|

Axmed Madoobe iyo Siciid Deni oo Muqdisho ku Wajahan iyo Wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwayneyaasha Maamulada Puntland [Siciid Cabdullaahi deni] iyo Jubbaland [Axmed Maxamed Islaam ‘Madoobe’] ayaa lagu wadaa inay maanta soo gaadhaan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Waxaa maalintii shalay Magaalada Muqdisho yimid Wafdi hordhac u ah Madaxda Maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland , Kuwaasi oo ay Qayb ka yihiin Ciidamada ilaalada gaarka ah iyo Masuuliyiin kale.

Maxamed JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu Kulan la qaato Siciid Deni iyo Axmed Madoobe, waxaana Arimaha ugu waawayn ee kulanka looga hadli doono ka mid noqon doona Doorashada iyo Xaalada guud ee dalka.

Madaxwayneyaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaan ka Qayb gelin shirkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka Galmudug,  Waxayna sidoo kale Qaadaceen go’aanadii kasoo baxay Shirkaasi oo ay ka Qayb geleen Madaxwayne Farmaajo iyo Madaxda maamulada  Hirshabeelle, Koonfur Galbeed,  Galmudug iyo Gobolka Banaadir.

Waxay sidoo kale shir gaar ah Puntland iyo Jubbaland ku yeesheen magaalada Garoowe, Kadib Cadaadis xoogan oo Beesha caalmku ay saartay , Waxayna markaasi kadib go’aansadeen inay yimaadaan magaalada Muqdisho, oo la kulmaan Madaxweyne Farmaajo  sida ay ku sheegeen War-murtiyeed kasoo baxay shirkoodii Garoowe.

Madaxwayne Farmaajo ayaan weli magacaabin Raysal wasaaraha Cusub ee Bedeli doona Xasan Cali Khayre, waxaana la aaminsan yahay inuu dib ugu dhigay Xeelado Siyaasadeed oo la xidhiidha xaalada dalku uu marayo , ee dhinaca doorashada iyo Weliba sida garabyada kala duwan loogu baahan yahay intaan Go’aan kama dambays ah la gaadhin.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=32168

Posted by on Aug 30 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

39 Comments for “Axmed Madoobe iyo Siciid Deni oo Muqdisho ku Wajahan iyo Wararkii ugu dambeeyay”

  1. Shirku waa kablalax iyo sade
    Wiil xeraale majeerteen haku waalan waa maskaxdii dhasha daarood aniga iyaga sidaan doono ayaan udhigaa hanagu dhexwaalan majeerteen waa furaha soomaaliya

  2. SALAAMU CALEEKUM

    SACIID DENNI IYO AXMED MADOOBE waxeey MUQDISHU u tegayaan in ay dhamaystiraan go’aamadii shirkii DHUUSAMAREEB-3.

    Go’aamada aan maslaxad ugu jidhin SHACABWEYNAHA waa la tuura, waxaana la qaadanaa qodobada u shaqaynayaa masalaxda SHACABKA SOOMAALIYEED.

    Cayayaankii lahaa DENNI iyo AXMED MADOOBE ma tegi karaan MUQDISHU, ha ogaadeen in ay berri ama maantay tegayaan, oo waliba AXMED MADOOBE degayo VILLA SOOMAALIYA, halka SACIID DENNI uu degayo gurigii uu ku dhashay ee HAWLWADAAG…

    WE HAVE TO WAIT AND SEE WHAT WILL HAPPEN NEXT…

  3. Barwaani kinng
    Saasaa lagaa rabaa ragu waa til siyaasada ayaan dhamaan laakiin wada dhalashadu madhamaato

  4. Ninkii soo joog laga waayo soo jiifaa laga helaa.u soo aroor atooraha agtiisa abaalna kuuma erganee.waa lakala adkaaday ,waana la kala badiyey.waxaadan hureyn inaad hajaajisaa fiican,gacantaadan ga’yn karin,waa la dhunkadaa ama la shumiyaa kusoo dhawaada villa somaliya xarunta umada soomaaliyeed,ku soo dhawaada caasinada Mogadishu,hays martiyeynina minanku minankiinii waaye doona salaama eedo batuulo iyo ay kutubey.no more sadbursi no more qeylo-dhaan no more garoowe 1&2 kabo iyo number idin le’eg qaata soona dhaweeya nolasha cusub la qabso ku qadimeyside.viva somaliweyn guul iyo gobanimo.

  5. “WAA LAY TOLAYOO MA OLOLIN” WAA WAR LAGU

    NOQON..

  6. SALAAMU CALEEKUM

    BAARQAB

    La soco, ma ahi nin DAAROOD ah. Waxaan ahay reer BARAAWE..

    Hase yeeshee, naas HOOYO MACAAN ee BAHDIR ROOBLE aan nuugay.. Gabar reer BOQOR…

    Barasho wanaagsan.. nacasyahoow

  7. SALAAMU CALEEKUM

    Nacasyahoow, adoo daarood futata kaga yaal, ha isku keey dhiririn

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. GEDO LAND
    kkkkkkkkkkk
    maxad tidhi haku waalan meesha walahi wan ka hela qoraalada inaan aqriyo waayo waa qosol midhan
    inta kadib sxbow ma waxad ii sheegaysa niman kaan wada dhashay ee wada qaxay we hadana wax isu quuri la oo isu ogalan la oo heshiin waayey ee marna MAHIIGA dhex joogo marna MALAZANAWI marna YAMAMOTO waar hanalugu dhex jiroooy waar yaan nala cidleeyneey
    intaa kadib sow waxa lagu qancinayo axmed qoraxey sorry axmed madobe iyo deni maahan wixii dhuusameb kasoo baxay ee hadii aan nahay galmudug aan soo go aaminey
    GEDO LAND your so fany

  9. SAYID MAXAMAD

    “HILBO-XUMI BAH YAAQUUB NIN OGI HAYB MA

    FAAQIDO’E”

    “AFKIISUU HAYSTAA” BOQOR HAY DAM-BEEYEE

  10. Waa halkii mr bahale haday beelaha daarood ku

    Heshiiyan habsami usocodka somaliyada cusub

    Dalku wuxuu cagta saaraya nabad iyo baraaro sida

    Xogtu ay dhegayso wax walba khadka is araga aya

    Lagu soo dhameyey hatana waa madal Loo dhan

    Yahay iyo saxiix guul iyo gobanimo

  11. Wiil xeraale
    Kkkkk war ninyahow naftii baa naqabatay suuba salaax baan kujirnaa laakiin farmaajo iyo saaxiibkii. Yamamoto

  12. Kkkk

    Shaley orod badneydaa, maanta orod xumidaa.

    Marna Galmudug u aroor, marna Xamar u soo aroor, Geedo hoostood Dankuuma ahee.

    * Jiko Hiraab waa Jago Banaan, Ninkii Soo jabaa Jiif sahaa

  13. Waxaa Xamar looga furirabaa WORKSHOP loogu aqriyo Go’aamadii Shirkii Majority DECISION MAKERS.

    Kaluun waxaa lagu dabaa CADKA FISH isku raacey.

  14. DABSHID
    KKKKKKKKKKK waar yaa dabshid umda kaqabta hadana ma waxad keenatay cadka FISH isku raacay CALI QALIF baa yaabay dhan walba bahashi ma cad bey ka kici weysey

  15. Wiil xeraale

    KKK

    Ma waxaad leedahey haddey
    Cali Galeyr iyo Xaglo iska xaadiriyeen Hargeysa

    Maxaa diidahayo iney Deni iyo Axmed Cadde Garmadoobe u soo hoydaan Xamar

    * Waxaan Qurac harkiis iyo dibadaha meeraba,

  16. anaga wax aragnay JABHAD
    qalbi caruur baa wuxu ku leeyahay Daanyer baa shiraya oo maxey ka shirayan sow maahan wan aqbalnay qodobadi dhuusameb 3 ee noo ceeb qariya iyo is dhiibid shaar loo xidhay garasho yara waxan umaley naya ninka wata Jabhad sorry qofka wata jabhad waa cali daacuun odagi cali daacuun
    marki aan eegay fahamkisa waa isku garaad

  17. raali gelin iyo sixid daarood baa shiraya

  18. AAdiguba aqlaad leedehee,Xamar maxaa dhaama.

    Tan oo kale inay dhacdo waa filayay.
    Deni gafuur wayne iyo Axmed Laangadhe oo isdaba socda kk

    Danbaa kuu run sheegtay.

    Mr Gabre ayaa yaabay.

    Dalmida

  19. Dabshid Mr bahal
    Kkk meesha waxaa maraya quteeshdii darood ismaciil halaysdajiyo abtiyaal
    Irir samaale quustay

  20. Xeraale aka doolaw bay deefew
    Waxay malmaluuqeen eelay wiiq iyo hawiye masoconayo incomplete madexda Somaliya halaga warsugo
    Axmed Cali daahirbaa yaabey

  21. Gaafoow

    Meesha waxaa maraya Kablalax – aka cagaagane.Ninkii bilaa kabaha ku socday.

    waar kablalax e kabahii xageed gaysay.

    Dalmida

  22. Waan soo dhaweynaynaa haday odayaashu ka tanaasuleen khaladkii hore ee ay galeen oo ay garteen in aan laga dudin shirarka soomaalida.

    Ku soo dhawaada caasimadda ummadda soomaaliyeed.

    Xoogaa filter ah baad u baahnaydeen.

  23. Kaliya ha igu ceebaynina dhowrkii wiil ee gubtey ee aad quryaha u dhiibteen ee la iman jirteen.

  24. Waa laysku soo noqoneey wixii nool adduunyada… AAR FARMAJOO II GEEYAA…

  25. Gaafow
    horta waxa wanaagsa naan laheyd sidad dadka iyo dalkaba u kala garaneyso inuu u garanayo ninka layiri LAND of PUNT bal inuu xooga faanka naga xareyo lakin waa loo baahan yahay faankisa oo siyaasada fog ee XAANGE ayaan cusbo uga dhigan iyo suugo

  26. Sidan xog ku helay xamar waxaa ka socda diyaar

    Garow iyo soo dhowayn sal balaran waxaa shiri

    Doona hogamiyayalka darood oo markii ugu horaysy

    Ku kulmaya villa somalia oo uu hogankeda hayo

    Isla beesha waxaa kaloo maqan riaisalwasare aan

    la oranayneyn orodoo soo jimicso inta tolka jirayo

  27. Garqaad

    waarku Kablalaxu waa Tol e in tii ay meelahaa meeraysan lahaayen ee dhulkaasi nagu ceebayn lahaaynee,hayska meeraystaan Caasimada somaliyeed ee Muqdisho.

    Waar Ummad waliba ceebteeda way qarsadaan somaliyeey,ceebtiina qarsada,oo waliba daaroodoow Muqdisho ha dhaafina ,waayi maysaan wax la idiin baadhbaadho kkkkkkk

    Adisbaa yaabtay.

    Dalmida

  28. Waxaa la yiri hada kahor xiligii Nabi Muuse nabad iyo naxariisba korkiisa ha ahaatee ayaa reer Banii Israel abaar aad xun ku dhufatay kolbaa bay nabi Muuse ku yiraahdeen Nabi Alloow EEBE noo bari si aan u helno roob abaartana nooga dulqaado.

    Nabi Muuse Alle ayuu u baryey qoomkiisii waxaa hadaba EEBE u sheegay Nabi Muuse inuu jiro nin dadka ku dhex jira oo 40 sano Alle ku caasiyey marka iska soo dhex saara ninkaa kadib roob waad helaysaane.

    Nabi Muuse ayaa qoonkiisii ku yiri waxaa nagu dhex jira nin afartan sano Alle ku ahaa caasi oo nagu dhex jiraa ee naga soo dhex bax …..!!!

    Ninkii asaga ahaa wuu is gartay markaas buu hoos u yara ducaystay oo yiri Eeboow ceebtayda astur Iina dambi dhaaf ducadii intii uusan dhamaysanba roob iyo daruura baa cirkii wada qabsaday.

    Nabi Muuse intaa kumuusan haranee wuxuu yiri Yaa Allah roobkii iyo nincadee waanu helnay laakiin ninkii wali banaanka uma soo bixin oo wuu nagu dhex jiraa …… kolkaa buu Alle Nabigiisii Muuse ku yiri daraadii baad roobkan ku hesheen towbad keenkiisii………!!!

    Soomaalida dhamaantood waxay u baahan yihiin in ay EEBE cafis waydiistaan hadii kale jahwareerkan laga bixi maayo bal eeg hadaa waxaa na haysta waxaan mararka qaarkood soo xasuustaa habaarkii ku dhacay reer Banii Israel ee 40 ka sano iskadaba wareega ahaa……. Shir aan dhamaanaynin iyo Diyaarad kira ah oo hadba meel u duusha.

    Waar reer walboow ducaysta kolay qolo naga mid ah baa malaha mid habaarani ku dhex jiraaye.

  29. Marka kaftan ka saaro, maaha arinkan Farmaajo, Puntland iyo Jubbland isdiidan ee waa masiir ummad Somaliyeed iyo mustaqbalka dalkooda.
    Shaqsi waa dhintaa ama siyaasadda ka tegin, waxa laga hadlayaa dhulkii Awooyaasheen u dhinteen caruurteena uga dhimo dal ku noolaan karaa.
    🇸🇴
    Waxaa kasoo jeedaa dad dhiigooda ku bixiyey in gaal dalkooda xoog ku joogin.
    Ninka gaalka in la shaqeeyo oo xitaa kooke u yahay markii soo baxo la gowrici jiray..
    Waana sababta maanta hal qof christen ah looga helayn dal 150 sano haysteen.
    Waayo marka adoo Somali ah kaniisad kasoo baxaya lagu arko adna mawda qaayibin….
    Dhulkaan ragbaa u dhintay, Farmaajo iyo walaa fatuud kale masiirka ummadaan waa lagula xisaabtamin….qabiil baad ka hadlaysaan.
    Walaahi Farmaajo haddii Majeerteen ahaan lahaa in ka yeeleen wax Somalia ku celinaya qas iyo dhib.
    Its time to rebuild our Somali nation.✌️🇸🇴

  30. LABO GUDOOMIYE GOBOL MOGADISHU LOOGA YEEDHAY KALSHAALE MAXAAD KAGA SOO CELCELIN???

  31. Somali Galbeed
    Daanyeeryahow sheego ciddaada ha ku rafan Somali Galbeed oo magacaooda huwan karin waayo 5ta Somali ayaa degen gobolkaas.
    Daanyeer aqli xun.
    Here in Kalshaale we don’t like troll🕷
    Fucking baranbaro.🤫

  32. Land of punt
    Maxaad soomaali galbeed ucaayayaa waa runtii waa laba gudoomiye gobol oo waliba dabadhilif ah

  33. Deni iyo axmed madoobe hadii wax laga sheego maaha in majeerteen iyo ogaadeen wax laga sheegay

  34. PUTLAYN

    MA HOOYADAA BAA LEH SOMALI GALBEED HADAANAAN ANAGU LAHAYN? WAXBA KAMA AHID SOMALI GALBEED, SHEEGO CIDAADA, FORGET JUBALAND QAXOOTAA KU TIMID WAANA LAGAA MASAAFURIN HADAADAN EDEB U JOOGIN, SAW MA OGID INAAN XOR AHAY OONAN XABSI GAROOWE AH KU JIRIN, BARANBARO WAAD KA LIIDATAAN, CANCER BAAD KU TIHIIN SOMALIA WAANA LAYDINKA QABAN SODII HOREBA U DHACDAY..

  35. NIFAAQ.COM(PUTLAYN) IYO AXMAD MADOOBE LABO BILILIQO BAA ISUGU HADHAY, YOU’LL SEE IT YOUR OWN EYES, IYADOO LAKALA DHAQAAJAY, MAALINTAA TOLOW MAXAA LA SHEEGAN? KABALAX OR SO-CALLED HARTI, MAY BE MUDULOOD!!! WHO KNOWS…

  36. CORRECRTION

    LABO BILOOD

  37. DIGNIIN KOOXDA AAN WAR HAYN EE REER

    JUBALAND/SOMALI GALBEED EE DURBAANKA MAJEERTEENIYA TUMA

    Dhulkiinii NFD yaa bixiyay ?

    Yaa idin qoray inaad Somalia qaxooti ku tihiin?

    Yay KISMAAYO ka sal dhigi wayday 20 sano oo idinka sheegtay?

    Yaa idinka gaday Tigrai oo yidhi soomaali maahan ee Afkay ku hadlaan??

    Yaa hada idin isticmaalaya oo soomaali idinka horkeenay??

    Yaa ONLF Ku laayay jeelasha GAROOWE??

  38. Soomaali galbeed
    Maanta waxba lamaadan harin sidaad wax ufahansantahay hadii ogaadeen oodhan wax ufahmi lahaayeen soomaaliya adinkaa hogaamin lahaa

  39. Land of Punt:

    Marka hore waa ku salaamay sxb.
    Marka xiga saaxiib ka digtoonow ninka wata magaca Somaligalbeed saad mooday ma aha, waxaa laga yaabaa inaad magacaas uu wato aad oogu maleysay inuu Ogaadeen yahay masa aha waa madaxweyne ku xigeenka Puntland reerkiisa oo halkan usoo gala wax ka sheega Puntland iyo Majeerteen, markaa sidaa oola soco yuun ku gaadin oo isku kaa qarin, isagoo ku gabanayo magaca Somaligalbeed, qaar badan ayaa is qarinaya waanad la socotaa.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented