|

DAAWO: Xaflad Siwayn loogu taageeray Go’aanadii Shirka Dhuusamareeb3 oo Caawa la qabtay (Sawirro)

Muqdisho ( Kalshaale ) Munaasabad ballaadhan oo lagu Taageerayay Go’aanadii  kasoo Baxay Shirkii Dhuusamareeb Saddax ayaa caawa lagu qabtay Fagaaraha Shiirkole ee Magaalada Dhuusamareeb.

Munaasabaddan waxaa soo agaasimay maamulka Caasimadda, iyadoona ayna kasoo qeybgaleen Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Goddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Maxamed Nuur Gacal, Xubno ka tirsan goleyaasha Xukuumadda iyo Barlamaanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Go’aanadii kasoo baxay Shirka Dhuusamareeb waxaa ka horyimid oo aan Qayb ka ahayn maamulada Puntland iyo Jubbaland, waxaana maalintii shalay Axmed Madoobe gaadhay magaalada Garoowe, iyadoo Halkaasi ay ka socdaan kulamo ay leeyihiin Labada dhinac.

Madaxda DFS , Maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle,   Gobolka Banaadir iyo Siyaasiyiinta Mucaaridka Soomaaliya ayaa taageeray go’aanadii shirka Dhuusamareeb3, Taasi oo banaanka dhigtay Jubbaland iyo Puntland.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=31903

Posted by on Aug 25 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, VIDEO, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

21 Comments for “DAAWO: Xaflad Siwayn loogu taageeray Go’aanadii Shirka Dhuusamareeb3 oo Caawa la qabtay (Sawirro)”

  1. ASC.
    MARKA horaba waxaan leeyahay, M/weyne M/med Cabdullahi M/med, DHAC, haddaad Mahdi M/med Cabdulahi Bedesho, ood ku bedesho TUUG reer Koofura. ≈©≈WAR hidda raac noqo, Aabaha Wuxuu daaficijiray Harunta SYL, Markay ugu darnayd Xurriyo Donkiye. WBT

  2. ASC.
    TOLOW, Garqaad awoowgi MA WUXUU jiray kuwii DABAANTA mariidka leh, SYL la raadsanay MISE hirki difaacay, Berdu dhallinyarada difaacaysay Xarunta Waxaa ugu badnaa Abgaale?. WBT

  3. SALAAMU CALEEKUM

    ADEEROOOW, lacagtiina ha iska khasaarinina.

    Shirkii DHUUSAMAREEB-3 waa shibirayahooy heesa, hees wanaagsan heesa..

    WAAAAAAAAAAYYYYYOOOO???

    BOQOR SACIID DENNI IYO SAYIDII SHEEKH AXMED MADOOBE baa ganafka ku dhuftay…

    WAQTIGA ayaa markhaanti inoo noqon doonaa…

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  4. Barwani war maxaad u caytamaysay hoos mida kale hadi lagu dhaho somali ma tihidna waxaad odhanaysaa discrimination baa laygu sameeyay mida kale yaa ku yidhi daarood u kala hiili iyo madaxweynahoda Farmaajo

  5. SALAAMU CALEEKUM

    BISHAARO, BISHAARO, BISHAARO, BISHAARO..

    WAR CUSUB, WAR CUSUB, WAR CUSUB….

    Waxaa la saadaalinayaa in ETHIOPIA ay burburayso..

    Waxaa la rajaynayaa in qoomiyad kasta oo ETHIOPIA in ay aadayso meesha ay dani ugu jirto…

    Waxaa go’ayaa dhamaan OROMADA, TIGRAAGA, XABASHIDA, CAFARTA, iyo qoomiyado badan.

    Taase waxeey timid, markii ETHIOPIA ay is-qaadi weyday, iyo waxa ugu qodhan DASTUURKA..

    QOOMIYADA ugu horeeysa oo ku dhawaaqi doontaa waa TIGRAYGA. Waxaa ku xigi doona OROMADA.. Waxaa ku xigi doonaa SOOMAALIDA.

    Markii, ay PUNTLAND iyo JUBBALAND ka quusatay MOORIYAANTA HAWIYE, waxeey gu’aaminayaan in ay ka goostaan QADHMUUNKA SOOMAALI WEYN, oo gooni isu taagi doonaan.

    Sidaas, waxaa soo baxay wax la yiraahdo: DAWLADA KABLALAX DAAROOD, oo ka kooban:

    + PUNTLAND
    + JUBBALAND
    + SSD – DAWLAD DEGAANKA ETHIOPIA

    Waxaa laga yaabaa in ay ku soo beeraan: NFD.

    QADHMUUNKA SOOMAALIDA waa in laga guudhaa, oo loo guura hiigsiga horumarka, demograadiyada iyo xoriyada.

    HAAWEYDA HAWIYE, waa in lagala guudha caqliga suuban ee KABLALAX DAAROOD.

    Waliba waxaan ogahay in Dawlado badan ay taageerayaan hamiga PUNTLAND iyo JUBBALAND

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  6. SALAAMU CALEEKUM

    HABARYADH…WARDA

    Ani waxaan daafaca KABLALAX DAAROOD…Waayo, xag beey igu leeyiheen… Xaqaas waa in aan soo celiyaa.

    Kol hadii aanan maantay xabad ku daafici karin, carab iyo gacan baan ku taageerayaa…

    Xaasha, ma caaytamin, ee intaas ha la ii ogolaado, oo ha la igu dulqaato..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  7. SALAAMU CALEEKUM

    HABARYADH….WARDA

    Waligeey taageeri maayo XAAR FARMAAJO… FARMAAJO waa nin daciif ah..

    Ninka gurigiisa ee IDIL FARMAAJO iyo XAAJIYO ZAYNAB hesashiin waayey oo nabad dhex dhigi waaye, walaash ka weyn iyo owridiisa, sidee SOOMAALIWEYN u hogaamin karaa…

    XAAR FARMAAJO is failure. He is faild President. He no choice, but submit his resignation. Otherwise, impeachment will come soon or later.

    Believe me..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  8. Barwani war indict kagi wuu batay Farmaajona waa nin acquit ah weligina cidi eed kama sheegan marka horta sidi qof caadiya iska dhig waanka naxay waxad ku hadlayso malaha sidan kuma fayoobid hadad dad difaacaysona maaha in cid kale u geftid

  9. Warda Ninka la yiraahdo farmaajo
    Asagaa dagaalki ku bilaabay puntland iyo jubbaland.
    Puntland waxuu ka hor istaag ay mashaariic horumarineed,waxuu puntland ku soo fasaxay cayayaan
    Sida Goodax oo xitaa ardeydii puntland u diiday shahaadooyinki.
    Jubbaland farmaajo Waa diiday inuu aqoonsado waliba waxuu saartay cunaqabateynta eeda yaa leh adigoo si cadaalad u hadlay?

  10. Maamulkan wuu ku fashilmay gogoshii ay dhigeen

    Sababtoo ah waa maamul cusub oo u nugul in afka

    Loo buuxiyo awalna wuxuu ahaa xulasho Qofeed ee

    Kuma imaan rabitanka shacabka …. soo kora o wax

    Ka barta kala ilaalinta arimaha masiiriga ah iyo

    Badar iyo beeso

  11. SALAAAMU CALEEKUM

    Waxaan hubaa in ay dhismi doonto DAWLAD LA YIRAAHDO “DAWLADA KABLALAX DAAROOD”.

    DAWLADDA KABLALAX DAAROOD, waxeey ka koobnaandoontaa:

    + DHULKA PUNTLAND
    + DHULKA DEGAANKA ETHIOPIA – ABSAME AMA KUUMAADE ..
    + DHULKA JUBBALAND.

    Markii DAWLADAAS la dhiso, waxeey la guurayaan 75% of the land of SOMALIA. HAWIYE IYO DIR IYO RAXANWEYN waxaa u hadhaya dhulka SOOMAALIYA in ka yadh 25%.

    Haddi sidaas dhacdo, waxaan hubbaa, in RAXANWEYN aysan ka hadheen KABLALAX DAAROOD.

    Waayo, KABLALAX DAAROOD, waa ka dhaqan wanaagsan yiheen HAAWYDA HAWIYE.

    KABLALAX DAAROOD, wax ma dhacaan, waxna ma kufsadaan, waxna ma dilaan sida HAAWEYDA HAWIYE…

    Marka, RAXANWEYN waa in ay dabaqabsadaan dabka baxayaa, ee iftiimayaa, oo aysan ku hadhan dulmiga, kufsiga, iyo dilka joogtada ee lagu hayo ummada SOOMAALIYEED.

    Waxaan hubaa, hadii ay dhisanto, in dhammaan dhulka DAAROOD uu raacayo DAWLADDA KABLALAX DAAROOD… Waxaa keliya oo ka hadhi kara waa CEERGAABO iyo CAABUD WAAQ.

    Waxaan hubaa in ay xabad la’aan iyo ogolaansho ay kuu raacidoonaan DAWLADA KABLALAX DAAROOD.

    Haddi ay dhisanto DAWLADDA KABLALAX DAAROD, maxaa laga yaabaa in ay gaaraan:

    1. Marka ugu horeeysaa, in ku soo dabaalan nabad iyo dibo-hisheen shacabka KABLALAX DAAROOD iyo wixii la degga.
    2. In Doorasho xalaal ah, oo one man one vote… halkaas ka hirgasho dimuqraadiyad iyo xoriyad lagu soo hirto.
    3. In ay ka faaidaystaan oo nina aysan uga dabbo fadhiisan khayraadkooda, sida:
    a. PATROOLKA IYO GAASKA
    b. KALUUNKA badda Jiifa
    c. Beeraha iyo webbi yaasha is-dhaafayaa ee badda biyaha ku shubaya.

    Yaa weeyee Dawladaha dabada ka riixayaa:

    1. DAWLADDA SACUUDIGA IYO IMAARAADKA
    2. DAWLADDA SHIINAHA oo maalgelin badan ku sameeysay KILINKA SOOMAALIDA EE ETHIOPIA.

    Waxaan idiin sheegayaa, ma aha wax daruuri ah in la ictiraafo, hase yeeshee, waa in fuliyaan rabitaanka shacabka KABLALAX DAAROOD.

    WAA LOO FADHIYA, WAANA LA ARKI DOONAAA.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  12. Warda

    Waxaan ku moodijirey Inaan aad u kala taqaano MAS iyo Mulac, mise sidii Daaroodkii ayaad Is moogeynayaa

    Qofkii Daarood ah oo @ Wiil Qardho ugu yeero nin ah @ CULUMADII REER BARAWAANI HIRAAB,

    Waa ama DOQON iyo Beenlow.

    Huuno Horta waligaa miyaad aragtey qof BARAAWI ah,

    Tankale maxaad u laheyd Majeerten ayaan aqaan, ileen qofkaad taqaan waa inaad RAADKIISANA TAQAANO.

  13. Jabhad

    Waa runtaa oo Galmudug waxey fureen Sharciga Caalamka looga dhaqmo
    – MAJORITY DECISION MAKERS.

    Adiguna waxaad wali joogtaa
    90% maslaxeyn 10%.

    War naga daaya, war soo fadhiista.

    War naga sii SHOWRKII KABLALAX ee
    Looga shiraayey SHIRKII GALMUDUG IYO SHILIMAADKII XAMAR.

    – Ama CADKA ama CARRO.

  14. SALAAMU CALEEKUM

    DABSHID:

    Duliyahoow, huurada kaa uraysaa BOQRADA WARDA ka jeedi.

    DABSHID, la ma hadli kartid, BOQORADA. BOQORADA BOQOR lee geya.

    Waxaad wado waxaa weeyee, caaway BOQORAD DAAROOD aan la soo kaftamay.

    DABAMADOOBE, laga yeeli meeyo in aad BOQORADA mashquuliso…

    NAGA AAMUS, DULIYAHOOOW… CAJUUSKA EE MEESHA KU NAABNAAMAY..

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  15. Barawani from coward land

    Suldaan dabshid nin aad isku dhererin kartid maahee cayduusu mawaxay kuu geysay
    Warda to feel pity for your misfortune

    Waa calaamadaha nacaska markuu gabadh arko raga casts..

    Barawani. Aabahaa maxaad cayda ugu soo jiidaa ileen barawaani ma tihide ..

    You get my drift

  16. Cast =raga caaya

  17. SALAAMU CALEEKUM

    KAAHIN….

    Ma jecli in aan la kaftamo nin IIDOOR WAGASHLE ah…

    Waayo, dhalinyaro badan baa isku gubbanay oo hilfaha isu qaadnay. Waxaa ka mid ah dhalinyaradaas:

    1. MR. LAALAYS
    2. MR. SOOMAALILANDER
    3. MR. ROOBLE
    4. MR. AAR HARGEYSA

    Dhalinyaradaas, waa is-cafinay. Waxaana go’aan saday in aan kala war-wareegno.

    Waxaanse la yaabsanahay, sabab aad igu caaydo, oo aad iigu soo raacdo dayuuskaan, cajuuskaan, meesha ku gaboobay ee aan muslim, rag iyo dumar midna ka amaan heleen.

    MR. KAAHIN, please cool down. Is-deji.. xaqna uma lihid in aad ii soo raacdo HAAWEYDA HAWIYE.

    Waxaan ka hadlayaa oo keliya, hadii aad tahay DURIYADA REER SHEEKH IS-XAAQ.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  18. Dabshid kkkkk ninkan waxaynu nidhaahno garan mayno kolay wuxu yahayba waa shaqsi af adag kuwi yidhaahdo waan u hiilinayaa ayuna kasi dhex bilaaba iyaga 😢😂😂

  19. Mr Qoorqoor,Filimki igu sawirta ahaa ee N&N kusoo hoogtay yaad mooda inuu xiisaynayo xiligan

  20. Wiil waamo waxa khaladka leh wixi dowalnimada u hogaansami waayey dowlada shisheeyena so ka xaystay

  21. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply to khalil

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented