|

Xil. Mahad Salaad oo Weerar ku Qaaday RW. Xasan Cali Khayre Kadib go’aankii Xalay

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Mahad salad oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Go’aankii uu Raysal wasaarihii Hore ee Soomaaliya Xalay ugu dhowaaqay inuu yahay Musharax u taagan Madaxwaynaha DF Soomaaliya.

Wuxuu ku tilmaamay  Qoraalkii kasoo baxay Raysal wasaare Khayre inay ka Muuqdeen Cabsi iyo degdeg , Wuxuuna tilmaamay inay Haboonayd inuu Munaasibad ku Qabsado magaalada Muqdisho, Kadibna uu ku shaaciyo Qorshiisa Siyaasadeed.

Ugu dambayntii wuxuu Mahad salaad Su’aal iska waydiiyey Sida Xasan cali Khayre dalka Soomaaliya loogu Aamini Karo.!

“Degdegga iyo cabsida ka muuqatay qoraalkii Kheyre xalay soo dhigay facebook-giisa ee lala sugi waayay xaflad in loo dhigo maxaa loo fasiran karaa?!

Nin magaaladii uu deganaa, Ra’iisul Wasaare ku noqday hal habeen xaflad ku dhigan waayay, sidee dal iyo dad in uu hoggaamiyo loogu aaminayaa?!

Hon. Mahad Salad

Kalshaale.com

Warar Sugan iyo Suugaan

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=32845

Posted by on Sep 13 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

15 Comments for “Xil. Mahad Salaad oo Weerar ku Qaaday RW. Xasan Cali Khayre Kadib go’aankii Xalay”

  1. xildhibaan
    mahad salad
    iyo cadaado waa isku feker
    inta mahad salad is weydiiye waa intii uu xalay qoray Mr cadaado
    Nin magaaladii uu deganaa, Ra’iisul Wasaare ku noqday hal habeen xaflad ku dhigan waayay, sidee dal iyo dad in uu hoggaamiyo loogu aaminayaa?!

  2. ASC.
    WAA TAA, haad raq aragtay, ALLOW ADAA WEYN!!! ninka Khayre dhaliila Mahad Salaad WAA kii xuduudka kula shirijiray SARGAAL-XIGAYN Itobian ah, isagoysan shaqadiisa ahayn oo Xildhibaana, Markaasoy ahayd IN jaajuusnimo lagu soo istaajiyo Maxkamad, Markaasuu maanta Dad eedayn. ≈©≈Adeer Khayre waaya-arag yaraa heshe kaa HUFAN, Jaajuusna ma aha ee afkaaga Dabool. WBT

  3. wiil Xeraaale waan kusalaamay, safar nabad ah ayaan kuu rajeeyn.
    Yes, daanyeee xildhibaan Mahad Salaad isku fakir ayaan ka nahay doqonimadda heeysata daanyeer Kheeyre. Sida uu ninka sargaalka kusoo gala halkaan shalay dhahay “Kheeyre waxuu ra’iisalwasaare ku noqday siyaasadda ku dhisan Awood qeeybsiga beelaha Somaliyeed, waxuuse u dhaqmay sidii in uu Farmaajo asxaan u sameeyay”. Meeshaas ayeey ka muuqataa daanyeernimada Kheeyre. Waxaa lagu eryay waxnka yar 10 daqiiqo, waliba si aan cadeeyn oo sharci darro ah. Meeshii laga rabbay in uu isaga oo reerkiisa u eexaneeyn uu ilaaliya balance of power, iyo isku wadka qabiiladda Somaliyeed oo dhan, ayuu yes man u noqday daanyeer Farmaajo. Kadibna miiska ayaa lala gadiyay.

    Iska dhaaf in la doortee, xataa ma helaya codadka xildhibaanada beeshiisa Murusade, ee argagaxissada ah.

    On another note, xildhibaan Mahad Salaad laftigiisa waa daanyeer kale, oo beeshiisa doqonimadda lagu yaqaan ee Ceeyr wax uu u sheegay amaba u qabtay ma jirto. Oo waa lamid waxa uu ku eedeeynayo daanyeer Kheeyre.
    Dalmida.
    God bless Somalia

  4. 2dan waxay rabaan attention, Khayre ayaan wax ka niri ayaa magac iyo muunad laga raadinayaa…

    Car ha u jawaabo, dhicimayso, waayo isku level ma aha… Waa laba reer miyi iyo nin la tartamaya hoggaamiyayaasha caalamka ugu sumcadda badan…

    Anigu mar horaan iri, Khayre waa siyaasigii HAWIYE ee qarniga, waliba waxaan raaciyay waa Next President Of Somalia… Masayr baa quustay…

  5. Khayre hamigiisa ayuu kahadlay alla daciif halkaan wax kuqora waa badan yihiin war ninku waa ex reysalwasaare ixtiraam buu mudan yahay

  6. Meeshaan hawiye iyo daarood ayaa isku haysta inta kale waa dockayeer kala reebtadii baa dhiman

  7. Siyaasi kastoo ka soo baxa HAG daba taagan mid

    Yaroo ay isku hayb yihiin oo dulal ah dib u eeg 20 kii

    Sano ee la soo maray

    Caydiid malin waxaa togtay HAG

    C/qasim waxaa madaxtoyo u diiday HAG

    Xasan sheikh waxaa riday HAG

    Xasan cali khayre hatan waxa diidan HAG

    Reerka mala oran karaa dulmanihii is dulmay?

  8. “MUCAARADKAAN HADA KUSOO BIIRAY AFAR SANO KADIB OO MUXAAFIDNIMO IGAGA LUNTAY”!! CAYAARTA NOOCAAN AH XAGEE LAGA CAYAARAA??
    BAAGA-MUUDO INAAD SOO MARTAA KA HORAYSA INTAAN MUCAARADKU WAX KUU DIRSAN..

  9. siyasigii ka soo baxa HAG waxaa daba dhigta mid

    Yahoo ay isku hayb yihiin dib u eeg wixii dhacay 20

    Kii sano ee la soo dhaafay

    Caydiid waxaa malin cad togtay HAG

    C/qasim. waxaa madaxtoyo u diday HAG

    xasan sheikh dowladisi waxa riday HAG

    Xasan cali khayre hatan waxa didan HAG

    Reerka mala oran karaa waa dulmanihii isdulday?

  10. Jabhad

    Waa runtaa lkn Reer Qurac waxey sidaas noqonlahaayeen hadey leeyahiin Dhulkaa iyo Hantida Soomaali iyo Gumeyste Luuqyada ugu jiraan.

    – Nin Wax heysto ayaa wax isku qabsado, meesha Socotadu isku qabsato anaa Wakiil idinkaga noqon XAMAR IYO XAMAALI.

  11. Waa ku celinayaa soomaaliya waa hawiye iyo daarood yaa kale oo rag iska dhigi kara

  12. Nin aan hawiye iyo daarood ahayn waa munaafaq ama gar noo dhiga ama wajiyada badan naga daaya yay ka dagi la dahay waa labadaas reer shiikh isaxaaqna waa tageen webkaan waan xiridoonaa danbigiisaa batay waad arki doontaan

  13. War Deg deg ah ciidanka dabaqoodhiga ee Kismayo jooga oo sadex gabdhood kufsaday gaaljecel mareexaan iyo sheekhaal wallee maardhow dabaqoodhi iyo mahbar munaafaq waa socdaan

  14. ASC.
    ***WAA I KAN***.
    ANIGU, diiday IN la yiraah; Ciise, Gadabuursi, Warsangeli, Isaaq, Dhulbahante iyo Beelaha kale ee Reer Waqooyi Waa SAB aan Xukunka Somali GAYN!!! Waxayna iga taagantahay, CAR YAA taabta Khadar M/med Cabdullaahi. ≈©≈OGI inaan kaligi Duul ahay, Danse kama lihi Maadaama aan Xaq u dirir ahay. ≈©≈Mudane M/weyne M/med Cabdullaahi, yaysan indhahaaga buuxin kuwa Xamar kula jooga oo ka fikira KIISH kooda, EE fiiri ILBIRIQSIGA (orizonte) iyo Mustaqbilka Ummadda Somali iyo Midnimadooda. WBT

  15. Waxaan LAyaabay Qabyaalada Qadhmuun ee TUUG mahadSalaaf wuxuu kadhimanayaa ninkii SOMALIYEED ee Khayre OO KU guulaystay INUU DALkiisa udshaqeeyo OO UU RAYSAL WASAARE KANOQDO KOW OO UU Usoo SHAQEEYO shaqo hufan KOW tankale KHAYRE OO hada MADAX wayne usharaxan maxaad ISU sharaxaysaa weeye WAXA UU Morgan mahadsalaad laqaylinayo Xaasidnimo HABARGIDIR NO 1

Leave a Reply to Jabhad

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented