Wararkii u dambeeyay Dhuusamareeb, Diyaar Garowga Shirka iyo Tirakoob Ciidanka lagu bilaabay
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Wararkaka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in diyaar garowgii ugu dambeeyey wejiga saddexaad ee shirka madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada laga dareemayo gudaha magaalada Dhuusamareeb.
Dhaq-dhaqaaqyo ciidan ayaa ka jira magaalada, waxaana sidoo kale tiro joob lagu bilaabay ciidamada jooga qeybaha kala duwan ee Dhuusamareeb, si loola socda xogtooda oo dhameystiran.
Ujeedka ayaa ah sidii looga hortagi lahaa isku dhacyo ama kala shaki soo kala dhexgala ciidamada, inta uu socda shirka Dhuusamareeb oo sidoo kale ay ka qeyb gali doonaan Madaxda dalka oo ay Qayb ka yihiin xisbiyada mucaaradka.
Sidoo kale ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa lagu soo warramayaa inay howl-gallo ka bilaabeen gudaha magaalada Dhuusamareeb, iyaga oo guri guri u baadhaya xaafadaha.
Ciidamada ayaa sidoo kale baadhaya gaadiidka kala duwan ee isaga kala goosha waddooyinka kala duwan ee caasimadda Galmudug.
Dhuusamareeb ayaa saddex maalin kadib marti gelineysa shir ballaadhan oo looga hadlayo xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka lagu muransan yahay ee 2020/2021.
Kalshaale.com – Warar Sugan iyo Suugaan
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=31294
Shirkii waa dhowyahey walina lama hayo Co-madaxweyne Cusub, hadde Kheyre waa loo keenay ee yaa hadda kan cusub u keeni.
Mr Farmaajo waa inan layaan aan kala aqoon seediyaashiis maxaa yeelay Waa Xanaaq Layaal.
Qoor Qoor ayaa ka qaadey meeshu Kheyre uga tagey.
Dabshid ma jiro shir dhuusameb ka dhacaya 15 August habeen kii shirki hore soo dhamaday baan idiin sheegay marki aan dhegeystey qudbadi daanyer farmaajo marka bishan ha ufadhiyin laga yaabe bisha danbe farmaajo isaga meel ui udhaqaao garan la isga iyo baarlamanki baa jiq isku ah ku dhawaqa laba sano iyo marka hore keen raisulwasare ayeey isku heystan iayago kala baqaya
baarlamanku wuxu doonaya inu marka hore isaga godka ku hubsado oo raisulwasare uu soo magacabo kadibna isaga cod uqaadan we 10 daqiiqo meesha uga tuuran si iyago laba sano oo bilaa muran ah u helan isaguna wuxu doonaya hadii ey laba sano ku dhawaqi waayan inu shirki dhuusameb boorak la jafo oo yidha doorasho dadban si uu isu bad baadiyo
baarlamanka iyo farmaajo mid ba kan kale ayuu gaadaya baarlamanka 139 baa noqatay damujadid marki lagu daray xooga murusade xanaaqsan oo soo kordhay kadib waxay qorsheyen farmaajo marki uu raisulwasare ku dhawaqo iney isaga mooshin ka geeyan oo waxa laga dhaadhiciyey mursal oo lagu yiri anagu waxan heli karna labo sano oo sharciya oo bila muran ah lakin waa marki aan daanyer ka farmaajo cuno marka waxey doonayan marku raisulwasare ku dhwaqo iney diidan ansixinta isagan moshin la keenan cirka loo diro iyaga lagu yira soo magacaba madaxweyne cusub sidaasna labo sano ku helan isaguna waa faham san yahay wuxu taagan yahay marka hore labada sano ku dhawaqa marka wuxu raba hadii ey diidan inusan iska xumeyn ragi uu dhuusameb kula soo shiray sheekadana uu dhan kale u gadiyo marka waa la isku dhegan yahay
marka hasugin 15 August in dhuusameb shir ka dhaco ama bishan August laga yaabe tan danbe September
wana ku sheegay habeen kii aan dhegeystey qudbadi farmaajo
ASC.
Akhyaareey, ma idiin sheegaa sida lagu noqokaro Wiil Hoog?!!! Sida wiil xeraale? Waa inaad Har iyo Habeen Wax ka sheegto duul aadan garikarin, yacni masayr. WBT