAALIWEYN ee KABLALAX DAAROOD..

    KABLALAX DAAROOD, ma himigooda xukun raadis..

    KABLALX DAAROOD, himigooda waa badbaadinta wadanka, nabada, dimuqraadiyada iyo xkukun wanaag.

    Marka, HAAWEYDA HAWIYE, is-dejiya.. SOOMAALIWEYN ILAAH WEYNI waa leedahay, RAGNA waa leedahay, waana KABLALAX DAAROOD..

    MOORIYAANTA SADE DAAROOD dhaqan xumada ay SOOMAALIWEYN kula kaceen, loo dul-qaadan maayo…

    Xagee lagu arkay.. GABDHO LA KUFSADAY OO DABAQA 5AAD LAGA SOO RIDAY..

    Xagee lagu arkay.. WIIL 10 jidh ah, oo lagu kufsaday magacii askarta..

    SADE DAAROOD, dhaqankii midgaha ay la yimaadeen, magacii DAAROOD ISMAACIIL na weey huwan yiheen.

    TAAS LAGA YEELI MAAAYO.. It will never happen again and again.

    HAAWEYDA HAWIYE, please wait and see how KABLALAX DAAROOD kicks out the ruined and corrupted regime of SADE DAAROOD

    VIVA PUNTLAND
    VIVA JUBBALAND

  4. Garqaad says:
    September 16, 2020 at 12:27 am
    Raggii kufsaday Xamdi ee nolosha dhaafiyay ha laga soo bixiyo xabsiga ee hala daldalo, wixii intaas kasoo hara waxaan u arkaa musalsal ay somalidu jilayaan, simple is that.

    Iyagana dabaqa ha laga soo tuuro🖐

  5. SALAAMU CALEEKUM

    HAAWEYDA HAWIYE maxeey la qaylinayaan…Ma gabadh la kufsaday oo la’dilay…

    HAAWEYDA HAWIYE, meeqa gabdho SOOMAALIYA ay dileen oo kufsadeen..

    HAAWEYDA HAWIYE, meeqa gabdho SOOMAALIYEED xoog ku ka xaysteen..

    HAAWEYDA HAWIYE, maxeey uga qaylinayaan wixii ay sameen jireen in lagu sameeyo..

    HAAWEYDA HAWIYE, meeqa shacab SOOMAALIYEED ay dileen… Oday, caruur, haweenay, culumo…

    Aniga, BARAWAANI, waxaan markhaanti ka noqonayaa in hortayda lagu dilay.. 38 nin oo aan hubeeysneen, oo shacab ah..

    Dadkaas, bari-magaydada.. maxaa lagu laayey.. QABIILKA DAAROOD lee tiheen aa lagu laayey..

    Aniga, BARAWAANI, walaahi (6) jidh aan ahaa.. dhagax lee ku dagaalamayaan…

    3 habeen iyo 3 maalmood aan ooyaanaaye… dhiigii iga soo faniinay, waa diiday in la iga dhaqo…

    Nimankaase, waxeey dhamaantooda ahaayeen WARSANGALI..

    Walaahi, magacayadooda waa soo dhigi karaa BARTAAN..

    Taas, waxaa ka darran, anno xoog leh, oo guri wacan ku soo koray, guri dabo-jeex ah, wata aan soo maray 150…. ee Beletwayni…

    Markii, ay maqleen, in ciidamo ku soo wajahan yiheen ay buuraha fuuleen..

    HAAWEYDA HAWIYE, liiteen, markii ay rag is-galaan..

    AKHRISTOOOW, WALIGBA ABSAME, OGAADEEN… Yaan la hilmaamin…

    DAGAALKII BAN-BILAAAYO
    DAGAALKII BAN-BILAAAYO
    DAGAALKII BAN-BILAAAYO
    DAGAALKII BAN-BILAAAYO

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  6. C/ Raxmaan says:
    Your comment is awaiting moderation. This is a preview, your comment will be visible after it has been approved.
    September 16, 2020 at 12:30 pm
    Barwaani King asc . Waxaan kuweydiiyey : Hawiye waa imisa qof ? Maxaa qalad ah maxaase sax ah , agtaada . Gabadha / marxuumadda Xamdi ma waxaa kuwaajibay iney bixiso wax ku dhacay waa hore gabadh Daarood ah ? Maxaa sax ah , maxaase qalad ah . Gabadhii hore er la dulmiyey iyo tanba sow walaalahaa ma aha ( in Islam ) ? —– ” Ninkii waxuu yiri ” Naa waad sooqayishaye yaad lasooqayishay ” – Basaaska – Cadowga shisheeye ee bartay afkeenna – Iyo doqonka Seddaxdaas way iskaga kaa ekaankaraan , lkn kuuma ekaankaraan !

  7. SALAAMU CALEEKUM

    C/RAXMAAN…

    Hal gabadh baad ka hadlaysaa… Hal maalin oo qudha oo saacado tahay… baa hortayda lagu dilay 38 qof oo berrimageeydo ah.. Waxaa lagu dilay DAAROOD Lee waayeeeee…

    Anigo waxaan ka hadlayaa wax aan indhahayga ku arkay, oo iga hadhi waayey.

    Maxaa sabab ah oo ragaas lagu dilay??

  8. Dabshid aka Uganda lover wrote with rare ignoramus bluff

    “Waa in la mariyo arin aan horey uga dhicin Soomaaliya

    Waa in lagu xiro TIIR laga Taagey meesha ugu kulul Soomaali,

    Kadibna uu si tartiib tartiib ah oo silac iyo saxariir ah uu u dhinto

    Waa inuu Tuke madaxa ka cuno
    Waa iney Qoraxdu dubato
    Waa in Quraanjo iyo Haddu daaqdo.”

    Hala dilo haddii ay ku caddaado weeye sida saxda waayo waa muxaarabo sida shareecada qabto ee maahan tii halbeeggu ahaa qisaasta boqolleyda iyo kontonlayda.

    Laakiin dabshid hadalkaadu wuxuu ku abtirsaday nimanka sheekhaal ee yidhi xitaa laba jirka ha loo xasuuqo aana qabiil darteen.

    Kutubo xoor sheekhaaleed fatwadiisa lama beecin karo……kkkkkk GAW

    Adduunyo xaalkaa ba

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  9. @: Barawani King dadkaasi iyo kuwo kaleba dilkoodu waxuu ahaa dulmi . Adigu maxaad ku diidantahay inaad qirtid inuu dilka marxuumaddan yahay dulmi ? Ogoobeey maanta ma tihid 6 jir ! Teeda kale sxb maxaad sameyndoontaa hadey AAKHIRO faraqa kugudhegaan milaayiin qof oo HAWIYE ah ood kusoo aflaadeysay intaad joogtay adduunka guudkiisa . Taajir.com .

    ” Ho nacnacaan oo qofwalba G…l ka taabo “

  10. SALAAMU CALEEKUM

    C/RAXMAAN..

    Xaasha ma diidani in gabadhaase dulmi ku dhimatay…

    Hase yeeshee, dulmigaas waxaa u keenay .. AABAHEED, ABTIGEED, oo hadda ku haya WAA WAREEEY, WAA WAREEY…

    HAAWYDA HAWIYEE, dhibka haasta waa RABBAANI….

    HAAWYDA HAWIYEE, dhibka haaysta waa dulmigii ay ka galeen SOOMAALI WEYN..

    MAXEEY TIDHI AAYADA QURAANKA: (وَمَا أَصَابَكُم مِّن مُّصِيبَةٍ فَبِمَا كَسَبَتْ أَيْدِيكُمْ وَيَعْفُو عَن كَثِيرٍ )

    Waxa maantay ku dhacayaa HAAWEYDA HAWIYEE, waa wax horey u geeysteen..

    Anigo, BARAWAANI, ka nixi maayo, HAAWEYDA HAWIYE, waxa haaysta..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  11. Gabadha Xamdi Maxamed Farah ma beelaha yaryar aheyd, meeye raggeedii sidee gabar la kufsaday biyanada looga tuuraa…yaab
    Waan ogahay Xamar kufsigu dambi kama aha iyo Somalia meelo badan.
    Haddaan la helin caddaalad lagu cinqaabo doofaarta guska la ordaya oo sexual violence wadda oo wiilasha xitaa xoogaya oo bahaloobay waa in shacabka kaco.
    Mob killings iyo in dhagax lagu dilo shacabku bilaabaan.
    Ninkaan haddii la qabtay waa in tusaale noqdaa sida kuwii Caaisho ku dilay Galkacyo oo tiirka la suraa.
    No mercy for the rapists.

  12. SALAAMU CALEEKUM

    War meesha yaa ka jooga KUMAADEEE..ABSAMI.. OGAADEEN..

    Waryaa haya warkii BAN-BILAAYO oo lagu xasuuqay caruur, dumar, odayaal..

    Dagaalkaase, waxaa lagu xasuuqay ilaa 15,000 oo berrimagaydo ah….

    taariikhdase, waxeey ku qoran tahay xasuus qorkayga..

    hadii la rabo waa soo dhigaaa….

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  13. SALAAMU CALEEKUM

    ALL PUNTLAND.. Abti waa ku salaamay…

    CAASHO ILYAAS, ILAAAHNA WAA LAHAYD, RAGNA WAA LAHAYD…

    XAMDI, BAASABOOOY lee dhalay…. MARUURSADE ay ka dhalatay oo futada kaga yaal HAAWEYDA HAWIYE…

    AFAR QOOBLEEEEEE…. AMA KUWAIT MUQDISHU.. Waligood aa la iska fagan jidhay…

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  14. Land of Punt

    Haddaba shacabka Cadaado ayaa sheegay Dambiilahaan Baxsadka ahaa,

    Waan qabaa in marka hore BEEJADA LAGA JARO kuwa Xoogo XURMOOYINKA SOOMAALIYEED.

  15. Waa in nin gabar xoogay bulshada dhexdeeda ku nabad gelin.
    Waa in la fahmo: Gabadha la dilay inta la xoogey inay noqon kartay walaashaa.
    Puntland waa laga nastay gabdho xoogid waayo geeri baa dabataal.
    Koofur weli caadi ka tahay, waa in nina ku fekirin gabar xoog berina suuga ku arkayso.
    Wayooyi ma dhaanto oo gabdhihii xalay diiday in la kufsado ayaa rapist suuqa maalin cad jeedal la dhacay oo baraha bulshada lasoo dhigay..
    Calaashaan shaqadaan xalay kuu diray ma aadan qaban oo ma qancin ninkaan kuu diray.
    Somali waa in arinkaan dagaal ka xigaan..run
    Ummad aan maatadooda difaacan karin maaha ummad jirta..run
    Fucking rapists.

  16. Dabshid
    Reer Cadaado arinkaan waxay ku tusaysaa in yihiin dad fiican oo qarsan doofaarkaas….
    Waa lagu xasuusan reer Cadaado in qabteen ninkii dambigaas weyn u gaystay gabdhaas oo walaal, waalid iyo ehelkeedii caawa caro la jiifaan oo cadaalad sugayaan.
    Kusos reer Cadaado✌️

  17. War tuuga HAG yuu ka yahay waa usagan cadado

    u cararaye

    Marxumad XAMDI waa inay hesha xaqeda muqdisho

    Ma noqonayso… meel hablaha somaliyed lagu dhibo

  18. Jabhad

    KKK

    Waan ogahey inaad adiga iyo @ Wiil Qardho
    Arintaan ay geysteen Dambiileyaal

    Uga faa’ideysataan

    Abaabul looga horyimaado Farmaajo

    Ninkaan waad ogtahey qabiilkiisa

    Lkn waxaad rabtaa in lagu cel celiyo
    Wiil Mareexan, si aad DHIIG UGA KEENTO MEESHA CUN CUNEYSO REER MUQDISHO

    * Saqiir Majeerten sir la’aan ma dhinto

  19. Jabhad

    Ku dadaal in Doorashada dambe codkiinu dhaafo 30 cod

    Haddii kale maanta dhan ku soo cel celi
    Reer Muqdishow yaa HORTA XOOGEY XAMDI

  20. Dabshid

    Kkkkkk

    Nin mareexan oo denbiile ah ayaa u baxsaday

    Caadaado xataa saqiirka hada dhashay kama gadi

    Kartid arintaas ee ninka HAG yuu ka yahay??

  21. Jabhad

    Meeqa sano ayaad transit ku aheyd Xamar adigoo u socdo Garowe

    Ninku wuxuu u socdey Cabudwaaq

  22. Barawani King
    Kollay dhibkii Somalia ka dhacag goobjoog ayaad u ahayd oo godob waad aragtay.
    Aniga ma joogin oo 1984 ka guureen reerkayga weliba Kacaankii ka qaxnay.
    Laakiin mid baan ku xasuusin, Hawiye badankooda waa victims, dhibanayaal.
    In Hawiye miis wada saarto waa qalad haddii kale Dabshid lee noqon oo Daarood miis wada saaray.
    Dulmigii waa lawada lahaa kulli Somali, cid ka nadiif ma jirto. my opinion.
    Ilaa Jabhadihii socday ilaa maanta…Dantu waa intee uga gudubnaa maanta meesha naal.
    Wixii dhacay waa dhaceen ee sidee loogu noqon aniga ii muhiim ah.🖐

  23. Markii iigu horeysay meel rag Daarood ah laga tarxiili oo Axmaaro gacanta loo gelin waxey aheyd GAROWE, markii Faroole la weydiiyeyna uu dhahey ” Boowe Afsoomaaligey Barteen ee maahan Soomaali”

    Waagas lama aas aasin URURKA KABLALAX ee MARAQ KISMAAYO

  24. Gaaladu waxey dhahdaa
    LABO SHEY WALIGAA KAAMA HARTO

    – Weedh aad walaalkaa tiri

    – iyo Bullet aad walaal kaa dhu dhufarey.

    Yacni Calaamaddii Xabadu ku sameysay ka harineyso, hadalkii aad dhahdeyna kaa harimaayo

    Feysal Waraabe- aayaa nagu xantey
    NIN XANAAQSAN xitaa Furiinka looma qabto

    Dee Anna yaan la ii qaban – Wiilkii Addiss Ababa iyo Wiilkii Xamar.

    Feysal taasi waa calaamad kugu taal oo kaa harimeysee ka hadal agenda fadhiga

    – OGAADEEN SOOMAALI MAAHAN EE AFSOOMAALIGEY BARTEEN ( Xamar lagama dhihin, nin Hawiye ma dhihin).

  25. Dabshid
    Waa run oo Daarood iskuguma hiiliyo gardaro.
    Raggii ONLF labaxay oo maato xasuuqay oo maalin cad ku dilay askar amniga sugaya Jigjiga in Garoowe ku qayilaan maaha islaanimo ama ibnu aadanimo.
    2 nin ahayeen oo loo dhiibay Ina Cabdi Ilay.
    Weliba warqad dabadhigtay Puntland in cafis loo waydiiyo dadkii dileen magna beelaha kala qaataan.
    Waxay ahaayeen reer jilib hoose isla ah dhibanayaasha iyo dambiilayaasha.
    Cadaalad maxay tahay??? daanyeer Dabshid ma garan karaa.🦥

  26. Dabshid
    Wax anaga la yiraado ma jirto..adiga gunta laangaabka ah ayaa ”anaga” raadiya..yaa anaga kula ah. ma jin baad u sheekaysaa?
    Ma Isaaq iyo Hawiye ayaan Dabshid kala doodaa?
    Jawaabtii lagu siin lahaa waa kaa xirantay..
    Cid aa tahay ma aqaan hadaad cid noosheegto jawaab ku siin lahaa, mid uun baan ogahay in Laangaab gun ah tahay oo cid isku badayiyo raadinaya.
    Anoo Cumar Maxamud jooga oo Darood xitaa weligey sheegan miyaan Irir ka doodi karnaa oo wax jira ahayn.
    Aniga Somali ama jilib hoose ka doodi karaa.
    Xitaa Maxamud Saleeban ka xishoodaa in magacooda ku doodo inta Majeerteen, Harti, Kablalax iyo Darood la gaarin.
    Miskiin oohintii ka dhammaatay…kkkkkkkk
    Waan ku raaxaystaa warka qorto, waa calaamad nin qabiil lahaan jirin ku haftay…kkkkkk
    Ii biqlee.🤭

    • Dabshid
      Ka feker anoo ka xishooday in magaca Maxamud Saleebaan halkaan uga doodo magacooda oo xitaa in Cumar Maxamud magacoogu ku doodo xad gudub u arka miyaan Dabshid kula dooda Isaaq iyo Hawiye oo isku duuban oo Irir u bixiyey…Yaab..kkkkkkk
      Laangaab waa ehulu naar.

  27. Qof la dilay,mid wax dilay,mid la kufsaday,mid wax kufsaday,mid wax boobay iyo kan la boobay,mid la aasayo,mid wax aasaya,mid la xaday,mid wax xadaya,mid la dhacay,midka wax dhacaya,mid daaalin ah,iyo kan la dulmiyayo.Sheekada somaliyeed waxay salka ku haysaa qabiil.

    ,Mid siyaasad u socda,mid raba inuu xisbi furto,mid raba inuu shaqo helo,mid raba inuu xildhibaan noqdo.Mid raba inuu dantiisa gaadho mid raba inuu wax dilo,mid raba inuu wax qaribo iyo mid raba inuu si dhaqso ah lacag u sameeyo,arinkasta oo somaliyeed wuxuu waxay salka ku haysaa qabiil.

    Wax kasta oo ka dhacaya somaliyeed,wuxuu salka ku hayaa qabiil.Sida looga falceliyo arinkaasi ama xer ciqaabeedkii wuxuu ku soo dhamaanayaa qabiil.Sida looga hadlo iyo warka suuqa yaalaa wuxuu salka ku hayaa qabiil.

    Wax Bulsho ku noolaato,oo diin ama dhaqan ah oo aan sheeko
    qabiil ahayn,kama jiro somaliya.

    Hablaha somaliyeed qaran difaacaya ayay rabaa – ma rabaan calaacal iyo sheeko reer hebel,ma rabaan sheeko Reer hebel iyo in mag laga sheekeeyo.

    Hablaha somaliyeed waxay rabaan qaran.

    Kaasi ayaa difaacikara hablaha somaliyeed.Kaasi ayaa si siman u difaacikara u difaacikara maatida iyo dadka jilic san.

    hablaha somaliyeeed may haystaan rag amaankooda damnaad qaada.

    Dalmida

  28. Mr Bahal
    kkkkkk
    Ninyahow caawa murti ayaad qortay laakiin wixii looga bixi lahaa ayaa ku dhaaftay.
    Maaha in qabiil colaadiso.
    Maaha in qabiil ku cayso gaalo raac.
    Maaha in qabiil la degen tahay necbaato.
    Maaha in wadani iyo dabadhilif adigu kala taqaan.
    Maaha in dhib ka dhex jirin Somali adiga abuurto.
    Maaha in dadka kaa fikir duwan wadani ahayn.
    Maaha talada dalka oo wada leenahay inta i diida waa qaainu wadan.
    Maaha mustaqalka dalka waan wada leenahay ee aan ka tashanao in qaran dumis tahay.
    Maaha agoontii kacaanka in keligood saxan yihiin..
    run
    The list is long.
    For your information

  29. Lop
    Waxa aan ka hadlaya waa nolol dhan oo ku dhisan Reer Hbel,sheeko ku dhisan Reer Hebel.

    Bulshadani,dhaqan iyo Diin midna ma haysato.Sida ay ku noolaayaan ama ku sii jirinkaan ayay su;aali ka taagan tahay.

    Adiga ayaa dadka ku caaya qabiil iyo in dadka somaliyeed yihiin agoontii kacaanka.Adigana in lagugu caayo Amxaarkii aad biyaha u siday waa sax.

    Midda amxaarka ee aad la bahtahay waa run been maaha.

    Ma runta ha sheegin ayaad leedahay?

    Dalmida

  30. Shalay waxaa aad looga doodayey sharciga Galmada oo qolada Golaha Sacabka la hor keenay.
    Waxaa sharcigaa keenay Wasiiradda Haweenka.
    Waxaa ku taageersanaa xubno ay ka mid tahay Maryan Haaruun,Jeesow oo isagu horay warkiisa loo hayey balse markan ka gaabsaday illeen fulay xantii ma moogee.
    Hadadaba arintan yaa daaha gadaashiisa ka riixaya?
    Hubaal waxaa arintan Soomaalida ku dirqinaya wadama gaalaa oo ay Norway ugu horrayso,balse kuwa badan oo USA ay kamid yihiin ay la dhacsanyihiin.
    Arintan waxaa kale oo fursad qaali ah oo uu isaga gadi karo beesha caalamka u arka Farmaajo.
    Waxay ka mid tahay Card-ka ugu dabeeya oo uu cayaarayo doonayana inuu beesha caalamka uga farxiyo kuna beer dulucsado.
    Laakiin Farmaajo si badheedh ah arintaa uma wajihi karayo oo qolada Golaha Sacabka wuu ogyahay dad badan oo damiirkodu noolyahay inay jiraan aanay ka hor iman karaan xitaa haddii uu lacag siiyo si ay arintan u ansixiyaan.
    Waxaa laga yaabaa sharcigaa doodiisa inuu qaab kale ku wajaho oo uu si dhuumaalaysi ah kaligii u saxiixo ayadoo la adeegsanayo Mursal iyo kooxdiisa.

  31. Mr Bahal
    Fadhi kudirir wax ku xalin mayno.
    Waa sida u sheegtay in isku cayno agoontii Kacaanka iyo agoontii Gabre waa qalad…kkkkkkk
    Aniga waan kuu sheegay..in iscayo meel ku gaari mayno.
    Ku noqon waxa aan qoray waad hafmin waxa rabo.
    Boorama iyo Galkacyo oo isku tashada oo daarta ninka rabaan oo u matala dowladda dhece ee Somalia.
    Ninka diidan Deni oo Puntland keensadeen waa nin raba in xoog ninkale iigu keeno mana yeelayo, taas dagaal ka xigaa.
    Maxaad rabtaa? tuura Deni oo kan Farmaajo idiin keeno qaada…..no,no no, my friend.☹️

  32. Xaangow

    Soo layaab maahan nin aan Hal school iyo hal hospital dhisin inuu maanta Xamar keeno Sharcigii Los Angeles

    Wixii lagu xamanhayey miyaa wax ka jiraan

    Nabad galyadii, shaqadii iyo musuq maasuqii ayuu xal u waayey markaas ayuu KUULEY CALI BSNJAR DHAHEY II SOO QOR WAXAAN KU MASLAXERYO LOS ANGELES MAYOR

  33. Dabshid

    Yaa kugu yiri waa Mrexaan ninka gabadha kufsaday?…

    Hadday run tahay muxuu Cadaado ka doonay?..
    Waar ha la kala xishoodo…

    Annagu dhaqan ahaan arrinkaa xeerar adag baan ka leennahay… Laba beelood baa isugu go`da gabar tin laga jaray, iska daa Kufsiye…

    Waxa dhacay waa Kufsi wadareed, ciyaal suuq saaxiibbo ah ayaan gaystay, walina ma cadda sida ay wax u dhaceen, sabab Mrexaan loola saloosho oon ka ahayn in ujeeddo laga leeyahay ma taallo…

    Habari hadday jabto Mrexaan baa ka danbeeyay miyaa iyo niicdii mucaaradka?…

  34. Lop

    Puntlandta aad sheegayso,iyo maamulka aad sheegayso ayaa qabiil salka ku haya.Wax kale oo uu salka ku hayaa ma jirto.

    Dalmida

  35. Dabshid
    Anigu ninku inuu xukun raadiyo ama is dhaho xoogaa meesha inta aad joogto ka luflufo lama yaabo,laakiin waxaa ugu daran marka caqiidada,diinta iyo dhaqanka lagaa soo galo.
    Ogow sharcigan gaaladu waxay inoogu dirqinayaan waxaa jira dad ay diyaarsadeen oo ay doonayaan inay ina dul keenaan maalin maalmaha ka mid ah.
    Laakiin waa maangaab ninka aan indheergaradka ahayn ee indhowgaradka ah kana fakaraya wax yar oo aan macno lahayn.

  36. Xaange
    Miskiin… Ma halkaas bay kaa maraysaa?… Nafla caari.com…

    Xeerkan waxaa soo agaasimay golaha wasiirrada intii uu Khayre Xilka hayay… Wali lama ansixin, lagamana doodin oo waaba la laalay… Wasiiradda ayaa ku dhegtay oo damacday inay ku dirqiso Baarlammaanka, sidaa buuna ku soo shaac baxay…

    -Kaar walba soo xoqate, waxna idiin tari waa, hadda waxaad maraysaan inaad kaarkii Galmada iyo kufsiga xoqotaan, ood gaalada ku beerlaxawsataan, markuu idinka qarxayna sidii caadada idiin ahayd ku xawila Farmaajo… kkkkk

  37. Kalsame
    Sida aynu ka warqabno Golaha Sacabka wax aan Farmaajo raali ka ahayn lamaba keeno lagamana doodo.Waa sababta aan ugu tilmaamayo Golaha Sacabka.
    Khayre oo Norway dabada kasoo riixayso ayaan waagii hore sharcigan ku tuhmayey,laakiin markii isagii baxay wixiina wali la wadwado. Waxaa ii caddaatay in ar Farmaajo arinta wax ka wado.
    Maanta sida aanu la socono xukuumad dhisan wadankan kama jidho.Baarlamaanka horaanu u ogeyn oo waa Golaha Sacabka,wax walbana Farmaajo ayaa isku ah.Marka yaad ka dhaadhicin karaysaa Farmaajo oo diidan arinkan baa Golaha Sacabka in la keeno wasiir ku dhiiradey?

  38. Xaange
    Adigaaba warkii dhammeeyay… kkk

    Hadduu farmaajo wax ka wado xeerkan oo uu baarlammaanku jeebaddiisa ku jiro, isla markaana uu gaalada ku beerlaxawsanayo maxaa loo laalay, soo in la meel mariyo ma ayan ahayn?…

    Hadalkaagii baa is duqeeyay judhiiba… kkkkk

    Waar Ilma adeerrayaaloow bahashan waa horaa lagu kala badiyaye wax iskula hadha, oo yaan la isku fogaan…

  39. Kalsame
    Hadalkayga ayaan kuugu daray in aan Farmaajo toos usoo abbaarikarayn arinta. Galaha Sacabka wuxuu ku haystaa waa lacag iyo laaluus,laakiin arinkan xitaa lacag isagoo dhiibey ma uu hubo inuu gudbayo,waayo dadka qaar baa damiiroodu noolyahay.Ee arintu waa ishaafalatayn iyo in beesha caalamka la iska gado lana maqashiiyo anigu waxaan raabaa inan idinkala shaqeeyo arintaa mihiimka ah baarlamaanka ayaa laakiin diidan.
    Arinkan waxa loo wad wadaa in dhaga Soomaalida la maqashiiyo marar badan,si aan looga didin arintuna u noqon mid kacdoon shacab keenta.
    Marka sanada badan waanu maqlaynaa arinkan oo lagu soo cebeliyo ilaa aakhirka aynu aragno dadka laga hadlayo qaar ka mida oo baarlamaanka dhex taagan oo arinkan u doodaya.

  40. Mareexaan kulahaa sida wax loo kufsado maba naqaan kuwaan waa dil ciday donaan ha ahaadaan

  41. Dabshid waa nuur amiin play maker madbacada mbc kkkkk karaama dhageey ayaa yaabay

  42. KALSAME:

    NACALAD BAA KUGU TAAL ADIGA IYO MAREEXAANKA AAD DAAFACAYSO..

    MAREEXAAN, wligiis buu dugaag ah oo uusan lahayn dhaqan DAAROOD ISMAACIIIL…

    Yaa kufsaday, waddanka oo nabad ah…

    SHUGRI CARYS CIISEEEEE…..

    Ninkii kufsaday wuxuu ahaa XAAR FARMAAJO oo waliba ugu yeedhay 6 lix nin oo ku jiro LAANGARI MOXAMED CUSMAAN IYO EEYGII UU WADAN JIDHAY…

    Maantay.. XAMDI MOXAMED FARAX nimanka kufsaday waa MAREEXAAN…. Markhaanti ma doonto..

    HOTEELKA LAGU KUFSADAY OO LAGU DILAY XAMDI YAA ISKA LEH???

    DABAQA 5AAD MARKII LAGA SOO TUURAY, SOO TAN DHIIGEEDI YAAL, OO SHALAY NURAD LA MARI NAAYEY, OO BARAHA BULSHADA KU WARRAN..

    DUGAAG MAREEXAAN, WALIGEEN, BAA QAYLAYSATO AHAYDEEN.. MAGACII IYO SHARAFTII DAAROOD LEE KU XAARTEEEN..

    NACALLATULLAAHI CALEEKUM, NAGA QARIYA WAJAYADIINA FOOSHA XUN…

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  43. SALAAMU CALEEKUM

    Waxaan aad uga xumahay deg deg loo aasay XAMDI MOXAMED FAARAX..

    Waxeey ahayd in TALLAJADA la geliyo… oo baaris xoog leh lagu sameeyo..

    Waxeey ahayd in loo baaro sidee loo baaray CAASHO ILYAAS…

    Waxaan aad uga xumahay in ehelada masaakiinta lagu de-dejiyey in deg deg loo aaso.. se loo qariyo fal-denbiyeedki laga galay marxuumada..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented