Maxay ka Wada hadleen Madaxwayne Qoorqoor iyo Cabdikariin Guuleed?
Istanbul ( Kalshaale ) Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabidkariin Xuseen Guuleed ayaa dalka Turkiga kula kulmay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), Wuxuuna kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin siyaasadda dalka, xaaladda Galmudug iyo shirka Dhuusamareeb-3.
Cabdikariin Guuleed oo ka warbixiyey kulankaasi, ayaa tilmaamay inay iska xog wareysteen xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka iyo arrimaha hortabinta leh, Wuxuuna Madaxweyne Qoor-Qoor ku boggaadiyey dedaalladii iyo howlihii wanaagsanaa ee uu qabtay muddada yar ee uu hoggaanka u hayo dowlad goboleedka Galmudug.
“Waxaan magaaladda Istanbul ee wadanka Turkiga ku kullanay madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, waxaana ka wadahadalnay xaaladdihii ugu dambeeyay ee dalka iyo arrimaha hortabinta leh. Sidoo kale madaxweyne Qoor Qoor waxaan ku boggaadiyay howlihii wanaagsanaa ee uu muddada kooban ka qabtay deegaannada Galmudug, anigoo ku dhiiri-galiyay in lasii labo jibaaro.”
“Galmudug waxey hadda udub dhexaad u tahay siyaasadda kala guurka ah ee Soomaaliya, waxaana isha lagu wada hayaa shirka Dhuusamareeb 3. Madaxweyne Qoor Qoor waxaan isla soo qaadnay inuu shirkaasi xilligiisa ku qabsoomo iyo inuu dhexda u xirto iney kasoo baxaan go,aamo Soomaalidu raali ka wada tahay oo jidka u xaara iney doorashadu noqoto mid lagu wada qanacsan yahay oo xiligeeddana ku dhacda”
Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo 15-ka bishan uu qurshuhu yahay inay markale Dhuusamareeb isugu tagaan madaxda dowladda, kuwa maamul goboleedyada iyo siyaasiyiinta kale ee dalka, si loogu heshiiyo doorashada 2020/2021.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=31297
Shirka waxaa ka soo baxey
– lama kororsankaro Canshuurta eedo Batuulo
– Shirka waxaa ka soo baxey iney sheeko tahey SANTUUQ LAGU CODEEYO ayaan geyn
– Boorame – Laascaanood, Gedo
( Sorry Afgooye iyo Balcad)
– Shirka waxaa ka soo baxey 4 sano oo QABYO Jaqoo Jiif, kuma dareyno Kororsi DALDAL OO KA GAARSII.
dabshid
cabdikarim aabihii mustaxil ayuu ku aasanyahay ,waa ayaanle sacad ,guryahoodii mustaxiil ayey kuyaalaan
kkkkkkkkk eedo batuula xujaale,horta ma galmaaxbaa,
Gaafaw
Mustaxiil ilaa Godey soo maahan Dhul Hiraab
dabshid
nacam waa dhul hiraab
Gaafaw
Intaan ka carareynay KABLALAX ayaan Canshuurtii iyo Amaankii Eedo Batuulo ku wareejiney
Madhibaan iyo Minority = MM CBB.
Lacagta iigu soo hagaaji
A/C MM CBB
Gaafow
kkkkkkkkkkk dabshid maanta ayuu runti sheegay intii laga cararayey mudulod iyo maxamud saleban baa midga yuurura loo galay muxu yiri intan kablalax kala cararey ney baan midgan ula galnay habar qadiijo iyo fahad baa yaabay maxa dabagaale geel dhacaya walahi waa ruwaayad tani
Gaafow aan ku weydiiye sxbow ma reer mustaxil baad ahaan jirtey adigo dhow mar oo hore ka sheekeynaya wan arkay
mustaxil sowma ogid iney kuso koray oo aan aad ayaad uga war hayo
ASC.
BAL ka warrama Ninki reer Bur-Ukur ah!!!. WBT
ASC seelahay..
Asc War Faysal inaadeerkaa tageer haddii kale muuse handab baa caagad kugu dhiganaaya wejiga, ha u nacableyn, malaa enjineernimoda aad sheegato waa falso waayo sida oday kaaba qabiil ah oo munaafaq ah baad u hadashaa islaamka ha isku dirin, khayrka ka shaqee haddii aad ja o rabtid ok