|

RW. Khayre “Madax Madow ayuu Maan ku hadhay”

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal waasaarihii Hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka hadlay Doorka ay dhalinyaradda Soomaaliyeed ku leeyihiin Bulshada.

Wuxuu ku tilmaamay in Garasho ay ku hadhay Dhalinyaradda “Madax Madow ayaa Maan ku dhahay”.

“Waxaanu nahay ummad saddex meelood laba ay dadkeedu yihiin dhallinyaro. mustaqbalkeenu waxa uu ku xiran yahay sida aan u maalgashanno dhallinteena.

Cidda kaliya ee dalkeena samatabixin karta maanta waa milkiilayaasha mustaqbalka. Hambalyo dhamaan dhallinyaradeena.” Ayuu yidhi Xasan Cali Khayre.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=31302

Posted by on Aug 12 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

10 Comments for “RW. Khayre “Madax Madow ayuu Maan ku hadhay””

  1. Kk agah wali maad shaqeyneysaa .@xeraale
    Sxb mustaxiil mudan kunoolaa .hada magaaladi waa lararey jiica lageyey waa magalo jidle lakiin dhaman hawiye wuu joga .iljex jijeele reer ciise .buurta fiitawatari ayaa cabdikariim aabihii lagu diley 77kii qoje mataqaan .dhinca kale mahdigan haa ah raysal wasaaraha kililka wuxuu ka ahaa agaasin waxbarashada ah .axmed Cali daahir ISNA maxkamada ayuu jogay kililka

  2. Gaafow
    Oo ileen ragu kilinka ayuu kawada yimid xitaa mahdi guuleed iyo kii xeer ilaaliyaha ahaa axmed Cali daahir

  3. Gaafow aad baan u garanay waxba meesha dadka degan mustaxil waxa ugu badan habargidir weliba cayr niman ka layira babaanshe lafta yuusuf garaad iyo ayaanle qooje gudoomiye ayuu ka ahaan jirey waxa uga sii horeyey nin cayr babaansha hadana qooje waxa uga sii danbeyey mid cayr jidle iyo jajeelo magalada waa ku yar yihiin waxey degan miyaga weliba dhunaca buurta fiitawarari dhinaca kale waxan degan habargidir cayr ubadan iyo wax yar oo saleban ah

  4. Gaafow nin caadiya maahid waxad ii sheektay inaad maalin guur tahay sida aad dadka iyo cariga u kala garaneyso caadi maahan waxan arkayey anigo xaga mataban ka sheekey naya beri sida loo kala dego galgaduud

  5. “Hibo Alle ku siiyey habeen la iskama qaado”. Khayrow, waxaad ahayd R/wasaarihii adduunka ugu nasiibka badnaa oo hal mar isku helay M/weyne aaminsan oo kula safan iyo baarlamaan u diyaara inuu kula shaqeeyo iyo shacab kuu wada heelan oo ku wada taageersanaa daljoog iyo debedjoog, xageed kaga tagtay? Doorasho dadban iyo cadaw ka raacid, oo balag lagaaga lulay ileen “midho guntiga kuugu jira looma daadsho/tuuro kuwo geed saaran”. Waxa lagaa sugayey oo markii horeba M/weynuhu kuu doortay, inaad ku filaatid oo dalka ka badbaadisid hororka bad iyo beri dhacaya, marnaba lagaama filayn inaad la safatid. Waxaad noqotay shufeer gaadhigii uu watay oo soconaya ka booday oo jecleystay dariiqii kale ee ka soo horjeedey inuu dib ugu noqdo. Dadkii ku taageersanaa waxaad ku riday madax xanuun iyo hurdo la`aan, adna kolay gashay xisaab iyo wixii kaa qaldamay ee aad samaysay hadda waad og tahay. Xalka keliya ee Somaliyi kugu aamini karto doorashadan oo aad ku soo bixi kartid, waa adigoo baddii u soo celiya Somaliya, wixii ka baxay qarash shirkadahaa ilaa Carta ay bixinayeen, in dawlada Somaliya u magayso oo recoup ugu celinayso, maanta dhagax tuur siyaasadeed shacabku kaagama fadhiyo, kaamana yeelayo, waayo adaa ka tegey, oo tuhun geliyey inaad la jirtid shirkadaha badda iyo Kenya iyo tuugadooda u huwan magaca Somali ee dalka u qasa si loo boobo. Dhalinyaro, ayaad u tahay siyaasada, haddii aanay suuro gal ahayn inaad soo celisd badii iska naso cidi ku dooran mayso, xoogaa u naso siyaasada inta khaladaadkaagii saxmayaan. WBT

    • ASC.
      IYADOO awalba, ay aragtidaydu dhinac ka rarnayd HADDANA ma garan waxay Farmaajo iyo Khayre isku qoonsadeen, MARKA waa igu qasab inaan Mudane Xagarciideed u daba fariisto SI aan wax u fahmo.

  6. Kheyre maamulkii Banaadir state intaad ka carareysay Hiraab, ayaad gacanta u galisey

    MM CBB

    – Kagaarii ayaa lagu bilaabey dhigaalkii aad aruurisey.

  7. Ka gaarsii

  8. Khayrlaawe miyaa wali hadlaya?
    Nacas kaas inuu iska aamusaa loo qaatay!

    Taariiqda Soomaaliya baal madoow ayuu ka galay…… Anigoo og……. Anigoo og …. Duf ku bax in lagaa raysto mooyee laguu raysan maayo.

  9. Libaaxii dacawda la foofay…

    Last minute bay kaarkii ka gubeen baha qunnaafo…

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented