MUUQAAL: Odayaasha Beesha Hawiye oo sheegay inay la yaab ku noqotay in loo diido Hargeisa (Daawo)
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Muqdisho kulan Warbaahineed ku qabtay Qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Hawiye, oo sheegay in loo diiday inay safar ku tagaan magaalada Hargeisa ee Xarunta u ah Somaliland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxay sheegeen Odayaasha dhaqanku in lagu soo wargeliyey diyaaraddii ay ka raaci lahaayeen Garoonka Muqdisho inaysan imaan karin Hargeisa, islamarkaana aysan soo qaadi karin Odayaasha dhaqanka ee ku socday Hargeisa.
Nabaddoon Xaad oo kamid ah Isimada dhaqanka ee Madasha ka hadlay ayaa xusay inay Arintaasi la yaab ku noqotay, oo aysan ka filayn Somaliland inay Hargeisa loo diido.
Wuxuu sheegay sidoo kale inay u socdoon Arimo dhaqan, oo ay kamid yihiin Dad Muddo Tiro badan ku xidhan Halkaasi oo Horay ay ugala hadleen Xukuumadihii hore, Sidoo kalana ay wadeen Magta nin Qof ku diley Hargeisa oo Qoyskiisu ay Aqbaleen inay magta qaataan.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=32187
Hawiye waa laynoo kala sheekeeyey. Sidee laydinku diidi karaa Hargeisa. Ma iloowin “Dalkaaga daafac diidi maayo; Isaaq ku duulse dooni maayo” . Xaal qaata, soo dhawaadda, degdegna codsiiinna waa looga jawaabi.
Jaale Xaad maaha Gudoomiyaha Beelwaynta Hawiye laakiin waxaa dhici karto inuu yahay gudoomiyaha Beeshiisa Murursade.
Waxaa gef ah in beel dhan lagu been abuurto magaceedana lagu qaraabto.
Majirto meel ay Beelwaynta Hawiye Jaale Xaad ugu doorteen inuu yahay gudoon kooda marka waa qalad inuu sheegtaa matalaadaa been abuurka ah.
Heer maantay waxaynu gaarnay xataa dhaqankii la bililiqaysto. Yaab nin aduunyo joogoow maxaad aragtoo kuu laaban!
Qofka somaliyeed haduu qariyo qabiilkiisa,dareenkkisa ayaa sheega qabiilkiisa.
Dalmida
Isaaqu waa gob u malayn maayo in oday dhaqan oo leh, Mag baan wadnaa iyo arin odayaal dhaqan noo socotay u nimid, diidi lahaayeen.
Haddii anoo cidna ma talin tegi karo Hargeysa oo Majeerteen ah maxaa loogu diidin odayaal Hawiye oo dhib wadan.
Laakiin waxaa jira kuwo Hawiye ah oo colaad Darood aan isku kaashano u taga Hargeysa…Dhiig wadayaal.👎
Muuse Biixi ma awoodo in Darood Somaliland degaan iyo aan Daarood nacayb qolo wada Hargeysa Karaaciin ka dharjiyo…kkkkkkkk
Ma Ogi waxa odaygaan loogu diiday in Hargeysa tago.
Weliba Xaad Leelkase ayaa dhalay, waa reer Abtigiis Darood…ma aaminsani in nacayb Daarood fog qabo oo dhiigooda ku farxin…
What I know? Maryooley waalataye!☺️
Haddii Xaad reer Abtigiis necebyahay waxaa soo qaban nabsigii hooyadiis xanuun la cabaaday markay dhalaysay iyo naaskii lagu habay..
Reer Abti halaga baqo..run
Hobyo Godan
Sxb Hawiye madax dhaqankooda ma xoog baa lagu kala qaataa.?
Anaga Majeerteen waa naqaan reerkii madax dhaqan noo ahaan jiray, murana ma gasho, ninka metela beel Majeerteen..qoyska hoos ahaan isku inqilabaan.. walaalaha..kkkkk
Sidii Boqor Cusman iyo Suldaan Cali Yusuf oo marmar feer tagtaa…kkkkkkl
Laakiin hogaanka beesha la iskuma qabsado cidda mudan..kkkkkk
Hawiye waxaad moodaa in madax dhaqankooda cidna looga dambayn…yaab
Ninka Microphone dafi og madax dhaqan u ah…yaab😎
Land of Punt
Saaxiib Ninkan Jaale Xaad laakiin aad u taqaanaan tima jare sare Xaad waa self style Jinni Boqor cid dooratay ma jirto magaca Hawiye uu hada sito wuxuu tuuray maalintii Khayrlaawe la doortay markii Khayrlaawe la eryey haduu hadana boorka ka kaf jafay Jaakadii Hawiye na markale soo xidhay. Waa Daanyeer ku qaraabta Magaca Hawiye.
Wuxuu doonayaa niman Murursade ah oo criminals ah in uu kusoo daayo magaca Hawiye. Sababtaa weeye waxa Isaaqu u diidayaan ninkan wayna ogyihiin in titel ka uu wato uu yahay Fake.
Somali waxaan weligeen ahayn clan society.
Dowladnimada ayaa nagu cusub laakiin dhaqan iyo nidaam isku xukuno naguma cusba.. qarnigii 10:aad Ciise dabadii, Taariiqda miladiada, ayaan cadayn hayaa in hogaan iyo kala damabyn lahyn, Somali ma ahayn cawaan qaawan oo isqalata. run
Hoggaan iyo xukun loo dacwooda ayey lahaayeen..
Boqortooyinka kala horeeyey ilaa Caraweelo, Adal, Ajuuraan, Geledi iyo kuwa cusub sida boqortooyadii Majeerteen etc,
Caado laga tago caro ayey leedahay..reer Bari ku maahmaaha…Dhaqanka xoojiya Marooley iyo nabadda✌️
Bakh bakhdii iyo IRIR tii aaway?…
Markii ay arkaan koofur oo heshiisay oo dawlad ka yara hana qaadday bay beer-dulucsi iyo yaa IRIR aheey bilaabaan, iyo HAWIYOOW kaca… Ruwaayadda Jeegaanta Hawiye goormuu fahmi doonaa?…
Xaq soo uma laha hadda inta Iidoor dhulkooda dhooban in go home ticket u wada jaraan?… Dadku kala gobsan…
kkkkkkkkkkkk Isaaq goormuu Irir noqday sow Jebertiyiin Caaqiliyiin iyo Reer binu Haashim ma ahayn.
Ader hawiye iyo isaap
Dhalashada walaalo weye laakiin waxaa kala dilay iskuna diray kana shaqeeyey inaysa waligood isfahmin isu na gargaarin. Umad kale ayaa ka shaqaysay waligood na saas bey tv yada isaga caayin. tusale xassan sh maxamud. Siilaanyo. Ismail Cumar geele 3 madaxweyne weeye waxay ku shireen jabuuti wey is fahmi waayeen ismail iyo Siilaanyo waxay ku dheheen xassan sh somaliland maanta u hiili madax banaani ugu dhowaaq wuu diiday maalintaas haduu odhan lahaa somaliland waa xor maantay odayaasha howiye Hargaysa maloo diidilahaa.
Mahad Dirir
Saaxiib hadalka aad meesha kusoo qodhay baaba gef ah !!!
Hawiye baahi wayn uu u aado Hargaysa ama u qabo ma jirto laakiin Beesha Isaaq waa ay dhooban yihiin Muqdisho waana usoo shaqo tagaan si xorna waa ay ugu nool yihiin marka hadii target aad ka dhigataan afar Oday oo dhawrkii sanaba mar taga Hargaysa dee anaguna waxaanu soo tarxiili IIDOORKA Xamar dhooban simply as that !!!
Waxaa laydin kaaga fadhiyaa in aad raali galin deg deg ah aad ka dhiibtaan dhaqan xumada halkaa ka dhacday waa hadii uu warkaa run yahay .
Dimuqraadiyadda hargeysa ayaa dhigaya in laga shakiyo cidkasta.
Qofku haduu shaki qabo wax kasta wuu ka cabsanayaa.
Denbigey galeen weynaa.
Waa meel dhagar qabe hogaamiyo.
30 Sano waxaa lagu maaweelin jiray miiska ayuu saaran yahay.
Dawlad hebla waan isafgarannay.
Maqaam sare ayaa nalagu soo dhaweeyey.
Nabadiina ilaashad.iyo wax la mida.
Wixii markay socon waayeen ee laga ilbaxay waxaa loo baday.
Habartan xamar bay ka timid.
Gabadhan xamar bay ka heestay.
Maro buluuga ayey wadatay.
Xitaa waxay sameeyeen basaasiin kaliya baadha nigiska dadka.
Dhagar qabe dhulka ayuu u dhaqdhaqaaqa.
In kastoon anigu GOBANNIMADA u aqaan diinta oo lagu tooso iyo xaqa, haddana gobannimada qabyaaladda way ka arradanyihiin Jeegaantu…
Waxaa oo dhan, waxa loo samaynayo waa mar un na naca koofureey oo na fura( Dalqadaha na siisya) oo na citiraafa…
Isma ayan waydiin yaa ku dhaca?… Waayo cidda oran kartaa ordaha waan idin fasaxnaye… Madaxweyne kasta oo Koofur yimaada xidtaa hadduu Iidoor yahay ma ku dhacaa?…
Hobyo whatever, waanu idin nacnay oon idinka tagnay waxa hadana naga daba niiq lena waa idinka markaa jooji propaganda iyo beenta. Isaaq dhooban xamar xagaad ku aragtay. Waa beenta faqashta adoo kaliye gurto. Isaaq baad tidhi waa shaqo doon. Been baad ilaahay sheegtay. Midh midhka yar ee lacagta ku Keentaan xamar ayaad propaganda kadhigatay.waar idinkoo badow ah ayuu isaaq dunida meel walba joogay oo ilaa hada joogaan yaa miskiin. Markaanu xamar joognayna upper class ayaanu ahayn oo somali ways taqaan iminkana intaanu idin kibirka jebinay ayaanu idinka dhaqaanay. Go see hargeisa $12 million cimaarado lagu dhisay ayaa kataagan maanta. 1991 xaasidnimadiina dhulkaad lasinteen ileyn waxa aanu shaqaysanahay iyo xoolahayaga ayaad noo quudhi weydeene faqash fowqal faqash. Maadaa hadli kara Inan gumeedyahayahow dumarka iyo caruurta diyaaraha south afrikaanka usoo kiraystay. Maxaad ahaydeen markaanu idiin nimi lixdankii. Mushkilada nahaysataa dad aanaan aqoon oo aanaan isku level ahayn ayaanu utagnay. Waa kuwaa degi la’ sidaanu uga tagnay ileen anagaa wax kadhignaye.markaasuu leeyahay xamar bay usoo shaqo tageen. Maxaa loo soo shaqo tagaa iyadiibaa la masruufaa oo ajnabi kala ilaaliyaaye.
Odayaasha hawiye.
Meteladoodii dowladda federaalka ayaa maqan.
Midaas ayey aheyd in ay ka doodaan.
Waa maxaay doodaan jilicsan iyo hargeysa ayaa nalaga celiyay.
Raisulwasarahii shaqada waa laga cayriyay.
Wasiiradii ku meel gaarka ahaa ee hawiye shaqa joojin ayaa lagu sameeyay.
Wasiirkii arimaha gudaha hawiye shaqa joojin.
Wasiirkii difaaca hawiye shaqa joojin.
Wasiirkii canshuuraha hawiye shaqa joojin.
Odayaasha hawiye midaas ayey ahayd in ay miiska la yimadaan.
Raisulwasarahii oon weli la magacaabin..wexey ka dhigan tahay. Hawiyoo ka maqan saaxadda siyaasadda.
@ hobyo godan. Waan ku salamay.
Eeboow iska baandheey qoraalkaaga.
Odayaasha hadii dowladda somaliland ay diido in ay hargeysa tagaan. Wax unbaa jiro. Mana ahan wax lala yaabo.
Xamar iyo hargaysa wax u dhexeeyo. Miyaa jira.
Buurmadoow ayaa quustay.
Odayaasha magta wada in loodiido hargeisa ila fiicna siduu dhaqanku ahaan jirey @ hobyo godan wadadku waa curadkii hawiye kaleexo .adnba ogaadeen baa tahay hadana hawshada wadataaye agah
Ninkan wuxuu ka mid ahaa raggii ay abuureen maxaakiimta ayna huwiyeen magaca Odayaasha Beelaha Hawiye. Markii maxaakiimtu meesha ka bexeen waxaa loo adeegsadey kicinta beesha hawiye si loola dagaalamo dowladii C/laahi Yuusuf & Geeddi. Waxaana isticmaalay Wixii loogu yeedhi jirey Muqaawamada.
Dabadeed Shariifka ayaa usii sharciyeeyey magacii.Xiligii Xasan Sheekh qayladooda lama maqli jirin marka laga reebo markii Kismaanyo dhismaheeda uu socday oo qaab beelaysan ku diidanaayeen iyo markii Galmudug oo ay u olalaynayeen.
Khayre ayaaa hadana ku guurey sanadihii ugu dambeeyey.
Markii la eryay qaylo ayay bilaabeen…
Xaqiiqdu waxa weeye in ay yihiin rag u shaqeeya kolba ninka ay xoogaa ka qaataan qaab beelaysana ay isu fahmaan.
Waxa ay Hargeysa u tagayaan hadda waa wiilka Fahad Yaasiin dirsaday sidii ay uga soo furdaamin lahaayeen maamulka Somaliland.Diidmada Somaliland waa mid la fahmi karo
Garqaad
Fariid wax udhaxeeya majiro soosoco buranburkii irir samale run moodey
Xaange.
Nabadoon xasan xaad. Waa ninka kaliya ee haysto shabad madaxweyne.
Waa nabadoonka kaliya ee somaliya ka jira. Ee haysto aqoonsi madaxweyne.
Nabadoon xasan xaad. Dalkaan wuxuu u soo huray naftiisa iyo xoolihiisa. Hadaan nahay reer muqdisho waxaan u aqoonsanahay hiero u soo halgamay dalka. Nabadoon xasan xaad iyo afhayeenkii nabadoon axmed diiriye waa nimankii xamar ka saaray. Melez amxaaro iyo ciidankisii.
Madaxweyne sheekh shariif ayaa u aqoonsaday nabadoonka guud ee beelaha hawiye.
Waa jirtaa. Madaxweyne xasan sheekh.
In uu hoos u dhigay shaqadodii. Waa jirtaa In uu tageeray xukuumadii nabad iyo nolol ee uu Mr farmaajo iyo kheyre hogaaminayeen.
Isaga ayaa weli ah nabadoonka beelaha hawiye.
Laakiin anigu waan ka soo horjedaa. In ay maanta hargeysa ku mashqulaan.
Magaladoodii iyo dowladii la deganeed. Ayey belaa xuquuq ku yihiin. Midaas ayey aheyd maanta in ay la wadagaan bulshadooda.
Qofku beel aanu ahayn waa sheegan karaa lkn Fikirkiisu ma sheegan karo beeshaa…
Anigu magaca qofka u qoran kuma garto beeshiisa, waxaan ku gartaa aragtida uu gadayo ama tabliiqinayo…
Garqaad
Xasan Xaad oo aanu ognahay inuu ahaa raggii huudheyda ama kudhacda ka ganacsan jirey magaca beel weynta sharafta leh ee Hawiye ha huwin, hana odhan waa oday dhaqameed hawiye.
Maxaakiimtii ayaa dadka baray nimankaan magacaan huwiyey.
Intii ka dambaysayna ninkii xoogaa u taaga ayaa ku shaqaysanayey.
Maanta waxaa adeegsanaya Fahad Yaasiin xitaa ninka ay Hargeysa ugu socdaan maaha nin hawiyaa laakiin xoogaa lacaga oo la siiyey ayaa wada
Kalsamoow.
Waxba ma qiimeyn taqaanid. Farahaagana kalama taqaanid.
Halkaan ayaan dhowr mar ku arkay adigoo.
Gedo land ku dhahaayo. Ma tihid mareexaan waxaad tahay sheegad.
Adigoo ku dodaayo hadaad marexaan tahay..maadan daawateen in marexaan wax laga sheego ee waad difaaci laheyd.
Hadda ka hor. Ayaad Mr bahal ku dhahday. Garqaad iyo hobyo godan waa isku mid. Ee iska ilaali.
Mr bahal ayaa kuugu jawaabay. Aniguba waan moodi jiray laakiin garqaad wuu ii dhaartay. Anna waan aaminay.
Jawaabtii aad celisay wexey ahayd.
In aanan dhaar aqoonin oo aanan diinba laheyn. Ileen qofka aan dhaar aqoon waa qof aan diin laheyn.
Tilmaamtaas aadbaan uga carooday
Waxaan damcay in aan ku jawaabo Hadana waan isceliyay oo waxaan isdhahay adigoo xanaaqsan hadaad jawaabto waa intaas ood hadalo aan wanaagsaneyn golaha la wadaagto.kaligeey ayaa is maslaxay.
Hadaad adigu u taqaan reerka aad tahay oo kaliya in la difaaco ama lagu ekaado. Dadku adigoo kale Maaha.
Anigu halkaan weligeey cidna kuma aflagadeyn. Aragtideyda ayaa dhiibtaa.
NINKA aan golahaan aragti ahaan aan aadka u kala duwanahay. Axmed Somali ayaa kow ka ah waan isku jabnay. Hadana kuma kala tagno oo mar walbo waan doodnaa.
Ninyahoow taagtaagso. Waad degdegeysaa.
Degniin
Xaangoow.
Hadaad sharaf xumo u taqaan. Qofka shaqadiisa. Adigeey kuu taal.
Hadoow huudheey iibin jiray iyo haduu maqaar iibin jiray nin shaqeysto ayuu ahaa.
Waxaa jiray dad caseeye ama makaanik ahaa ee aduunka soo hogaamiyay ama sharaf uga tegay.
Iswaynigaas anu waxaan u aqanaa doqonimo.
Maanta isagaa ah nabadoonka hawiye ah.
Dhaqanka yaan layska maagin.
Waa ninka kaliye ee nabadoon ah ee aqoonsi haysto.
Waa jirtaa In uu xoogaa gaabsaday berigii uu wiilkiisu raisulwasaraha ahaa.
Laakiin taas mecneheedu Maaha in uusan aheyn nabadoonka guud.
Garqaad
Wlal adiga waxad lee dahay waa nabadonka guud e
Hawiye odayga xaad ah hobyo wuxu lee yahay ilaa
Haatan wuxuu matala oo keli ah jifida uu ka soo
Jeedo ee beelwaynta hawiye ma matalo markaa
Dhanlee ayaan amina
SALAAMU CALEEKUM
Oday-dhaqameed magaciis baa ba’ay.. XAAD (TIMA-JADHI).. horta ha ka bax guriga bililiqada ee uu ku jidho..
Odey 60 jidh oo muslim sheeganayaa, oo soomaali sheeganaya, hadana ku caruur dhala’ guri bililiqo. Agoontii lahayd, ee ilamda ka daadanayso..
GOBTA REER SHEEKH IS-XAAQ waa bogaadinayaa in ay iska diidaan, Mooriyaantaan waxa ay wadaan..
WA BILAAHI TAWFIIQ
Farmaajo & Fahad Yaasiin ayaa wiil yar oo Hargeysa Ku xidhan Card Nisa intu soo siiyay Hargeysa kusoo miidaamiyay,waana lala booday,xukuumaduna ma ogola wax gorgortan ah.
Midday kale ,waa wiilal hore Somaliland uga geystay weerar argagixiso,weerarayna Ajaanib Somaliland ka shaqaynayay,mudo dheerna xidhnaa,xukuumadihii kala dambeeyayna way diideen in lasii daayo maadaama ay dambi ka galeen Somaliland,amnigeedana isku dayeen inay wiiqaan.
Odayaasha ayuu yidhi hadana kalasoo hadla Somaliland shidaduu dhigay
Munaafaq
Kkkk
Sheeko ayaa i dhaaftey Shaley
Magacyada
Xaad, HAG iyo Irir naga daaya yaaney Caruurtu naga sasine.