Colaada Beelaha oo Mashruuc Cusub Ka noqotay Gobolada SSC iyo Wafdi ku baxay Gobolka Sool oo Shil galay
Laascaanood ( Kalshaale ) Wafti Isimo iyo Cuqaal ah oo kasoo baxay galabta magaalada Buuhoodle oo ay Hogaamiyeen Saddex kamid ah Madaxda dhaqanku, ayaa mid kamid ah Gaadiidkii ay la socdeen wuxuu Shil gaadhi ku galay Jidka u dhexeeya Laascaanood iyo Buuhoodle.
Waxaa gaadhigii uu la socday uu dhacay Garaad Cabdisalan Hassan maxamed, Shilkaasi Ilaahay waa u sahlay. Darawalkii Gaadhiga oo ahaa Jamaal Garaad Cabdisalan isagu waxba ma qabo. Balse Garaad Cabdisalan Gacan ayaa jaban sida la xaqiijiyey.
Waxaa sidoo kale uu Shilkaasi dhaawacyo Fudud kasoo gaadheen Caaqil sanyare , iyo Caaqil Cabdilaahi.
Waftigan ayaa kusoo wajahna colaad kale oo maanta kasoo cusboonaatay deegaano hoostaga degmada Xudun ee Gobolka Sool, Waxaana la yaab leh in Deegaanada SSC ,Marka Colaad lasoo demiyo in meel kale dabkeeda laga shidayo, waxayna isimadu maalmihii lasoo dhaafay ku mashquulsanayeen daminta Colaadii ka dhacday deegaano Hoos yimaada magaalada Buuhoodle.
Wafdigii kale iyo Cuqaashii kale ee Safarka ku weheliyey Waxba ma gaadhin, waxaana Shilkaasi galay gaadhiga uu Watay Garaad C.salaan Xasan maxamed oo keliya.
Dagaal beeleedka ayaa hada u muuqda, Wax Mashruuc ka noqon doona Gobolada SSC, hadii aan wax laga qaban.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=31370
Dhulbahante waa dadka fahmi waayey waxa isku haystaan oo isku dilayaan…yaab
Haddii Isaaq isdilayn oo Hawiye isdilayn oo Hartiga Majeerteen oo ugu badan idilayn maxay beel yar isku dilayaan oo isku dabarjarayaan…?
Anigu yaabay ee idinkuna ma yaabteen!!☹️
Daanyeer geel was ah, war meesha ka kaca, Dhulbahante maanta waxay joogaan: Yaa maali jirey hashooda. Walaahi kaftan waa ka tagtay.
Daarood dhan usoo gurmay ilaa NFD, xitaa Boqor Burhaan 300 kun dolar ( Dhabayaco aruurisay) dhiibay hal maalin magtii la isku haystay..weli dagaalkii waa socdaa!!!
Ma wiilasha dhiigooda ayaa la gadanayaa?
Adigu Jifooyin (sub-clan) Baraago isku dilay baad ka hadlaysaaye , qarankii dhamaa ee dalkeena Somaliya baa Majeerteen ka degi la yahay , iyagoo waliba ka mid ahaa kuwii Burburiyey ee Ethiopia la saftay . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Islaan walba oo Tuulo Somaliya joogta nafsi baad ka Gasheen Majeerteenoow waayo qarankeedii baad Burburiseen oo ilaa maanta luhaha haysaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Give 4 years to Galmudug iyo Koonfur Galbeed , waxaad arki doonta iyagoo ka hormaray puntland . Shalay waxaan daawanayey Dhuusamareeb ilaa 5 wasaaradood baa dhisme ku socda . Baydhabo wasiir Jamal wuxuu dhahay haayadii oo dhan baa u guuray . Raxanweyntii is qarxinjirtay baa xataa fahmay siyaasada iyo in qarankooda ku daba faylaan si dhaqaale iyo hormar u heleen kkkkkkkkkkkk
Anigu Baydhabo ama dhuusamareeb baan u wareegaya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Hargiesa Jaad iyo Qabyaalad baa Taala oo awalba kuwaas waan Necba oo waa Somaliya-diid qarankeyga Cadow ku ah .
Garoowe somali weyn baan ku sugayey lkn waxba ma dhexyaalaan oo half ka bariska ah waa 3 times higher inta Laascanood laga siiyo Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Xaafada Waqooyiga Gaalkacayo maalinta cad baa Gabdhaha mobilka laga dafa.
Dekadii Boosaaso waa xidhmatay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Denni xoolo kkkkkkkkkkk
Sheekadii ugu yaabka badneyd waxay aheyd Xaafada Waqooyiga Gaalkacayo in kooxo qabiil ah khamriga ku iibiyaan iyadoo maamul ka jiro xaafadaas kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Nimanka daroogada caruurta siinaya ee dumarka kufsanaya , ee mobilka xoogaya , waxaa looga baqaya reer Khalaf ahaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Siyaasada Majeerteen wataas caqligoodii 2020 kkkkkkkkkkkkkkk. Dowlada Somaliya mucaaarad baan ku nahay, dhuusamareeb waan Tageyna kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Dadkaan in loo Gurmado ayay ubahanyihiin su aal? Sidee loogu gurmanaya waxaa loogurman degaanka dawlad kamajirto awalan waa in ciidan nabad ilaalin ah lageeyo degaanka SSC. peace and conflict monitor troops. Lagana saaraa degaanka jamhada SNM. Ciidanka PCMT. Xagee ka imaanayaan? Waxay ka imaanayaan beesha DAAROOD. waana inay noqdaan 10000.oo kaliya oo aan balwadlahayn oo la soo xulay. Kharashkooda waxaa bixinaysa qaramada midoobay UN. dadkan isdilaya waxaa loo samayn dhaqan celin xirfad ay kushaqaystaan iyo waxbarasho. UNtu diyaar baylatahay.any support peace keeping waxaa ladiyaarin documents last 15 years dhibaatada kadhacday deegaankaan iyo kahorba.
Guriceel markaad soo Galeysid waxaa ku qoran kaantaroolka (Guriceel Lagama xigo )
Dhuusamareeb markaad soo Galeysid waxaa ku qoran kaantaroolka (Dhuusamareeb marti kuma tihid)
I feel safer when I’m staying these cities in the central Somalia 🇸🇴.
Hormar wanaagsan Galmudug iyo Koonfur Galbeed .
Islaan adeerkay qabo oo sacad ah oo dhuusamareeb joogta baan ku dhahay dhul iyo Gabadh dhuusamareeb iga soo Raadi .
Waxaan raba week inaan Laascanood joogo next week dhuusamareeb, next week matabaan , next week qoryooley, next week jilib , next week Boorame
Waa inaan wadankena ku baashaalno . Reer walbana la xidid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Iidoor Liqe
kkkkkkk
Haddaad gobolada dhexe jeclaato iyo koofur waa wax fiican, waa Somali.
Laakiin ogow in ismaamul yeeshaaan waa wax Puntland kasoo shaqaysay oo looga dayday….Hooyada federalka iyo in tuulo walba isdeberto, adiga taadii aaway…?
Maxaa tuulo cid kale leedahay ugu martiyin.. Kuye gobolada dhexe aadin hadda ka dib…ceeb ku dishay..kkkkk
allow dadkaaga aqli sii😎
Federal deal or no deal.
WAX LALA YABO WAXAA DHULBAHNTE UU FAHMI LAYAHAY DADKA ISKU DIRAYA OO MALIN WALBA LABA BEELOD OO WALALO AH MADAXA ISU GELINAYA WAXAAS OO DHAN IDOOR IYO MAJERTEN BAA KA DANBEYA OO DONAYA IN DHULKENA QAATAN MARKA DHULBANTE ISKU DHAMADO SIR BAA MESHA KU JIRTA DHULBAHANTAN DHOHNANTI LAGU SHEEGI JIRAY BAA KA SO BAXADY ILAHAY WAXAAN KA BARYAYA IN UU KALA QABOJIYO OO CADAWGA KA QABTO DHEX UGADHSANAYA
Asc, ninkan Land of Punt wata maka yaabteen! Dad muslimiin ah baa is dilay, markaasuu k a’xx dhex arkay inuu Majeerteen baa ka badan Dhulbahante noo sheego!! Wuxuu ka yaabay badnaanta Dhulbahantahan is dilaya tira badnidooda, ilaan haday yaryihiin, isma dileen, waa sida uu wax u arko. Burhaan baa lacag bixiyay! Lacagta aad sheegayso waa lacag yar oo lagu xushmeeyay isaga oo niman wadaado ah bixiyeen, MANHAL baa bixisay, Sheekh Cabdiwaaxid oo Dhulbahante ah baa dhiibay lacagta badideeda, Dagaaladii ugu waaweynaa Puntland, Dhulbahantaa joojiyay, Cismaan maxamuud iyo Cumar maxamuud, wadaadadii Itixaadka iyo Majeerteen iwm.
Maxaad Miskiin tahay.
Dawacada yacayda reerka ka cuntay markay maqashay reerka ha la raro in qososhay bay tidhi walee reer aan ogahay ma guuro