|

Taiwan maxay ka tidhi Wakiilka cusub ee Somaliland ay Halkaas u dirtay ?

Laascaanood ( Kalshaale ) Waxaa dhowaan Taiwan gaadhay Wakiilka ay Somaliland Halkaasi u magacowday, kadib markii uu Xidhiidh u bilowday Labada dhinac, iyadoona arintaasi ay siwayn uga cadhootay dawladda Shiinaha, oo Wafdi usoo dirtay magaalada Hargeisa.

“Madax-bannaanida iyo saaxiibtinnimadu iib maaha” Sidaas waxaa yidhi Wasiirka Arrimaha Dibadda Taiwan Joseph Wu oo kusoo dhaweynayay dalkiisa wakiilka cusub ee Somaliland dhawaan u magacowday Taiwan, Maxamed Cumar Xaaji.

Wakiilka Somaliland ee Taiwan ayaa dalkaasi gaadhay jimcihii todobaadkii hore, iyadoo Somaliland ay ku sugnaayeen wakhtigaasi wafti Chinese ah.

Dawladda Taiwan ayaa ku tilmaantay imaanshaha wakiilka Somaliland mid uu ka badheedhay cadaadiskii China ee ku aadanaa xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland.

Si kastaba lama oga waxa uu ka bedeli doono  Xidhiidhka labada dhinac u bilowday, Wafdigii ka socday  Dawladda Shiinaha ee Hargeisa kula kulmay Madaxwayne Biixi.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=31161

Posted by on Aug 9 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

17 Comments for “Taiwan maxay ka tidhi Wakiilka cusub ee Somaliland ay Halkaas u dirtay ?”

  1. Saxafadii aduunkaba somaliland ayaa haysata masar iyo somaliland itobiya iyo somaliland Taiwan iyo somaliland kkkkkkkl china iyo somaliland quwadihii aduunka ayaabay loola mayaan somaliland Somalia warkeeda la mahayo waaba la ilaaway kaliya waxaan ka maqlay Mudulood ayaa kushiraya muqdisho

  2. Kartidii iyo aqoontii iyo geesinimadii somali kufaani jirtay a isaaq bay ahayd ma istidhaahdeen

  3. Aarka hargeysa waanku salaamay

    Inagu waynu sii ogayn inaynu danaheena cidna ujoojin UK and USA waa dawladaha inagu dhiri galayey Taiwan in close diplomatic relationship la yeelano

    Kenya is next

  4. kkkkkk

    Badownimada iyo naf la caarinnimada Iidoor weli way socotaa.

    kkkkkkk

    Masaakiin

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  5. Strength does not come from winning. Your struggles develop your strengths. When you go through hardships and decide not to surrender, that is strength
    The late dictator siyad aka big mouth had one of the mightiest army in Africa and was defeated by camel herders.

    Fast forward.. finally somaliland’s adventure is paying devidend

    One nation
    One somaliland
    Down somaliland haters

  6. Zubeer idinka UNHCR Ayaa khaati idinka taagan 2020 ayaadwali UNHCR caano boodhihiinii iyo garaam kiniiba bixisay maxaad ka ogtahay siyasada aduunku halkay marayso

  7. Ali zero

    Idoor waa kuwii adoo qaawan maryaha kuu keenay
    Timirtii horeba dab loowaa aabahaa soo waydii sayku baxday

    Badawnimo nin isaaq Ku sheegay waa gabadh gashaantiya oo xishoodkii Ka lumay
    We are the shakers and movers
    Get with the programme mate

  8. Waxaan maqli jiray iidoor sal fududaa China iyo Taiwan waxba maaha.maalintaad masar saldhig siiso eithopia waxay kugu soo hubaynaysaa beelaha beelaha dhulbahante warsengeli samaroon .ciise .puntland.kilinka shanaad.oromo .cafar aloow yaa kuyiraahda itoopia iyo masar ha dhex galin intaad ictiraaf raadinayso yaanan burco iyo hargaysa lagaa qaadin

  9. GEDO LAND
    intaa aad sheektay marki lagu soo hubeyo waxa uga daran oo lagu sameynaya waxad arkeysa ugus oo madax jebis ka bilowday hargeysa oo habeenba nin door ladilayo qola aan heybtoda la aqoon baa hebel cunay dadka indhaha u ah bulshada oo maalinba mid la cunayo iyo jahwarer kale iyo iyago lagu qasbo ama lagu cadaadiyo qaab walba oo ey xamar umudan karaan ama loo hoosgeyo iyo beesha dhexe oo la isku diro marka sheekada masar somali oo dhan bey dhib ku tahay No hargeysa only lakin iyagu waa ugu sii daran yihiin wale ineysan jireyn hargeysa waa nabad danbe hadii aad is qabatan dabgaab waayo ugus Shabaab waxey ushaqeyan Ethiopia hadana Emirates ayeey Shire kasiisay Ethiopia

  10. Cismaan Caabi Ducaale oo ay walaalkey ka wada shaqeyn jireen MASAARADDII MAALIYADDA EE QARANKII QABIILOOBEY

    ayaa markey dheelahayaan DHAADHUU
    Wuxuu dhihijirey

    * WAR RATIGU TAG ANNA IGU TUMEY

    Hadda Somaliland tagtey, Koofurna ku tumatey.

    1. Waqooyi waxaa ka jiro Hal Maamul

    ( Koofurna 6 maamul )

    2. Waqooyi dadkaa Codeeyo
    (Koofurna XILMADHIBAYAAL waliba la kireystey)

    3. Waqooyi waxaa ka jiro Hal Ciidan

    ( Koofurna waxaa kajiro 1000 jufooyin Ciidamo kala duwan

    * War ratigu tag Anna igu tumey

  11. Gedo boy

    Anaga hanoo biqin Ethiopia si fiican baan ISU naqaan sheekh isaxaaq alaya raxma ayaa la xidid ahaa dhul iyo dadba waanaga dhaxeeyaa masar musasal yar short film ayaanu la dhignay cidaanu Ku baadhanaynaa waa Ethiopia

    Ethiopia is where we started the revolution
    Ethiopia we inter marry
    Ethiopia we have borders
    Ethiopia uses our port and pays tax

    Egypt what do we have in common
    Zero apart from we are muslim so is Ethiopia

  12. Saarka iyo Mingisku,asal ahaan sideebuu ku yimid?

    (Xasuus ku abuuran niyada dadka,laakiin aan run ahayn)

    saarku ama Mingisku wuxuu ahaa wax dadka laga dhaadhiciyay oo la jeclaysiiyay.Hase ahaatee aan gacanta lagu haynin.

    Wuxuu ahaa wax aan jirin,hadana dadkii iibinayay ay Bulshadii ka iibiyneen,oo aan gacanta lagu haynin.Wax been ah oo dadkii ay aamineen inuu jiro oo ay helidoonaan maalin dhow.Rajada oo dheeraatay iyo Bulshadii oo kala dhaxashay riyo aan rumoobayn.

    Muddo dheer ka dib,wixii wuxuu noqday wax aan jrin oo hadana dadkii jecelyihiin (boholyoow).

    Tani waxay keentay in dadkii qaarkood iloobi kariwayaan wixii ay jeclaayeen ee hadana beenoobay.

    Halkaasi waxaa ka dhashay khuraafaadka kale.
    Kooxo ku heesa wixii la waayay ee la jecllaa.
    kooxo sameeya wixii oo indho sarcaad ah si ay dadkaasi uga shaqaystaan.(saarka tuma)

    Hooy,soo degeey,saarkii duleedoow soo degay.

    Waan baahiloowloow,bogga iyo beerkaa isku dhagay.

    Gobiloow,Goobiloow,goobile mareexaan,hooy goobiloow.

    Qaabka looga ciyaaro saarka way yara kala duwan yihiiin degaana somalida,hasa ahaatee,macnuhu waaa isku mid.

    Hadiiba uu aduunku sii jiro,18 may waxay noqondoonaa,Saar.

    Degaanada Somalida waxaa lagu arkidoonaa dad laga tumayo,saar la yidhaa,18 may.

    Hooy soo degeeya,saarkii aqoonsigoow soo degay.Hooy soo degeey,hooy soo degey.

    Calan iyo aqoonsi ayuu doonayaa,calan aqoonsi ayuu doonayaa.

    Dalmid

  13. ASC.
    AAN tan, mudane Mr BaHal waxyar ku darsade, Anoo yar baan Galab waxaan Aaday ciyaaro Magaalada Buulo Burti dibadeeda ka socday oo noocyo badan isugu jiray , waxaa jiray Dad badan oo rag iyo dumar leh oo Dhididku ka dàay Oo la leyahay “Waxba ma oga oo waa suuxsanyihiin oo saarkiya ku dhacay”, Markay dhiida iyo dhexda maraysay Ayyaa ROOB yimid, SAA kala cararki Wax ka gudba Buundadi Waxaa ugu horrey kuwii lalaha; “Sarkiya ku dhacay oo waxba ma oga ” Gartay inay wax qaldanyihiin, Balse waan yaraa oo masii daba gelin, Marka suuxtin iyo saarow Waxaad u baahantihiin Cilmi baaris. WBT

  14. ASC.
    Wiil Hraab, Aarka Hargaysa, wiil xeraale, Kaahin iyo kuwo kalaba, Haddaan waxay qoraan Aqriyo MAXAAN KA FAAÌDI? Waxba. WBT

  15. Axmed Somali

    Kaasi aad aragtay wuxuu ku yimaadaa ciyaarta dhaqanka(Baar Cade ayaa la yidhaa).

    Baar cade waa qof ku talaxtagay ciyaarta oo suuxa marka uu maqlo dhawaaqa.waxaa shaqaynaya awoodo kale.saarkii ayaa ka soo degay,waxaa looga jeeda – si fiican ayaa loogu ciyaaray oo wuxuu gaadhay meeshii ku filayd inuu caadi noqdo.

    saarku wuu ka duwan yahay.saarku waa qofka oo loo sameeyo xaflad sanadguuro ah.Wixii uu jeclaa la maqashiiyo oo loo tumo.

    Galbeedka waxaa ugu badan saar-cadmeed iyo saar-Xabashi.

    Hooy soo degeey,saarkii cadmeedoow soo degeey.
    Waa runtaa wuxuu u baahan yahay cilmi baadhis lagu hubiyo asalka saarka.

    In yar oo aan darsay,waxaan ka fogayn waayay (wax lagu hungoobay oo hibasho reebay).

    Dalmida

  16. ASC.
    Mahadsanid mudane BaHaL. WBT

  17. Marka laga doodayo JEEGAAN LAND, u fiirsada Forumka Kalshaale ku arki maysid hal qof oo Soomaali ah oo isku Diraya Habraha Jeegaanta inta magacya qabiil oo kala geddisan soo qaato…

    Halka iyagu ay 24/7 waxaa ku hawllan yihiin, taasi waxay muujinaysaa cadaawada iyo daciifnimada is biirsaday iyo naf la caarinimada haysaa xaddiga ay le`egtahay…

    Ugu yaraan nus beelaha halka looga doodo ayaa ah Jeegaan tuqyaysanaysa si ay isugu diraan beelaha koofureed…

    Dadkan aad Hawiye iyo Daarood ahaan ula doodaysaan badankood ma aha reerahaa, waa JEEGAAN… Si fiican ha looga taxaddaro… Waxaa socda baaritaan ay DF wax ka waddo iyo Nabad sigidda Soomaaliya oo arrinkaa ku saabsan, ka hor dhici mayo, lkn adinkaa ogaan doona marka uu dhammaado baaritaanku iyo natiijada…

    Waxaan mar 2aad xusuusinayaa beelaha Koofur ee walaalaha ahi inayna ku dagmin, arrinkaa oo si xawli ah uga socda Social media-ha…

Leave a Reply to Ahmed Somali

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented