|

Lafta Gareen, Cumar Filish iyo Waare oo Dhuusamareeb kusii jeeda (Warbixin)

Muqdisho ( Kalshaale ) Gudoomiyaha Gobolka Banaadir  Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo HirShabelle ayaa goor dhow ka amba-baxaya magaalada Muqdisho, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.

Wararka ayaa sheegaya in mas’uuliyiintan oo qeyb ka ah shirka Dhuusamareeb 3 ay ka sii hormarayaan Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed  (Farmaajo).

Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo HirShabelle, Cabdicasiis Lafta Gareen iyo Waare ayaa waxaa socdaalkooda ku wehlinayo wasiiro ka tirsan labadaasi maamul, halka uu Duqa Muqdisho ay ku wehlinayaan xubno ka tirsan gobolka Banaadir.

Mas’uuliyiintan oo saacadaha soo socda ka tegaya Muqdisho ayaa waxa ay raacayaan diyaarad gaar ah oo loo qorsheeyey inay qaado mas’uuliyiinta diyaarinta madaxtooyada u qaabilsan in ay ka sii hormaraan Madaxweynaha marka uu safrayo.

Shirka Dhuusamareeb oo la filayey inuu maanta furmo ayaa dib u dhacay sababo farsamo darteed, balse Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay inuu bilaabmi doono, marka ay soo wada-xaadiraan wufuuda ka qeyb-galeysa shirkaasi oo ah mid xasaasi ah oo diirada lagu saarayo doorashada 2020 ilaa 2020.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=31420

Posted by on Aug 15 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

31 Comments for “Lafta Gareen, Cumar Filish iyo Waare oo Dhuusamareeb kusii jeeda (Warbixin)”

  1. Somalida waa dad *Hard way* yacni dhib soo maray ku cilmi qaadan.
    Europé ayaa in isku xoog sheegato damacday, markay ku jabeen dagaalo badan, from Napoleon Poneparte to Hitler in fahmeed colaad iyo kala adkaansho ma dhici karto; waa tusaale.
    Somalia lama joogo waa dadka miskiin xoolo dhaqato ahaayeen oo kuwa wax bartay siri jireen….walaahi in tuulo loo dowladayn karin maanta ayaga aan raali ahayn..taas fahma.
    Somali people is free oo cidna baad kuma xukunto..I like that.
    Call whatever you want. Clan system government or clan based administration..I don´t care..I need just free people where majority like their leaders.

  2. 3 nin ee Irir Samale waa kuwaas shirka tagey Farmaajo ee Tolkaa talo ka keen,

    Tolka Canshuur kama keentid oo waa Faqri
    Dhulkooda ma maamushid oo waa tuulooyin
    Ciidan kama keentid oo waa dad yar

    HADDANA TAAGEERO IYO TALO YEEL KAMA KEENTID, oo Tol laawe maahid.

    Yes yes, SHAXAAD IYO FAAN ayey kugu taageeraan.

  3. Somalida hadda ku waashay Farmaajow naga bax iyo kuwo leh hanoo joogo..Yaab
    Horta iswaydiiya sidee Farmaajo madax noogu noqday???
    Ma xoog ayuu nagu qabsaday, mise xoog ku joogi karaa??
    Suaashaas qofka aqli leh waa ogyahay doqona u sheegi maayo..
    Somali poeple; we will never go back dictarship or millitary coup de ta.
    Reer walba tuuladooda ayaa huran in quruxsadaan cidda u timaada inta lacag ka qaataan soo dhaweeya..hala isasoo salaamo aka Tourists.

  4. Dabshid
    Miskiin baa tahay walaahi, iska baashaal.
    What the fuck is Irir, ma ii sharixi kartaa?
    Allaha u naxariisto Maxamed Ibrahim Cigaal ayaa alifay Irir-Samaale asagoo rabin in Darood, Isaaq iyo Hawiye labada laangaab ah in Daroodku midba gooni u meel ugu ceejin..kkkk
    Laakiin Isaaq iyo Hawiye dhaqan ama is afgarasho kama dhaxayso..run
    Aniga oo Harti ah ayaan marka Isaaq, Dhulbahante ama Warsangeli sheekaysanaya ay fariisto dareema in aniga i fahmayn.

    Aniga degmooyinka reerkayga dego aka Mighty Puntland haddii Somali kale soo degto waan ku farxin oo soo dhaweyn haddaan joogi lahaa.

  5. Dabshid
    I tell you, you done with me, kula doodimaayo mar dambe lama yaqaan Irir, newly found of Maxamed Ibrahim Cigaal iyo Hiraab= Darood..naf ka raadiya.
    Ma LOP baa Darood u doodi kara, xitaa Majeerteen u doodi karin waayo isku fikir maaha..Cumar Maxamud ayaa igu badan in u doodo.
    SXbay Cadaado oo diga ka dhiga Sacad iyo Cayr ma aragtay waayo isku fikir maaha.
    Aniga Puntland lee aqaan qabiilka dega ma aqaan..run

  6. Land of Punt

    Waan ogahey inaan argagacdaan markaad maqashaan Irir NATO

    lkn ayagaanba isu baahneyn Irir oo 3 caasimadood kala saneystey, Mana filaayo iney u heshiin Qabiil yar oo Caasimad iyo Ciidan camurikarin, lkn dhex WAREEGO caasimadaha Irir

    Soo maadan dhageysan Governor Deni oo leh Jabuuti waa Caasimadeenii 2aad,

    Governor Galeyr wuxuu leeyahey Hargeysa waa Caasimadeenii labaad

    Faroole wuxuu leeyahey Xamar waa caasinadeenii 1aad.

    Eebow 30 sano ayaad CAASIMAAD 4AAD sameynweydeen why, No tiro, No Hanti, no Tayo sida ABOORKA.

    ABOOR WAA NIN TAR
    haddana CANDHUUFTIISA ayuu Dabaqyo ku dhisaa
    Haddana Habeenkii ayuu dhisaa dabaqyada.

    – Iska dhex wareega Caasimadaha Irir, markey idin KUURAANA, Nairobi ISKU SII GAABIYA.

  7. Kkkk

    Hiraab ayaa Daarood la siman AAA

    oo miyey wada dhasheen sideed ugu ABTIRISE

    TAN kale SOO MA OGID INEY DOOMBIRO DIR DHASHEY ILMA DAAROOD,

    Waagas ma jirin, hiraab, isaaq, Ciise Jabuuti (Hantiilayaasha Caasimadaha).

    KKK

    OO WALI

  8. Dabshid
    kkkkkk
    Ninyahow qolkaan ku jirto oo ku urtay banaanka ugasoo bax oo dadka la sheekayso ama dalkii aad..
    Reer aakhiraad inaan la sheekaysanyo moodaa.
    Yaab.
    Daarood ma hal nin ayad mooday..kkkkkkkk
    Walaanan Harti Koombe isku keeni karin intaa Geri Koombe ama Absame gaarin.
    Hawiye iyo Isaaq labadaba waan laangaab marka la fiiriyo great Somalia.
    Shanta Somalia oo hadda Puntland iyo Jubbalnd 6&7 ku noqday..kkkkkk waa Darood..
    Jigjiga, Gariisa, Garoowe, Kimaayo..great cities.
    Xamar iyo Hargeysa iyo Djibouti..great Somali cities.
    Canfar iyo Ciise ayaa yaaay.
    Bosaso deeqa, Qandala, Eyl Baargaal u socdaa winterka haddaan nafta waayin oo la igu sugayo..Addis, Nairobi, Jigjiga iyo Hargeysa ku daalay…
    Xamar taas liiska iiguma jirto waayo Curaba area iyo Xamar weyn via Ejito, Parlemankii hore, via Italia kulli dhurwaa seexda habeenkii maqlay.. Innaan qaracmo ka baqin..
    Gurigaan ku dhashay Weliyoow-cadde ku yaalay..nowhere to see..
    Mooryaan qaawan ayaa ku habsatay.. Xamar, taas waa ka samray…run

  9. Land of Punt

    Aabahaa wuxuu dhintey asagoo leh XAMAREEY
    adiguna waxaad dhiman adigoo leh Xamareey

    Waala idiin qaaraami Camiraad Caasimad,
    ee ku dadaala inuusan dhiman wiilkaadu asagoo leh XAMAREEY

    – NAIROBI AYAAN ISKU SII GAABIN INTA XAMAR naloo ogolaan,

    – Ninkii AWRTABLE wuxuu dhahey

    Waxa socdo waa anaga
    Waxa faani waa anaga

    Wax soo saarkeenuna Waa Geedka MEYGAAGA iyo Qabyaalad.

    – Muuse Suudi oo Hargeysa joog, miyaa Isaaq ugu faan GOLOLEEY

    Maya waa nin gartiisa qaato oo wuxuu naftiisa u sheegi lahaa

    Muusow Gololeey haddey ka fiicantahey Hargeysa waad joogilaheyd ee Ragaan SHARAF IYO MAHAD-NAQ ULA JOOG.

    * Gobtu waa mahdisaa,
    * Guntu waa murantaa.

  10. Aniga Tuulooyinkaas sida Jasiiradda Xaafuun oo “blue lagoon” ah in aado jeclahay.
    Gothenbourg, Stockholm, Kopenhagen ayaa degenaa muddoo dheer..Dalxiis London, Born, Kuwala Lambur, Dubai, USA many cities, Nairob, Addis Abeba, Jigjiga, Hargeysa, Garoowe aaday..
    Now I have to see progress made by red sea and Indian Ocean village people in Puntland..
    Garacad ka bilaabin to Laasqoray 1890 km 2 seas. My big plan.
    Kuye; dal ma haysataan…kkkkkk Daanyeer

  11. Dabshid
    Aabahay waa noolyahay.. qumayahow, inkasta oo da yahay..Isolation ku jiraa his home because of Covid19, inkasta jelaaa in cunto isla cuno…this his best..
    You are real idiot aan qabiil lahayn. Aaabahy 6 dal leeyahay, iga rumayso oo kuli wellcome ka yahay..passaport miiska u yaal, kkkkkk Guess who is those countries.
    Adiga

  12. Dabshid
    Adiga xitaa qabiil ku faanto ma lihid, You are castless like Hariyana of India.
    Somali aan qabiil ku faano lahayn, has no communty Connection..waa almost untoutchable..
    Marka waa Irir iyo Hiraab iyo Darood cid sheegata jirin ku rafto…kkkkkkk
    Maanta Galkacyo haddaan tago oo majeerteen sheegto dadka shaaha biibito kacabaya qosol kursiga ka daadan..sida nin waalan iila dhaqmin.
    Kuwo Sacad u ogahay ayaan saalamay, kaalay horta qabiilkee tihiin….Reer Hilowle iigu jawaabeen…kkkk xitaa Sacad ma oran.
    Hiraab iyo Irir Kuye..kkkkkkk
    Majeerteen ayaa cidwalba oo tol lahayn iska xambaartee soo gal..Jamac maxamuud Saleebaan sheego..kkkkkkk

  13. Land of Punt

    Majeerten waa Jufo yar oo Wacbuudhan ka sii yar, waaba markaan badiyo

    Marka adey kuu kala xisaabsanyahiin LAFO SAGAARO, ee aniga Daaroodka iyo Jareerweyne waa isugu key mid

    Waa labo qabiil oo Xamar wada joogo, oo isku marna ka Qaxey Xamar, isku marna Diyaarad u soo wada raacey.

  14. LoP,

    Somalia ayaan ku dalxiisnayaa ku soo bood gaadhi ku socda 50kms per hour,Subax 1aad ka soo bilow Djibouti, caasimada Irirsamale, ilaa Borama waa 300 kms, habeenkaa u hooyo Borama, caasimad Irirsamle, subaxii labaad Hargeysa, caasida kaloo Irirsamle, kasoo quraaco, habeenka labaad u hoyo Ainabo, Subaxii labaad soo soco , ka guraaco Oog, markaad Gumeys soo gaadho ayaad soo gelysaa Dhul Darood, Gumays iyo Laascaanood waa 80kms ka qadee Laascaanood oo soo soco, Laascaanood iyo Garowe, waa 132 Kms 2.5 hrs ku soo gudub, Garowe iyo Galkacyona waa 230Kms 4.5 hrs makhribkiiba waxaad joogta Gaalkacyo, Caynabaad ka soo quraacaty ee la soco. Subaxii saddexaad ka soo bilow Galkacyo ilaa Muqdisho oo 720kms, hadaad rabto Jowhar seexo, subax afraadna Xamar ka quraaco,Xamar iyo Kismayo waa 485km, welina Irirsamalaad dhexmaraysaa, waana maalintii afraad ee dalxiiska, habeenkii Kismayo ku hoyo. Kismayo iyo Libooye waa 260kms lagu maro 4hrs. Dalxiis Wanaagsan

  15. Dabshid
    kkkkk
    Waxaa qortay: “Waagii Darood jiray ma jirin, hiraab, isaaq, Ciise Jabuuti (Hantiilayaasha Caasimadaha)”
    KKK, Caawa dabin baad dalaq isasiisay..kkkkkk
    Sow taad oran jirteen Daarood geed fuushan kasoo dajinay oo dhulka noogu yimid.. Maantana waxaa tiri: Daarood waa ka facweyn yahay Somalida Irir iyo Hiraab..
    kkkkkkk
    Dabshid waa nin raba i Irir/Hiraab ka yareeyo Harti..kkkkkkk
    Miskiin -kkkkk

  16. LAND of PUNT
    sxbow su aal baad iga boobtay aan doonayey inaan dabshid weydiiyo ee jooji su aalaha qaar adigu iskama lihide waayo anigu hadii aan weydiiyo dabshid si waafiya ayuu iiga jawaabaya oo nadifa lakin hada adiga kama uusan jawaabin wana qasaarisay su aashi oo hada mar kale ma weydin karo

  17. Baaruud
    Sxb 3 midbaa tahay:
    *Nin qabiilkiisa ka been sheegaya sida Ina adeerkay Kalsame marar badan nooga digay.
    *Nin munaafaq Iidoor ah oo reer koofur ku siraya been is isku diro.
    *Nin Isaaq ah oo runtii aaminsan in Hawiye walaalo yihiin ka xigaan Harti iyo Ogaden daris yihiin oo Hawiye tolkood u arka..
    Bulshada barxadd soo gasha oo aqoon yahano badan ku jiraa sida Cadaado, Bahal, Xeraale, Xaange, Laalays—-etv ma tirin karo.
    My self I beleive: You are a liar, Munaafaq ah. I have never seen nin Isaaq ah oo aaminsan Hawiye dhiig ka dhaxeeyo..they hate Hawiye more than they hate Daarood..run

  18. Wiil Xeraale
    Hadda ka dib Dabshid waan inka dhexbaxay, marar badan iri Dabshid u jawaabi maayo..Hadana ilaah amarkiis anoo u jawaabay is arkin, waayo nacnac xun oo jawaab u hayo soo qoraa..
    Be my guest, Dabshid is yours, from now on.!!

  19. LoP,
    Minaafaqnimo iga dheer, qabiilkaygana kama been sheego mabajirto sabab aan uga been sheegaa, markaadse Irir dafirto ood Daarood difaacdo, ayaa dhiigu igu kacaa. Dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay duruus badanbay inoo dhigeen.

  20. baaruud
    kkkkkkkkkkk
    maxa tidhi isaaq baan ahay
    kkkkkkkkkkk axmed somali waa xawadle LAND OF PUNT axmed somali waa xawadle baaruud na waa isaaq wiiki aad abtiga u laheyd na waa cida
    kkkkkkkkkkk

  21. baaruud
    adeer meeshan la isuguma dhuuman karo somali waa is baratay lakin dadka nina qoraal ka iyo lahjada buu ka eega nina hadafka iyo ujeedka iyo waxa qofku aamin sanahay buu ka eega marka nin walbow xiniin yahada fuul oo wixii aad aamin santahay halkan ku qor iyo cida aad taager san tahay geed walba oo aad isku aadiso waxa kugu jira marki aad qorto baa lasoo baxday ID kagi

  22. LAND of PUNT
    jooji gardarada suuragal maahan inaad baaruud u diido inuu yahay isaaq adigo odhanaya axmed somali waa xawadle kkkkkkkkkkk anaga yaab aragnay maxa oday 80 jir oo munafaqa meeshan soo gala kkkkkkkkkkk
    baaruud laga bilaabo saacan isaaq baa tahay cidii kugu qabsata aniga u jawaabaya oo ha u juuqin adigu

  23. Baaruud
    Sxb Hadalkayga qalad haka fahmin in dhulka Somalida degto in baabuur ama doon kulli kuwada maro waa riyo jeclahay oo weliba lacagtii u aruursado 12 kun$ dhaaftay..just for that journey..with in 5 years it will be insha allah 50k$..
    Haddaan nafta waayin waa marin safarkaas..
    Magaalo Irir iyo Daarood ayaa ka wadaa seddexda mid aa tahay…..
    Aniga beesha meesha marayo beesha degta Niic ula imaan maayo iyo Hukus pukus..Hiraab, Darood ama Dir ama Irir.
    You know what I mean.
    To be clear of comments.

  24. Bal yaabkan eega, sowtan la kala wada shakiyey. Anigu qabiilkeyga kama been sheegin marna, Wiil Xeraale maxaad qoonsatay, maxaa maanta looga bilaabayaa inaan Isaaq ahay weligayba waan ahaaye. Addeerkay Avv. Salol, oo af Somaligu ku adkaa ayaa marka ay qof Somali ah murmaan ku odhan jiray “Anaa Daahir Anaa Ciyaala Fooq”.

  25. Wiil Xeraale
    Aniga runtii dadka meesha soo gala waxa sheetaan iska aaminaa, waayo ma arko sabab isku qariyaan, ma cidbaa computerka uga soo dhex bixin..
    dee munaafaq waa munaafaq oo daawo malaha.
    I don`t beleive in Ahmed Somali in war aaminsanays meesha kusoo qoro..
    Aniga meelkale ka fiiriyaa sida u hadlo, Somalinimo iyo Daroodka iyo Isaaqa haloo sadburiyo si koofur u aaminaan u arkay hadalkiisa.
    Aniga ayaa iraada Iidoorka dudsan oo gadoodsan waxwalba hala siiyo macal caasumadda, madaxweynaha iyo wixii kale loogu dari karo..run
    Ma Isaaq baan ahay isqarinaya..no, I am not.

  26. Wiil Xeraale
    Aniga runtii dadka meesha soo gala waxa sheetaan iska aaminaa, waayo ma arko sabab isku qariyaan, ma cidbaa computerka uga soo dhex bixin..
    dee munaafaq waa munaafaq oo daawo malaha.
    I don`t beleive in Ahmed Somali in war aaminsanays meesha kusoo qoro..
    Aniga meelkale ka fiiriyaa sida u hadlo, Somalinimo iyo Daroodka iyo Isaaqa haloo sadburiyo si koofur u aaminaan u arkay hadalkiisa.
    Aniga ayaa iraada Iidoorka dudsan oo gadoodsan waxwalba hala siiyo macal caasumadda, madaxweynaha iyo wixii kale loogu dari karo..run
    Ma Isaaq baan ahay isqarinaya..no, I am not.

  27. LAND of PUNT
    waa runta waad tidha isaaq halo badiyo waana ku saxan tahay nin walba oo doonaya in somaliya hagaagto baana yidha isaaq halo badiyo si loo helo caafimad kooda iyo wada jirki somali dhameysa lakin mida axmed somali sidaa maahan wana iska cadyahay qoraal kiisan ciilan oo cadiifadu ka buuxdo LOP nin wax badan garan kara oo weliba cabir fog baa tahay marka adigu ha is burin hadii aad qof walba wuxu sheekto aaminto aamin in baaruud yahay isaaq oo yaan laga maqal diidmo danbe oo ula hadal sida nin isaaqa

  28. Wiil Xeraale,

    Weligaa lahjad cidna ha ku cabbiran, anigu adigaabaan maalmihii hore ku moodayey inaad Isaaq tahay lahjadaada awogeed. Dadka qaarbaa lahjad walba yaqaan. Xuseen Kulmiye oo kacaankii madaxweyne ku xigeen ahaa, tuulo kasta oo Somaliya ku taal markuu tago lahjada tuuladaasuu ku hadli jiray, xataa af mayga waa yaqaanay. Weligaa dhinaca mabaadiida uun ka eeg.Anigu Somali Nationalist baan ahay, laakiin markay yeedho “Yaa Daarood Ismaciil ahay Durugtay Ceebtiiye” qof waliba waa garnayaa cidda la isu bahaysanayo, sidaas uun baana looga falcelinayaa

  29. ilaa inta somali qaadaneysa feker ka ah nin walba tuuladisa ha dhisto wixii uu awoodo daash iyo dabaq oo isagu ha is maamulo oo wixii anfac iyo canshur uu heli karo qeyb na haku dhisto deegan kiisa qeyb na hakula shirkobo oo haku darsado account ka federal ka oo isla xisabtan dhaba uu imaanayo sidaas baa la isu qab qabsan marka adeer yaal qaata federal system kan cidii doonta ha keento hadba sidi loo jabo baa loo dhutiya oo nin walba tuuladisa ha dhisto dabaq ama daash kii aad awoodo canshurtana la kaalay qeyb taada ciidanka la kalaay qeyb tada talada qaado qeyb taada wixii dhiba ee kugu dhaca halagula qeybsado qeyb taada wixii culeys ah lakac qeyb taada wixii somalinimo lagu so helo qaado qeyb taada wixii difac dalka soo buuxi booskaga hadii taa la waayo wax badan waa la is qab qabsan
    @Dabshid

  30. Wiil xeraale
    Aniga Baaruud waa isqarinayaa ma oran..
    Waxaan iri: Irir ahaan daacad kaama aha iyo in Isaaq tahay..

Leave a Reply to Land of Punt

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented