|

Kenya oo Xabsiga dhigtay Gudoomiyihii Gaarisa iyo Eedaymo la yaab leh iyo Maxkamad lagu saaray Nairobi

Nairobi ( Kalshaale ) Maxkamad ku taalla Magaalada Nairobi Caasimadda dalka Kenya waxaa barqonimadii maanta la horgeeyay Guddoomiyaha Ismaamulka Gaarisa Cali Bunow Qorane oo shalay laga waday Magaaladaas.

Bunow ayaa loo heystaa dacwad ka dhan ah Musuq lagu eedeeyay kadib markii Koontada Dowladda uu ka saaray lacag loo qorsheeyay in lagu dhiso Suuqa Qoraxey iyo Waddooyin muhiim ah isu socodkooda.

Dacwad oogaha Kenya Nuurdiin Xaaji ayaa todobaadkaan jaray warqadda xiritaanka Cali Bunow Qorane Guddoomiyaha Magaalada Gaarisa iyo rag oo katirsan maamulka la shaqeeya oo wax laga weydiinayo lacagtaas la musuqay.

Shalay waxaa waday Ciidamo Booliis ah oo xitaa ka reebay dadkii la shaqeynayay, saraakiishu waxa ay ku doodeen in ay heystaan warqad maxkamad oo ay ku xiri karaan Guddoomiyaha Gaarisa.

Markii maanta la horgeeyay Maxkamadda waxaa la weydiiyay musuqa lagu eedeeyay, balse waa uu ka jawaabay, isaga oo beeniyay dhammaan eedahaas, isla markaana iska difaacay su’aalaha kulkul ee la weydiinayay.

Maxkamadda Milimani ee Magaalada Nairobi waxaa joogay xubno kala duwan oo katirsan Dowladda Kenya sida xafiiska Dacwad oogaha iyo guddiga anshaxa iyo la dagaalanka Musuqa dalkaas u qaabilsan.

Lacagta lagu eedeeyay maamulka Cali Bunow Qorane ayaa gaadheysa ($2,153,489) (Labo Milyan, Boqol, toban iyo shan kun, afar boqol, siddeetan iyo sagaal  doolar). Iyo Inuu ku guuldareystay maamulka lacagihii Dadweynaha Ismaamulka Soomaalida-Kenya oo uu musuqmaasuqay iyo In uu si gaar ah uga xooleystay dhaqaalihii loogu talo-galay La dagaalanka cudur-ka COVID19.

Balse Cali Bunow ayaa iska foogeyey eedaymaha kala duwan ee loosoo jeediyey.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=32925

Posted by on Sep 15 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

36 Comments for “Kenya oo Xabsiga dhigtay Gudoomiyihii Gaarisa iyo Eedaymo la yaab leh iyo Maxkamad lagu saaray Nairobi”

  1. Allow adaa Gumeystaha ka xoreeyey Caasimadaha IRIR SAMALE

    waa Tubtii iley Luf Luf Axmaaro

    * Every dog has a time to BARK.

  2. Gudoomiyaha Gaarissa ee musuqmaasuqa lagu soo eedeyey waa waa nin Ogaden Cawdwaaq ah, ninka ku soo eedeyeyna waa Ogaadeen Cabdalle ah, waa ninka ugu sareeya la dagaalanka musuqnaasuqa Kenya, waxuu horey u xiray rag kale oo Kenyaan ah, oo gudoomiyeyaal gobolo ahaa.

    Markaa adigu hawshaa kuuma taalo, ee Ugaandheska habeenkii ku seexiyo ka waran Kkkkkk.

    Sheeqaal baa yaabtay.

  3. Siyaasadahan geeska Africa adigu sheekhaal baa ka tahay markaa sheekooyinkan Sheekaal ka ahoow Kkkk.

  4. Imaam dabshidoow.

    Gudoomiyaha gaarisa sixunbaa loo bahdilay.

    Kan sidaas u bahdilaayo. Waa gumeeste madoow.

    Kalama yaqaan irirsamaale iyo somaali samaale.

    Anna xanaaq ayaan meel aan istaago la.ahay adna digasho ayaad muujineysaa.

    Sorry

  5. Hal degmo koonkan/aduunkan aan ku noolnahay kuma lihid, dad kalaad ka sheekeysaa 24/7 maxaa adiga ku wareeriyey oo uu yahay dhibka ku haysta?yaab!

  6. ASC.
    Garqaad says:
    September 14, 2020 at 2:36 pm
    Mr bahaloow.
    Kkkķkkk.
    Ilaa cali mahdi ayaa shirka zoonka soo galay.
    War ninyohoow.
    Marka la yiraa hawiye darood iyo dadka kale.
    Waxaa 2 ama 3 jeer badan dad kale.
    Dadkaas kale maxaa u diiday in ay midobaan. Ee ay dhahaan. Hawiye iyo darood mafadaano.
    Midna waan kugu raacsanahay. Somaliya waxaa halkaa dhigay waa hawiye iyo darood. Hadeey donaan ayagu how kala bataan.
    Waxaan ogaa beri uu Mr cali khaliif galaydh isu sharaxay. Gudoomiyaha barlamaanka.
    Darood iyo hawiye wexey xogooda iskugu geyeen In uusan Mr galaydh ku guleeysan kursigaaas.
    Marka labada reer wexey heshiis ku yihiin. In ay kala qataan labada kursi ee dalka laga xukumo.
    Aniga ka garqaad ahaan. Hadii reer woqooyi oo wada dhan miiska soo fariistaan. Waxaa yaraan lahaa oo meeshaba ka bixi lahaa. Awooda 2daan reer een cid kalana wax u ogoleyn ayaguna aan heshiis ku aheyn in somalida wanaag u hor sedaan.
    Isma diidano ismana ogolo adu meel u eaac.
    Alla maxaa laandgeeranimadii qalad laga fahmay.
    ****************************************************** .
    Mr BaHaL says:
    September 14, 2020 at 2:53 pm
    Garqaad
    Dee sxb waad mahadsantahay inat aad runta ku rafatay.
    Sida aad ogtahabya Tuugtu waaa siixbiibo.Suuqa wax laga xado way wada joogaan.Arimaha waa wayn – kooxkoox ayay u xadaan.Waxa yaryarna shaqisi,shaqsi ayay u xadaan.Xiliyo gaar ah ayay socdaan,meelo gaar ahna way ku kulmaan.
    Wadankani,rajadiisu way adagtahay.Waaayo?
    Aduunku sii hore maaha.Waxaa jira qaab cusub oo uu aduunku galay.
    Waa lays boobayaa,meesha wax yalaan ayaa laysku dilayaa.
    Dagaal xagga shacabka ah ayaa socda.
    Dadkii aan wax aqoonin,dadkii aan isku duubnayn,dadkii aan Geesyo lahayn,waxay noqnayaan kuwa la iibsado.
    Dalmida.
    ======================================== .
    WIXII MACNO LEH WAA LAWADA LEEYAHAY. WBT

  7. kuwa malayinta dhacay ee dabaqyada ku dhistay ee

    Dalkeena jooga goorma maxkamad la keeni doona

    ilaa kuwii dadka laayey ayaa madax ah oo na soo

    Horfadhiya Qabyaladey Qarankii waa iga curyamisy

  8. Gudoomiyaha Gaarissa ee musuqmaasuqa lagu soo eedeyey waa waa nin Ogaden Cawdwaaq ah, ninka ku soo eedeyeyna waa Ogaadeen Cabdalle ah, waa ninka ugu sareeya la dagaalanka musuqnaasuqa Kenya, waxuu horey u xiray rag kale oo Kenyaan ah, oo gudoomiyeyaal gobolo ahaa.

    Markaa adigu hawshaa kuuma taalo, ee Ugaandheska habeenkii ku seexiyo ka waran Kkkkkk.

    Sheeqaal baa yaabtay.

    Siyaasadahan geeska Africa adigu sheekhaal baa ka tahay markaa sheekooyinkan Sheekaal ka ahoow Kkkk.

    Hal degmo koonkan/aduunkan aan ku noolnahay kuma lihid, dad kalaad ka sheekeysaa 24/7 maxaa adiga ku wareeriyey oo uu yahay dhibka ku haysta

    yaab!

  9. Garqaad

    DIGASHO igama ahan ee waxaan u la jeedaa waa in dadkaas laga xoreeyo Gumeystaha madow IRIR SAMALE liyoow.

    Yes Irir samaali waa deganyahiin NFD iyo Somali Galbeed lkn, SAB SAMALE ayaa u firfircooneyd Labadaas qeybood.

    Wajeer iyo Diri-dabe haddii loo raro Caasimadaha NFD iyo Somaligalbeed ‘ Xornimo ayaa imaan ”

    Sida Caasimadaha Jabuuti, Hargeysa iyo Xamar.

    Haddii kale 5tii sanaba waxaad TV ka daawan, iley Luf Luf Axmaaro oo marna MEYD LUGTA MADAXA KA SAARI, MARNA AXMAARKU LEASH DOG ku jiidahayo

  10. Martin Luther king waxey ku qaadatey 20 sano inuu dadka Madow ee America ka dhaadhiciyo inuu ninka Madow noolaankaro without White master.

    Maxaa yeelay waxey rumeysan waayeen inuu ninka Madow yeelankaro BEERO SUUF AH, FOORNOOYIN ROOTI, iyo Dukaamo.

    Maanta Caalamka kama jiro Dhul aan ka aheyn NFD SOMALIA IYO SOMALIGALBEED oo gacanta ugu jiro GUMEYSTAHA CAD ( iskaba daa AXMAARO HILBO DHIIGLEH CUNO iyo Kenyan SAXARADA DARBIGA MARIYO.

    sorry iyo Falastiin ayaa ka jiro

  11. Kkkk Kan leh waxbaan ka xumaaday iyo waxbaa lagu diganayaa, mid yar baan adigu ku leeyahay inaad barxadan Kalshaale Mooryaan ucamirto macno ma sameeyneyso ee hadaad wax ka xumaaneyso labo ninoo isku hayb ah oo musuq isku eedeyey haka xumaane waxaad ka xumaataa gurigaaga uu qaraxu ka socdo 24/7, jidadka lagaa xiray magaalada ee meydkaagii meel la mariyo la waayey iyo Ugaandhiskan habeenkii labada saac ku seexiyo Xamar taasaa inaad ka gubato kuu fiican ood ka xumaato.

  12. ASC.
    ***WAA I KAN***.
    ANIGU, diiday IN la yiraah; Ciise, Gadabuursi, Warsangeli, Isaaq, Dhulbahante iyo Beelaha kale ee Reer Waqooyi Waa SAB aan Xukunka Somali GAYN!!! Waxayna iga taagantahay, CAR YAA taabta Khadar M/med Cabdullaahi. ≈©≈OGI inaan kaligi Duul ahay, Danse kama lihi Maadaama aan Xaq u dirir ahay. ≈©≈Mudane M/weyne M/med Cabdullaahi, yaysan indhahaaga buuxin kuwa Xamar kula jooga oo ka fikira KIISH kooda, EE fiiri ILBIRIQSIGA (orizonte) iyo Mustaqbilka Ummadda Somali iyo Midnimadooda. WBT

  13. Kkkk Kan leh waxbaan ka xumaaday iyo waxbaa lagu diganayaa, mid yar baan adigu ku leeyahay inaad barxadan Kalshaale Mooryaan ucamirto macno ma sameeyneyso ee hadaad wax ka xumaaneyso labo ninoo isku hayb ah oo musuq isku eedeyey haka xumaane waxaad ka xumaataa gurigaaga uu qaraxu ka socdo 24/7, jidadka lagaa xiray magaalada ee meydkaagii meel la mariyo la waayey iyo Ugaandhiskan habeenkii labada saac ku seexiyo Xamar taasaa inaad ka gubato kuu fiican ood ka xumaato. Kkkk.

  14. Reer Qurac isagaa ubaahan in la xoreeyo ama inay wax ka xumaadaan ooy ka dhiidhiyaan, shalay bey aheyd markii meydkooda kabaha lagu aasayey ee Cabdiraxnaan Cabdishakuur gacanta laga jebiyey.

    Shalay bey aheyd markii xaaskii Cabdiqaybdiid musqusha loogu galay.

    Shalay bey aheyd markii Bariire dadkooda lagu laayey.

    Shalay bay aheyd markii dhaqaatiirta laga laayey.

    Shalay bay aheyd markii Sheeekh Shariif iyo Xassan Shiikh diyaarad inay ka raacaan Xamar loo diiday.

    Shalay bey aheyd markii Cali mahdi inuu Xamar dhex socdo loo diiday.

    Nin 24/7 reerkiisii uu qarax ku socdo oo magaaladiina jidadka laga xiray ganacsigii iska dhaafee meydkii meel la mariyo la waayey oo habeenkiina Ugaandhiis labo saac seexiyaan baa waxuu ku leeyahay nin nin musuqmaasuq lagu soo eedeeyey baan ka xumahay7.

    War sheekooyin badan oo inaad ka xumaato ay tahay baa kuu yaalo Kkkk.

  15. Reer Qurac waa mid mediaha ka calaacalo iyo kuwo nabaddu ka tagtay oo tiih ku jira, meel kaloo nabad la’aan kajirto ooy 24/7 qarax ka socdo ma laha oon ka aheyn meelaha ay degaan waa qoom ciqaaban, waana danuubtii iyo munkarkii ay galeen.

  16. Jabhad says:

    September 15, 2020 at 1:00 pm

    kuwa malayinta dhacay ee dabaqyada ku dhistay ee

    Dalkeena jooga goorma maxkamad la keeni doona

    ilaa kuwii dadka laayey ayaa madax ah oo na soo

    Horfadhiya Qabyaladey Qarankii waa iga curyamisy.

  17. Qaar baa waxay dhahaan Daaroodku waa dad faan badan, oo saw wax lagu faano ma aha hadii Soomaaliya oon 16 sano madaxtooyadii lagu shaqeyn ooy mooryaan ku habsatay adoo waliba is cunaya oo mooryaanku walaashii dilayo, abtigii dilayo, aabihii dilayo xitaa hooyadii saw Cabdullahhi Yuusuf intuu Xamar xoreeyey mataxtooyadii Soomaaliya ma fariisan oo dawladnimadii iyo kala danbeyntii ma soo celin.

    Qaar baa waxay ku dhahayaan Cabdullahi Yuusuf Itoobiyaan buu watay iyo shisheeye oo adba soow argagixiso iyo shisheeye maadan wadan mise shisheeyaha aad wadataa xalaal ah? Waa caqliga reerka kkk.

    Haduu Qoorta Gareen aado Jabuuti, Nairobi ama uu la kulmo beesha caalamka waa geesi oo booskii Kheyruu joogaa waa hada ninkii Kheyre isaga boorsada ku wado intuu Dhuusamareeb geeyey madaxweynaha ka dhigay ee markii sida qaldan lagu eryey xiitaa sorry dhihi waayey ee ka tacsiyeen waayey ama cambaareyn waayey Farmaajo, halkuu Deni arintaa si adag ooga soo horjeestay oo uu cambaareyey habkii Khayre lagu eryey.

    Hadii Axmed Madoobe iyo Deni aadaan Nairobi ama la kulmaam beesha caalamka waa dabadhilifyo halka Qoor Gareen halyey u yaqaanaan Kkkk.

  18. Sargaal.
    Kkkķkkkkkkkk..

    Sxb malla hubaa in aad okey tahay?

    Sow adiga kaligaa golihii iska qabsaday.

    Midna ogoow.
    Hadaad aragto qof gacasho badan. Dadka isagaa ugu liito.

    Xaa lagugu tacsiyeen waayay.
    Hebel SaaS lama sheeg Aniga xaa laygugu dhahaa.

    @ gafaaw. Dadkaan adigaa afyaqaane hoos ula hadal.

    Mid ku waashay. Magacyo kale ayaa lasoo qaatay iyo mid kuwaashay xaa laygu arkay. Mid kuwaashay wobiyo meterin. Iyo qaar kaloo badan kkkkkkkkkk.

    Caroole axmed ayaa quustay

  19. Maba aadan fahmin hadalkeeygii ku saabsanaa tacsida, suaasha ood fahantaa waa jawaabtii badankeed, anigu waxaa dhahay dad baa bogii tacsida wax aan loo baahneyn ku soo qoray ee doodeydu ma aheyn maxaa loo tacsiyeen waayey Kkkk.

    Tan aa leedahay waxbaa la goconayaana maxaa layga haleeyey oon gocdaa? Laandheeruhu ma gocdo mana calaacalo. Hadii gocosho jirto halkanay taal oo 24/7 laga hadlayaa Daarood iyo Kablalax.

    Laangaabada iyo Sheeqaasha ayaa yaabay!

    Tan aad leedahay ma la hubaa inaad fiyoowdahay, adigu ma dhaqtar baa tahay? War anagaa yaab aragnay! Hadaan wax ku soo qoro halkan dee anaa mobilkan iska leh kkk.

  20. Kkk@Sargaal dhulka miyaadan kala aqoon?
    War shiikhaal JILIB yaa dego?oo Xamar Kaxda sow Shiikhaal ma degto.
    FG:2daa degmo mid mid bay uga dad badan yihiin 1 magaalo ee absolutely 95%Ogaadeen dego ee Agmadow.Car soo sheeg magaalo Ogaadeen dego oo official distric ah oo 5kun laga heli karo oo Somali ku taal.War cadaaladda haka tagin.Dhoobley degmo ma ahan 12kun to 15kun baa ku nool.Absameha Somaliya oo dhan B.xaawo inta degan 120kun ayaa laba mar ka badan kkkkk
    @Dabshid kama daashid miyaa HAWIYE vs Daarood?

  21. Sargaalka
    Labadaan nin ee ogaadeenimo aad usharaxayso waa niman ubaahan in laxoreeyo alla nin gumaysi kuhoos book maxaa dhib haysta

  22. Somalijecel:

    Nacamleeye Hawiyahaa tahay sida ninka wata Gedo L. Markaa kulama yaabayo oo qoraaladada dhamaan ayaa laga arki karaa sidaad isugu dhedhejisid abti, abti abti, abti Kkkk war qof walba abti waa leeyahay ee goormey noqotay Hawiyaa abti ii ah in lagu faano? Cajiib!

    Cadaado magaca ah ninka wataa horey kuu sheegay.

    Aan ku baro dhulka Jubaland ma taqaanid waxaad ka timid Gal-gaduud Cabudwaaq.

    Jubada hoose waa lix degmo Kismaayo, Jamaame, Xagar Badhaadhe, Af-madow iyo Buulo-Gaduud.

    Waxaan ka degaa Kismaayo, Badhaadhe, Xagar iyo Af-madow.

    Jubada dhexe oo caasimadu tahay Bu’aale anaa ugu badan waxna layga weeydiiyaa.

    Gobolka Gedo magaalada Baardheere anaa ugu badnaa kacaankii ka hor dadkii waa lasoo qixiyey xiligii kacaanka, xisaabtana waay iigu jirtaa.

    Bakool sedex degmo ayaan ku leeyahay ooy ka midyihiin Yeed, iyo Ceelberde.

    Hada kuuma sheegin meel kale sida Ogadenia iyo NFD waxaan ka hadlayaa waa Soomaaliya.

    Adigu adoo mareexaan ah oo lasiman abtirka Absame iyo Harti oo laysku daray oo Kablalax ah ayaad aduunka ka degtaa Gobolka Gedo iyo tuulada Cabudwaaq Kkkk.

    Aamus waryaa oo isgaabi markaan hadlayo Laangaabyahow laangaabku dhalay ee Ilkayar uurmidaga ah.

    Dameer iyo doc ka yeerba daankaa lajiyaa.

  23. Dameer iyo doc ka yeerba daankaa la jebiyaa kkk.

  24. Dawladnimadu waa sidaa.wax la yidhaa Oageedn iyo Caabud waaq lama yaqaan.Waxaa la yaqaanaa dawolada Kenya.

    Waa nidaam dawladeed oo awood wax ku maamula.Siiba somalida gurhaya ayaa laga baxa aoo la laayaa.

    Somalidu Kenyaanka kumaba jiraan.
    Kenyanba looma aqoonsana.

    Hase ahaatee,dawkadnimadu waa sidaa.
    wadankeena waxa ka dhacay,ee hl qof loo qabanin,ayaa ah nasiibdaro.

    Ilaa xoog la helona somaliya isma badalayso.

    waaba wadan la xaraashay oo shaqsiyaad dilaaliin u noqdeen shisheeye.

    Hore ayaan idiinku sheegay waxa ka socda somaliya inuu yahay aranchy.

    Ninwalba isaga ayaa iskale meesha uu calanka ka taagntay.

    Dalmida

  25. Sargaalka
    War buula gaduud iyo xagar degmooyin maaha kkkkk taasaa cadaynasa inaad qabri bayax iyo shaygoosh katimid jubada hoose waa afar degmo Kismaayo afmadoow badhaadhe iyo jamaame

    • Gedoland

      Yaa kugu yiri xagar degmo maaha? inaad tuulada caabudwaaq ka timid way muuqataa waayo reer gedoodku xagar in ay degmo tahay way yaqaaniin.

      Jubbada hoose waa kismaayo, badhaadhe, afmadow, xagar iyo jamaame. dhoobley burburka ka hor tuulay ahayd laakiin maanta waxaa deggan dad 200,000 ka badan.

  26. Taariikhdii kacaanka iyo Jaalle Siyaad beey kaaga dentay, warba madaa hayo.

  27. siyasigii ka soo baxa HAG waxaa daba dhigta mid
    Yahoo ay isku hayb yihiin dib u eeg wixii dhacay 20
    Kii sano ee la soo dhaafay
    Caydiid waxaa malin cad togtay HAG
    C/qasim. waxaa madaxtoyo u diday HAG
    xasan sheikh dowladisi waxa riday HAG
    Xasan cali khayre hatan waxa didan HAG
    Reerka mala oran karaa waa dulmanihii isdulday?
    Kursigii ay lahyen waa maran yahay waxa isku
    Haysta HAG

  28. Taariikhdii kacaanka iyo Jaalle Siyaad beey kaaga dentay, warba madaa hayo.

    Ilka yar oo idil hadii laysku daro Ogaadeeka degan inta udhaxeysa Dhoobley iyo Qoo-Qaani ayaa kabadan.

  29. Beelaha diiddan in 4.5 laga baxo waa kuwa Laangaabka ah, source said…

    Waxaa la ogaaday in tirakoob & is diiwaan galin ku lammaantahay doorashada qof iyo cod… Markaa bay hoos isu dhugteen, mise waa 4 xabbo iyo magaalooyin haawanaya oo wada cidla ah…

    Kablalaxu safka hore ayay uga jiraan beelaha ku dheggen 4.5, siiba Ogaadeen…

    Looge buu yiri, suuye looba jooge… Hadda diiwaan galinta socota yaan garoonka Laandheeraha lagaa waayin…

  30. Sarkaalka
    Sxb Ninkaan Dabshid maaha Sheekhaal ee yaan dartiis loogu xad gudbin culmada Sheekhaaleed..
    Ninkaan waalan oo marna Hiraab joogay hadana Irir wax jira ahayn ku rafana yaan loogu xadgusbin beesha sheekhaal oo Somali oo dhan la degta..
    Sheekhaal Qudub reer Galbeed, Sheekhaal Looboge reer Mudug, Sheekhaal Gandershe Jubbland iyo Shabeelaha hoose, Reer aw Xasan from Hiiraan ilaa Galbeed.
    Maxaa Sheekhaal ka galay Hiraab iyo Irir.
    Ninkaan waa daanyeer Kablalax ku waashay iyo riyo, Undandese lover. Isku dir ka shaqeeya.
    Anigu waan ku raaxaysaa cabaadkiisa waayo intee usoo marin qabiilada uu ku rafto oo ayagaba is aqoon, ilaahay badiyey. run
    Jawaab ma astaahilo..
    Run

  31. Somalia waxaa la isku haystaa waa mustaqbal yaan nina dhayalsan.
    1.Gobolo xora oo Xamar wax u yeerin karin oo federal state ah, talada dalka dowladda dhexe kula xisaabtama
    2.Maamul adag oo Xamar ka jira sida kii Kacaanka oo ayaga waxwalba ka go,do.
    Deni iyo Madoobe kan hore rabaan
    Farmaajo kan dambe rabaa..
    Inta waa lakala jiraan.
    Intiina siyaasadda Somalia xiisaynaysa idinka oo caytamin oo anaa wadani oran mid raac, noona sheega sababta u rabto in danta ummadda Somalida ku jiro.

  32. Aniga warkayga waa cad yahay, waxaa rabaa dowladda dhexe oo miciyo wax u qaniini karto lahayn oo maamulada ka adag yihiin madaxda maamulada iyo kan dowladda dhexe hogaaminaya doorasho shacab ku joogaan oo si sharci ah lagu soo doortay.
    Dowladda dhexe wax awood ah ku lahayn ninka matalaya maamul goboleedka.
    Doorasho la musuqmaasuqi karin ka dhacdo dalka oo dhan, ninka shacabka matalaya yahay nin/naag ayaga keensadeen.
    Waa haddii la rabo in dhibka laga baxo..
    Qabiilayste iyo agoontii Kacaanka buuq wadaan, laakiin yaa u joojin.

  33. Kkkk@Sarkaal runtu waa xanuun badan tahay.
    Buulogaduud degmo ma ahan.
    Degmooyinka aad sheegtay qaar baa lagula degan yahay sida Buaale iyo J.Dhexe absame waxaa kaga badan Dabare iyo Ajuuraan.
    Kkkk Qooqaani iyo Afmadow horta dad ma joogaa?
    War dhulka soo baro najis caqligu cagaha la galay.
    Adigoo Ogaadeen 10kii nin 6baa Afgaduud iyo gacanweyne tuurxad ah midgaanba yaa loogu tagaa?
    Soo sheeg beel Ogaadeen ka dego Somaliya 5kun ku nooshahay?
    Ogaadeen ka Somaliya waxaa ka badan TALXE kaliya Ogaadeen syaa kuu sheegaya.
    Kililka waa la wada degan yahay.
    Ogaadeen waa laga beensheegay tiradooda.
    Oday dhahay ma maqal miyaa 170 degmo ayaan ka degaa geeska Afrika 20 million waa Ogaadeen kaliya kiibaad noqotay kkkk
    Doqonimada raggii idinku sheegay waa asiibeen,waliba adigu Cawlyahan waaba shushub booran ayaa ku badan sida mid Nairobi aan ku arkay oo leh asalkaygu waa oromo.
    170 degmo kkk Somaliya oo dhan waa 89 degmo+48kililka+10NFD=146 ankee qof dhaha war hana ceebayn waa la waayay.
    AFGADUUD IYO MAALINGUUR IYO GACANWEYBE AYAA YAABAY.
    Qof dadka yaqaan hakuu waramo.
    Ogaadeen waa 10 Tagoog ah iyo 90 sheegad ah.

    • somali jecel

      Horta ma nin baad tahay mise naag? haddaad nin tahay waa maxay soomaali jecel? waa dhedig!

      Adoo ilkayar ah oo gebigaaguba ah hal gobol oo lagula dego iyo tuulada caabudwaaq yaa kugu yiri Ogaadeen isku dhereri? Ogaadeen juubbaland gaalo madow buu ka qabsaday oo ka tirtiray! ruuxii raba taariikhda jubbaland ha tago Laybereeriga ingriiska ee London, halkaas waxaad ka heleysaa
      wuxuu ingiriisku ka qoray soomaaliya gebi ahaan, qabiilka kaliya ee uu jubbaland ugu yimid lana dagaalamay waa ogaadeen si qoto dheerna wuu uga hadlay.

      marreexaan taariikhdoodu waxay billaabatay wakhtigii dowladdii kacaanka, meel kale oo marreexaan magiciisa lagu soo qaaday ma jirto.

      waxaan ku soo koobi marreexaan iyo ogaadeen waa dad walaalo ah colaad soo jireen ahina kama
      dhaxayso, xoogaa siyaasaddaa la isku riixriixi waana wax iska caadi ah. marka waxaan leeyahay
      walaalaha marreexaan waa la doogiye yaan la dacaroon!’

  34. Somalijece

    Asa

    Waxaan damcay inaan kuu jawaabo haddana waxaan idhi soo wada akhri faalladiisa sarkaal waan arkay inuu wax badan khalday oo qabyaalad u leexday. Qabyaaladdu waa necbahay laakiin marka been lagu daro ayaa idhaa bal wax sax qudha.

    Waxaa ii muuqata inaad degaanka wax badan ka taqaan haddana aad ka indha tiran tahay dhabtiisa.

    Bal degmooyinka Jubbada hoose fiiri

    Kismaayo

    Afmadow,

    Jamaame

    Badhaadhe

    Kismaayo deegaan Soomaaliyeed weeye oo dadku wada yaal laakiin asalkii waa meel ay Ogadeen iyo majeerteen iyo baajuun joogtay deetana Cascaseey markii 1981 ADC la geeyay lagu dul guuray oo mareexaan yimid. Taariikhda baro. Degaan inuu mareexaan ahayn waxaa ku tusinaya in xerada Guulwade degaan looga sameeyay.

    Maanta oo dadku wada yaal waa ay Soomaaliyowday Ogadeenku haba ugu tun waynaadaane.

    Waan kugu raacsanahay in Buulo guduud degmo ahayn laakiin cagdheeertu degganayn maantana gaal jecel la wareegay laakiin Sunkuuni ilaa Kismaayana Ogadeenku yaallo marka laga reebo carabta, sheekhaal iyo Ogdeenka isku cidhiidhinaya Goobwayn waa degaan Absame.

    Afmadow waa Ogadeen qudha

    Badhaadhe waa degmo soo jireen ilaa waagii siyaad Barre, waana Ogadeen qudha

    Jamaame waa deegaan biya maal majority k yhay haba lala dego

    Jubbada dhexe

    Buaale

    Saakow

    Xagar

    Salagle

    Jilib

    Intaba waxaa majoritgi ka ah Absame.

    Dabarraha aad sheegtay sakow u badi

    Sheekhaal oo liiqliiqaysana Jilib u badi oo reeer Zubeer lagu ladhay.

    Maxaa kuu soo hadhay from Kamsuma ila mana fuufo waa reer jareer oo beeraha aya lala yihiin Dhabayco, cagdheer, iljeex oo timid after 1999 iwm.

    From Kismaayo to Diif waa 342KM waa Ogadeen miidhan, dhoobley qudha dadkkeeeda gaadhayaa 30k, Afmadow waa 65K

    Kama hadlin Baardheere, ama Gedo ,

    Bakool

    Yeed,

    Ceel Berde

    Tiyeeglow

    Intaba waa Ogadeen haddii half waajid lagu daro kama hadlin

    Marka saaxiib hana qabyaaladayn ee warkii ilka yar meel iska dhig.

    Anigu waxaan odhan karaa ilkayar waxay si rasmi u degtaa waa Beled xaawo inta kale waalala degaa…………..

    Wallee Suldaanku maanta ma kugu dhalaaliyay….

    Sargaalka

    Waar dalka iyo dadka ma taqaanida soo baro

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

Leave a Reply to Kalsame

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented